somalibooks | Неотсортированное

Telegram-канал somalibooks - Somali Books 📚

139561

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh. Youtube: https://shorturl.at/auGJZ Diclamer: Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh @Cabasho_Bot @Tusmobook

Подписаться на канал

Somali Books 📚

dabaal dega maanta darteed Buug Fiican idinku Talagalay Wax yar suga

Читать полностью…

Somali Books 📚

Waa sawirka dhalinyarro falastiiniyiin ah oo saaran taangi dagaal oo ay leedahay Isreal oo askarigii watay uu ka cararay.

Gobolka qazza ee Falastiin waxaa ka socda hawlgalkii ugu waynaa abid, falastiiniyiinta ayaa qabsaday boqolaal gawaadhi dagaal iyo askar israaiiliyiin ah, sidoo kale magaalooyin badan oo ku jiray gacanta Gumaystaha Isreal ayaa hadda gacanta u galay falastiiniyiinta.

Muqaalo badan oo la baahiyay ayaa laga arki karayaa kumanaan askar iyo shacab isugu jira oo ka baxsanaya deeganadoodii kana cararaya dagaalyahanadda falastiiniyiinta ah ee ururada iska caabinta falastiin.


Galab wanaagsan

Читать полностью…

Somali Books 📚

Asc 〽️Live Caawa sidii aan kaga hadlay Labadan app waxay ku jeclaysiinayaan Akhriska Phone biuugaagta.

▶️▶️Blue Screen Filter: inta badan Phones apple iyo andriod waa Leeyihiin setting laga tagaa,lakin App ka fiican inaad ku shubato Xaga akhriska.iyo waliba idhaha oo aduunka dhakhaatiirka joogtaa isku raaceen in Bluelight Screen indhaa dhaawa halisa ku yahay. Halkan Kala Deg appl ku qor appstore: Bluelight filter screen



▶️
App WPs,Wuxuu ku fududeynayaa Akhriska Tusaale PDf yada oo marmar dhib Zoom isticmaasho,lakin wps,wuxuu leeyahay adeegyo loogu talagay in Phone Lagu Akhristo. Halkan Kala Deg hadii apple yahay Appstore ku qor WPs pdf editor

Читать полностью…

Somali Books 📚

🛑Live Caawa Gobeey ha qarsoomin.
SOO GAL LIVE

Читать полностью…

Somali Books 📚

📚Buuga: CASARIYE ⬇️
==================
W/Q:Adham Sharqaw
Turjumaha: (Aadan-Sahan)

Size:   45.2MB
Pages: 312 BoG
Format: PDF.
===================

ILAASHO-CAAFIMAADKAAGA

⚠️F.G
⛔️Buugaan looma isticmaali karo Ujeedo Ganacsi iyo Wax la mid ah‼️.


⚪️ FASALO ⚪️

Читать полностью…

Somali Books 📚

📚Buuga: Habeen Kama Tagin Kuwii Hore."

====================
❗️Psswrd: Almazbooks
====================
1- 📚⬇️ 👉🏻 DHIIRIGALINTA
2-📚 ⬇️👉🏻 LUUQADA
===========================
🟥 CAAFIMAADKA GUUD 🟥
===========================
⚫️⚪️ FASALO ⚪️⚫️

⚠️F.G
⛔️Buugaan looma isticmaali karo Ujeedo Ganacsi iyo Wax la mid ah‼️.
@somalibooks

Читать полностью…

Somali Books 📚

░█►═  𝚃𝚎𝚕𝚎𝚐𝚛𝚊𝚖-❗️(𝟸𝟶𝟸𝟺) 𝚂𝚘𝚖𝚊𝚕𝚒 • ⭐️ 𝙲𝚘𝚖𝚖𝚞𝚗𝚒𝚝𝚢 ═◄█░


👤♛ 𝚂𝙸 𝙰𝙰𝙳 𝚄 𝙷𝙴𝚂𝙷𝙾 𝙺𝙰𝙽𝙰𝙰𝙻𝙰𝙳𝙰 𝚄𝙶𝚄 𝙼𝚄𝙳𝙰𝙽 𝙴𝙴 𝙰𝙰𝙳𝙺𝙰 𝙻𝙾𝙾 𝚇𝙸𝙸𝚂𝙴𝙴𝚈𝙾 𝙼𝙰𝙳𝙰𝚂𝙷𝙰𝙽 𝚃𝙴𝙻𝙴𝙶𝚁𝙰𝙼-𝙺𝙰,𝙵𝙰𝙳𝙻𝙰𝙽 𝚃𝙰𝙰𝙱𝙾 𝙸𝙶𝚄 𝙳𝙰𝚁𝙰 𝙰𝙼𝙰 𝙺𝚄 𝙱𝙸𝙸𝚁. ♢🎃                  
                          👇🏿👇🏿👇🏿

❇️ IGU DARA ❇️         ❇️ KU BIIR ❇️

Читать полностью…

Somali Books 📚

📚"BAADIGOOBKA GUUSHA.ᴘᴅғ"

🦋  ➠Channel: Dhiiragaliye
🦋  ➠Aqri: Buugg Cusub

👀

Читать полностью…

Somali Books 📚

'📚Socdaalkeygiii masonic'

📚 Buug yarahaani waa sheeko faneed si dhab ah u dhacday . Waa sheeko faneed tabineysa Shakhsi dhalinyaro ah oo soomaaliyeed oo qaaday dhabada halaaga iyo gudcurka . Waa sheeko -faneed  aadan akhriskeeda ka daali Doonin ..Akhris Wacan


━━━━━| 𝐅𝐚𝐚𝐡 𝐅𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧 |━━━━━
𝗤𝗼𝗿𝗮: ➠ Khaalid Xoosh
𝗡𝗼𝗼𝗰𝗮: ➠ PDF
𝗖𝗮𝗯𝗶𝗿: ➠ 1 MB
𝗕𝗼𝗴𝗴𝗮: ➠ 88

==============================
ɴᴀɢᴜ ᴛᴀᴀɢᴇᴇʀ ᴅʜɪɪʀɪɢɪʟɪɴ Kuwan hoose
❤️ 𝗟𝗼𝘃𝗲
👍 𝗟𝗶𝗸𝗲
💬 𝗖𝗼𝗺𝗺𝗲𝗻𝘁𝘀

Читать полностью…

Somali Books 📚

📚📕-BILAN"😘


📝-Kala doorashada sax iyo qalad waxaa mar walba u dhaxeeya quruurux ilu-qabato ah, oo aanan garasho mooyee aragga lagu dhererin karin. Waa sida adigoo suuqa tagay, oo soo iibsaday barafuun iyo shaambo Taariikhda isticmaalkoodu yahay mid dhacay labadaba, waana xaalado kala duwan oo barafuunka aad dharkaada ku buufiso haddii laga waayo wax udgoon ah waxaa kaaga qasaari kara lacag, balse marka arrinku ku saabsanyahay shaambada, qasaaraha waxaa qeyb ka noqon kara timahaaga.

===============
W/Q: C/risaaq xassan jidhi AQWAAN
===============
Size:  0.5MB
Pages: 46bog
Format: PDF.
============
📥 Download Free/Pdf:👇📥

Читать полностью…

Somali Books 📚

📚Waayaha Daayeerada."😘

============
W/Q: Dr. Musdafa Maxamuud
Turjumaha: Aadan Sahan:
===============

Size:  36.5 MB
Pages: 129 bog
Format: PDF.
============
📥 Download Free/Pdf:👇📥

⚠️F.G
⛔️Buugaan looma isticmaali karo Ujeedo Ganacsi iyo Wax la mid ah.
@somalibooks
──────⊱◈◈◈⊰──────
♻️ Qof Cusub : How to donwload ?
──────⊱◈◈◈⊰──────

#Codsi
#Taariikh

Читать полностью…

Somali Books 📚

Halkan Buugaag Carabi ah oo Qiime Badan ayaad ka helaysaa-❗️Only Dadka Goostay Carabiga
/channel/lenaqra

Читать полностью…

Somali Books 📚

📚"UHIILI MAANKA.ᴘᴅғ"

🇭 🇴 🇷 🇩 🇭 🇦 🇨

𝐍𝐚𝐟𝐭𝐞𝐞𝐧𝐮 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐲 𝐝𝐨𝐨𝐧𝐚𝐲𝐬𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐰𝐚𝐚𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐧𝐨𝐥𝐨𝐬𝐡𝐞𝐧𝐚 𝐤𝐮 𝐠𝐚𝐝𝐚𝐚𝐦𝐚𝐧 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐲 𝐬𝐨𝐨 𝐛𝐚𝐧 𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲𝐚𝐚𝐧 𝐦𝐚𝐫𝐚𝐤𝐚𝐲,𝐢𝐬 𝐲𝐞𝐞𝐥𝐚𝐧 𝐰𝐚𝐲𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐚𝐲 𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐡𝐨𝐫 𝐲𝐢𝐦𝐚𝐝𝐚𝐚𝐧 𝐚𝐲𝐮𝐮 𝐬𝐢 𝐝𝐚𝐝𝐛𝐚𝐧 𝐮 𝐭𝐚𝐛𝐚𝐧𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐛𝐮𝐮𝐠𝐮.

𝐓𝐢𝐫𝐚𝐛𝐚 𝐰𝐚𝐚 𝐬𝐚𝐝𝐞𝐱 𝐬𝐡𝐞𝐞𝐤𝐨 𝐟𝐚𝐧𝐞𝐞𝐝.....

𝐒𝐢𝐳𝐞: 2𝐌𝐁.
𝐏𝐚𝐠𝐞𝐬: 65.
𝐅𝐨𝐫𝐦𝐚𝐭: 𝐏𝐃𝐅.
📥 𝐃𝐨𝐰𝐧𝐥𝐨𝐚𝐝 𝐏𝐝𝐟/𝐅𝐫𝐞𝐞:👇📥

Читать полностью…

Somali Books 📚

📚📕Buuga: Faca Koraya."😘


📝-buug ka mid ah Buugaagta loogu raadiska Badan yahay somalida wakhti Xaadirkan Halkan kala socda buuga kasta oo Somaliyeed mahadsnid.
Akhris Wacan
===============
Pasword : No
============
Turjumaha: Aadan Sahan:
===============
Size:  114 MB
Pages: 62.7MB
Format: PDF.
============
📥 Download Free/Pdf:👇📥

Читать полностью…

Somali Books 📚

📝-Tafsiirka Sadaxda Jus ee ugu hooseysa quraanka kariimka iyo Axkaam Kale oo muhiim ah. @somalibooks

Channel: @Hidaayatu_Rabi
Channel: @somalienglish

Читать полностью…

Somali Books 📚

Waa maxay macnaha ku jira in dhakhaatiirta Soomaalida sidaa wax u qoraan? Su'aashaa jawaab waan u la'ahaye cid ka jawaabi karta ma jirtaa?
Imisa dawo ayaad warqadan ka fahmtay oo ku qoran?

Meelaha qaar handritting waa la mamnuucay markii sababeeb dhimasho badan.

Читать полностью…

Somali Books 📚

Buugaas📚 Maad hayseen Mise waa Soo Daayaa Tallow

Haa Love badan saara hadaan soo dhigayaaye

Читать полностью…

Somali Books 📚

Halkan Buugaag Carabi ah oo Qiime Badan ayaad ka helaysaa-❗️Only Dadka Goostay Carabiga
/channel/lenaqra

Читать полностью…

Somali Books 📚

⚠️ Muhiim Sirta Telegram ⚠️
👆👆

Meelahan XIdh Telegram Si aanu Mobilka kaaga Buuxsamin.

Читать полностью…

Somali Books 📚

📚Buuga: CASARIYE

============
2️⃣❗️Psswrd: No.
==================
W/Q:Adham Sharqaw
Turjumaha: (Aadan-Sahan)

Size:   45.2MB
Pages: 312 BoG
Format: PDF.
===================
📥 Download Free/Pdf:👇📥


⚠️F.G
⛔️Buugaan looma isticmaali karo Ujeedo Ganacsi iyo Wax la mid ah‼️.
@somalibooks


OPTIONAL Add

1-
📚⬇️ 👉🏻 DHIIRIGALINTA
2-
📚 ⬇️👉🏻 LUUQADA

👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻👇🏻
🟥
CAAFIMAADKA GUUD 🟥

Читать полностью…

Somali Books 📚

📚Buuga: Habeen Kama Tagin Kuwii Hore."

============
2️⃣❗️Psswrd: Almazbooks
==================
W/Q: Xamse Nayruushi
Size:  69.3MB
Pages: 147
Format: PDF.
===================
📥 Download Free/Pdf:👇📥


⚠️F.G
⛔️Buugaan looma isticmaali karo Ujeedo Ganacsi iyo Wax la mid ah‼️.
@somalibooks

Читать полностью…

Somali Books 📚

📚"BAADIGOOBKA GUUSHA.ᴘᴅғ"

🦋  ➠Channel: Dhiiragaliye
🦋  ➠Aqri: Buugg Cusub

Aqris wacan😊

Читать полностью…

Somali Books 📚

'Socdaalkeygiii masonic'
W/Q: Khaalid Xoosh.

Buug yarahaani waa sheeko faneed si dhab ah u dhacday . Waa sheeko faneed tabineysa Shakhsi dhalinyaro ah oo soomaaliyeed oo qaaday dhabada halaaga iyo gudcurka . Waa sheeko -faneed  aadan akhriskeeda ka daali Doonin .


Akhris wacan...

Читать полностью…

Somali Books 📚

Buuga 📚BILAN" 😘



==============
W/Q: C/risaaq xassan jidhi AQWAAN
===============
Size:  0.5MB
Pages: 46bog
Format: PDF.
============
📥 Download Free/Pdf:👇📥

Читать полностью…

Somali Books 📚

📚Waayaha Daayeerada."😘

============
===========

⚠️F.G
⛔️Buugaan looma isticmaali karo Ujeedo Ganacsi iyo Wax la mid ah.
@somalibooks
──────⊱◈◈◈⊰──────
♻️ Qof Cusub : How to donwload ?
──────⊱◈◈◈⊰──────

Читать полностью…

Somali Books 📚

live /channel/somalibooks?livestream=4829b00e66d78176fb

Читать полностью…

Somali Books 📚

📚"UHIILI MAANKA.ᴘᴅғ"

🦋  ➠Channel: @Hidaayatu_Rabi
🦋  ➠Channel: @Daarulkheyr

Читать полностью…

Somali Books 📚

📚Buuga: Faca Koraya."😘

============
Turjumaha: Aadan Sahan:
===============
Size:  114 MB
Pages: 62.7MB
Format: PDF.
============
📥 Download Free/Pdf:👇📥

⚠️F.G
⛔️Buugaan looma isticmaali karo Ujeedo Ganacsi iyo Wax la mid ah.
@somalibooks


──────⊱◈◈◈⊰──────
♻️ Qof Cusub : How to donwload ?
──────⊱◈◈◈⊰──────

Читать полностью…

Somali Books 📚

Buugga ugu wanaagsan ee la dagaalanka walbahaarka🥰 aqrintiisana laguma caajisayo

Kala dag 👉 Buugga

Читать полностью…

Somali Books 📚

📚Sedexda Juz ugu Hooseeya.😘

📝-Tafsiirka Sadaxda Jus ee ugu hooseysa quraanka kariimka iyo Axkaam Kale oo muhiim ah. @somalibooks
Akhris Wacan
===============
*Password= Almazbooks
============
Size:  190.1MB
Pages: 188 Bog
Format: PDF.
============
📥 Download Free/Pdf:👇📥

Читать полностью…
Подписаться на канал