somalibooks | Неотсортированное

Telegram-канал somalibooks - Somali Books 📚

138997

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh. Youtube: https://shorturl.at/auGJZ Diclamer: Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh @Cabasho_Bot @Tusmobook

Подписаться на канал

Somali Books 📚

BUUGAGATA ISBAR MACALIN LA'AAN

Isbar computer
Buugan waxaad ku baranaysa
- computer basics
- computer software
- computer hardware
- windows 11
- mac os
- Microsoft office
- Adobe photoshop
- Obs studio

QIMA HIISU WAA 5$
——————————————
ISBAR PROGRAMING,,,
Bugan waxaad ku baranaysa
- basics of programming
- web development basics
- programming basics
- program languages
- database
- code editor & IDE
QIMA HIISU WAA 5$
—————————————
ISBAR AI

Buugan waxaad ku baranaysa
- Ai iyo tarikhdeeda
- Qabka Ai loo gu isticmalo waxbarashada
- Qabka Ai loo gu isticmalo shaqooyinka malmeed
- Qabka Ai loo gu isticmalo graphic design
- Qabka Ai loo gu isticmalo ganacsiga
QIMA HIISU WAA 7$
———————————————
dhamaan hadaad iibsato 15$ laga siinay iyo buug hacking ah oo afsomaliya oo free ah

Waxaad ka dalbataa buugaad rabtiid halkan
╭┈──────────────
╰┈💁‍♂️➤@mr_somali

Читать полностью…

Somali Books 📚

📚Casharo Nololeed


♻️ Sida Buuga loo degsado :
How to donwload  ?      

All Rights Reserved
📚 hore
📚 Cusub

Читать полностью…

Somali Books 📚

BUUGAGATA ISBAR MACALIN LA'AAN

Isbar computer
Buugan waxaad ku baranaysa
- computer basics
- computer software
- computer hardware
- windows 11
- mac os
- Microsoft office
- Adobe photoshop
- Obs studio

QIMA HIISU WAA 5$
——————————————
ISBAR PROGRAMING,,,
Bugan waxaad ku baranaysa
- basics of programming
- web development basics
- programming basics
- program languages
- database
- code editor & IDE
QIMA HIISU WAA 5$
—————————————
ISBAR AI

Buugan waxaad ku baranaysa
- Ai iyo tarikhdeeda
- Qabka Ai loo gu isticmalo waxbarashada
- Qabka Ai loo gu isticmalo shaqooyinka malmeed
- Qabka Ai loo gu isticmalo graphic design
- Qabka Ai loo gu isticmalo ganacsiga
QIMA HIISU WAA 7$
———————————————
dhamaan hadaad iibsato 15$ laga siinay iyo buug hacking ah oo afsomaliya oo free ah

Waxaad ka dalbataa buugaad rabtiid halkan
╭┈──────────────
╰┈💁‍♂️➤@mr_somali

Читать полностью…

Somali Books 📚

#Codsi Buugga 100 Mashruuc iyo Mashruuc

Qoraa: Xamse Xabiib Xuseen

Читать полностью…

Somali Books 📚

Buugii 3aad : Essential English for..

👇👇👇
┏━━━━━━━━━┓
🎙🎙🎙Dhegeyso Buuga
┗━━━━━━━━━┛

Faahfaahinta Buuga

Magaca: Essential English for..Book 3
W/Q: C.E. Eckersley
Macalin: Nuur Ismacil Xirsi
Pages: 258
Size: 8.3mb

————————————————
Codka Macalinka Halkan ka eeg

Читать полностью…

Somali Books 📚

Adeegto (BOOYEESO) waa qiso ku saabsan gabar markii hore ahayd reer baadiye, markii xigayna magaalo soo gashay.

Qisadu waa nolosha gabadhaa, mar kastaba way dulmaneyd aan ahayn markii ugu dambaysay ama qaybtii dambe ee nolosheeda taas oo cid alla baxshay, nin ay mahadisayna haleeshay ugu dambayn.


"Waa mid aynu wada ognahay nolosha gabar raja ah oo baadiye adhi aayadeed madax ka tahay raacda, waxaynu kaloo ogsoon nahay qofka adeegto, Booyeeso ama jaariyad la yiraahdaana sida ay u nooshahay, midda kaloon sida fiican u wada naqaannaa waa dhaqammada aynu leenahay ee la xiriira dhanka guurka ama waxa lagu magacaabo is-gayidda. Dhammaan tilmaamahan waxaad ka heli doontaa qisadan.
"
Halkan Ka Dhegyso👇👇👇

┏━━━━━━━━━━━━━┓
🎙
/channel/Somali_Audio
┗━━━━━━━━━━━━━┛

Sidoo klae Buuga Pdf
┏━━━━━━━━━━━━━┓
📚➡️ 𝗖𝗹𝗶𝗰𝗸 𝗵𝗲𝗿𝗲 𝘁𝗼 𝗗𝗼𝘄𝗻𝗹𝗼𝗮𝗱 PDF
┗━━━━━━━━━━━━━┛

Читать полностью…

Somali Books 📚

BUUGAGATA ISBAR MACALIN LA'AAN

Isbar computer
Buugan waxaad ku baranaysa
- computer basics
- computer software
- computer hardware
- windows 11
- mac os
- Microsoft office
- Adobe photoshop
- Obs studio

QIMA HIISU WAA 5$
——————————————
ISBAR PROGRAMING,,,
Bugan waxaad ku baranaysa
- basics of programming
- web development basics
- programming basics
- program languages
- database
- code editor & IDE
QIMA HIISU WAA 5$
—————————————
ISBAR AI

Buugan waxaad ku baranaysa
- Ai iyo tarikhdeeda
- Qabka Ai loo gu isticmalo waxbarashada
- Qabka Ai loo gu isticmalo shaqooyinka malmeed
- Qabka Ai loo gu isticmalo graphic design
- Qabka Ai loo gu isticmalo ganacsiga
QIMA HIISU WAA 7$
———————————————
dhamaan hadaad iibsato 15$ laga siinay iyo buug hacking ah oo afsomaliya oo free ah

Waxaad ka dalbataa buugaad rabtiid halkan
╭┈──────────────
╰┈💁‍♂️➤@mr_somali

Читать полностью…

Somali Books 📚

🌑🌑🌑🌑🌑🌑🌑🌑🌑🌑🌑
🌑🌒🌕🌕🌘🌑🌒🌕🌕🌘🌑
🌑🌔🌕🌕🌕🌑🌕🌕🌕🌖🌑
🌑🌕🌕🌕🌕🌕🌕🌕🌕🌕🌑
🌑🌔🌕🌕🌕🌕🌕🌕🌕🌖🌑
🌑🌒🌕🌕🌕🌕🌕🌕🌕🌘🌑
🌑🌑🌒🌕🌕🌕🌕🌕🌘🌑🌑
🌑🌑🌑🌒🌕🌕🌕🌘🌑🌑🌑
🌑🌑🌑🌑🌒🌕🌘🌑🌑🌑🌑

Читать полностью…

Somali Books 📚

Buuga: FOREX BEGINNER @Somalibooks

Читать полностью…

Somali Books 📚

Buugan ayaan Hayaa ma soo daayaa

Читать полностью…

Somali Books 📚

MACHADKU DAARU AL-CILMI waxa uu bilaabay 2 fasal bishan 5 oo KALA AH:
1-barashada luqada carabiga mudo kooban .
2-iyo barashada Qur'aanka kariimka
Oo fasal gaar ah isagoo wata subcis iyo iska sixid dhinaca tajwiidka ah.
Markaa saad isu diwaan galiso kusoo biir grubkan:
https://chat.whatsapp.com/LA0RsPI092T4jqqmrLPU4x
ama laxidhiidh lanbarkan
https://wa.me/252636036597

Читать полностью…

Somali Books 📚

Soo Koobifd Cadeyhta Qodobadio S. Africa Ku soo eedeyaay Yahuuuuda Xasuuqa Shacabka Falastiin

Читать полностью…

Somali Books 📚

📚DHAMBAALADA QUR’AANKA.

𝗕𝘂𝘂𝗴𝗮:  ➠ DHAMBAALADA QUR’AANKA.
𝗤𝗼𝗿𝗮:     ➠ ADHAM SHARQAAWI.
𝗧𝘂𝗿𝗷𝘂𝗺𝗲:➠ CABDULXAKIIN MOHAMED OBSIIYE.
𝗕𝗼𝗴𝗴𝗮:  ➠ 54.                                                         
DHAMBAALLADA QURAANKA .
Quraanka kariimka Waxa ku jiro Fariimo nolosheena Taabanayo, Caqligeenana, qalbigeena iyo maskaxdeenan wax ku biirinayo Damiirkeenan toosinayo oo tubta toosan inagu hagaayo. Hadey wax inaga  qaloocdaana ina toosinayo. Waa Buug uu Qorey (Ad'ham Sharqawi) waxa Turjumay (Cabdi Xakiim Muxammed Obsiiye) waa buug ka duwan buugaagta kale isla markaasna ah Buug aan marnaba lagu cajisaynin Aqriskiisa
Waxa uu xanbaarsanyahay fariimo inoga imanaya xaga alle (kitaabka Quraan kariimka). 📚 Xorriyad ayaad dareemi doontaa, markaad barato akhriska! 📚

Читать полностью…

Somali Books 📚

/channel/somalibooks?livestream=5b0a437f48cb630154

Читать полностью…

Somali Books 📚

ㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤㅤ

Читать полностью…

Somali Books 📚

/channel/+ZMXixSsxTqpjMTk8

Читать полностью…

Somali Books 📚

📚Casharo Nololeed

Hordhac
:

Buuggan waxa ku xusan nolol soo taxnadyd muddo ku dhaw, afartan sano. Taas oo meelo kala duwan ku saabsan. Buuggan waxa lagu soo ururiyay maqaallo aad u badan oo ka hadla mawaadiic kala duwan. Sida jacayl, Taariikh, talooyin, waayo aragnimo, qadiyado ay leeyihiin ummada muslimiinta ah.Waxa qalinka u qaatay Cabdu Jabbaar Dawla


Faahfaahin:
Magaca: Casharo Nololeed
Xasuusihii Sh.Ali Dandaawi
W/Q : Cabadi Jibaar Dawla
W/T : {Muxammed Cumar Ashraf)
Boga : 78 Page
Nooca : Pdf
Cabirka : 1.4 MB

Читать полностью…

Somali Books 📚

Xiligii Andalus ay muslimiintu Maamuli jireen, Maalqabeenaddii yurub caruurtooda waxay u soo dirsan jireen iskooladdii iyo goobihii waxbarasho ee Andalus, arinta xiisaha leh waa in caruurtan marka ay ku noqdaan Yurub ay hadalkoodda ku dari jireen kalmaddo carabi ah si loo ogaado inay aqoon yahan yihiin.....


Maantana dadka qaybtood ilbaxnimo waxay u arkaan in markay hadlaanba dhawr kalmadood oo english ah ay raaciyaan hadalkooda,


kan carabi ku hadla ama wax ku bartana waxay ka aamineen inuu umadda ka dambeeyo!

Xigasho : @Hindiseh

Читать полностью…

Somali Books 📚

█▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀█
        🫧 Community ++ 🌪
█▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄█
Join 👉 @somali_admins
▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
📮Somali Free Books ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮Somali Librarians   ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮Xikmado iyo murti ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮Kobciye Books        ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 Mucaashaq Jacayl↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮Dhiirigaliye nolol   ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮Hoyga Farsamda    ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 Aqoon Kobciye      ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 Hidaayatu Rabbi   ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 Dunida suugaanta ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮Quruxda islaamka   ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 jacaylside channel ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 alxakiim channel    ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮xaqiiqada Nolosha  ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮Dareen Side channel↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 Som Motivation       ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 Hassan Caashaq       ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮Qalbi Dhaye               ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 Qalbiyadeena          ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 Guulaayso bet         ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 Kalimat Kariim        ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 Aisha bin Ahmed    ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 Faiido Channel       ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮Hogaan Dumar       ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 albaani channel
     ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 Dhaqan Wanaag     ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 Dinteena suuban   ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 Qoraalo kooban    ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 Nuxur Side FXV      ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 Kaydka Qormo     ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 Ruuxda channel    ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 MaanHage School ↩️
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

█▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀█
🎯Presented by @zomalibot
█▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄█
anti-delete 🔝12hrs in channel

Читать полностью…

Somali Books 📚

Buugan waa kii Sedexaad taasoo qaybtii koowaad iyo labaad soo dhignay halkan,Buugan Waa mid ka mid ah kuwa ugu fiican ee barashda luuqada English gaar ahaan dadka aan u dhalan..

Sidoo kale waxaa buugan la socda casharadiisii Bilow ilaa dhamaad iyo Macalin Nuur Alle ha barkeeyo Xuququda buugaagtan waxaa iska leh Alxuseyni Studio Fadlan ilaali.


Buugii
Kowaad
Buugii
labaad

Buugan Waa adagtahay in Internet ka hesho Copywrite awgeed isagoo iiba ayuu yaala Waakan.Markaa ilaashada fadlan.

Macalinku Waxa Sharaxayaa oo Dhigayaa Buuga oo dhan Bilaw ilaa dhamaad.
Ogow!! Waa macalin Nuur Ismacil Xirsi Macalin iyo Khabiir xaga luuqadaha ah.


┏━━━━━━━━━━┓
🎙🎙🎙Dhegeyso Buuga
┗━━━━━━━━━━┛

Читать полностью…

Somali Books 📚

Saacado ka hor ,

dalalka Ireland, Spain iyo Norway waxay ku dhawaaqeen inay si rasmi ah u aqoonsadeen dawladda Falastiin.

Читать полностью…

Somali Books 📚

Isbar computer maclin la'aan
Buugan waxaad ku baranaysa
- computer basics
- computer software
- computer hardware
- windows 11
- mac os
- Microsoft office
- Adobe photoshop
- Obs studio
————————————————————————————
Isbar programming macalin
Bugan waxaad ku baranaysa
- basics of programming
- web development basics
- programming basics
- program languages
- database
- code editor & IDE
—————————————————————————————
Isbar ai macalin la'aan
Buugan waxaad ku baranaysa
- Ai iyo tarikhdeeda
- Qabka Ai loo gu isticmalo waxbarashada
- Qabka Ai loo gu isticmalo shaqooyinka malmeed
- Qabka Ai loo gu isticmalo graphic design
- Qabka Ai loo gu isticmalo ganacsiga



Waxaad ka dalbataa buugaad rabtiid halkan \
╭┈──────────────
╰┈💁‍♂️➤@mr_somali

Читать полностью…

Somali Books 📚

Jeel Ogaadeen oo dhegaysi ah 👇👇 /channel/Somali_Audio

Читать полностью…

Somali Books 📚

Buuga: FOREX BEGINNER
Qora: Abdihim osman siyaaad
Page:65 pages
Size:2.6 mb


❤️ 𝗟𝗼𝘃𝗲
👍 𝗟𝗶𝗸𝗲
💬 𝗖𝗼𝗺𝗺𝗲𝗻𝘁𝘀

Читать полностью…

Somali Books 📚

Madaxweyne Iran Waa Geeriyooday alle ha Naxariisto samir iyo iimaana alle Haka siiyo Dalkiisa igi Dadkiisaba aba

Читать полностью…

Somali Books 📚

❤️Naftaada ayada miya darawal kuu ah mise adiga


👇👇❗️
/channel/quotes_lov3

Читать полностью…

Somali Books 📚

█▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀█
🫧 @somalibooks 🌪
█▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄█
Join 👉 @somali_admins
▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
👇 🕋Muslim Channels🕋👇
▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
➦🎥 @Diinteenna_Macaan
➦🎥 @Al_xakiim
➦🎥 @Quruxdaislaamka
➦🎥 @Hidaayatu_Rabi
➦🎥 @hogaan_Dumar
➦🎥 @Dhaqan_wanaag
▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
👇😂JOKES AND FUN😂👇
▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
➦🎧 @XikmadoSom
➦🎧 @Dhiiragaliye
➦🎧 @Mucaashaq_Jacayl
➦🎧 @AishaAhmed99
➦🎧 @QalbiDhaye143
➦🎧 @kalimakariim
➦🎧 @xaqiiqadanolosha
➦🎧 @Albaanichannel252
➦🎧 @Ruuxda
▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
👇📽ENTERTAINMENT📽👇
▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
➦✍️ @Dareen_side
➦✍️ @Hasancaashaq)
➦✍️ @daren_jaceyl
➦✍️ @Mohametahmed
➦✍️ @Noqoxiddig
➦✍️ @FAAIDOCHANEEL
➦✍️ @guuleyso11
▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
👇 📲 Educations 📲👇
▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
➦📲 @maanhage
➦📲 @farsamada
➦📲 @KobciAqoontaada2

▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
👇📚 Pdf Books📚👇
▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
➦📕 @somalibooks
➦📕 @Somalilibrary
➦📕 @kobciyebooks

█▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀█
🎯Presented by @zomalibot
█▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄█

Читать полностью…

Somali Books 📚

Caawa waxaaan qabanaynaa gorfaynta buugga "Noqo Codkar isku kalsooon" fadlan intiina akhrisay buugga imaada caawa si aan iskula gorfayno, waqtiga geeska afrika. Insha'allah.

Kulanka waxuu ka dhacayaaa Madasha weyn ee @SomaliBooks


⭕️ goobta /channel/Gorfeyn

Читать полностью…

Somali Books 📚

Ⓜ️Free Somali Courses Halkan Hoose
ayaad ka Helaysaa
👇👇

1. adobe Photoshop
2. adobe Premiere Pre
3. wordpress
4. canva pro

Читать полностью…

Somali Books 📚

➦📚 10 Hab Oo Aad U Akhrin Karto Buugaag Badan 2024

''

Baadidoon aqoonta ilaa inta iilka lagu dhigayo.

'' Nebi Muxammed NNKH.

Maanta halka aynu joogno iyo sannad kaddib halkaynu gaadhi doonno waxa go'aamin doona nooca buugaagta aynu akhrino Ilaahay idamkii. Kaliya ma aha buugaag balse waa qaybta ugu muhiimsan ee maalgelinta caqliga, inkasta oo ay dhinac kasoo galayaan maqalka iyo muuqaalka barnaamijyadu.
1. Akhri waxaad jeceshahay:
Jacaylka aqoonta iyo buugaagtu waa nuur ka tirtira qalbiga jaahilnimada!

- Imaam Al-Ghazali
Shaykastaa xiisaha kama soo hadho, naftaada haku khasbin akhrinta buugaag aaney xiise u haynin. Taas beddelkeeda raadi dhigenayaal kale oo aad xiiseynayso akhrintooda, kaddib kuwaas ku bilow.

2. Ka Caajisid:
Haddii aanad xiiseyn buugga aad akhriyeyso, in aad ka caajistaa waa caadi. Haka baqan inaad joojiso, bedesho ama aad iskaga kacdo akhriskiisa. Xulashada badso kaddib markaad qiimeyso naftaadu mawduucyada ay u bogto oo ay ku dareento rayn-rayn akhrintooda.

3. Marwalba Iibso:
Buugtu waa midkamida maalgelimaha qofeed ee ugu weyn kana qayb qaata horumarka qofka. Buugtu waa maalgelinta ugu fudud ee jaban qiime ahaan marka loo eego kharashka aad ku bixiso baahiyahaaga kale ee aasaasiga ah iyo kuwa abaalmarinta nafta ahba. Si lamid ah sidaad cunto, cabitaan, dawo, maryo iyo agabkaleba aad kharash ugu talo gasho, u qorshee iibsiga buugaagta bishiiba in go'an.

4. Wada akhri dhowr buug muddadiiba:
Isku daqiiqad uma jeedno, Balse dhowr buug ha iskugu kaa dhex qalnaadaan oo wada wad akhrintooda. Waxaad ka badbaadaysaa xiise go'a oo haddii midi ku cajabin waayo, midka kale ayaa laga yaaba inuu nalka xiisaha kuu daaro. Faraxdo, qososho, oydo, murugooto intaasiba waa dareeno aad ka heli karto buugaag kala jaada akhrintooda todobaadkiiba tusaale ahaan.

5. Deegaankaa qaabee:
''
Ma jiro saaxiib u daacad ah sida buugga.

'' Ernest Hemingway
Noolaha dhammaan kugu hareeraysani waa deegaankaaga. Xulo deegaan aad ka helayso dhiirigelin iyo faaqidaad ku aadan akhriska buugaagta iyo falanqeyntoodaba. Waa isha aad ka biyo cabi karto si aad u joogtayso abuurashada caado wax akhris

6. Qorshe Dejiso
''
Akhrisku wuxuu ku geeyaa goobo aanad waligaa booqan iyo barashada dad aanad waligaa lakulmin

.'' - Ibnu Khaldun
2024 imisa buug ayaan rabaa inaan akhriyo. 6 bilood, 3 bilood, 1 bil, 1 toddobaad iyo maalintii maxaan akhrinayaa? Waydiimahaa jawaabtoodu waa hadaf cad inaad ka yeelato. Tusaale Todobaadkasta buug baan akhrinayaa.
Buugan todobaadka 1aad waa 200 oo bog, 200/7:29 Bog ayaan akhrinayaa maalintii

29 Kii bog waxaan u qaybsanayaa wakhti haddaanan mar wada akhrin karin oo aan ka caajisayo. 29/3 wakhti: 10 Subixii, 9 Bog duhurkii iyo 10 Bog oo habeenkii ah.

Habeenkii intaanad seexan kahor waa inaad lahaadaa MAANTA WAAN QABTAY halka maalintiina aad qoranayso Hawl-qabadka (Todolist)

7. Xubin kanoqo:
Maktabaddu waa janno aan cidna laga reebin

.'' - Imam Al-Ghazali
Si aad u hesho asxaab sidaada xiiseysa akhriska, Ku biir naadiyada akhriska ka shaqeeya iyo makabaddaha qabta kulan todobaadle, bile ama 2 biloodba mar ay ku falanqeeyaan buugaag ay soowada akhriyeen. Wacyigaagu si xawli ah ayuu u kori Ilaahay idamkii.

8. Madadaalo Dhexgasho
Hawlo marka aad qabanayso aanad ka xiiso dhigin baa jira. Buugaagta qaar hakuu noqdaan kuwo aanad ku madadaalato oo aana dka xiise go'in.

9. Hab fikirkaaga beddel:
''
Buugaagtu waa biriishka u dhexeeya ILBAXNIMOOYINKA.

'' - Abu Nasr Al-Farabi
Akhriskaad ku liidataa ku bedel inaad ku fikirto ahaanshaha qof buugaag badan akhriya. Sawiro adigoo sannadkii akhrinaya 24 buug, 48, 80, 150 iyo 200 buug.

10. Ha tixgelin tirada:
''
Buuggu waa sida bustaan xidhan, Dhexqaad oo ka guro midhaha.'

' Ali Binu Abi Daalib (AS)
Muhiimad hasiinin ka jawaabista imisa buugbaad akhriday sannadkan ama kii hore, balse raaxeysiga akhriska diiradda saar.
====================================
❤️ 𝗟𝗼𝘃𝗲
👍 𝗟𝗶𝗸𝗲
💬 𝗖𝗼𝗺𝗺𝗲𝗻𝘁𝘀

Читать полностью…
Подписаться на канал