📚📚QULAASHADA QISOOYINKA NABIYADA {NNKH| N -pdf
Buugan waxaa si free ah inoola wadaagay qoraaga isuu duceeya fadlan.
Hordhaca Buuga......🦔🦔
Bani'aadamka wuxuu leeyahay taariikh dheer oo la xiriirta dagaalka u dhaxeeya xaqa iyo baadilka, nolosha iyo geerida, jacaylka iyo nacaybka.
JUST IN: 🇷🇺 🇫🇷 Telegram Founder and Russian national Pavel Durov has been arrested in France.
JUST IN: 🇷🇺 🇫🇷 Aasaasaha Telegramka Pavel Durov oo u dhashay Ruushka ayaa lagu xiray Faransiiska.
@BRICSNews
Ⓜ️➕Somali Promotion ➕🅿️
━━━━━━━🔺━━━━━━
📚Somali Free Books 📙
⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘
📘Somali Librarians 📒
⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘
✨Xikmado iyo murti🗣
⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘
📘Kobciye Books📗
⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘
🌸 Mucaashaq Jacayl🌷
⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘
🪴Dhiirigaliye nolol🍀
⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘
⚙️Hoyga Farsamda💭
⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘
🌟 Aqoon Kobciye 🔆
⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘
👩🏭 Hidaayatu Rabbi 👥
⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘
👤Quruxda islaamka🫂
⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘
➰xaqiiqada Nolosha🪜
⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘
🪢 alxakiim channel 👔
⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘
🌱Dareen Side channel🪴
⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘
🧕 Aisha bin Ahmed🗣
⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘
💹 Hassan Caashaq ❇️
⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘
👩 Hogaan Dumar 🧕
⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘
👳♂️ Dinteena suuban💚
⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘
🪤 Dhaqan Wanaag ⚖️
⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘
✉️ Tamarsinta ruuxda ✨️
⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘
🔴 Guulaayso bet 🟢
⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘
♒️ Kalimat Kariim ♉️
⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘
💬 albaani channel 🗯
⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘
📒 Qoraalo kooban 👀
⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘
🫧 MaanHage School 💫
⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘
🫧 Ruuxda channel 💫
⌘⌘ JØł₦ ₦Ø₩ ⌘⌘
━━━━━━━━━━
⭐️ JOIN ALL CHANNELS
━━━━━━━━━━
ku Sali nebiga SCW
/channel/Al_xakiim
‼️⚠️ Ma jirto buug aan leenahay,Daabacnay ama print ku samaynay Waa naga Mamnuuc. Waxaase jira buugaag badan internet ka soo helnay ka soo helnay Halka qaarkood ganacsi laga sameyneyey....
Hase ahaatee Buugaagta Halkan ku jirta 75% Waxaa nala wadaaga Qoraayada ama qalinleyda oo halkan ku soo hagaajiya , Adiguna hadaad hayso Halkan ku soo tuur wll Markaba waan ku jawaabeynaa
Annaguna waxaan ugu baahanahay ayaa jirin Pdf qoraagu daba socdo, a
hadaanad rabin Umada somaliyeed free ku hesho Pdf simple Halka hoos fariin ku soo dir
⤵️⤵️
@cabasho_Bot
Ama Halkan eeg.
✅ DISCLAIMER
Halkan ka Akhriso
Daqiiqad ka Faker inaad share gareyso Chanalka
Taabo 💫 SHARE💫 SHARE💫 SHARE
🩸📚Bishaaro Maadama aan galnay 20225 isbadalo waa inaad naga filataan waxaan soo kordhinay Bahda akhriska oo Bil walba Buugaag laga doodayo lana soo akhriyayo kooxdan si fudud ha isoo galin hadaan akhriska xiiso u ahaynin wllo Mahadsanid.
Bahda Akhiska 2 Buug Bishii
Ma ogtahay La Kobciyo Xirfada Akhriska.
Waa Sababta u Samaynay Bahdan Akhriska Somalibooks
AKhri Laba Buug Bishii...
Adigoo Xiisaynaya Akhriska ku soo biir Bahadan.
Ma kaa go,nathay inaad Buug Akhrintaada la Wadaagto Asxbt
ku Soo biir Kooxdan Bahda Akhriska Somalibooks.
#Shuruud 1
Si aadu ugu Biirto Dooro Buug Xiiso leh oo aad soo akhrinayso.Kadibna Soo qor Warbixintaada sidan
1-Magaca
2-Qoraha
3-xiliga
4-Nooca.
#Shuruud 2
--kadib Hal Pragraph oo la Xidhiidha Ujeedada Guud ee Buuga iyo waxa uu ku saabsan yahay.
🔵 Kacaanka ⤵️⤵️ Telegram
━━━━━━━
🕋 𝗗𝗜𝗜𝗡𝗜 🕋
[ 📥 JOIN ]┌ @Diinteenna_Macaan
[ 📥 JOIN ]├ @Al_xakiim
[ 📥 JOIN ]├ @Quruxdaislaamka
[ 📥 JOIN ]├ @Hidaayatu_Rabi
[ 📥 JOIN ]├ @hogaan_Dumar
[ 📥 JOIN ]└ @Dhaqan_wanaag
━━━━━━
🏆 𝗗𝗛𝗜𝗜𝗥𝗜𝗚𝗜𝗟𝗜𝗡 𝗜𝗬𝗢 𝗫𝗜𝗚𝗠𝗔𝗗𝗢 🏆
━━━━━━
[ 📥 JOIN ]┌ @XikmadoSom
[ 📥 JOIN ]├ @Dhiiragaliye
[ 📥 JOIN ]├ @Mucaashaq_Jacayl
[ 📥 JOIN ]├ @AishaAhmed99
[ 📥 JOIN ]├ @QalbiDhaye143
[ 📥 JOIN ]├ @kalimakariim
[ 📥 JOIN ]├ @xaqiiqadanolosha
[ 📥 JOIN ]├ @Albaanichannel252
[ 📥 JOIN ]└ @Ruuxda
━━━━━━━
🌷 Jacaylka & Oraahyo 🌸
━━━━━━━
[ 📥 JOIN ]├ @Dareen_side
[ 📥 JOIN ]├ @Hasancaashaq
[ 📥 JOIN ]├ @daren_jaceyl
[ 📥 JOIN ]├ @Mohametahmed
[ 📥 JOIN ]├ @Noqoxiddig
[ 📥 JOIN ]├ @FAAIDOCHANEEL
[ 📥 JOIN ]└ @DunnidaSuugaanta
━━━━━
🎓 𝗔𝗤𝗢𝗢𝗡+𝗙𝗔𝗦𝗔𝗟𝗢 🎓
━━━━━
[ 📥 JOIN ]┌ @maanhage
[ 📥 JOIN ]├ @farsamada
[ 📥 JOIN ]├ @haqabtire1
[ 📥 JOIN ]└ @KobciAqoontaada2
━━━━━━━
📚 𝗕𝗨𝗨𝗚𝗔𝗔𝗚 📚
━━━━━━━
[ 📥 JOIN ]┌ @somalibooks
[ 📥 JOIN ]├ @Somalilibrary
[ 📥 JOIN ]└ @kobciyebooks
━━━🔺━━
💎Presented by @zomalibot
━━━━🔻━━
📚TALOOYIN
hordhaca
talooyinka waa muhiim si uu u fahamsiiyo qofka qiimaha iyo muhiimada ay talooyinku noloshiisa ku yeelan karaan. Halkan waa horudhac kooban oo u diyaarsan talooyinka:Читать полностью…
😭Wiilkan ayaa @Somalibooks La Soo Xidhiidhay qoraalkan Iyo video ayuu isoo diray wll akhri
'' Xaladas baan ku jiraa wll wax garab biniadimnimo ba haysta ee wll waxan galay shil gari dhabarka baan kajabay hada ma dhaqaqi kara waxa igujira katetar oo kadida iga soqado waxa ixiran cafayad cafayada xita ma awodo wax an ku ibsada Abo ima jogo iyo walalba marka hadii ad wax un ila qaban karta'''
Coffee for the Creator ☕️
Waa Mid ka mid ah Adeegyada Telegram ee Hada soo baxay waxaana loogu talagalay dhalinta Creators inay ka sameeyaan Dhaqaale. Hadaba adeegan hada waa sii baris lakin waa shaqeynayaa waxaana lacag lagu bixinayaa Stars Ciyaar mood Stars waa Lacag hadii Qoraalkii Majore Joogtay waa idin la wadaagay mark
'Qataraha Qarsoon'
'Qataraha Qarsoon'
W/Q: Cali Cartan Cabdulle.
Buugan qataraha qarsoon wuxuu ka hadlayaa halista qarsoon ee waayahan uu adduunku wajahayo iyo sida muslimku u dhayalsanayo colaadaha uu adduunku foolanayo oo ay suurta gal tahay in mar walba ay dhacaan wax kadiso ku noqda.
📚 "Ribada"
HORDHACA DHIGANAHA:
"Ribada"Buuggan waxaa qoray Faarax Axmed Cabdi. Wuxuu ka hadlayaa Ribada; macneheeda,waxay tahay, taariikhdeeda, noocyadeeda, sida looga hortagi karo ama laysaga ilaalin karo iyo waxyaalo kale oo ku saabsan ribada.'Читать полностью…
📚 Somalia: Dal laga Tirtiray Khariiradda Caalamka
Qore: Samiir Amiin
Turjume: Cabdicasiis Guudcadde .
====================
📥 Free/Pdf:👇📥
@somalibooks
⭕️⤵️Muxuu Yahay Hamster Kombat
Hamster waa Coin cusub oo la rabo in maalmaha ama bilaha so socdo suuqa Crypto rabo inuu kusoo biiro coin kasta marka uu suuqa kusoo biirayo waxa loo baahanyahay in shuruudo u dagsan suuqa uu soo buuxiyo si taasi u helo waa inuu shacbiyad helaaa
📚'Alkamistaha (Paulo)
Turjumaha: (Xamse-Xaliye)
Pageska:178 Bog
Cabirka:76.5MB
Password : Almazbooks
F.G⚠️⚠️
Buugaan looma isticmaali karo Ujeedo Ganacsi iyo Wax la mid ah.
✅ DISCLAIMER
Halkan ka akhri
👀Bombooyin 150k lagu xasuuqay waxaa ka daran In Falastiin laga saaro Google Map Wadankeeda May ahayn arin xaq ah waana godob aan la ilaabi doonin oo bar madow ku ah shirkada Google iyo waliba shirkadahan google,insta,fb,Yt,...iwn ...
google maalinta ad ku jirto eeg eexaashadiisa.Читать полностью…
Waxa ugu yar ee anigu u qaban karo ama u qaban karto adigu ayaan filayaa inay tahay u cdee oo links raac 3m ayaa ka qayb qaataye google inuu wax maqlo...Taabo links petiation
https://chng.it/7g7dWQRj9B
🍃🌹Xadiith Nabi🌹🍃
🌴Nabigu ﷺ(ANKH) waxa uu yidhi:
(Maalin ay Qorrax soo baxdo, waxa ugu khayr badan:
👉 Maalinka Jimce
✅ waa maalinkii la abuuray Aadam (Cs)
✅ waa maalinkii laga soo saaray Jannada, ee Adduunyada lagu soo dajiyay
✅ waa maalinkii laga toobad aqbalay
✅ Waa maalinkii uu dhintay Aadam (Cs)
✅ Waa maalinka ay dhacayso Qiyaamadu
✅ mana jiro san ku neefle Arlada dul socda, illaa wuu u dheg-raaricinayaa, oo dhagaysanayaa, sugayaa-na Maalinkaa Qiyaamada, laga bilaabo marka uu waaggu dillaaco, illaa Qorraxdu ka soo baxayso, cabsasho uu ka cabsanayo Qiyaamadu in ay dhacdo aawadeed, jinka iyo insiga mooyaane
✅ Waxa-na ku Jirta Maalinkaa jimce saacad, aanu waafaqayn oo la kulmayn Addoon Muslim ah, oo tukanaya, weydiisa-nayana ilaahay Baahi iyo Arrin, illaa ilaahay wuu siiyaa)
📚 waxa soo saaray xadiithka Imaamu Abii Daawuud, waxa-na saxiixiyay Imaamul Albaani
/channel/Diinteenna_Macaan
🔷 Telegram : @Diinteenna_Macaan
Salafka Qaarkood waxa ay yidhaahdeen:
"كنّا إذا جئنا للصّلاة، خلعنا الدّنيا مع نعالنا"
Fadlan kasoo qeyb gal kulanka caawa..!
Buugga MUCJISADA AROORTII waxuu ku saabsan yahay toosidda aroorta hore iyo sida ay qofka noloshiisa u saamayn karto dhinackasta. Dhiganaha Waxa uu soo gudbinayaa 6 caado oo aad ku bilaaban karto subaxdaada iyo hababka ay noloshaada u beddeli karaan.
Fadlan haddaad dhameysay akhriska dhiganahan, soo qor waan dhammeeyay... waxaaan si gaar ah kuugu casuumi doonnaa xubnaha gorfayn doonna buuggan. Mahadsanid.
Goorfaynta dhiganahan Caawa waxaa lagu qaban doonaa Channelkan weyn ee @SomaliBooks
Gorfaynta Dhiganaha 1-aad ee Bisha August.
Buuga: MUCJISADA AROORTII ( The Miracle Morning).
🎙Soo jeedintii: Mariam Mohamed bare
🗓Taariikhda: 19/August/2024
⏰ Live Wakhtiga caawa: 20:00 P.M ama 8:00 P.M
Buuga waa Diyaar Dadka u baahan waxay kasoo Dalban karaan Numberka whatsappka +252617119990
Читать полностью…Hadii aad u baahantahay Carabiga, ENGLISH iyo Su,aalo iYO jawaabo DiinI Ku soo biir Comunitiy WhatsakkaЧитать полностью…
📚 Inankeygiyoow [pdf}
Qoraagga: Sh. Cali Al-Tantaawi
Turjume: Abdiaziz Ali sh. (Belhadj)
Buug yarahaan waa buuggii labaad uu turjumay Ustaad.Abdiaziz Ali, ka dib, buuggii kan ka horeeyey ee ay isku magac ekeeyaan hadii buuga kale doonayso waakan (inanteydiyeey)
‼️🦔Kalmadan iyo Video Hadaad israaciso Maanta ayaad U baahantahay inaad Maqasho Marka Xigtana Fariintan
Читать полностью…🔰🔰𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶 𝗖𝗼𝗺𝗺𝘂𝗻𝗶𝘁𝘆 🔰🔰
𝗠𝗮 𝗷𝗲𝗰𝗲𝘀𝗵𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗶𝗻𝗮𝗮𝗱 𝗸𝘂 𝗯𝗶𝗶𝗿𝘁𝗼 𝗸𝗮𝗻𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗺𝘂𝗱𝗮𝗻 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗸𝗮 𝗸𝘂𝘄𝗮𝗮 𝗼𝗼 𝗺𝗮𝗿 𝘄𝗮𝗹𝗯𝗮 𝘂 𝗵𝗲𝗲𝗹𝗮𝗻 𝘀𝗶d𝗶𝗶 𝗮𝘆 𝘂𝘀𝗼𝗼 𝘀𝗮𝗮𝗿𝗶 𝗹𝗮𝗵𝗮𝗮𝘆𝗲𝗻 𝗰𝗼𝗻𝘁𝗲𝗻𝘁 𝗶d𝗶𝗻 𝗮𝗻𝗳𝗮𝗰𝗮.
☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️
☠️👇🏿👇🏿👇🏿👇🏿👇🏿👇🏿👇🏿👇🏿👇🏿👇🏿👇🏿 ☠️
☠️👉🏿👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👈🏿 ☠️
☠️👉🏿👉🏾👇🏽👇🏽👇🏽👇🏽👇🏽👇🏽👇🏽👈🏾👈🏿 ☠️
☠️👉🏿👉🏾👉🏽👇🏼👇🏼👇🏼👇🏼👇🏼👈🏽👈🏾👈🏿 ☠️
☠️👉🏿👉🏾👉🏽👉🏼👇🏻👇🏻👇🏻👈🏼👈🏽👈🏾👈🏿 ☠️
☠️👉🏿👉🏾👉🏽👉🏼👉🏻👇👈🏻👈🏼👈🏽👈🏾👈🏿 ☠️
☠️👉🏿 👉🏾👉 Halkan Taabo 👈👈🏾👈🏿 ☠️
☠️👉🏿👉🏾👉🏽👉🏼👉🏻 👆👈🏻👈🏼👈🏽👈🏾👈🏿 ☠️
☠️👉🏿👉🏾👉🏽👉🏼👆🏻👆🏻👆🏻👈🏼👈🏽👈🏾👈🏿 ☠️
☠️👉🏿👉🏾👉🏽👆🏼👆🏼👆🏼👆🏼👆🏼👈🏽👈🏾👈🏿 ☠️
☠️👉🏿👉🏾👆🏽👆🏽👆🏽👆🏽👆🏽👆🏽👆🏽👈🏾👈🏿 ☠️
☠️👉🏿👆🏾👆🏾👆🏾👆🏾👆🏾👆🏾👆🏾👆🏾👆🏾👈🏿 ☠️
☠️👉🏿👆🏿👆🏿👆🏿👆🏿👆🏿👆🏿👆🏿👆🏿👆🏿👈🏿☠️
☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️
🟫🟨🟡JOIN ALL🟩🟥JOIN ME🔵🟦
📚 Somalia: Dal laga Tirtiray Khariiradda Caalamka
Qore: Samiir Amiin
Turjume: Cabdicasiis Guudcadde
======================================
Samiir Amiin (1931-2018) wuxuu ahaa indheergarad, dhaqaalayahan, fekeraa, iyo naaqid micno leh oo waddanka Masar ku isirran, dhalasho Faransiis ah se leh. Wuxuu wax ka qoray, oo si xooggan u faaqiday, waayaha iyo aayaha ummadaha looma’ooyaanka ah ee la gumaystay. Buuggiisa The Long Revolution of the Global South: Toward a New Anti-Imperialist International, wuxuu u gaar yeelay milicsiga iyo micnaynta halgannada iyo kacaakufka Dunida Koonfureed. ....Akhris Wacan.
❤️ILLAAHAYOW Dhibta Umada Somali ka saar barwaaqo ka dhig.Waxaa tahay kan maqla codadka kala duwan ee ka imaanaya adoomahaaga ,mid walbana u war-celiya wuxuu warsadey adoo u horumariya ama udambeysiiya ama belo iyo dhibaato kaga leexiya , Waxaa tahay Rabbiga badbaadiyey Muxamed , Muuse , Nuux , Yusuf , Ayuub iyo dhamaan Ambiyada iyo ciddii raacdey ﷺ .
Sharaf iyo karaamo adigaa leh , xumaana ka fog , adigaa abuuray samooyinka iyo dhulka, habeenka iyo maalinta, qorraxda iyo dayaxa, xiddigaha, meerayaasha, geedaha, makhluuqa, biyaha, ciidda iyo wax kasta, waxa aad na bartay dadka wax uusan aqoon oo cibrooyin iyo awoodada ah.
Buuga: Alkamistaha (Paulo).
Turjumaha: (Xamse-Xaliye)
Pageska:178 Bog
Cabirka:76.5MB
Password : Almazbooks
Fadlan kasoo qeyb gal kulanka caawa..!
Buugga Alkamistaha Waa buug dareen taabad leh, kana hadlaya wiil yar oo ari i jire ah oo raadinaya khasnad. Riyada Santiyaago ee ah in uu helo kaydka qasnadeed ee uu baadi goobayaa, waxa ay ka turjumaysaa ruux kasta oo dunida guudkiisa jooga oo si toos ah ama si dadban u raadcaynaya gaarista riyo u gaar ah.
Fadlan haddaad dhameysay akhriska dhiganahan, soo qor waan dhammeeyay... waxaaan si gaar ah kuugu casuumi doonnaa xubnaha gorfayn doonna buuggan. Mahadsanid.
Goorfaynta dhiganahan Caawa waxaa lagu qaban doonaa Channelkan weyn ee @SomaliBooks
Gorfaynta Dhiganaha 2-aad ee Bisha Jully.
Buuga: THE ALCHEMIST(sheeko faneed Afsoomaali lagu soo turjumay.
🎙Soo jeedintii:......
🗓Taariikhda: 05/August/2024
⏰ Live Wakhtiga caawa: 20:00 P.M ama 8:00 P.M