📚BUUGA: Godob Jacayl Ammintu waa 12:30 duhurnimo, cadceedu kala barka cirka ayey joogtaa, Jawigu kulayl iyo huur ayuu leeyahay, kulayl dartii shimbirihii hawada sare duulayey baa geedihii qallalay ee dhulka qod ahaan u taagnaa, miciin bidaya.Waxaa dhacaya hanfi, dabayshii xagaaga oo olol iyo humre wadata baa wajiga ka leefaysa, indhahana aragga ka naaqusinaysa. Dhulka waxaa ka kacaysa siigo ilaa cirka isku sii dhererinaysa
──────⊱◈◈◈⊰──────
❇️@Cilmiraadis2❇️
❇️@somalibooks❇️
──────⊱◈◈◈⊰──────
⚠️ F.G
Buugaan looma isticmaali karo Ujeedo Ganacsi iyo Wax la mid ah.
🧷 QAABKA ➠ PDF .
📖 BOGGA ➠ 50BG .
🎯 CABIRKA ➠ 517KB
✍️ Qoraa ➠ Yaxye.Y Xasan
Halkan👇 Kala Dag
Download Pdf
﴿ بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم ﴾
Ma aqaano waxaan ku Tilmaamo Waa Jin 2 Million Shaqadii ay qaban lahayd ayuu ku qabanayaa dadka AI jecel Computer haystaa AI Extenction haku shubtaan iyagaa yaabi doona.⤵️⤵️⤵️⤵️
https://app.maxai.me?invite=zxUXIlN7
📚DAGAALKII RANGERS-KA
⚠️F.G
Buugaan looma isticmaali karo Ujeedo Ganacsi iyo wax la mid ah
@somalibooks
⭐️ Powered By :
@ALBAANICHANNEL252
@SOMALIBOOKS
💈Baro Naxwaha Afka Somaliga-
📚 Page-320 (Sugaan)
✍️ Abdalle Omar Mansur
───⊱◈⤵️⤵️◈⊰───
@Albaanichannel252
@Somalibooks
Halkani kala deg...
───⊱◈⤵️◈⊰───
📚 Download Pdf :
📚 GARBABEEL
Xasuusta ayaad dib u celisaan dad yahow, idinka oo ku raaxeysanaya milicsashada waayihii dhallinyaranimada, kana xun in ay idin dhaafeen,balse aniga waxa aan u xasuustaa sida addoonka la xoreeyay uu u xasuusto darbiyadii uu ku xabbisnaan jiray iyo xargihii cuslaa ee ku xirnaa...aKhris Wacan
━━━━━| 𝐅𝐚𝐚𝐡 𝐅𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧 |━━━━━
𝗕𝘂𝘂𝗴𝗮: ➠Garbabeel
𝗤𝗼𝗿𝗮: ➠ Jubraan Khaliil jubraan
𝗧𝘂𝗿𝗷𝘂𝗺:➠Cabdifataax Ashraf
𝗡𝗼𝗼𝗰𝗮: ➠PDF
𝗖𝗮𝗯𝗶𝗿:➠12MB
𝗕𝗼𝗴𝗴𝗮:➠108
𝗕𝘂𝘂𝗴𝗶𝗶:➠ #B2355
❗️Dhowr Koorso Noloshaada Xiligan Casriga ah Wax ka badeli Doonaa
-Qiimaha adiga yaabi Doona
🩸➤AI- ChatGpt = Paid
🩸➤AI video editing =Paid
🩸➤AI Web designing = Paid
🩸➤AI Ethical Hacking =Paid
=======Free=========
🩸➤English Dhexe =Free
🩸➤English Hoose =Free
🩸➤Arabic Dhexe = Free
🩸➤Premier Pro = Free
🩸➤Telegram bot =Free
===================
Faafaahinta 👇🏿Taabo👇🏿
⭕️ @ISBAR_AI
ama soo Codso 👇🏿Taabo👇🏿
⭕️ @Suuqgeeyebot
📚"SOOYAALKA TAARIIKHDII TATAARKA".
============
📝"waxaa taariikhda loo qoraa in umaduhu ay ku waano qaataan,Kanaleexdaan wadadii ay ku hoogtay umadii kahoreysay,ayna maraan maraan Wadadii ay ku badbaaday umadii ka horeyay.Marka uu Quraanka ka sheekeynayo halaagii iyo horumarkii umadaha kala gaareen....
🔦FG:
Isticmaal Pasword Hoose
❗️💁♂️PASWORD: Almazbooks
⭐️ Powered By :⤵️
@ALBAANICHANNEL252
@SOMALIBOOKS
@ALMAZBOOKS1
============
Qore: Abshir Moalin {Dhiblawe}
Size: 66MB
Pages: 228
Format: PDF.
============
📥 Download pdf/free👇📥
🔰Buug
Buugan ayaa asxaabta qaar nasoo weydiiyen qaamuska af-somaliga waan soo qadnay asxaabta ma so dayna ❤️ dhaha hadii larabo
───⊱◈◈◈⊰───
@Albaanichannel252
@Somalibooks
👌Halkani kala deg...
───⊱◈◈◈⊰───
📥 Download Pdf :👇📥
📚Barbaarinta Caruurta... Pdf
============
📝1.Marabtaa inay kuu noqdaan caruurtaadu kuwa kuu duceeya oo sababtooda Rabbi jannada kugu geeyo ?.
2. Marabtaa in xiligaa Rabbi hortaagan tahay uusan ilmahaagu xujo kugu noqon ?.
3.Marabtaa inaad ka mid noqoto waalidka caruurtooda u barbaariya siduu Nabiga (NNKH) uu sheegay ?.
Su'aalahaas iyo kuwa kaleba jawaabtooda waxaad ka heli kartaa buuggan ee bal akhri oo dhuux .......iwm.
============
Details:
@somalibooks
@Albaanichannel252
───⊱◈◈◈⊰───
1 PDF Books
Size : 0.5MB.
Format : PDF.
Pages : 21.
============
📥 Download Pdf :👇📥
==============
BUUGAN WAA MID KA MID BUUGAAGTA UGU FIICAN EE SOMALIDA KUNA QORAN LUUQADATUL QURAAR.
📚BUUGA: Halgankii Nolosha
Bulxan wuxuu ku dhashay ceel degmada Mudug
ku yaalla. Ceelkaas magaciisa waxaa la yiraahdaa Qor-ro. Waa ceel meel dooxa ah ku yaalla. Biyihiisu way
cad yihiin. Mar la arko, ceelkaas waxaa ka cabba geclal
iyo lo' iyo aryo. Habeynkii dacdiisa waxaa ka cabba du-
gaagga. Dugaagga ceelkaas biyaha u soo doonta, waxaa
ka mid ah waraabe, dawoco, dhidar, yey, ugaar iyo duur
joog kale.
Hareeraha ceelkaas, waxaa deggan cidayow badan.
──────⊱◈◈◈⊰──────
❇️@Soomalitech❇️
❇️@somalibooks❇️
──────⊱◈◈◈⊰──────
⚠️ F.G
Buugaan looma isticmaali karo Ujeedo Ganacsi iyo Wax la mid ah.
🧷 QAABKA ➠ PDF .
📖 BOGGA ➠ 46 BG .
🎯 CABIRKA ➠ 2.5MB
✍️ Qoraa ➠ Jaalle Shire Axmed
Halkan👇 Kala Dag
Download Pdf
📚Buuga: Khataraha Qarsoon
Kalmada Buuga
Dhiganahan qataraha qarsoon waxa uu ka hadlayaa halista qarsoon ee waayahan uu adduunku wajahayo iyo sida muslimku u dhayalsanayo colaadaha uu adduunku foolanayo oo ay suurta gal tahay in mar walba ay dhacaan wax kadiso ku noqda. Waxaa kale oo uu buuggani si dhab ah u dul istaagayaa dhagaraha dahsoon ee loo maleegayo dunida qaarkeed iyo dalal caalamka ka mid ah oo ku caan baxay falal labo waj iile nimo ah.
Halkan Waxaa ka Buuxa Buugaag Badan Amazon ku Jira Lakin waa English
✅ @Amazonebook
📚OGAYSIIS"-BUUGAAGTA SANADKA OO LAGU SO SAMEEYEY QIIME DHIMISTII WEYN.
Buugta isbar macalin la'aan deal cusub oo ah buug markaad iibsato mid free ah hel halkii buug qimahiisu waa 7$ inta bisha ka hadhay ayuusoconayaa ka faa idayso
.
1. Isbar Ai macalin la'aan
2. Isbar computer macalin la'aan
3. Isbar programming macalin la'aan
4. Isbar hacking macalin la'aan
Waxaad ka dalbataa Halkan
╭┈──────────────
╰┈💁♂️➤@Suuqgeeyebot
░█►═ 𝚃𝚎𝚕𝚎𝚐𝚛𝚊𝚖-❗️(𝟸𝟶𝟸𝟺) 𝚂𝚘𝚖𝚊𝚕𝚒 • ⭐️ 𝙲𝚘𝚖𝚖𝚞𝚗𝚒𝚝𝚢 ═◄█░
⭕️❇️⭕️🛑❇️🛑
👤♛ 𝚂𝙸 𝙰𝙰𝙳 𝚄 𝙷𝙴𝚂𝙷𝙾 𝙺𝙰𝙽𝙰𝙰𝙻𝙰𝙳𝙰 𝚄𝙶𝚄 𝙼𝚄𝙳𝙰𝙽 𝙴𝙴 𝙰𝙰𝙳𝙺𝙰 𝙻𝙾𝙾 𝚇𝙸𝙸𝚂𝙴𝙴𝚈𝙾 𝙼𝙰𝙳𝙰𝚂𝙷𝙰𝙽 𝚃𝙴𝙻𝙴𝙶𝚁𝙰𝙼-𝙺𝙰,𝙵𝙰𝙳𝙻𝙰𝙽 𝚃𝙰𝙰𝙱𝙾 𝙸𝙶𝚄 𝙳𝙰𝚁𝙰 𝙰𝙼𝙰 𝙺𝚄 𝙱𝙸𝙸𝚁. ♢🎃
⭕️⭕️⭕️
👇🏿👇🏿👇🏿
❇️KU BIIR❇️
📚DAGAALKII RANGERS-KA━|DULMAR KOOBAN|━
❇️Waa bar loogu talo galay in lagu aruuriyo duruusta culimada soomaaliyeed..
Wlle Waa Keydka Dhaxalka Jiilka Dambe.
Tusmada duruusta:
/channel/Turaasculimo/32332
📚"SOOYAALKA TAARIIKHDII TATAARKA".
⚠️F.G
Buugaan looma isticmaali karo Ujeedo Ganacsi iyo Wax la mid ah.❌
📚BUUGA: Indha Deeq ku aaway
Xubnahayga ayaa ka wahsanaya in ay dhaqaaq sameeyaan. Walow aan si fiican u seexday xalay, haddana naftu in ay kacdo ma rabto. Codka hooyo ayaa daaqadda dhinaceeda kale ka yeedhaya. Iftiinka daaqadaha ka soo gelaya ayaa ka markhaati kacaya in aanay subax hore ahayn. Sidaas oo ay tahay haddana dhanna u ma socdo..... Saad ula socoto la dag buuga
──────⊱◈◈◈⊰──────
❇️@Soomalitech❇️
❇️@somalibooks❇️
──────⊱◈◈◈⊰──────
⚠️ F.G
Buugaan looma isticmaali karo Ujeedo Ganacsi iyo Wax la mid ah.
🧷 QAABKA ➠ PDF .
📖 BOGGA ➠ 210 BG .
🎯 CABIRKA ➠ 536KB
✍️ Qoraa ➠ Ismaaciil C Ubax
Halkan👇 Kala Dag
Download Pdf
AS-
"Halkan waxaan kugu soo koobnay Tusmooyin Buugaagta ku jira @Somalibooks qaar kuwaas oo ah inta aan ka heleelnay lakins intaas waa ka badan yihiin hadii aad buug aad doonaysay halkan ka weydo Qaabka Loo baadho:
Qoraala Taabo⤵️
1= QORAAL
Video Taabo⤵️
2= VIDEO
=============
-Si aan hawsha kugu fududeyno baadhista Waxaa ku diyaarinay Tusmada hoose maalin walbana waa Update gareyn Doonaa ka war hay.
Taabo⤵️
3-TUSMO_GUUD
===============
sidoo kale waxad ka Codsan kartaa adeegyo Badan aay ka mid yihiin buugaag iyo arimo kale soo eeg:
4- Codsi Taabo⤵️
@BUUGAAG_BOT
🌑🌑🌑🌑🌑🌑🌑🌑🌑🌑🌑
🌑🌒🌕🌕🌘🌑🌒🌕🌕🌘🌑
🌑🌔🌕🌕🌕🌑🌕🌕🌕🌖🌑
🌑🌕🌕🌕🌕🌕🌕🌕🌕🌕🌑
🌑🌔🌕🌕🌕🌕🌕🌕🌕🌖🌑
🌑🌒🌕🌕🌕🌕🌕🌕🌕🌘🌑
🌑🌑🌒🌕🌕🌕🌕🌕🌘🌑🌑
🌑🌑🌑🌒🌕🌕🌕🌘🌑🌑🌑
🌑🌑🌑🌑🌒🌕🌘🌑🌑🌑🌑
📚Buuga: Khataraha Qarsoon
⚠️F.G
Buugaan looma isticmaali karo Ujeedo Ganacsi iyo Wax la mid ah.❌
@Almazbooks1
I TUS OO TAABO LOVE
🌑🌑🌑🌑🌑🌑🌑🌑🌑🌑🌑
🌑🌒🌕🌕🌘🌑🌒🌕🌕🌘🌑
🌑🌔🌕🌕🌕🌑🌕🌕🌕🌖🌑
🌑🌕🌕🌕🌕🌕🌕🌕🌕🌕🌑
🌑🌔🌕🌕🌕🌕🌕🌕🌕🌖🌑
🌑🌒🌕🌕🌕🌕🌕🌕🌕🌘🌑
🌑🌑🌒🌕🌕🌕🌕🌕🌘🌑🌑
🌑🌑🌑🌒🌕🌕🌕🌘🌑🌑🌑
🌑🌑🌑🌑🌒🌕🌘🌑🌑🌑🌑
📚Xeeladaha Guusha📚
⚠️F.G
Buugaan looma isticmaali karo Ujeedo Ganacsi iyo Wax la mid ah.❌