Buugani Arimaha Sariirta Ayuu ka Hadlayaa hadaad single tahay OO Carabiga goosatay iska dhaaf Hadii kale waa lagaa raacayaa waxaa qoray somali madasha Allaah
WQ: Omar Muallem Hussein
#مؤلفات_صومالية
#الفقه
Other books by the author #عمر_معلم_حسين
http://t.me/somalibooks
The rings section is in the ruling on funerals
WQ: Ali Sharif Nour
[Somali weeye sxb U akhrista Culimada]
#مؤلفات_صومالية
#الفقه
t.me/somalibooks
Salaama Saaxiibayaal Shaqadii aan soo Badnignay Ee Maclinimada Dadkii so codsadeen qaar badan ka mid ah aqbalnay Cidii la aqbalay waxaan usoo dirnay Emails Fadlan hadii aad ka mid tahay Fiiri Emailkaaga
Dadkii aan jaaniska u helin Ee shaqo maclinimo diyaar u ah Fadlan ha ila soo xiriiraan @hagad kaliya so qor Magcaga seddaxan Waxaad dhigi rabtid Mahadsanid
📬|Dhiganaha 1aad: jidka loo maro Qur'aanka (الطريق الى القرآن)
Dhigane kooban oo aad saddex fadhi iyo wax lamid ah ku dhamayn kartid, asluub qoraal oo fudud balse xeeldheer..
Waxan ku talin lahaa in uu akhriyo qof kaste oo jecel inay indhihiisu u furmaan xidhiidhka dhabta ee ay tahay inaynu la yeelaano kitaabka Rabbigeen swt..
Waa markii labaad ee aan dhameeyo..😇
#Qur_aan
#Buug
#La_talin
Pdfkiisa hoos kala deg:
📥WAA STICKERA UGU FIICAN AYAA FILAYAA
❗️ma Hubo inay Premium yihiin.
#⃣#⃣#⃣#⃣#⃣#⃣#⃣#⃣
1⃣ /channel/addemoji/APKFMBOT
2⃣ /channel/addemoji/ShortTUrlBot
3⃣ /channel/addemoji/SharreBot
4⃣ /channel/addstickers/APKFM
5⃣ /channel/addstickers/RR11BOT
6⃣ /channel/addemoji/Ninjagram
dhulka ma sii qodonaa sida xamaas oo kale Markii aan idin lahaa imisa bilood ka hor ayey ahayd? Qaabka 300km tanalo dhulka hoostiisa waa in Gaadhsiinaa intay soo degn,?
Читать полностью…📚 AFTAHAN FANKA FAGAARE KA HADALKA HABBOON
Buuggan aftahan wuxuu ka hadlayaa habka gole ka hadalka ama fagaare ka hadalka habboon. Barashada xirfadda fagaare ka hadalku, waxay muhiim u tahay nolosha casriga. Si qofku ula jaanqaado noloshan cusub ee ku dhisan xidhiidhyada iyo falgallada bulshada, waxaa muhiim ah inuu yaqaano xirfadaha, qancinta iyo maaraynta cabsida golayaasha. Sidoo kale waxaa qasab ah inuu barto xirfadaha diyaarinta hadalka iyo halabuurka afkaarta.
The bed and its status in evidence of lineage, a comparative jurisprudential study
Omar Muallem Hussein
[message]
#مؤلفات_صومالية
#الفقه
Other books by the author #عمر_معلم_حسين
@somalibooks
🌑🌒❇️🌘🌑
Buugaag Somaliyeed📚
🆔 jOIN⤵️
Xigmada Aduunyada🖊
🆔 jOIN⤵️
Umuuraha Jaceylka💔
🆔 jOIN⤵️
Qalbi Dhaawacan ❇️
🆔 jOIN⤵️
Joogtaynta Faa,iidada 📊
🆔 jOIN⤵️
Qalbi Daweeye 💖
🆔 jOIN⤵️
Akhlaaqda Sare 📸
🆔 jOIN⤵️
Nuxurka Amuuraha 😘
🆔 jOIN⤵️
Hagaha dumarka 🧕
🆔 jOIN⤵️
Aqoon kororsi. 📚
🆔 jOIN⤵️
Kobci aqriskaaga 📖
🆔 jOIN⤵️
Hadalada Wanaagsan 🔈
🆔 jOIN⤵️
Quruxda Islaamkeena
🆔 jOIN⤵️
Fikrado gaara 💭
🆔 jOIN⤵️
Xogta Qalinmaal 📝
🆔 jOIN⤵️
Suugaanta Sugan 📷
🆔 jOIN⤵️
Dareen qoyan ❤️🩹
🆔 jOIN⤵️
Aqris kunool 💡
🆔 jOIN⤵️
Hoyga mucaashaqiinta ❤️
🆔 jOIN⤵️
Xaqiiqda qarsoon 🫣
🆔 jOIN⤵️
Kuliyad Maanhage ✍️
🆔 jOIN⤵️
Qalbi Jileec ❤️🩹
🆔 jOIN⤵️
Koorsooyin Free ah📕
🆔 jOIN⤵️
Dhiiragalinta Nolosha 😊
🆔 jOIN⤵️
SOMALI LIBRARY 📚
🆔 jOIN⤵️
Hadiyadii Rabi 📿
🆔 jOIN⤵️
Haqabtire Online🍍
🆔JOIN⤵️
Nolosha iyo Diinta 🕌
🆔JOIN⤵️
Dhiragelinta nafta😊
🆔JOIN⤵️
KULIYADA 📖
@Maanhage❗️
🌓-------------✅---------🌗
⭐️ Powered By : @Somalibooks
🌓-------------✅---------🌗
📒 English Synonyms and Antonyms With Notes on the Correct Use of Prepositions
#Grammar books
# study material
#PDF File
@somalibooks
Buugan Dabkuu Shiday Darwiisha waxaa uu si fiican ugu hadlaysaa jihaadkii iyo Halganka xaqa ahaa ee saancadaalayaasha ingriiska lala galay taas oo keentay in Diyaaradihii ugu Horeysay Taariikhda africa....
Buugaagta waa Buug ka hadlaya Taariikhdaa daraawiishdii la dagaalatay Gaaladii Ingriiska ahaa ee wadankeena ku so duulay iyo jawaasiistii la shaqeysanysy Ingriiska hadaba wa Muhiim inaad Buugan Ciyaalkiina ugu sheekeysaan Mgrteen..
@somalibooks
🌑🌒❇️🌘🌑
Koorsooyin Free ah📕
🆔 jOIN⤵️
Buugaag Somaliyeed📚
🆔 jOIN⤵️
Xigmada Aduunyada🖊
🆔 jOIN⤵️
Umuuraha Jaceylka💔
🆔 jOIN⤵️
Qalbi Dhaawacan ❇️
🆔 jOIN⤵️
Joogtaynta Faa,iidada 📊
🆔 jOIN⤵️
Qalbi Daweeye 💖
🆔 jOIN⤵️
Akhlaaqda Sare 📸
🆔 jOIN⤵️
Nuxurka Amuuraha 😘
🆔 jOIN⤵️
Hagaha dumarka 🧕
🆔 jOIN⤵️
Aqoon kororsi. 📚
🆔 jOIN⤵️
Kobci aqriskaaga 📖
🆔 jOIN⤵️
Hadalada Wanaagsan 🔈
🆔 jOIN⤵️
Quruxda Islaamkeena
🆔 jOIN⤵️
Fikrado gaara 💭
🆔 jOIN⤵️
Xogta Qalinmaal 📝
🆔 jOIN⤵️
Suugaanta Sugan 📷
🆔 jOIN⤵️
Dareen qoyan ❤️🩹
🆔 jOIN⤵️
Aqris kunool 💡
🆔 jOIN⤵️
Hoyga mucaashaqiinta ❤️
🆔 jOIN⤵️
Xaqiiqda qarsoon 🫣
🆔 jOIN⤵️
Kuliyad Maanhage ✍️
🆔 jOIN⤵️
Qalbi Jileec ❤️🩹
🆔 jOIN⤵️
Dhiiragalinta Nolosha 😊
🆔 jOIN⤵️
SOMALI LIBRARY 📚
🆔 jOIN⤵️
Hadiyadii Rabi 📿
🆔 jOIN⤵️
Haqabtire Online🍍
🆔JOIN⤵️
Nolosha iyo Diinta 🕌
🆔JOIN⤵️
Dhiragelinta nafta😊
🆔JOIN⤵️
KULIYADA 📖
@Maanhage❗️
🌓-------------✅---------🌗
⭐️ Powered By : @Somalibooks
🌓-------------✅---------🌗
🚦🚥Mareegta Soomalibooks🚥🚦
Waan idin salaamay akhyaarta an halkan ku saaxiibnow.
Waxaan Maalmahanba ku hawlanayn Nashqadaynta website ka somali books ugu danbayn waa nooso gabagaboobay. ILLAAH ba mahada leh.
✨Maxaa Ku Cusub✨
✅Bugaag Bilaash ah
✅Bugaag iib ah
✅Online Courses - casharo online ah
✅Web design - samaynta websites ka
✅Somali jobs - qaybta shaqooyinka
✅Qaybta Marketing ka ama suuqgaynta
✅Iyo Qaybta Graphic design ka
wixii services ah ee ad u baahntahay kaso dalbo qaybta
👉 https://bit.ly/3tGzvYi 👈🏻
Hadaba si aad u booqato website ka taabo button kan 👇👇👇👇👇👇
‼️🔼اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد وبارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد💙❤️
Читать полностью…#Book_Update : Qoraaga Buuga ayaa waxa ka badel Qoraalka ah ku sameeyey Buuga Beerta Xigmadaha
Читать полностью…📚 Ka Soomaali ahaan turjumaada culuumta kala duwan haddii ay noqoto culuumta sayniska, culuumta diinta iyo taariikhda waa meelaha aynu ka gaabinay taasina waxa ay keentay in ay dadka Soomaalidu ka qatanaadaan sheekooyin badan oo caan ah maadaama oo ayna helin cid afkooda hooyo ugu turjunta sida sheekada Roomiyo iyo Juuliyat, Kun Habeen iyo Habeen (Alfu Laylin Walayl), iyo kuwa kaleba.
━━━━━| 𝐅𝐚𝐚𝐡 𝐅𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧 |━━━━━
𝐁𝐮𝐮𝐠𝐚: ➠ Roomiyo iyo Juuliyet
𝐐𝐨𝐫𝐚: ➠ C/xakin C/Lahi Sh.Adam
𝐍𝐨𝐜𝐚: ➠ PDF
𝐂𝐚𝐛𝐢𝐫: ➠ 0.9 MB
𝐁𝐨𝐠𝐠𝐚: ➠ 29 BG
Buugii: ➠ #2016
ɴᴀɢᴜ ᴛᴀᴀɢᴇᴇʀ ᴅʜɪɪʀɪɢɪʟɪɴ ᴀy ɴᴏᴏ ᴛᴀʜᴀy
❤️ 𝗟𝗼𝘃𝗲
👍 𝗟𝗶𝗸𝗲
💬 𝗖𝗼𝗺𝗺𝗲𝗻𝘁𝘀
@somalibooks
-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-
📥 Dhawan hoos ka dagso: 👇
'The China wave'
-W/Q: Zhang Weiwei.
Buuggan 'The China Wave; Rise Of A Civilizational state( Hirka china; soo bixida dawlad xadaaradeed) waxa qoray Zhang Weiwei, Zhang waa professor bixiya culuumta xidhiidhka caalamiga ah, wuxuu muddo badan la shaqaynayay oo uu tarjumaan u ahaa madaxweynihii sababta u ahaa hormarka dalka china. Waa buug la qoray 2011 oo asal ahaan afka China lagu soo saaray, isla qoraaga ayaa 2012 af English u rogay. Waxa uusoo bandhigayaa buugu in China uu gaadhay hormar aan la qiyaasi karin aysana gaadhin reer galbeedku, waxa uu ka waramayaa nolosha qofka Chinese ka ah. Dunida ma jirtaa nidaam la isku waafaqsan yahay oo ay dawladuhu isku maamulaan? Waa maxay xidhiidhka ka dhexeeya dawladnimada iyo dhaqanada bulshada? China hormarka uu sameeyay 30'kii sano ee u danbeeyey maxaa sal iyo sabab u ahaa, maxay se tahay qorshahiisa u dagsan mustaqbalka? Waa qayb kamid ah weydiima uu buugu ka warcelinayo.
@somalibooks