somalibooks | Неотсортированное

Telegram-канал somalibooks - Somali Books 📚

139561

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh. Youtube: https://shorturl.at/auGJZ Diclamer: Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh @Cabasho_Bot @Tusmobook

Подписаться на канал

Somali Books 📚

sidoo kale Buugaag Codod ah Dhegeysiya wax badan kaa badeli doona wll halkan ayaad igu imanysaa jiifka ku raaxayso adiga oo aan waxba idhaha ....................waxaa iska leh sxbkay @liibaanwaasuge



/channel/audiosomalilibrary

Читать полностью…

Somali Books 📚

AS-Sidii Aanu🔴🔴🔴 Xalay Warbixintii qoraalk ayaaan la Habsaamay waxaan Ku Balanahy inaan Links idin soo dhigo,Labadan qodob ayaa ka mid ahaa"

1️⃣-Labadii links ee idin buugaagta Hoosta idin dhigay

2️⃣-iyo Groupkii Akhris+Gorfeyn isna Xaga Hoose ka soo gal.

🔘Waakan Group Gorfeynta.
Lakin Mid ogow Meeshan Hadii aanad Hadal Doonayn haku Biirin waayo Inta Badan Dood ayaa ka socda Messegeyo Badan waa la isweydaarsanayaa
Hadii Faraska taaban weydo waxba ma qori kartid sabab amni awgeed markaad Join tidhaahdo
🌐 TAABO-HALKAN🕖


✏️Labadan Website Afafka-Qalaad:

🅰️- ilaa 100 Million Book English
✅TAABO HALKAN✅
🔄sidee Loola Dego Daawo

🅱️-Malaayiin Buug Afcarabi Ku qoran ayaa Ku jira Webkan
✅TAABO HALKAN✅
🔄sidee Loola Dego Daawo

Mahadsanidiin.

Читать полностью…

Somali Books 📚

🔴🔴🔴DOODA CODSIYADA BUUGTA /channel/somalibooks?livestream=c851815e1fbd6e2fb2

Читать полностью…

Somali Books 📚

🔔🔴 2-Bot ayaa idin La Wadaaagi lahaa Mid wuxuu ku Fududeynayaa Barashada Luuqada ka kalena Buugaagta iyo Cilmiga ka Dambe Waa Somali: soo fiiri.

1️⃣ - @AndyRobot 🧠
2️⃣- @Buugaag_bot 👻

Читать полностью…

Somali Books 📚

📚"XILKAS-XUMO"📚
W/Q: Xasan Nuur.

Читать полностью…

Somali Books 📚

Waxaan idin Samaynay Channal u gaar ah Proxy speed sare leh oo aad kaga maarmi kartid VPN inaad ku isticmaashid Telegram, Maadaama Telegram laga xirey Somalia Waxaan idinla wadaagaynaa Channalkan hoose proxy si maalinle ah aan idinku so diri doono oo speed leh

Channalka Dad xadidan haday so galaan waan xiri doonaa ka faaideyso so gal inta aan private galin

/channel/somaliproxy

Читать полностью…

Somali Books 📚

📚'Haddii dhalinyaranimada la ii celin lagaa maalin uun'

Ascad Dhaaha, waa qoraa, filin-sameeye, iyo wariye. Waxa uu ka soo shaqeeyay warbaahinno kala duwan oo ay Aljazeera ka mid tahay, asiga oo sagaashameeyadii warbaxinno dokomentriyo ah kaga sameyn jiray dalalka ay colaaddu ka taagneed, sida; Yugoslavia, Chechnya, Congo iyo Soomaaliya oo uu 1998dii imid kana sameeyay dokomenteri ku lifaaqnaa taxanaha "نقطة ساخنة" ee Aljazeera.

Ascad, bisha febraayo ee sanadkaan ayuu 67 sano jirsaday. Waxa uuna baahiyay maqaal uu kaga hadlaayo; Haddii dhallinyaranimada loo soo celin lahaa waxa uu samayn lahaa ee uu hadda tabaayo. Wuxuu ka warramayaa waayo-aragnimo dhalinyaro badan oo inminka nool anfici doonta. Maqaalka waxa wada tarjumay Axmed Dhuuboow iyo Cabdiraxmaan Caqiil. Waxa baahisay mareegta Raadreeb:
https://raad-reeb.com/dhallinyarnimo/

@somalibooks

Читать полностью…

Somali Books 📚

'Garbaduubkii Gumaysiga'
W/Q: Faarax Maxamed J Cawl.

Inkasta oo buuggani u qoran yahay sidii hab sheeko weriso ah, haddana waxay dulucdiisu tahay, ama uu ka warbixinayaa taariikhda ummadda Soomaaliyeed. Sida ka muuqatana, magaciisa ah «Garbaduubkii Gumeysiga» wuxuu gaur ahaan uga warramayaa dhibaatooyinka gumeysigu gaarsiiyey Ummadda Soomaaliyeed.

@somalibooks

Читать полностью…

Somali Books 📚

'Taariikhda Dalka'
W/Q: Cabdinasir Cali Yalaxoow.

Читать полностью…

Somali Books 📚

📚Buuga Ammane🔴

Читать полностью…

Somali Books 📚

📚Buuga Raadka Riyadayda

Читать полностью…

Somali Books 📚

🔔Asc Ha iska Saarin Telegram Hore So aanay Hadhow kugu adkaan soo dhicista Code, Isagoo Kugu Jira VPN ku Isticmaal kaagan.

Читать полностью…

Somali Books 📚

📵TELEGRAM MALAGAA XIDHAY?! HADII VPN TAHAY WAA ✌️HAA, HADII KALE  WAA MAYA💪
public poll

💪 MAYA – 77
👍👍👍👍👍👍👍 75%

✌️HAA – 26
👍👍 25%

👥 103 people voted so far.

Читать полностью…

Somali Books 📚

Waakan Buugii Waa Maxay Ganacsi

Читать полностью…

Somali Books 📚

📚Waan Ku salaamay Saaxiib Pdf
Waa buugii Loogu doon Doonista Badnaa



‼️W/Q: Adham Sharqaawi.
‼️W/T: Aadan Sahan.

Dhowaan Pdfkiisa..⬇️

Sidee Loo dhownoad gareystaa
👇👇👇👇👇👇👇👇
👤DAAWO VIDEO❗️

@Somalibooks

Читать полностью…

Somali Books 📚

asc wllyaal Chanalkan igama codsan waligii share waa chana uu baahanyhiin qofkasta oo somali waa aniga ra,yigayga ila soo eeg wll haday ku noqoto subscrite u taabi siina faafi waa mahadsantihiin,,

https://www.youtube.com/watch?v=RYHX3-hTkX8

Читать полностью…

Somali Books 📚

Waxaan U baahanahay In qiimeen nala samaysan Qofkasta Magciisa seddaxan hasoo qoro sidoo kale waxyaabaha ka faaidey channalka inta uu ku jirey qoraal qurxoon nala wadaag 5 qofood ugu qoraal qurxoonaato ama faahfaahin kooban qurxon ka bixiso waxaan ku xusi doonaa websiteka aan soo wadno goor dhaw Fadlan nala qiimeey Mahadsanid

Читать полностью…

Somali Books 📚

🆓 Waana iga Codsaday Share, wll adigu Hadii uu Ku anfaco Join U dheh Waxba kuguma aha adiga, isagana waxbay u tahay,Wuxuu Qaybiyaa Apps Android iyo Apple oo Premium ah. Mahadsandiin
🩸 TAABO HALKAN🩸

Читать полностью…

Somali Books 📚

#Codsi Dhowr qof ayaan Buugan I weydiiyey Taabta Halkan

Читать полностью…

Somali Books 📚

📚-XILKAS-XUMO..📚Book Cusub oo Hada....
Buugan oo hada Dabka laga soo qaaday, Qoraaga ayaa u hibeeyey Somalida si free,oo aan Ganacsi gali karin. Somaliyeey,ducada qoraaga ee Buugan iyo kuwa kaleba waa Xagiina isha allah.

👀Kalmada Buuga👀
📚 - Guurka waa unnuga iyo aasaaska ugu horeeyo ee qoyska, bulsha kasta oo ku nool degaan gaar ah waxa eey leeday xeer iyo caadooyin guur oo u gaar ah, kuwaas oo eey ka dhaxleen jiilkii iyaga ka horeeyay. Hadaba lbulshada soomaaliyeed waa bulsho leh hiddo iyo dhaqan u gaar ah.Sidaa darteed waxa eeynu ka hadli doonaa guurkii iyo hasaawahii soomaalida inaga oo tilmaami doona waagii hore siyaaabaha uu guurku ku imaanjiray iyo nooca hasaawe ee bulshadii hore......

━━━━━| 𝐅𝐚𝐚𝐡 𝐅𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧 |━━━━━
M.𝗕𝘂𝘂𝗴𝗮: ➠ : XILKAS-XUMO
𝗤𝗼𝗿𝗮: ➠ : XASAN NUUR
𝗡𝗼𝗼𝗰𝗮: ➠ : PDF
𝗖𝗮𝗯𝗶𝗿: ➠: 0.5 MB
𝗕𝗼𝗴𝗴𝗮: ➠ : 71
𝗕𝘂𝘂𝗴𝗶𝗶: ➠ #B2462

━━━━| @somalilibrary |━━━━
━━━━| @somalibooks | ━━━━
━━━━| @XikmadoSom | ━━━━

ɴᴀɢᴜ ᴛᴀᴀɢᴇᴇʀ ᴅʜɪɪʀɪɢɪʟɪɴ ᴀy ɴᴏᴏ ᴛᴀʜᴀy

❤️ 𝗟𝗼𝘃𝗲 /channel/XikmadoSom
👍 𝗟𝗶𝗸𝗲
💬 𝗖𝗼𝗺𝗺𝗲𝗻𝘁𝘀


-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-
Sidee Loo dhownoad gareystaa
👇👇👇👇👇👇👇👇
🧲-DAAWO VIDEO-🧲


📥 hoos ka dagso: 👇

Читать полностью…

Somali Books 📚

📚"SOO DOOG"
W/Q: Cabdulqaadir Diiriye.

Waa sheeko faneed la magacbaxday "SOO DOOG" oo uu qoray Cabdulqaadir Diiriye, waa sheeko ku wareegaysa nolosha shan qoys, shantaas oo u taagan nolosha soomaalida. Waa sheeko faneed ka warramaysa tagtada iyo taaganta soomaalida,waxay gudbinaysaa farriin murti iyo xikmadi ay ku ladhan tahay. Waana sheeko wax badan ka tilmaamaysa xaaladdii burburka Soomaaliya iyo noloshii la soo maray.

Читать полностью…

Somali Books 📚

📚'Haddii dhalinyaranimada la ii celin lahaa maalin uun'

Читать полностью…

Somali Books 📚

'Garbaduubkii Gumaysiga'

Читать полностью…

Somali Books 📚

🔴Server address🔴-
ku qor sidan Hoose
proxy.digitalresistance.dog

🔴Port🔴 Ku qor
Numberka Hoose
443

🔴Secret Key🔴
Cod qaad oo past

d41d8cd98f00b204e9800998ecf8427e

Читать полностью…

Somali Books 📚

'Raadka riyadaydii'
Xasuustebyo.
-W/Q: Cali M.Diini.

Читать полностью…

Somali Books 📚

‼️AS,sxbyaal,Suaal aan idin weydiiyo Telegram iyo Tiktok ku Saabsan,
Maxay Tahay sababta Loo Daayay Fb,Youtube iyo Instigram Mise Iyaga wanaaga ayey Fidiyaan,sidaasaana loo Telegram iyo Ticktok loo abaaray?
Mid aan Kugu Daro Labadan App Waxaa iska Leh Ruush iyo Shiinaha.

Hadalka idinku Badani Maayo waxaan ogahay in Dunidan Maanta aad nooshahay ay ka socdaan Dagaalo dhaqan dhaqaale iyo Dhaqeele oo waaweyn aad u farabadan. Xiligan Gaarahaan Dhinaca Warbaahinta iyo Technology iska Daa waxa kaloo Dagaalkani wuxuu Marayaa ilaa Qamandida ama sareenka La Cuno iska Weeraro,Markaa makula tahay Hadan Somali Nahay In Dagaladan ku dhex Fahanay oo dhinac ina Tuuteeyey.

👀Midak kala somali Meel walba dab ayaa ka socda Lagama yaabo Sanadahan in Wax is badeli Dhaco. Sidoo waxa la qiyaasayaa in Madaxdan Korobshanka ahi iyo odayaasha adeega Waa iska soo soconayaan Sababtoo Waxaa Dhulka inala Gooyey Aqoon,La,aan,Faqri,Qabyaalad kala qoqoban, Gobolo,Maamulo is haysta. Hase ahaatee Ma Quusanayno waa ka baxaynaa..Alle ha sahlo waa iga dhamaatay maalin wngsan.


Afaaf💠

Waan ogahay in Dhaqan Xumo sida Hablo Qaawin iyo niman lagu faafiyey Telegram iyo Ticktok intaba Lakin Kuwa kale waa lagu faafiyaa ee waa ka saaraan.
Mid kasta waxay leeyihiin Report sida fb iyo youtube u leeyihiin oo looga saaro Marka Report lagu qabto...
Telegram waxaan ogahay xaga repert waa kugu deg deg badan Mana qaadato saacado,waanad xaqiijin kartaaa

Читать полностью…

Somali Books 📚

PIA VPN 3.19.2 waa VPN kaasi oo Ah premium featureskiisa dhammaan waa furanyihiin Hawaare sarena wuu leeyahay Dadka Telegramka ka xiran waad lasoo Dagi kartaan

Читать полностью…

Somali Books 📚

Telegram ayaa Guud ahaan Koonfurta Soomaaliya laga xirey Xalay saqdii dhexe, Laakiin maxat ku Taalaa hee VPN Loosoo wada guurey saaka.

Читать полностью…

Somali Books 📚

📚🔴Waa Maxay Ganacsi?

Love: Ku qabta

Читать полностью…

Somali Books 📚

🔺📚Waan Ku Salaamay Saaxiib .... Buug Kale Codsiguusu Batay


Haloo Codeeyo Bal Waad ogtihin inaan idin Dadaalno.
🇷🇺Buugana Xuquuqdiisa ilaaliya oo hadaad free ku heshey Ganacsi haka sameynine

Love Ku Muujiyo

Читать полностью…
Подписаться на канал