📚Fanka Maamulka'Pdf
W/Q: James Menzies.
W/T: Cabdiraxmaan Xuseen Samatar.
"Buuggan waxa uu fikrad guud kaa siinayaa, mabaadi'da asaasiga ah ee maamulku ku salaysan yahay iyo shuruudaha maamulaha fuliyaha ah ee doonaya in uu ku guuleysto wax ka hoggaaminta bulshada. sidoo kale mabaadi'da guud ee maamulku ku dhisan yahay, oo kala ah: xidhiidhka aadamiga, go'aan qaadashada iyo gudbinta go'aannada.
Barnaamijkii cid inoo daadihisa helay diyaar hala ahaado insha'allah.🙏🙏🙏
Time kana aad haloo ilaaliyo dhallinyaro waan idinku adkaynayaa insha allah 8:00pm
Barnaamijkuna xilligiisi ayuu inoo qabsoomayaa waxba iskama baddelin sidaas ula socda.
Mhdsantihiin.❤️
Asc dhallinyaro aadban idin salaamaya dhammaantin waxaan rajaynayaa inaad caafimad qab iyo caloolsami aad ku sugantihiin bi'dnilaah waxaan rabaa inaan idinla wadaago
!!!!!!!!!!
OGAYSIIIIS AH📢📣📢
Waxaan qaban doonnaa live stream mawduuciisu yahay 《"Maraaxisha Wax akhriska."》📚📚📚
Madasha waxaa inoogu casuuman
Ustaad: @Abdinasir Haji Mahamud oo ah, qoraa iyo turjumaan markaa dhallinyaro ka faaidaysta kana soo qayb gala, soona diyaarsada su'aalaha idinka dhex guuxaya ee ku saabsan wax akhriska insha allah.
🗓Taariikhda: 21/june/2024
⏰Wakhtiga : 8:00 p.m
📍Barnaamijkuna : live {Somali Books}
Waana habeenimada sabtidu soo galayso insha allah.🙌🙌🙌
أدعية يوم عرفة
Ducada maanta waa aqbal ku dadaala , gaar ahaan saacadaha danbe ee galabta i.a ...
Magaca Buuga : Ducooyinka maalinka Carafo
Bogga : 5 Bogg
Kanaalka : @Somalibooks
@Albaanichannel252
Si qurux badan ayuu caawa inoogu soo dhammaaday gorfaynta buugga WAX AKHRISKU WAA HAB-NOLOLEED, Waxaan u mahadcelinaynaa walaalaha ka qeyb qaatay doodda wiilal iyo hablaba. Buugga Xigga waa
WABAR (THE PRINCE). waxaana la gorfayn doonnaa 01/July /2024 insha'allah.
Fadlan akhri maalintiiba 11 bog oo kaliya.
📚 Xorriyad ayaad dareemi doontaa, markaad barato akhriska! 📚
💞➰Community ++ ♨️♨️
━━━━━━━🔺━━━━━━━━
111k+ 📚Somali Free Books 📙
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
53k+ 📘Somali Librarians 📒
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
32k+ ✨Xikmado iyo murti🗣
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
31k+ 📘Kobciye Books📗
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
23+ 🌸 Mucaashaq Jacayl🌷
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
21+k 🪴Dhiirigaliye nolol🍀
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
19+k ⚙️Hoyga Farsamda💭
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
18k+ 🌟 Aqoon Kobciye 🔆
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
17k+ 👩🏭 Hidaayatu Rabbi 👥
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
16k+ 👤Quruxda islaamka🫂
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
16k+ 🌓Somali to English♦️
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
15k+ ⛺️ jacaylside channel❤️
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
14k+ 🪢 alxakiim channel 👔
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
14k+ ➰xaqiiqada Nolosha🪜
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
14k+ 🌱Dareen Side channel🪴
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
13k 💹 Hassan Caashaq ❇️
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
13k 🈳Qalbi Dhaye 🚹
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
13k ♨️ Qalbiyadeena 💢
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
13k 🔴 Guulaayso bet 🟢
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
13k ♒️ Kalimat Kariim ♉️
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
13k 🧕 Aisha bin Ahmed🗣
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
13k 🧩 Faiido Channel🪝
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
13k 👩 Hogaan Dumar 🧕
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
12k 💬 albaani channel 🗯
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
12k 🪤 Dhaqan Wanaag ⚖️
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
12k 👳♂️ Dinteena suuban💚
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
11k 📒 Qoraalo kooban 👀
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
10k 🍇 Nuxur Side 🌬
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
10k ✍️ Kaydka Qormo 🖌
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
10k 🌎 Haqabtire Online⚡️
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
06k 🫧 Ruuxda channel 💫
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
06k 🫧 MaanHage School 💫
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
━━━━━━━━━━━━
⭐️ VIP Channel ➡️ JOIN NOW ✅
━━━━━━━━━━━━
anti-delete 🔝12hrs in channels
💞➰Community ++ ♨️♨️
━━━━━━━🔺━━━━━━━━
111k+ 📚Somali Free Books 📙
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
53k+ 📘Somali Librarians 📒
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
32k+ ✨Xikmado iyo murti🗣
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
31k+ 📘Kobciye Books📗
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
23+ 🌸 Mucaashaq Jacayl🌷
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
21+k 🪴Dhiirigaliye nolol🍀
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
19+k ⚙️Hoyga Farsamda💭
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
18k+ 🌟 Aqoon Kobciye 🔆
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
17k+ 👩🏭 Hidaayatu Rabbi 👥
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
16k+ 👤Quruxda islaamka🫂
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
16k+ 🌓Somali to English♦️
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
15k+ ⛺️ jacaylside channel❤️
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
14k+ 🪢 alxakiim channel 👔
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
14k+ ➰xaqiiqada Nolosha🪜
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
14k+ 🌱Dareen Side channel🪴
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
13k 💹 Hassan Caashaq ❇️
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
13k 🈳Qalbi Dhaye 🚹
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
13k ♨️ Qalbiyadeena 💢
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
13k 🔴 Guulaayso bet 🟢
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
13k ♒️ Kalimat Kariim ♉️
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
13k 🧕 Aisha bin Ahmed🗣
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
13k 🧩 Faiido Channel🪝
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
13k 👩 Hogaan Dumar 🧕
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
12k 💬 albaani channel 🗯
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
12k 🪤 Dhaqan Wanaag ⚖️
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
12k 👳♂️ Dinteena suuban💚
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
11k 📒 Qoraalo kooban 👀
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
10k 🍇 Nuxur Side 🌬
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
10k ✍️ Kaydka Qormo 🖌
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
10k 🌎 Haqabtire Online⚡️
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
06k 🫧 Ruuxda channel 💫
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
06k 🫧 MaanHage School 💫
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂
━━━━━━━━━━━━
⭐️ VIP Channel ➡️ JOIN NOW ✅
━━━━━━━━━━━━
anti-delete 🔝12hrs in channels
Buugaan Oo Magaciisa Uu Yahay
Sideed ku Noqonaysaa Hacker
Ma rabtiin Oo ma idinla wadaagnaa
waxa ku jiro Macluumaad badan oo ku sahlaya inaad noqoto Hacker Hadaba Inaan so galino waxay ka xigtaa inaan Aragno falcelintiina
FG: Buuga wuxuu ku turjumanyahay Soomaali
⭕️❇️ Fahruska Guud
Buugaagta
⭕️📚Buugaag hore
⭕️📚Buugaag Cusub
⭕️♻️How to donwload ?
◈◈◈⊰──────
© - All Rights Reserved
🚨Wali Israel 🇮🇱 Waxay Wadaa Gumaadka Phalastin
Waxaan Aad uga xumahaY in Ay Caadi ay inooga dhigeen in Phalastin Dhiigodu Banan Yahay 🥹
Please Qalbiga Uga Ducee Adigu
Book Ila Akhri waa madal aan ugu talagalay inaan ku booriyo akhris wadareedka, waa madal u abaabulan is-jecleysiinta wax-akhriska, oo aan ku shiilno afkaaraha aqoonta iyo xogta, maadaama aan nool nahay Casriga warbixinta ( Information age).
/channel/BuugIlaAkhri
📚'Dhibbanaha Aan Dhalan'
W/Q: Faarax Maxamed Jaamac 'Cawl'
'Dhibbanaha aan dhalan' waa sheeko xaqiiqda dhabta ah ka muujineysa darxumada, iyo marxaladaha colaadeed ee ku dulhabsaday dadyowga Geeska Afrika ku wada nool qaar ka mid ah, midba meeley ka hesheyba, isla markaasna sawir ka bixineysa Qaxootiga tabaaleysan ee geeska, iyo dabinyada seynsaaban,ee siyaasadeed ee dul heehaabaaya waagii beryaba.
█▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀█
🫧 Community ++ 🌪
█▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄█
Join 👉 @somali_admins
▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
📮Somali Free Books ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█
📮Somali Librarians ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█
📮Xikmado iyo murti ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█
📮Kobciye Books ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█
📮 Mucaashaq Jacayl↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█
📮Dhiirigaliye nolol ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█
📮Hoyga Farsamda ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█
📮 Aqoon Kobciye ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█
📮 Hidaayatu Rabbi ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█
📮Quruxda islaamka ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█
📮 jacaylside channel ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█
📮 alxakiim channel ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█
📮xaqiiqada Nolosha ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█
📮Dareen Side channel↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█
📮 Hassan Caashaq ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█
📮Qalbi Dhaye ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█
📮 Qalbiyadeena ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█
📮 Guulaayso bet ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█
📮 Kalimat Kariim ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█
📮 Aisha bin Ahmed ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█
📮 Faiido Channel ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█
📮Hogaan Dumar ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█
📮 albaani channel ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█
📮 Dhaqan Wanaag ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█
📮 Dinteena suuban ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█
📮 Qoraalo kooban ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█
📮 Nuxur Side FXV ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█
📮 Kaydka Qormo ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█
📮 MaanHage School ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█
📮 Ruuxda channel ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█
█▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀█
🎯Presented by @zomalibot
█▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄█
anti-delete 🔝12hrs in channel
🟡💬@somalibooks waxay ugu hambaliyaynaysaa dhamaan Asxbta nagu xidhan iyo Ummada Soomaaliyeed, Munaasibda Ciidu Al Adha, waxaan idin leenahay caafimaad ku ciida, nabad ku ciida, ilaahay waxaan idin kaga baryaynaa inuu idin ka aqbalo cibaadadii Acmaashii aad Soo gudateen, iyo in rabi idin ku daro kumanaanka kun ee naarta laga xoreeyo. Qaysaskiina iyo Asxaabtiinaba waxaan idin leenahay Markale Ciid Muubarak, Sanad walba Soo Baraara. @somalibooks
Читать полностью…Maxaan sameeyaa maalinta carafa
Sifiican qoraalkan u akhriso dhaqan galina waad ku faaiidi dontaa insha allah
1. Xilli hore seexo
2. Suxuurta u kac ilaahay iyo malaa’igtiisaba ruuxa suxuuranaya way u duceeyaan.
3. Suxuurta kadib afar rakcadood tuko ilaahayna weydiiso kheyrka adduunyo iyo ka aakhiro iyo inuu maalinta carafa ku waafajiyo
4. Kadib waxooga istiqfaarso si dadka xilliyadaas dembi dhaafka weydiista laguugu daro
5. Isku diyaari salaada subax, hadaad jamaacad ku tukan karto kaba fadli badan(ragga)).
6. Weysayso oo dembi dhaaf u niyeyso intaad niyada soo xaadiriso
7. Akhri ducooyinka weysada kadib
8. Ka daba akhri aadaanka xilliyada salaadaha
9. Salaada subax kadib haka kicin meeshaad ku tukatay illaa cad ceedu soo baxayo
10. Akhri qur’aan salaada subax kadib
11. Salada shuruuqa hadad tukato waa cumro dhamaystiran labadaa rakcadood
12. Takbiirtii bilow salaada subax kadibba sidii rasuulka naga soo gaadhay sallallaahu calayhi wasallam.
13. Ku Salliga rasuulka sallallaahu calayhi wasallam ha iloobin
14. Akhriso adkaartii subaxda
15. Ha iloobin inaad sadaqo la baxdo hadaad awoodo
16. Inaad hawlaha xaafada ka caawiso intaan duhurka la gaadhin
17. Duxadii tuko ugu yaraan laba rakcadood
18. Waxaad kartaa maalintaas oo dhan inaynan sikin ku dhaafin ood soo jeedo iyo inaad laba saacadood seexato una niyooto inaad u nasanayso saad si fiican u cibaadaysato hadhaw
17. Kadib duhurkii kutukato jamaacad xili horena masjidka siigal si aad sunihii faralka ka,horeeyay utukato.
18. Badi ku cel celinta
إله إلا الله وحده لا شريك له.. له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير،
19. Casarka tuko
20. Adkaartii galabta akhriso
21. Takbiirtii ha iloobin
22. Si,aadan u caajisin cibaadaadka isku bad bedel, mar qur’aan, mar duco, mar adkaar…….
23. Hana iloobin inaad xasuusataan eheladeenii iyo dhamaan mawtaatkii muslimiinta inaad u ducaysaan
Waxaanan idiin rejeynayaa maalin wada cibaado iyo kheyr ah.
⏺️ Laasii wadaag walaalahaa kharka
@Albaanichannel252
Fadlan kasoo qeyb gal kulanka caawa..!
Buuggaan ( Wax Akhrisku Waa Hab Nololeed), waxuu xambaarsan yahay mabaadii culus oo na baraya sidaan u dhisi lahayn caado wax akhris, dardaaran iyo tilmaamo wanaagsan oo ku saabsan buugaagta aan akhrin lahayn.
Fadlan haddaad dhameysay akhriska dhiganahan, soo qor waan dhammeeyay... waxaaan si gaar ah kuugu casuumi doonnaa xubnaha gorfayn doonna buuggan. Mahadsanid.
Goorfaynta dhiganahan Caawa waxaa lagu qaban doonaa Channelkan weyn ee @SomaliBooks insha'allah.
Gorfaynta Dhiganihii 1-aad ee bisha June.
Buuga: Wax Akhrisku Waa Hab Nololeed.
🎙Soo jeedintii: ...Hooda Nuur
🗓Taariikhda: 14/June/2024
⏰Live : 21:30 P.M--fiidnimo. ( waqtiga Geeska Afrika. Insha'allah.
📚 Xorriyad ayaad dareemi doontaa, markaad barato akhriska!
Dagaalka Shiicada Iyo West (Reer galbeed) Dhexdhexaad maka Noqon Karnaa?... Sababta Raaci!
Читать полностью…BUUGAGATA ISBAR MACALIN LA'AAN
Isbar computer
Buugan waxaad ku baranaysa
- computer basics
- computer software
- computer hardware
- windows 11
- mac os
- Microsoft office
- Adobe photoshop
- Obs studio
QIMA HIISU WAA 5$
——————————————
ISBAR PROGRAMING,,,
Bugan waxaad ku baranaysa
- basics of programming
- web development basics
- programming basics
- program languages
- database
- code editor & IDE
QIMA HIISU WAA 5$
—————————————
ISBAR AI
Buugan waxaad ku baranaysa
- Ai iyo tarikhdeeda
- Qabka Ai loo gu isticmalo waxbarashada
- Qabka Ai loo gu isticmalo shaqooyinka malmeed
- Qabka Ai loo gu isticmalo graphic design
- Qabka Ai loo gu isticmalo ganacsiga
QIMA HIISU WAA 7$
———————————————
dhamaan hadaad iibsato 15$ iyo 2 buug oo free ah
Waxaad ka dalbataa buugaad rabtiid halkan
╭┈──────────────
╰┈💁♂️➤@mr_somali
Gabar aan Jaar nahay oo laqabo baa talo iweydiisatay ayadoo ka cabaneyso mushkilad uu ku haayo ninkeeda
waxaan kula taliyay iney isaga tagto garaad laawaha qabo ee sidan U galay?! 😭
Maalinkii xigay bey waxey statuska soo dhigtay sawir ayada iyo ninkeeda ey iskula jiraan waxey kusoo dul qortay xabibi majiro daanyeer🐒labadeena ina kala geyn kara😭💔
Haday Markale igu soo noqoto Kawarama? Just Kaftan
Xigasho: @Mucaashaq_Jacayl
Fadlan Caawa kasoo qeyb gal..!
Buuggaan Fanka la dhaqanka dadka ( How to win Friends and influence people),waxuu xambaarsan yahay mabaadii culus oo na baraya sidaan xiriir wanaagsan ula yeellan lahayn xubnaha bulshada aan la nool nahay.
Waxaan kaliya dhihi karaa haddaad doonayso inaad ka dhigtid xiriirka aad la leedahay dadka kale mid wanaagsan oo ku fadhiya saaxibtinimo, is afgarad, iskaashi, waa inaad akhrisaa buuggaan qiimaha badan.
Fadlan haddaad dhameysay akhriska dhiganahan, soo qor waan dhammeeyay... waxaaan si gaar ah kuugu casuumi doonnaa xubnaha gorfayn doonna buuggan. Mahadsanid.
Goorfaynta dhiganahan Caawa waxaa lagu qaban doonaa Channelkan weyn ee @SomaliBooks insha'allah.
Gorfaynta Dhiganihii 2-aad ee bisha May.
Buuga: Fanka La dhaqanka dadka.
🎙Soo jeedintii: ...Xubnaha naadiga.
🗓Taariikhda: 5/June/2024
⏰Live : 8:00 P.M--fiidnimo. ( waqtiga Geeska Afrika. Insha'allah.
📚 Xorriyad ayaad dareemi doontaa, markaad barato akhriska!📚
Buugan waa kii Afaraad taasoo qaybtii koowaad iyo labaad soo dhignay hoosta,Buugan Waa mid ka mid ah kuwa ugu fiican ee barashda luuqada English gaar ahaan dadka aan u dhalan..
Sidoo kale waxaa buugaagtan la socda Casharadoodii oo dhegeysi afsomali Bilow ilaa dhamaad iyo Macalin Nuur Alle ha barkeeyo Xuququda buugaagtan waxaa iska leh Alxuseyni Studio Fadlan ilaali.
🔉🔉🔉👇📚📚📚
Sidoo kale waxaa buugan la socda casharadiisii Bilow ilaa dhamaad iyo Macalin Nuur Alle ha barkeeyo Xuququda buugaagtan waxaa iska leh Alxuseyni Studio Fadlan ilaali.
🔉🔉🔉👇📚📚📚
Buugii Kowaad Pd fHalkan
Buuga Oo Dhegeysi Halkan
Buugii labaad Pdf Halkan
Buuga Oo Dhegeysi Halkan
Buugii Sedexaad Pdf Halkan
Buuga Oo Dhegeysi Halkan
Buugii Afaraaad Pdf Halkan
Buuga Oo Dhegeysi Halkan
Macalinku Waxa Sharaxayaa oo Dhigayaa Buuga oo dhan Bilaw ilaa dhamaad.
Ogow!! Waa macalin Nuur Ismacil Xirsi Macalin iyo Khabiir xaga luuqadaha ah.
Waakan Qorshihii Nabada ee Macalinka Weyn iyo xertiisu soo dejiyey Haa intii hore Muqaawimadu u dalbanaysay... ayuu ku soo celiyey Ka warama
Читать полностью…Yaa Online Caawa 9:00? War War Baan idin Hayaye?
public poll
Aniga🧕🏼 – 370
👍👍👍👍👍👍👍 53%
Aniga👱🏽♂️ – 327
👍👍👍👍👍👍 47%
👥 697 people voted so far.