somalibooks | Неотсортированное

Telegram-канал somalibooks - Somali Books 📚

139561

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh. Youtube: https://shorturl.at/auGJZ Diclamer: Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh @Cabasho_Bot @Tusmobook

Подписаться на канал

Somali Books 📚

ㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤ

Читать полностью…

Somali Books 📚

📚 TAARIIKHDII HORE SOMALIYA

⭐️ Powered By : @Somalibooks

Читать полностью…

Somali Books 📚

Isbadaladda ugu waaweyn ee nolosha ku soo aadan kuwooda ugu saamaynta badan waa isbadaladda lacagaha, waxaana maanta awood soo yeelanaaya ama ay suurtagal tahay in sannadaha soo socda in cryptocurrency ay noqoto lacagta koowaad ee adduunka laga isticmaalo.

Hadaba si aad wax badan uga barato arrimahaas ku saabsan cryptocurrency waxaad ku biirtaa boggaan Telegram-ka oo looga hadalo dhammaan arrimaha technolojy-dda oo ay crypta-du ugu horayso.


/channel/IbrahimHajiOmar

Читать полностью…

Somali Books 📚

'Guusha haweenka'
W/Q: Samiira Cabdikariim Maxammed.

Buugan waxay qoraagu kaga hadlaysaa; hanka sare, xishoodka ,xijaabka iyo inay dumarku kaalin weyn kaga jiraan diinta islaamka. waxay tusaale usoo qaadanaysaa haweenkii salafkii wanaagsanaa iyo haweenkeena hada qaar kamida oo taarikhda baal dahaba kaga xardhan.

@somalibooks

Читать полностью…

Somali Books 📚

📕 Buuga: Siirada Nabigeena Muxamed SCW


XUSUUSIN
:

"Dhamaan walaalha jecel in ay bartaan Siirada Xabiibkeena Maxammed SCW, ha isku dayaan in ay bartaan oo ku daydaan wuxuu Isuga samayn jirey. Yeyna inta iska aqrin faraha ka qaadin ee ku dayda isaga qofkii kaloo aad uga sheekayn kartidna u sheeg."


🌟━━━━━━ 💡 ━━━━━━ 🌟
Details:
📕 Magaca: Siirada Nabigeena SCW
✍️ Qore ➠ Osman Bilad
📌 Format: PDF.
⚙️ Size :1.7 MB.
📖 BOGGA ➠ 417 BG.
============
📥 Hoos Ka dagso¬

🔴 Password: @som_books

Читать полностью…

Somali Books 📚

Dhiksheneeriga Cusub ee Ardayda

Akhristaha Qaamuuska


Erayada: Qaamuuskan cusub waxanu ugu talogalay ardayga dugsiga sare ama kulli}'adda wax ka barta ee afka uu wax ku bartaa Ingiriisi yahay. Wuxu ku wanaagsan yahay arday hecrkiisa aqooneedee Ingiriisidu meel fiican joogo. Erayada wuxu koobayaa ilatoddoba kun 00 eray oo ah kuwa maalin walba la isticmaalo iyo kuwo heerkiisa aqooneed ee afka imtixaanaya si uu baadhitaan afeed u sameeyo oo gaadhsiiya heer sare. Eray walba oo Ingiriisi ahi wuxu ku qoran yahayfar madow; waxa ku hor qoran sida loogu dhawaaqo oo laba qaanso ku dhex jira, far janjeedhana ku qoran (janjeedhana in italics)', waxadaba socda nooca erayga oo la soo gaabshey («./noun, adjjqcXiwq, vJ verb, iwTn), waxana ka danbeeya fasiraadda erayga oo Soomaali ah. Waxa mararka qaarkooda raaca weedh ama erayo kuu sahlaya isticmaalka erayga; erayadaa iyo weedhahaana xariiq baa hoos marsan. Misaal:
AKhris Wacan......


❤️ 𝗟𝗼𝘃𝗲
👍 𝗟𝗶𝗸𝗲
💬 𝗖𝗼𝗺𝗺𝗲𝗻𝘁𝘀

⭐️ Powered By : @Somalibooks

Читать полностью…

Somali Books 📚

📚ISBAR- ChatGpt Promts—Afsomali

Hordhaca
Buuga:
Buugan waxaad ku baran doontaa 10 ka Mid ah Prompt Ugu Muhiimsan Chatgpt Taas oo kaa caawin doontaa inaad ka Si sax ah ugu Faa,iidaysato isla markaan fahamto qaabka uu shaqeeyo AI.
Chatgpt AI,ayaa ah Aalad dunida wax weyn ka badeshay dhanka shaqada,waxbarashda iyo Adeegyada guud dhinac walba nolosha ah,Hadaba Hadii aanad aqoon isticmaalka aalada Chatgpt AI,Waxay la Mid tahay adigoo la sheekeysanayo qof dhagoole ah,Waayo Luuqada Promts hadii aanad aqoon waa adagtay inaad Horumar ka samayso aalandan ama aad isfahamtaan hadaba 10 Prompts waxay kaa.... Akhris Wacan

𝐅𝐚𝐚𝐡 𝐅𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧 |

𝗕𝘂𝘂𝗴𝗮:  ➠ ISBAR-ChatGpt Prompts
𝗤𝗼𝗿𝗮:     ➠ Mohamed Faratoon
𝗡𝗼𝗼𝗰𝗮:  ➠ PDF
𝗖𝗮𝗯𝗶𝗿:    ➠  265 KB
𝗕𝗼𝗴𝗴𝗮:  ➠ 52

Читать полностью…

Somali Books 📚

Codkii UN .. La qaaday ee loogu aqoonsaday falastiin si rasmi hada ayuu dhacay sidan ayey Codkui ahaa..
Falastiin waxaa u codeeyey 143 Yes ah .

143 — Yes
9——- No
25 —— Ka aamusay.

143 countries supported it, 9 voted against, and 25 abstained

Читать полностью…

Somali Books 📚

Buugga ugu wanaagsan ee la dagaalanka walbahaarka🥰 aqrintiisana laguma caajisayo

Читать полностью…

Somali Books 📚

/channel/Fursadaha_Dhalinyarada

Читать полностью…

Somali Books 📚

🌗Live Cajiiba Dagaalka Falastiin iyo Yahuuda

Читать полностью…

Somali Books 📚

😡Adiga Xishood...Waayo ilaa Maalintii nagu soo biirtay ilaa maanta Markaliya maad Taaban Share

Maxay Tahay sidaasi? Yaaaaaaaaaab!!!


Waa Qofkan => This Person ❤️
Ok, Taabo = Share❤️

Читать полностью…

Somali Books 📚

-Kadaba Geynta Maanta :
Asc Somaliyeey, marka Hore salaan marka xigta warka idinku dheeraan maayo Waxa socda si kooban aan kaaga dabageeyo

Awoodii dhaqaalaha,Ganacsiga iyo warshadaha Waa wareegeen Waxay u Wareegeen Dhanka East Aduunka ama Afsomali Bariga Aduunka Gaar ahaan Chine ayaa Superpower La wareegay,
Somalida badan waxaa laga yaabaa inay tahriib qorsheysanyaan Halkaa ma fahamtay.

Qodob kale Xoogaga Iska Caabinta Falastiin waxay qarka u saaran yihiin Guul inay ku dhamaato waliba Falastiin dhulkeeda Hesho Ama Waa Dagaalkii 3aad Dunida..Lakin Dookha ugu fiican ee la qaatanayo waa Falastiin laga qaado Gumaysiga qodobkaas ma iga haysaan waana soo dhawaaday.adiguna ku darso intaas ku sheegay waa biyo kama dhibcaane...

Читать полностью…

Somali Books 📚

Adigoon cirka u bixin
Ama boodin leexada
Ama badaha waaweyn
Nafta aan ku biimayn
PARIS adaan tegin
Ama BOON ka sheekayn
Barashada dalkaagaa
Horta laga bogtaayoo
Beryo laysku hawlaa


(Hadrawi)

Читать полностью…

Somali Books 📚

🔠Luuqada Heerka dhexe hadaad tahay Goobta Discussoinka
/channel/Somalienglish5

Читать полностью…

Somali Books 📚

➦📚 10 Hab Oo Aad U Akhrin Karto Buugaag Badan 2024

''

Baadidoon aqoonta ilaa inta iilka lagu dhigayo.

'' Nebi Muxammed NNKH.

Maanta halka aynu joogno iyo sannad kaddib halkaynu gaadhi doonno waxa go'aamin doona nooca buugaagta aynu akhrino Ilaahay idamkii. Kaliya ma aha buugaag balse waa qaybta ugu muhiimsan ee maalgelinta caqliga, inkasta oo ay dhinac kasoo galayaan maqalka iyo muuqaalka barnaamijyadu.
1. Akhri waxaad jeceshahay:
Jacaylka aqoonta iyo buugaagtu waa nuur ka tirtira qalbiga jaahilnimada!

- Imaam Al-Ghazali
Shaykastaa xiisaha kama soo hadho, naftaada haku khasbin akhrinta buugaag aaney xiise u haynin. Taas beddelkeeda raadi dhigenayaal kale oo aad xiiseynayso akhrintooda, kaddib kuwaas ku bilow.

2. Ka Caajisid:
Haddii aanad xiiseyn buugga aad akhriyeyso, in aad ka caajistaa waa caadi. Haka baqan inaad joojiso, bedesho ama aad iskaga kacdo akhriskiisa. Xulashada badso kaddib markaad qiimeyso naftaadu mawduucyada ay u bogto oo ay ku dareento rayn-rayn akhrintooda.

3. Marwalba Iibso:
Buugtu waa midkamida maalgelimaha qofeed ee ugu weyn kana qayb qaata horumarka qofka. Buugtu waa maalgelinta ugu fudud ee jaban qiime ahaan marka loo eego kharashka aad ku bixiso baahiyahaaga kale ee aasaasiga ah iyo kuwa abaalmarinta nafta ahba. Si lamid ah sidaad cunto, cabitaan, dawo, maryo iyo agabkaleba aad kharash ugu talo gasho, u qorshee iibsiga buugaagta bishiiba in go'an.

4. Wada akhri dhowr buug muddadiiba:
Isku daqiiqad uma jeedno, Balse dhowr buug ha iskugu kaa dhex qalnaadaan oo wada wad akhrintooda. Waxaad ka badbaadaysaa xiise go'a oo haddii midi ku cajabin waayo, midka kale ayaa laga yaaba inuu nalka xiisaha kuu daaro. Faraxdo, qososho, oydo, murugooto intaasiba waa dareeno aad ka heli karto buugaag kala jaada akhrintooda todobaadkiiba tusaale ahaan.

5. Deegaankaa qaabee:
''
Ma jiro saaxiib u daacad ah sida buugga.

'' Ernest Hemingway
Noolaha dhammaan kugu hareeraysani waa deegaankaaga. Xulo deegaan aad ka helayso dhiirigelin iyo faaqidaad ku aadan akhriska buugaagta iyo falanqeyntoodaba. Waa isha aad ka biyo cabi karto si aad u joogtayso abuurashada caado wax akhris

6. Qorshe Dejiso
''
Akhrisku wuxuu ku geeyaa goobo aanad waligaa booqan iyo barashada dad aanad waligaa lakulmin

.'' - Ibnu Khaldun
2024 imisa buug ayaan rabaa inaan akhriyo. 6 bilood, 3 bilood, 1 bil, 1 toddobaad iyo maalintii maxaan akhrinayaa? Waydiimahaa jawaabtoodu waa hadaf cad inaad ka yeelato. Tusaale Todobaadkasta buug baan akhrinayaa.
Buugan todobaadka 1aad waa 200 oo bog, 200/7:29 Bog ayaan akhrinayaa maalintii

29 Kii bog waxaan u qaybsanayaa wakhti haddaanan mar wada akhrin karin oo aan ka caajisayo. 29/3 wakhti: 10 Subixii, 9 Bog duhurkii iyo 10 Bog oo habeenkii ah.

Habeenkii intaanad seexan kahor waa inaad lahaadaa MAANTA WAAN QABTAY halka maalintiina aad qoranayso Hawl-qabadka (Todolist)

7. Xubin kanoqo:
Maktabaddu waa janno aan cidna laga reebin

.'' - Imam Al-Ghazali
Si aad u hesho asxaab sidaada xiiseysa akhriska, Ku biir naadiyada akhriska ka shaqeeya iyo makabaddaha qabta kulan todobaadle, bile ama 2 biloodba mar ay ku falanqeeyaan buugaag ay soowada akhriyeen. Wacyigaagu si xawli ah ayuu u kori Ilaahay idamkii.

8. Madadaalo Dhexgasho
Hawlo marka aad qabanayso aanad ka xiiso dhigin baa jira. Buugaagta qaar hakuu noqdaan kuwo aanad ku madadaalato oo aana dka xiise go'in.

9. Hab fikirkaaga beddel:
''
Buugaagtu waa biriishka u dhexeeya ILBAXNIMOOYINKA.

'' - Abu Nasr Al-Farabi
Akhriskaad ku liidataa ku bedel inaad ku fikirto ahaanshaha qof buugaag badan akhriya. Sawiro adigoo sannadkii akhrinaya 24 buug, 48, 80, 150 iyo 200 buug.

10. Ha tixgelin tirada:
''
Buuggu waa sida bustaan xidhan, Dhexqaad oo ka guro midhaha.'

' Ali Binu Abi Daalib (AS)
Muhiimad hasiinin ka jawaabista imisa buugbaad akhriday sannadkan ama kii hore, balse raaxeysiga akhriska diiradda saar.
====================================
❤️ 𝗟𝗼𝘃𝗲
👍 𝗟𝗶𝗸𝗲
💬 𝗖𝗼𝗺𝗺𝗲𝗻𝘁𝘀

Читать полностью…

Somali Books 📚

📚Taariikhda hore ee somaliya 👍👇

Читать полностью…

Somali Books 📚

🥲Jawaaba: Dadyowga Muslimka Su,aal Maskaxdooda Ka Guuxaysa oo ah Carabta Flastiin Maxay ugu Daawanayaan XasuuqaYahuuda..JAWAABTU WAA TAN

Читать полностью…

Somali Books 📚

🔴 Password: @som_books
✯ ━━━━━━ ✧ ━━━━━━ ✯

Читать полностью…

Somali Books 📚

📚DIKSHANEERIGA-CUSUB EE .Pdf𝐅𝐚𝐚𝐡 𝐅𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧 |

𝗕𝘂𝘂𝗴𝗮:  ➠ Dhiksheeniga Cusub..
𝗤𝗼𝗿𝗮:     ➠ S.M Adam
𝗡𝗼𝗼𝗰𝗮:  ➠ PDF
𝗖𝗮𝗯𝗶𝗿:    ➠  20 mb
𝗕𝗼𝗴𝗴𝗮:  ➠ 252


🍀🍀🍀🍀🍀🍀🍀
ɴᴀɢᴜ ᴛᴀᴀɢᴇᴇʀ ᴅʜɪɪʀɪɢɪʟɪɴ ᴀy ɴᴏᴏ ᴛᴀʜᴀy

❤️ 𝗟𝗼𝘃𝗲
👍 𝗟𝗶𝗸𝗲
💬 𝗖𝗼𝗺𝗺𝗲𝗻𝘁𝘀

⭐️ Powered By : @Somalibooks

Читать полностью…

Somali Books 📚

📚Isbar ChatGPT Prompts

𝐅𝐚𝐚𝐡 𝐅𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧
𝗕𝘂𝘂𝗴𝗮:  ➠ Isbar ChatGPT Prompts
𝗤𝗼𝗿𝗮:     ➠ Mohamed Faratoon
𝗡𝗼𝗼𝗰𝗮:  ➠ PDF
𝗖𝗮𝗯𝗶𝗿:    ➠  265 KB
𝗕𝗼𝗴𝗴𝗮:  ➠ 52

ɴᴀɢᴜ ᴛᴀᴀɢᴇᴇʀ ᴅʜɪɪʀɪɢɪʟɪɴ ᴀy ɴᴏᴏ ᴛᴀʜᴀy

❤️ 𝗟𝗼𝘃𝗲
👍 𝗟𝗶𝗸𝗲
💬 𝗖𝗼𝗺𝗺𝗲𝗻𝘁𝘀

⭐️ Powered By : @Somalibooks

Читать полностью…

Somali Books 📚

⭕️❗️ Community ++ ❕⚪️
━━━━━━━━━━━━━━━━
🕋 𝗗𝗜𝗜𝗡𝗜 🕋
┌ @Diinteenna_Macaan
├ @Al_xakiim
├ @Quruxdaislaamka
├ @Hidaayatu_Rabi
├ @hogaan_Dumar
└ @Dhaqan_wanaag
━━━━━━━━━━━━━━━━
🏆 𝗗𝗛𝗜𝗜𝗥𝗜𝗚𝗜𝗟𝗜𝗡 𝗜𝗬𝗢 𝗫𝗜𝗚𝗠𝗔𝗗𝗢 🏆
━━━━━━━━━━━━━━━━
┌ @XikmadoSom
├ @Dhiiragaliye
├ @Mucaashaq_Jacayl
├ @AishaAhmed99
├ @QalbiDhaye143
├ @kalimakariim
├ @xaqiiqadanolosha
├ @Albaanichannel252
└ @Ruuxda

━━━━━━━━━━━━━━━━
🌷 Jacaylka & Oraahyo 🌸
━━━━━━━━━━━━━━━━
├ @Dareen_side
├ @Hasancaashaq)
├ @daren_jaceyl
├ @Mohametahmed
├ @Noqoxiddig
├ @FAAIDOCHANEEL
└ @DunnidaSuugaanta

━━━━━━━━━━━━━━━━
🎓 𝗔𝗤𝗢𝗢𝗡+𝗙𝗔𝗦𝗔𝗟𝗢 🎓
━━━━━━━━━━━━━━━━
┌ @maanhage
├ @farsamada
├ @goodirfx
└ @KobciAqoontaada2
└ @guuleyso11
━━━━━━━━━━━━━━━━
📚 𝗕𝗨𝗨𝗚𝗔𝗔𝗚 📚
━━━━━━━━━━━━━━━━
┌ @somalibooks
├ @Somalilibrary
└ @kobciyebooks
└ @somalienglish3

━━━━━━━🔺━━━━━━━━━
/channel/addlist/ZJjScjKEQNYxNTFk
━━━━━━━🔻━━━━━━━━━

Читать полностью…

Somali Books 📚

Buugga- Dhaaf walbahaarka oo bellow nolol Cusub
Luqada- Afsomali
Nuuca - PDF
Cabirka - 1.8 MB
Qoraaga - Dale Carnegie
Tarjumaaga - Abuu xamza

Читать полностью…

Somali Books 📚

Qoraayadii buugta nala wadaagay kuwa Cusub ee Buugta Qortay ee doonaya inay iibiyaan si Free ayaa ugu dhigaynaa Xaysiis ,Fadlan soo gudbi Qoraalka Faahfaafhinta buuga, halka laga iibsan karo iyo cover fiican u soo dir Halkan.

Waana sida loo soo kale horeeyey bot kan u dir
@Cabasho_Bot

Читать полностью…

Somali Books 📚

Ma Ogtahay Inay Tahay Fahruska Guud Buugaagta Halkani @TusmoBOOK

Читать полностью…

Somali Books 📚

'Cilmi Baadhis @Somalibooks u Gaar ah oo lagu Eegayo Akhriska Guud ee Somalida,Markaa si Daacad ugu Jawaab Intii Suurta gal ah. Su,aalahu waa kuwan hoose:- 📚Imisa Buug ayaad Akhriday Sanadkii Tagay? Pdf iyo Caadi labadaba
anonymous poll

📚 4 Buug – 24
👍👍👍👍👍👍👍 63%

📚0 Buug – 6
👍👍 16%

📚2 Buug – 4
👍 11%

📚3 Buug – 2
👍 5%

📚1 Buug – 2
👍 5%

👥 38 people voted so far.

Читать полностью…

Somali Books 📚

😡Adiga ilaa Maalintii nagu soo biirtay ilaa maanta Markaliya maad Taaban Share Maxay Ka tahay wll Yaaaaab?

Waa Qofkan => This Person ❤️


❗️🩸
,,,,,, Maanta = Share❤️

Читать полностью…

Somali Books 📚

💞➰Community ++ ♨️♨️
━━━━━━━🔺━━━━━━━━

111k+ 📚Somali Free Books 📙
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
53k+ 📘Somali Librarians 📒
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
32k+ ✨Xikmado iyo murti🗣
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
31k+ 📘Kobciye Books📗
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
23+ 🌸 Mucaashaq Jacayl🌷
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
21+k 🪴Dhiirigaliye nolol🍀
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
19+k ⚙️Hoyga Farsamda💭
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
18k+ 🌟 Aqoon Kobciye 🔆
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
17k+ 👩‍🏭 Hidaayatu Rabbi 👥
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
16k+ 🧠 Dunida suugaanta👅
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
16k+ 👤Quruxda islaamka🫂
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
15k+ ⛺️ jacaylside channel❤️
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
14k+ 🪢 alxakiim channel 👔
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
14k+ ➰xaqiiqada Nolosha🪜
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
14k+ 🌱Dareen Side channel🪴
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
13k+ 🧚 Som Motivation🤳
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
13k 💹 Hassan Caashaq ❇️
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
13k 🈳Qalbi Dhaye 🚹
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
13k ♨️ Qalbiyadeena 💢
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
13k 🔴 Guulaayso bet 🟢
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
13k ♒️ Kalimat Kariim ♉️
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
13k 🧕 Aisha bin Ahmed🗣
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
13k 🧩 Faiido Channel🪝
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
13k 👩 Hogaan Dumar 🧕
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
12k 💬 albaani channel 🗯
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
12k 🪤 Dhaqan Wanaag ⚖️
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
12k 👳‍♂️ Dinteena suuban💚
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
11k 📒 Qoraalo kooban 👀
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
10k 🍇 Nuxur Side 🌬
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
10k ✍️ Kaydka Qormo 🖌
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
10k 🌎 Haqabtire Online⚡️
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
06k 🫧 Ruuxda channel 💫

▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
06k 🫧 MaanHage School 💫
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂

━━━━━━━━━━━━
⭐️ All Channels ➡️ JOIN ALL
━━━━━━━━━━━━
anti-delete 🔝12hrs in channel

Читать полностью…

Somali Books 📚

🔔🔴

3-Bot ayaa idin La Wadaaagi lahaa Mid wuxuu ku Fududeynayaa Barashada Luuqada ka kalena Buugaagta iyo Cilmiga ka Dambe Waa Mid Chatgpt Wax kasta wydiin karto Su,aal kasta Lakin Somali aad looguma train gareen English waa kaga jwaabayaa wax kasta Waa Garnaysaa dadka sameeyey Calaa ku xaaal soo fiiri


1️⃣ - @AndyRobot 🧠
2️⃣- @Buugaag_bot
3️⃣ - @Fogaanaragbot

Читать полностью…

Somali Books 📚

Heshiiska Is4l iyo HAMAZ: Waxaa qarka loo saarn yahay Heshiis In la gaadho kaas oo ah in Israa,iil qaza ka baxdo Maxaabiista israaa,iiliyiinta u xidhan oo dhan ee falastiin la sii daay.

2 iyo in Hamz sii dayso iyaduna dhenkeeda dumarka shacabka ah ee maxaabiista ah.

dhowr qodob oo kale wixii war ka haya nala wadaaga

Читать полностью…
Подписаться на канал