💣🎓Deg Deg Iiraan oo Tijaabisay Madaxyadii Nukliyeerka ugu horeeyey...
Dhul gariir Lagu Qiyaashay 4.5 Mt Sidoo kale cabirka SEISMOGRAPH laga Dhegaystay Armania ayaa Iyana sii Xaqiijiyey Inuu Yhaya Cabirka Tijaabada Dhulka Hoostiisa ee Nuckliyeerka..
Dugsiga Al Aqsa waa hogta barashada aqoonta diinta iyo Qur'aanka.
BARO DIINTAADA SUUBAN WAA BADBAADADAADA'E
💉182 𝙂𝘼𝙉𝙏𝘼𝘼𝙇 𝙊𝙊 𝙄𝙄𝙍𝘼𝙉 𝙆𝙐 𝙍𝙄𝘿𝘼𝙔 𝙄𝙎𝙍𝘼𝙄𝙇 𝘿𝙃𝘼𝙈𝘼𝙉𝙏𝙊𝙊𝘿 𝙒𝘼𝘼 𝙆𝙐 𝘿𝙃𝘼𝘾𝙀𝙀𝙉 𝙂𝙊𝙊𝘽𝙄𝙃𝙄𝙄 𝙇𝙊𝙂𝙐 𝙍𝙄𝘿𝘼𝙔 𝙒𝘼𝙇𝙄𝘽𝘼 𝘾𝘼𝘼𝙎𝙄𝙈𝘼𝘿𝘼 𝙄𝙔𝙊 𝙎𝘼𝙇𝘿𝙃𝙄𝙂𝙔𝙊
Читать полностью…Mowduuca: saamaynta dagaalka bariga dhexe iyo qaza uu ku leeyahay somalida.
Kala soco doodan oo ka qabsoomi doonta kanaalka DAREEN BULSHO
Taariikhda: 28/9/2024 9pm habeenimoLa socod wanaagsan
🚀👀
Major...real Coin... Dadhaa hamester ku go,ay Major baan Mustaqbal ahaan iyo lacag ahaan ka dhow... Xidig saar hadii kale shaqeyso Mahadsnid...
📚 KOORA-DADAB (Cishqi iyo Colaad).
"Waa sheeko run ah oo dhacday badhtamihii qarnigii ka horreeyay Daraawiishta. Dhammaan dadka ku xusani waa dad jirey oo la yaqaanno iyaga iyo tafiirtoodiiba.
Sheekadani waxay xanbaarsan tahay nuxur aad u ballaadhan oo ah taariikh dhab ah, suugaan aad u wacan, hiddihii iyo dhaqankii Soomaaliyeed oo dhan walba ah. Waxaad ka heli doontaa dhacdooyin yaab leh oo xaqiiq ah lehna faa’iidooyin badan. Sidoo kale waxaad ka heli doontaa lixdaneeyo gabay. Boqollaal maahmaahood, heeso noocyo kala duwan ah, halxidhaalayaal badan, sarbeebo iyo murti aan la soo koobi karin."
Halkan waxaa ku jira Buugaag Somali ah Si fudud u download gareysan kartid Maktabadan waa Caalami ka eego wixii buugaag somali ah ku anfaca sidoo follow saar.
https://independent.academia.edu/BOOKSSomali
📚𝗕𝘂𝘂𝗴𝗮: ➠ Falsafadda Jiraalnimadu Waa Insaannimo
⤵️⤵️⤵️⤵️🔵
𝗤𝗼𝗿𝗮: ➠ Jaan Bool Saartar
𝗧𝘂𝗿𝗷𝘂𝗺: ➠ Maxamed Shariif
𝗡𝗼𝗼𝗰𝗮: ➠ PDF
𝗖𝗮𝗯𝗶𝗿: ➠ 1.5 MB
𝗕𝗼𝗴𝗴𝗮: ➠ 85
𝗕𝘂𝘂𝗴𝗶𝗶: ➠ #B2502
❗️❗️❗️❗️❗️
♦️ Share Taabo = 👉🏿 Share
🩸@Somalibooks
Hal Elrod, waxa uu ku soo warinayaa dhiganihiisa lagu magacaabo "Waaberiga la yaabka ah", -kaas oo beddelay nolosha kumanaan qof- sida uu jarmaadku uga badbaadiyay xaalad halis ah oo uu ku sigtay in uu isdeldelo. Muddo dheer oo uu ku noolaa nolol ay ka buuxaan guulo iyo shaqooyin-bulsheed, dhigane uu qorayna la daabacay, ayay hal mar is beddeleen wax kastaa. Wakhtigii ay dheceen dhibaatooyinkii dhaqaale ee sanadkii 2007dii ayuu hal mar is arkay isaga oo bilaa shaqo ah, gashin badan lagu leeyahay, isla markaana aan bixin karin kirada guriga uu galo, waxa aanu gaadhay xalaad iskugu jirta quus iyo qalbi jab.
-------------------
Waa bog kamid ah boggaga buugga Salaad baa idhaaftay
Kala dag halkaan 👉 Download
__
-> Join @Somalibooks
-> Join @Dhiiragaliye
╚═══════☆♡☆═══════╝
┗━━━━━•❅•°•❈•°•❅•━━━━━┛
✨ Somali Promotion ✨
━━━━━━━━━━━━━━━━
🕋 𝗗𝗜𝗜𝗡𝗜 🕋
✦ 📖 @Diinteenna_Macaan
❋ 🌟 @Al_xakiim
✽ ✨ @Quruxdaislaamka
❈ 🌼 @Hidaayatu_Rabi
✤ 🌸 @hogaan_Dumar
❅ 🌺 @Dhaqan_wanaag
✎ 💫 @TAMARSIINTARUUXDA
━━━━━━━━━━━━━━━━
🏆 𝗗𝗛𝗜𝗜𝗥𝗜𝗚𝗜𝗟𝗜𝗡 & 𝗫𝗜𝗚𝗠𝗔𝗗𝗢 🏆
✰ 💡 @XikmadoSom
✽ 🏅 @Dhiiragaliye
❋ 📚 @AishaAhmed99
✦ 🧠 @QalbiDhaye143
❉ 📘 @kalimakariim
❈ 📝 @xaqiiqadanolosha
✎ 🔥 @Albaanichannel252
✤ 🌟 @Ruuxda
━━━━━━━━━━━━━━━━
🌷 Jacaylka & Oraahyo 🌸
✦ 💬 @Dareen_side
❋ ❤️ @Hasancaashaq
✽ 🌹 @daren_jaceyl
❉ 💫 @Mohametahmed
❈ 🦋 @Noqoxiddig
✎ 🌟 @FAAIDOCHANEEL
✤ 🎨 @DunnidaSuugaanta
━━━━━━━━━━━━━━━━
🎓 AQOON & FASAALO 🎓
✦ 📖 @maanhage
❋ 🛠️ @farsamada
✽ 🎓 @KobciAqoontaada2
❉ 🌟 @guuleyso11
━━━━━━━━━━━━━━━━
📚 BUUGAAG 📚
✦ 📚 @somalibooks
❋ 🏛️ @Somalilibrary
✽ 📘 @kobciyebooks
━━━━━━━━━━━━━━━━
◤──••──◥
▐░░░░░░░░░░░░░▌
⭐️ JOIN ALL CHANNELS
/channel/dareenbulsho
◣──••──◢
💫 Ku Sali Nebiga SCW 💫
∴.·:¨¨:·. ☙.·:¨¨:·.♡
📚Sahayda Ubadka Muslimka -Pdf
Barbaarinta ubadka iyo korintooda waa ammaano qorteena ku sugan,waxaana dusheena waajib ku ah inaan gudano ammaanadaas. tani waarisaala fudud oo u habaysan qaab su’aalo iyo jawaabo ah taas oo ugutalagalay ubadka hadda wax baranaya ee ku jira dugsiyada qur’aanka iyo xanaanada ubadka. Si ay ugu fududaato in ay bartaan aasaaska diinta islaamka una xifdiyaan qaab kooban oo fudud. Waxaan ku tijaabiyay tiro badan oo macalimiin ah oo ka mid ah macallimiinta dugsiyada Qur’aanka ee magaalada Muqdisho ardaydooda, wayna u fududaatay xifdiga. waxaa kale u sahlanaaday in ay tartanada diinta ku galaan waana idin ku dhiiragalinayaa in la faafiyo ....Akhris Wacan
MACHADU DAARU AL-CILMI ONLINE
WAXA UU BILAABAY FASAL BILAASH AH OO LAGU BARANAYO
LUQADA CARABIGA.
HALKAN KALA XIDHIIDH:
https://wa.me/252636036597
GROUPKAN KUSOO BIIR:
https://chat.whatsapp.com/LA0RsPI092T4jqqmrLPU4x
🔴🔴🔴⭐️⭐️⭐️⭐️⚠️ Fadlan kasoo qeyb gal kulanka caawa..!
🌍 Aadamiga nool maanta waxay yeesheen dano si xooggan isu dhex-galay. Taasi waxay dhalisey in fikradihiina ay is dhex-yaacaan. Fikradduna waa midda qofka iyo bulshada u naqshadeysa qaabka loola fal-geli lahaa nolosha. Hadaba dhiganahan ISLAAMKA IYO CILMAANIYADDA, waxuu si dhow ugu sheekaynayaa siday ku timid aragtidan CILMAANIYADDA iyo siday ugu faaftay guud ahaan dunida, dunida muslimka iyo sababihii keenay.
📚''SARE U KACA DAALİBAAN İYO HOOS U DHACA ERDOĞAN''
Waa Buug runtii kaa daba geyn doona xaqiiqda afganistaan taala runtii ay aad u qariyaan Media Reer galbeedka,Dhanka kale reer galbeedka ayaa daalibaan ku soo rogay ama ku haya ilaa hada Cunaqabteyn aad cadaalad ahay.
Buuga -PLANNER-MAALINLAHA
👇🏿Hordhaca Buuga
Buugan waa Sedex waraaqood oo Jadwal ah Hadad doonayso inaad Noloshaada qorsheyso ama tahay dadka Jecel inay Jadwal Noloshoood u sameeyaan waa jadwal Fudud Fadlan daabaco bil sanad ama inta aad doonto.
Fadhi Dibada oo calis ah
Fadhi gaan waxa laga keenay wadanka ingiriska waa iib Waxa LA isticmalay mudo 1 bil ah qimahiisu waa5000lakiin 3000 ayaa celis ahaan lagu iibinaya
✨ 𝑺𝒐𝒎𝒂𝒍𝒊 𝑷𝒓𝒐𝒎𝒐𝒕𝒊𝒐𝒏 ✨
━━━━━━━━━━━━━━━━━━
🕋 𝗗𝗜𝗜𝗡𝗜 🕋
➻ 📖 @Diinteenna_Macaan
➸ 🌟 @Al_xakiim
⌲ ✨ @Quruxdaislaamka
✿ 🌼 @Hidaayatu_Rabi
▲ 🌸 @hogaan_Dumar
◇ 🌺 @Dhaqan_wanaag
✧ 💫 @TAMARSIINTARUUXDA
━━━━━━━━━━━━━━━━━━
🏆 𝗗𝗛𝗜𝗜𝗥𝗜𝗚𝗜𝗟𝗜𝗡 & 𝗫𝗜𝗚𝗠𝗔𝗗𝗢 🏆
➸ 💡 @XikmadoSom
✿ 🏅 @Dhiiragaliye
⌲ 📚 @AishaAhmed99
▲ 🧠 @QalbiDhaye143
✧ 📘 @kalimakariim
◇ 📝 @xaqiiqadanolosha
➻ 🔥 @Albaanichannel252
✿ 🌟 @Ruuxda
━━━━━━━━━━━━━━━━━━
🌷 𝗝𝗔𝗖𝗔𝗬𝗟𝗞𝗔 & 𝗢𝗥𝗔𝗔𝗛𝗬𝗢 🌸
➻ 💬 @Dareen_side
⌲ ❤️ @Hasancaashaq
▲ 🌹 @daren_jaceyl
✧ 💫 @Mohametahmed
◇ 🦋 @Noqoxiddig
✿ 🎨 @DunnidaSuugaanta
━━━━━━━━━━━━━━━━━━
🎓 𝗔𝗤𝗢𝗢𝗡 & 𝗙𝗔𝗦𝗔𝗔𝗟𝗢 🎓
➸ 📖 @maanhage
⌲ 🛠️ @farsamada
▲ 🎓 @KobciAqoontaada2
✧ 🌟 @guuleyso11
━━━━━━━━━━━━━━━━━━
📚 𝗕𝗨𝗨𝗚𝗔𝗔𝗚 📚
➻ 📚 @somalibooks
◇ 🏛️ @Somalilibrary
✿ 📘 @kobciyebooks
━━━━━━━━━━━━━━━━━━
💫 𝑱𝒐𝒊𝒏 𝑨𝒍𝒍 𝑪𝒉𝒂𝒏𝒏𝒆𝒍𝒔
/channel/dareenbulsho
━━━━━━━━━━━━━━━━━━
Ma doonaysaa in ganacsigaaga lagu xayeysiiyo?
BREAKING: 🇱🇧 Hezbollah confirms its leader Hassan Nasrallah was killed by Israel.
Waxa hada la xaqiijiyy in uu dhintay hogaamiyihii ururka xisbulah.
📚Buugga 50 xikmadaha nolosha
W/Q: suldaan khaalid Abdi Hamid
Pages : 53
Cabirka : 277kb
asxbeey Prank Miyaa Buugani Mise waa dhab,hadii aan helno Ma soo dhignaa Mise waa ❗️🆘🆘
`` Filimkan
✉️🔥Dhallinyaro ASC-hamester Airdrop lacagtii Waa soo diray Hdaii aad Heshay Fadlan Nala Wadaag inta Coins uu ku siiyey si u ogaano waxaad heshay Airdrop ahaan
... Mida kale hada
❇️ Season 2 ayaa Bilowday ee Yaanu dhaafin Hoosta kaga bood oo daimond badan shaqeyso season ka caano macaane..
📚 FALSAFADDA JIRAALNIMADU WAA INSAANNIMO
Bulshada in la dhex keeno doodo falsafadeed la soo waariday oo maanka godlinaya misana ka saaraya jujuubnaanta abka soogaadhnimada laga dhaxlay ee hagaasiyay habfekerka qofeed iyo wax iska waydiinta arrimaha ku teedsan qofka waa lamahuraan, weliba aad baahi weyn loogu qabo.
━━━| 𝐅𝐚𝐚𝐡 𝐅𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧 |━━━
𝗕𝘂𝘂𝗴𝗮: ➠ Falsafadda Jiraalnimadu Waa Insaannimo
𝗤𝗼𝗿𝗮: ➠ Jaan Bool Saartar
𝗧𝘂𝗿𝗷𝘂𝗺: ➠ Maxamed Shariif
𝗡𝗼𝗼𝗰𝗮: ➠ PDF
𝗖𝗮𝗯𝗶𝗿: ➠ 1.5 MB
𝗕𝗼𝗴𝗴𝗮: ➠ 85
𝗕𝘂𝘂𝗴𝗶𝗶: ➠ #B2502
Warqaddii boqorkii Ethiopia boqor Menelik, ( 10 April, 1891 )
- ” Xuduudda Itoobiya waa illaa xeebta soomaalida ”
Maanta, 133 sano ka dib, damacii iyo khatartii Itoobiya isma beddelin.
Xigasho;
A CLASSIC COLONIAL CASE
The Ministry of Foreign Affairs
Mogadishu, Somali Republic
MARCH, 1967
Ads 🔺✖️ 𝗞𝗮 𝗪𝗮𝗿𝗵𝗮𝘆 500,000+ Soomaali oo ku jira Telegram!
Star Tech waa shabakad hormuud u ah Midowga Telegramers-ka Soomaaliyeed oo ka kooban in ka badan 30+ channels oo ay ku xiran yihiin dad ka badan 500,000 oo Soomaali ah.
PDF-kani ''SARE U KACA DAALİBAAN İYO HOOS U DHACA ERDOĞAN'' Waxaa uu ka kooban yahay 29 page. .....
Читать полностью…Gabadhaan ukala kiciya saaxiibayaal waxay soo gudbisaa qoraalo wax ku ool ah
/channel/+xFQKM_ywnPRiZGE0