💠 Asc Dhalinyaro ✏️Turmihii BuugII aan ka saarnay Halkan ee Naftaydaay Gacalo Waan La Xidhiidhnay -Waxaanu Noo sheegay Inaanu Rabin Pdfkiisa in free loo dhigo somalibooks Sababo u Gaar ah darteed, Marka isku soo duuboo Buuga Kharashbaa galaye iska suga, Waa intaasoo wax iska badalaane isha allah ....Maalin wngsn
Читать полностью…📚 Buuga Waxaa Ku Urursan Culuum aad U xeeldheer oo Loogu Talagalay Dadka Daraasaad ku samaynaya Taariikhad Caalamul Islaam Iyo Diintaba. Akhrisa Waxan
Читать полностью…⚱𝗧𝗼𝗽 sᴏᴍᴀʟɪ ᴛᴇʟᴇɢʀᴀᴍ ⚱
🕌 Dɪɪɴɪ 🕌
📦: @Kalimakariim
📦: @Quruxdaislaamka
📦: @Daarulkheyr
💡╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾💡
📚 Bᴜᴜɢᴀᴀɢ 📚
📦: @Somalibooks
📦: @Somalilibrary
💡╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾💡
📲 Sᴏᴍᴀʟɪ Tᴇᴄʜ 🖥
📦: @Somali_tech
📦: @Somsoft
📦: @somalitej
💡╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾💡
💎 Xɪᴋᴍᴀᴅᴏ 💎
📦; @Som_Motivation
📦: @Al_xakiim
📦: @Albaanichannel252
📦: @AishaAhmed99
📦: @Dareen2021
📦: @Dareen_side
📦: @DhamBaal123
📦: @xaqiiqadanolosha
📦: @Xikmadosom
📦: @ZamzamSooyaal
📦: @KobciAqoontaada2
📦: @dhaqan_wanaag
💡╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾💡
👨🦱 Qɪsᴏᴏʏɪɴ 🧑🦰
📦:@qalbiyadeena
💡╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾💡
📽 Aғʟᴀᴀᴍ 📽
📦: @Som_Flims
💡╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾💡
😂 Qᴏsᴏʟ & Qᴀʀᴀᴀxᴏ 😂
📦:@Ilaqosal
💡╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾💡
🎤 Dʜɪɪʀɪɢᴀʟɪɴ 🎤
📦: @Cilmiraadis
📦: @Hogaan_Dumar
📦: @Hagaha_Nolosha
📦: @xafso143
📦: @Hogaan_bulsho
📦: @Dhiiragaliye
📦: @bqgrsh
📦: @Noqoxiddig
📦: @QalbiDhaye143
📦: @Hidaayatu_Rabi
💡╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾💡
🎓 Aǫᴏᴏɴ & Fᴀsᴀʟᴏ 🎓
📦: @Hasancaashaq
📦: @dareen_dahson
📦: @Farsamada
📦: @TilmameCafimad
📦: @DunnidaSuugaanta
📦: @haqabtire1
💡╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾💡
⌛️🪧⌛️
💡━━━━━━🕯━━━━━━💡
📌 ᴍɪᴅᴏᴡɢᴀ ༎
📥 Telegramerska Soomaalida
1 Team Somali Admins.
_✅_
╔═ ══ ══•| ❄️ |•══ ═══ ═╗
𖤓↬Channel ku Daridda iyo faah-faahin dheeri ah Ka Eeg
@Somali_Admins↫⎉
☀️━━━━━━🕯━━━━━━☀️
𖤓↬Haddi Aad Rabto Inaad Wax
ku xayaysiisato Ka Eeg wixii warbixina
⎙ㅤ @SomTelegramAds↫⎉
☀️━━━━━━🕯━━━━━━☀️
•━━━ ☀️🔝☀️ ━━━•
ꜱᴘᴏɴꜱoʀᴇᴅ ʙʏ:
❶ @Somalibooks ↫
❷ @cilmiraadis ↫
❸ @Xikmadosom ↫
❹ @Hidaayatu_Rabi↫
❺ @somalilibrary↫
🎩↬❢ ┇ᴇɴᴅ┇ ❢↫🎩
✅Telegram Goob Wanaagsan Hadaan dhaho,Bilaa daliil iga rumayusan Maysaan waxaa idin Sheegayaa Meel ay Khasab Ku tahay Qofka Muslim inuu share gareeyo,Anigu Goobta Malihi Waase share gareynaa ish allah
Goobta Waxa la dhaha Dhaxalkii Culimada.. Ila soo eega.
/channel/Turaasculimo
Updated{ ❗️❌DIGNIIN❌❗️
khasab Maha in labadaba aad ku shubato halmar kaa doonto ku shubo...ama labadaba ku shubo Adigay Ku taalaa lakin hal iskaga shubo si aanay Phone kaaga Buuxsamin Sidii telegram oo kale ayey Pluska iyo Telegram x U shaqeyaan dhamaan Wxiii kugu jiray kana wa akugu Jiraan.
✅✅hal Mid Aniga Khibradayda ahaan Plus Messenger ayaa Ugu fiican xaga adeegyada social sidii kugu kala qaybinayo Ma jirte Telegram kale oo la mid ah Waa aritiyda adiguna waad soo ogaan kartaan Mid kale xog kasta oo halkan ku qorani waa sax .. LABAAS APPS Waa telegram kii ku ahaata istifcmaal
💠Updated Waxay u badan tahay Telegram inaan la xidhin Waayo dadka inta Xun ee lagu faafiyo waxaa ka badan inta wanaagsan ee lagu faafiyo... Markaa ducada badiyana
🔄Ogaysiis🪫Haday Ku Noqoto Maalintii Kugu Dambeysay oo Buugaag Halkan Ku jiray Aad U Baahato Ciwaankan Ka Codso
⏺ Caawin@soomaali.com ↗️
Waxaa iska leh Ciwaankaas
💜 Teamka @Somalibooks
Waakan NAFTAYDAAY GACALO: Maantaanui Codsi idin Dirnay Fadlan Codsigiina waa Fulliya Waligayo Free ayaan Wax idinku siinaa Mana iibino Buugaagta Buugii waakan Qofkii iibinaya argtaan wax u sheega... idinku Website Tabarucaadka qaybta ka qaada ilaa Isbuuc baanu wadnay oo waad ogaydeen Markaliya bal isqadhjiidhiya
Share iyo Love ku hurgufa
Codsi : ❌Ugu Horeeyey ee Noociisa ah oo ka socda @Somalibooks🟢,, Dhammaan Asxaabta Halkaan ku Midownay Waxaan shaqadaan U hayno Umada soomaaliyeed si ay u helaan Buugaag qiimo Badan si Bilaash ah, sidoo Kale ma nihi Dad Ganacsada Buugaagta,sidaa ogtihiin, mana qaadana Mushahar ama Lacago,Iska Dhaaf Taageero kale.
👀Maadaama Telegram la xiri rabo waxaan isku dayaynaa inaan samayno Website eBook kii ugu waynaa soomaalida leedahay Anigoo ku Mashquul Ururin Save In 3k si aan idin ku keydino Markaa Waxaan u baahanahay Garab istaagiina.
Xaga Ducada, fikrada iyo Waliba Xaga Jeebka,Hadaba waxaan u baahanahay Inaad noogu deeqdo wixii Ka go,i Kara adigu ku Hagaajinaya Numberada Hoose oo dhalin ku hawlan Dhisada Webka hada Maray Dhamaad.
Hormuud : +252618031623 uukow
Telesom : +252634048063 Yahya
Hadii aad joogtid dibadana Waad noosoo diri karta
Dhalintantani Shaqo weyn ayey inoo hayaan iyagoo 3k Book ah inoogu save gareeyey webka walina hawsha wada.
hawrsaarsan iyo Habeen Wanaagsan.
🛑Telegram Xukuumada Somalia Warkanaa ka soo baxay Inkastoo aanan hubin hadana iska hubiya warkaas Mahadsnadiin.
Читать полностью…Waan ognahay Links Buuxsamay,Haka warwarin Mardhow ayaan idin la wadaagi doonaa Goob kale Mahasnidiin..
Читать полностью…📞✅WhatsApp community 4K Member Whatspp ah.
by 📚@Somalibooks📖
Go,aankii Dawlada kadib
🚀Hadii aad Ka Cabsanayso Saameynta Xaritaanka Telegram dalka.
✅ https://chat.whatsapp.com/LJrEuzV5HdRDSWLFDKA7rU
🔵 Ogow 🚫❕Halkan waxaa ku jira 6k members lakin Markaaed gasho adiga iyo admin kaliya ayaad arki kartaa
📞 Markale Numberkaaga iyo Numbers kale Ma Arki Kartid,
📞 halkan aya Buugaagta dhigi doonaa waana Cummunity qaab Cusub oo whatsappka ah.
🆔Share Waan ku samaynynaa👤 wax Wanaagsan Umada Hadaad La Wadaagto Sida Buugaag ama Diin Saacado Kooban Somali badan kugu soo biir doontaa Isha allah. Ku soo Biir Wlle.
✅ https://chat.whatsapp.com/LJrEuzV5HdRDSWLFDKA7rU
❗️Nin oday ah oo markii uu gaboobay ay dheguhu ka cuslaadeen ayaa dhakhtar u tegay. Wuxuu ka cabanaayay in Xaaskiisa ay iyaduna maqalka ka xanuunsan tahay. Dhakhtarkii wuxuu dhahay " si loo tijaabiyo heerka maqalkeeda; waxaad xaaskaaga kala hadlaysaa masaafo 50 tallaabo u jirta. Haddii ay ku maqli weyso 40 tallaabo ayaad hadana u jirsaneysaa. Haddii ay ku maqli weyso 30 tallaabo ayaad u jirsaneysaa, waad u sii dhowaanaysaa mar walba"
Ninkii wuxuu yimid xaafaddiisii. Masaafo 50 tallaabo ayuu u jirsaday xaaskii. Wuxuu cod sare ku yiri " xabiibi, maanta qadada maxaad noo karisay?" Wax jawaab ah waa maqli waayay. Wuxuu soo dhowaaday 40 tallaabo. "Xabiibi maxaad qado noo karisay". Wax u jawaaba waa maqli waayay. Wuxuu soo dhowaaday 30 tallaabo, 20 tallaabo ilaa ugu dambeyntii uu xaaskii ku yimid oo inta garabka ka taabtay ku dhahay " Xabiibti maxaad qadada noo karisay".
Xaaskii ayaa ku tiri " waa markii shanaad oo aan ku leeyahay waxaan noo kariyay bariis iyo hilib" !!!!!
Maxaa kaaga baxay?
Dheegasho: Mahamud Abdikadir
🦔☺️Buug kasta Somali ah Heerkasta waxbarashada Dugsiyada Somaliga ayaad webkan Ka Helaysaa waa Hadii Arday Somaliyeed tahay ama waalid Caruurtiisa wax dhigtaan tahayba meelkasta joogoo
🔵Aritan waxaa igu dhalisay Cod bixintiiinii oo u badnayd Buug raadis hada laga bilaabo hadaad arday tahay waxba ha iskoo so dhibin aalada
🔺Telegram🔺
🌈Mid aan idin raaciyo wllyaal Webkan Macalin ayaa iska leh Mana Iibiyo Waa Free Mudo dhowr sanado badan ayuu Furan yahay Hadaad ka hesho wixii aad doonaysay u duceey wll aniga ii raaciya Waa Sxb Mfaratoone Mahadsandiin Love dhamaantiin.
🧠waxaan idinka ilaabay markaad webka gasho Hoos u u yar soco adigaa arkay meelaha Ceegaaga Pdf Somaliga ahiye,markaa intaasna ku darso qorshaha hoos eeg xaga sare waxbadan ma yaalaaneRaali iga ahaada xaga sare asc ayaan ka ilaabaye...
📕Buuga {Maahmaahyadii La Nasakhay}
📚 - Dhab ahaantii marka si daqiiq ah loo daraasadeeyo qaab dhismeedka maahmaahooyinka Soomaalida waxaa la garan karaa in ay u kala cucuban yihiin laba qaabood oo la kala ah: Maahmaah iyo oraah. Qaabkani waxa uu la fal gali karaa marka laga eego xaga tixraaca werinta iyo dariiqadaha isticmaalka nidaamka Xadiiska iyo Atharka ee sunada diinta Islaamka.....
━━━━━| 𝐅𝐚𝐚𝐡 𝐅𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧 |━━━━━
M.𝗕𝘂𝘂𝗴𝗮: ➠ : MAAHMAAHOOYINKII LA NASAKHAY (LA BADELAY)
𝗤𝗼𝗿𝗮: ➠ DR. QAASIM XIRSI FAARAX
𝗡𝗼𝗼𝗰𝗮: ➠ PDF
𝗖𝗮𝗯𝗶𝗿: ➠0.5 MB
𝗕𝗼𝗴𝗴𝗮: ➠ 125
𝗕𝘂𝘂𝗴𝗶𝗶: ➠ #B2455
ɴᴀɢᴜ ᴛᴀᴀɢᴇᴇʀ ᴅʜɪɪʀɪɢɪʟɪɴ ᴀy ɴᴏᴏ ᴛᴀʜᴀy
❤️ 𝗟𝗼𝘃𝗲
👍 𝗟𝗶𝗸𝗲
💬 𝗖𝗼𝗺𝗺𝗲𝗻𝘁𝘀
Sidee Loo dhownoad gareystaa
👇👇👇👇👇👇👇👇
‼️DAAWO VIDEO✅
-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-
📥Mardhow kadib hoos ka dagso: 👇
✅Hadii aan Wali Telegram Laga Xidhin Taabo Mudane iyo Marwo Ka aad Tahay! 📝Hadaad Wali Wax qori kartana Soo qor weykan ama 👆🏿 Isxaadiri {Comments}
public poll
🧕🏼 👆🏿 – 189
👍👍👍👍👍👍👍 52%
🧔🏻♂️ 👆🏿 – 174
👍👍👍👍👍👍 48%
👥 363 people voted so far.
📚 Buugan Magaciis Waa : TAXANAHA TAARIIKHDII ISLAAMKA...
--kalmada Qoraha Buuga--
📚 - Qoraalka buuggaan taariikhda dhawr ujeeddo ayaan ka leeyahay:
UJeeddada koowaad waa inaan soo bandhigo dabeecadihii ay lahaayeen dadkii iyo dhulkii Alle u doortay farriintiisii u dambaysay, anigoo doonaya dhulkaas iyo dadkaasi meelaha ay ka shabbahaan dadka iyo dhulka Soomaalidu inaan soo saaro…si ay Soomaalidu maalin u hawaysato inay ku dayato oo xilkii diinta u istaagto Alle idanki….
━━| 𝐅𝐚𝐚𝐡 𝐅𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧 |━━
M.𝗕𝘂𝘂𝗴𝗮: ➠ : TAXANAHA TAARIIKHDII ISLAAMKA...
𝗤𝗼𝗿𝗮: ➠ Mohamed Mohamud Abdi (Jiindh)
𝗡𝗼𝗼𝗰𝗮: ➠ PDF
𝗖𝗮𝗯𝗶𝗿: ➠ 2.0 MB
𝗕𝗼𝗴𝗴𝗮: ➠ 4064
𝗕𝘂𝘂𝗴𝗶𝗶: ➠ #B2454
━━━━| @somalilibrary |━━━━
━━━━| @somalibooks | ━━━━
ɴᴀɢᴜ ᴛᴀᴀɢᴇᴇʀ ᴅʜɪɪʀɪɢɪʟɪɴ ᴀy ɴᴏᴏ ᴛᴀʜᴀy
❤️ 𝗟𝗼𝘃𝗲
👍 𝗟𝗶𝗸𝗲
💬 𝗖𝗼𝗺𝗺𝗲𝗻𝘁𝘀
Sidee Loo dhownoad gareystaa
👇👇👇👇👇👇👇👇
🔵--TAABO HALKAN--🔵
-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-
📥Mardhow kadib hoos ka dagso: 👇
🚀Shacabka Hargeysa siday u arkaan in La xidho Telegram iyo ticktok Somaliland gudaheeda
https://www.youtube.com/watch?v=3_ydpuDSBho
⛔⛔War Cusub⛔⛔⛔
⚠️Deg deg Buugii Naftaydaay Gacalo, Warbaa ka yimi,Xaqlihii ma Fasixin ayaa maqlay Buugaas raalina kama ah inkastoo warkaas aniga qof kale ii keenay warkaasi waanse soo xaqiijinynaa intaa ka horeysana waa Ka Saarnay Pdf.
Waxay u dhawdahay 100%100%100% inuu Buuga inoo Fasaxo Hore waa U dhacday, Waayo hore Waataan idinku sheegay-Qaar yaryar $1 iyo 0.5 doolar meelwalba ku iibiya Pdf ahan, oo xatta website u furteen, qaar Fb Pages, si ay Ganacsi ugu sameeyaan,Kuwaas oo kale si loogu xumeeyo Qoraayadu waa Noo Fasaxaan.
❌‼️hadayba dhacdo inaan helno oo uu inagu adkeyana ma soo galin doono wllyaal isha allah... Suuqa waa Laga Heli Doonaa Isagoo Ganacsi laga sameynayo....
intii la degtay ee ka gaadhsiisaay ilaaliya oo ilaahay ugu baqa ha faafin Waa intaasoo qoraagu aanuba raali ka ahayn oo laga soo xadaye.
Cidii Qoraaga inagu so xidhi kartaana wll halkan Ku soo Hagaajiya Mid uun Waliba Call.
@Mfaratoon Ama
@hagad
@liibaanwaasuge
AMA👇🏿👇🏿👇🏿👇🏿
Groupka Xuquuqda Buugaagta
Idinkuna raali ka ahaad Xalaasha ayaa inoo fiican dhamaanteenba Hawraarsan ban idin leeyahay.
🔴🔴🔴Caawa ee Xidhista Telegram Wixii aan kaga hadlnay Oo qoraala waa kuwan.
🔵🔵🔵🔵🔵🔵🔵🔵🔵🔵🔵🔵
Playsore ka ku qor magacyadaas kadib lasoo dag labada app {Telegram X} IYO {Plus Messenger}
Markaa lasoo dagto kadib gali lambarkii telegram kaaga Caadiga ah, kadib code buu ku waydiinayaa [ code ka waxa uu kuugu soo dhici doonaa telegram kaan hada la xiri rabo kadib code kaas gali sidaa waxaa kuugu soo wareegaya wax walba oo kuugu samaysnaa telegram kaan.
Teeda kale Norvpn Isticmaal hadii aanad Playstore waxba kala degi karin ama aanad Android Sidan Speed ahaan isagaa u fiican Free maadaama dadkeenu badan yihiin, xogta aan hayo xaga speed free isaga u fiican adigu baadh isha allah.
Qoraal hadaad ku fahmi weydo Video hoose daawo
Xagani waa Links
🚀Telegram X =
https://play.google.com/store/search?q=telegram%20x&c=apps&hl=en&gl=US
🚀Plust Telegram=
https://play.google.com/store/apps/details?id=org.telegram.plus&hl=en&gl=US&pli=1
🟣Nodvpn =
https://play.google.com/store/search?q=nordvpn&c=apps&hl=en&gl=US
Sxbyaal Baashaala Hadii caqabadi timaado Qaybta Comments.
isha allah Love ku qabta
Xalkan waxaan uga mahad calinaya dhalanyaradaan mashruca taburucaad ka ka qayb qadatay
1. CABDIRISAAQ MUKHTAAR CABDI
2. NIMCO CABDI CILMI
3. CABDIRASHIID CALI AXMED YUUSUF
4. CABDIFATAAX CALI XASAN
5. WARDA JAAMAC XASAN
6. XIRSI CABDILAAHI X WARSAME
7. NIMCO CABDI MUUSE NUUR
8.XALIIMO DHOONBE AW AXMED
9. CABDI XALIIM MAXAMUUD
10. HINDIYO AXMED SUUFI
11. ABDIRAHMAN HUSSEIN CILMI
12. FOOSIYA SALEEBAAN SH CABDILAAHI
13. NAJAAX ABDIRAXMAN HASSAN
14. AMRAN ABDI ALI
qarashaadka ma dhawo Cidii ka qayb qaadan karto Numberada hose haku diraan waxay awoodan.
EVCPlus Hormuud : +252618031623 Abdulkadir
ZAAD Telesom : +252634048063
Ebir Ethiopia : +251984858498
Yahye
🛑 Buug Kasta Naga Codsataan Waad Naga Heshaan hadaba Si aan Dadku Noogu kala soocdaan Hadii aad Tabarucaadkii Webki Dirtay Waan Diray Taabo. ogow In Lagu Arkayo Hadaad Been Sheegto oo Taabato.,. Ma Dirtay wll
public poll
❗️Ma Dirin – 108
👍👍👍👍👍👍👍 78%
💁♂️Waan Diray – 30
👍👍 22%
👥 138 people voted so far.
🔴📕Naftaydaay Gacalo hadaan idin dadaalno idinkuna Ma iska Bixinaysaan tabarucaadka lagu dhisayo webhka Markaan Buugan idin la Wadaagno Fadlan qof Kasta Ra,yigiisa aan eegno Buugan waa Buugii ugu Codsiga Badnaa tan iyo Bishii Hore.
Waa Soo Diraynaa
Ducada webku waa 2 ilaa Waxaad heli kartok a warama Qarshahaas sxbyaal mardhow xaga hoose ka eeg ish allahu
🙆♂️ Ma jiro⛔️ Telegram iyo Tiktoc Xiristeedii wax war ah oo ka soo baxay Somalia waxay u badan tahay in Amarkaasi la fulin doon. Inkastoo warar aan helnay Sheegayaan in Maamulada Qaaar Sida Puntland iyo Somaliland oo Diiday inay Xidhaan Telegram iyo Tictock hadana,Dawlada Somalia Wuu Socon Karaa Amarkeedu maadaama Caalamka Laga Ictiraafsan yahay.
👤Lakin Mid ayaa Sheegayaa Dhamaan Buugta Kumanaanka ee Halkan Ku jira Sever ayaan galiyey waa idin save gareeyey waxba haka warwarin Meel ayaa ku dhignay 28 Bishan ayaa Website Halkan idin soo dhigi doonaa aad ka heleysaan.
🔴🔴🔴 Webkii Waa Diyaar
https://forms.gle/7n7PT7yNBAvBRB1Q7
🆔 Inta Ka Horeysa Is diiwaan gali hadii aad is diiwaan galisayna iska sug ilaa bari ayaan ku soo diraynaa Links wabka.
🟣WAAKAN 👇 Maadaama Telegram Laga Xidhayo Somalia Buugta Xagee Kugu Soo Dirnaa ✈️?
⭐ Si Toosa ayaan kugu soo diraynaa Buug kasta Marka soo galino Halkan. Haka Baqanin in Buug Halkan ku jiray aad waayeysaan . Waad helaysaan isha allah dhamaan Sever ayaan Ku Shubnay.
Fadlan Buuxi Form Hoose Mahadsanid:
✏️✏️✏️✏️✏️✏️✏️
https://forms.gle/7n7PT7yNBAvBRB1Q7
Updated the links 🔄 Hada Isku Dagay Links Hoose isha allah
https://chat.whatsapp.com/FeGytzYS4YPIJMZZkUDPd9
Maadama Dowlada Soomaaliya Tiri Waan xireynaa Telegramka Marka gudiga somalibooks Ka tashtay Arinkaas Wuxuu isku raacay in la sameeyo Website library ah oo aan usoo Galin doono Buugaagta, sidoo Kale websitekaasi waxa dheer Qayb iib ah oo Dadka buugaagta qorey aan ogolayn in free lagu qaato qayb ay Kaga iibin karaan Buugaagtooda qiimo macquul ah Laakiin Buugaagta halkan Hore usoo galinay Si free ah ayaan ugu guri doonaa Halkaas Maalmaha soo socdo ayaana Hawada soo Galin doonaa
Sidee u aragtaa Ra'yigaasi?
⚱𝗧𝗼𝗽 sᴏᴍᴀʟɪ ᴛᴇʟᴇɢʀᴀᴍ ⚱
🕌 Dɪɪɴɪ 🕌
📦: @Kalimakariim
📦: @Quruxdaislaamka
📦: @Daarulkheyr
💡╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾💡
📚 Bᴜᴜɢᴀᴀɢ 📚
📦: @Somalibooks
📦: @Somalilibrary
💡╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾💡
📲 Sᴏᴍᴀʟɪ Tᴇᴄʜ 🖥
📦: @Somali_tech
📦: @Somsoft
📦: @somalitej
💡╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾💡
💎 Xɪᴋᴍᴀᴅᴏ 💎
📦; @Som_Motivation
📦: @Al_xakiim
📦: @Albaanichannel252
📦: @AishaAhmed99
📦: @Dareen2021
📦: @Dareen_side
📦: @DhamBaal123
📦: @xaqiiqadanolosha
📦: @Xikmadosom
📦: @ZamzamSooyaal
📦: @KobciAqoontaada2
📦: @dhaqan_wanaag
💡╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾💡
👨🦱 Qɪsᴏᴏʏɪɴ 🧑🦰
📦:@qalbiyadeena
💡╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾💡
📽 Aғʟᴀᴀᴍ 📽
📦: @Som_Flims
💡╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾💡
😂 Qᴏsᴏʟ & Qᴀʀᴀᴀxᴏ 😂
📦:@Ilaqosal
💡╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾💡
🎤 Dʜɪɪʀɪɢᴀʟɪɴ 🎤
📦: @Cilmiraadis
📦: @Hogaan_Dumar
📦: @Hagaha_Nolosha
📦: @xafso143
📦: @Hogaan_bulsho
📦: @Dhiiragaliye
📦: @bqgrsh
📦: @Noqoxiddig
📦: @QalbiDhaye143
📦: @Hidaayatu_Rabi
💡╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾💡
🎓 Aǫᴏᴏɴ & Fᴀsᴀʟᴏ 🎓
📦: @Hasancaashaq
📦: @dareen_dahson
📦: @Farsamada
📦: @TilmameCafimad
📦: @DunnidaSuugaanta
📦: @haqabtire1
💡╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾💡
⌛️🪧⌛️
💡━━━━━━🕯━━━━━━💡
📌 ᴍɪᴅᴏᴡɢᴀ ༎
📥 Telegramerska Soomaalida
1 Team Somali Admins.
_✅_
╔═ ══ ══•| ❄️ |•══ ═══ ═╗
𖤓↬Channel ku Daridda iyo faah-faahin dheeri ah Ka Eeg
@Somali_Admins↫⎉
☀️━━━━━━🕯━━━━━━☀️
𖤓↬Haddi Aad Rabto Inaad Wax
ku xayaysiisato Ka Eeg wixii warbixina
⎙ㅤ @SomTelegramAds↫⎉
☀️━━━━━━🕯━━━━━━☀️
•━━━ ☀️🔝☀️ ━━━•
ꜱᴘᴏɴꜱoʀᴇᴅ ʙʏ:
❶ @Somalibooks ↫
❷ @cilmiraadis ↫
❸ @Xikmadosom ↫
❹ @Hidaayatu_Rabi↫
❺ @somalilibrary↫
🎩↬❢ ┇ᴇɴᴅ┇ ❢↫🎩
🔴Maxay tahay Sababaha Somalidu Baryahan Ugu Soo Bateen Telegramka?Adiga Gaar ahaan Maxay tahay Sababta Keentay inaad Telegram ku soo biirto Codee: AMA Qaybta Duscussionka (comments) nagula wadaag.
public poll
🔴Buug Raadis – 19
👍👍👍👍👍👍👍 54%
🔴Forex Raadis – 6
👍👍 17%
🔴Diin Raadis – 4
👍 11%
Luuq Raadis 😂 – 3
👍 9%
🔴Shaqo Raadis – 2
👍 6%
🔴Luuqad Raadis – 1
▫️ 3%
🔴Subscribe Raadis
▫️ 0%
👥 35 people voted so far.