somalibooks | Неотсортированное

Telegram-канал somalibooks - Somali Books 📚

139563

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh. Youtube: https://shorturl.at/auGJZ Diclamer: Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh @Cabasho_Bot @Tusmobook

Подписаться на канал

Somali Books 📚

10 Kelmadood oo Burburiya Shakhsiyadda Ilmaha

1. Ilmaha oo la caayo .. Tusaale ahaan (Doqon baad tahay, waxba ma fahantid, nacas, iwm)
2. Is barbar dhigga (Walaalkaa baa kaa fiican, hebel baa kaa wanaagsan, adaa ugu liita)
3. Jacayl shuruud ku xidhan ..(Haddii aad sidaa yeesho waan ku jeclaan, haddii aad sidaa samayso waan ku nacayaa iwm) waxa wanaagsan in aad ku tidhaa waan ku jecelahay laakiin hab dhaqankaa ma jecli.
4. Ha ooyin dadka wanaagsani ma ooyaan. (Geesigu ma ilmeeyo ee maxaad la ooyaysaa)
5. Niyad Jabinta (Caajis baad tahay, ma gaadhi kartid, ma noqon kartid, ma guulaysan kartid)
6. Hanjabaadda (Dhiiggaagaan cabi doonaa, Waan ku gawrici doonaa, Waan ku dili doonaa, waan ku garaaci doonaa, Dibadda ayaan caawa kuu saari doonaa, tuug baa ku qaadan doona ..iwm
7. Diidmada aan qanaacada lahayn (adiga oo ilmaha mar walba soo jeedintiisa sabab la’aan diida)
8. Habaarka (dhulku kula go’, Inkaari kugu dhacday, Balaayo kugu dhacday, Nacdal baa kugu taalla, iwm)
9. Eedaynta xun (Ilmahani wuu I dhibay, maskaxda ayuu iga cunay, dhibaato ayuu nagu hayaa,
10. Fadeexaynta (saaxiibadaa ayaan kuu sheegi inaad waxan samaysay, aabahaa ayaan kuu sheegi, macallinka ayaan kuu sheegi inaad waxaa xumaysay, ..ilmaha oo lagu hor fadeexadeeyo dadka)

Aabe/Hooyo, iyo cid kasta oo ubad masuul ka ahi haka dhawrsato ereyada ama hab-dhqannada noocan oo kale ah oo la ogaaday in ay burburiyaan shakhsiyadda ilmaha, saamayn tabanna ku yeeshaan noloshiisa

//Dheegasho

Читать полностью…

Somali Books 📚

💬#⃣ Runtii Artificial intelligence Ai ugu Fiican ma arag Ai- ka fiican wuxuu kaaga soo baxayaa Computerka Dhiniciisa ama Right Click waad arkaysaa siduu kale wuxuu Fadhiistaa sidebar ama dhinaca computerka Shaqo kasta haday tahay qoraal cilmi baadhis iyo waxbarasho 1 minit shaqo kasta ku dhamaynaysaa.. waa Mucjiso Waxaa la dhahaa {Max AI}

❗️Waa Only Computer: Extention Maha App..Wuu ku shaqeeyaa dhamaan Browseradan dhamaantood: Google Chrome,Microsoft Edge,Mosila,Opera iwm.

📱Hadaad tahay arday,CIlmi baadhe ama qoraa Shaqaale Xafiis Max Ai waa kaagii.
https://app.maxai.me?invite=zxUXIlN7

Читать полностью…

Somali Books 📚

🔠🔠🔠🔠🔠🔠 🔠🔠🔠🔠
/channel/QabilWaLacnad?videochat

Читать полностью…

Somali Books 📚

📚Saaxiibka Guusha


❤️ 𝗟𝗼𝘃𝗲
👍 𝗟𝗶𝗸𝗲
💬 𝗖𝗼𝗺𝗺𝗲𝗻𝘁𝘀
@somalibooks
≪━─━─━─◈─━─━─━≫
📥 Download-Pdf/Free:👆📥

Читать полностью…

Somali Books 📚

💎#⃣📢 ogaysiis ogaysiis 📢#⃣#⃣

Waxaa La Bilaabayaa Intaa Ramadaanta Ka Hor Fasal Subcis Quraan ah iyo Barashda Carabiga ah Fasalkan oo ah Xifdin iyo Subcis iyo Barashada Carabiga Hadaba inta anay Ramadaanta Gaadhin is qor mahadsanid.
Markaa waxa socota diwaan galinta
Ardayda ee yaanay kaa buuxsamin
Subcis Bishii= 1 Doolar
Quraan iyo Carabi=1  Doolar
Total Feega waa 2 Doolar

Halkan iska diwaan gali :⤵️
https://wa.me/252636036597

Grubkana ku soo biir ⤵️

https://chat.whatsapp.com/LRePbHkACO3G9TnfYiTClS

Читать полностью…

Somali Books 📚

░█►═  𝚃𝚎𝚕𝚎𝚐𝚛𝚊𝚖-❗️(𝟸𝟶𝟸𝟺) 𝚂𝚘𝚖𝚊𝚕𝚒 • ⭐️ 𝙲𝚘𝚖𝚖𝚞𝚗𝚒𝚝𝚢 ═◄█░


⭕️❇️⭕️🛑❇️🛑
👤♛ 𝚂𝙸 𝙰𝙰𝙳 𝚄 𝙷𝙴𝚂𝙷𝙾 𝙺𝙰𝙽𝙰𝙰𝙻𝙰𝙳𝙰 𝚄𝙶𝚄 𝙼𝚄𝙳𝙰𝙽 𝙴𝙴 𝙰𝙰𝙳𝙺𝙰 𝙻𝙾𝙾 𝚇𝙸𝙸𝚂𝙴𝙴𝚈𝙾 𝙼𝙰𝙳𝙰𝚂𝙷𝙰𝙽 𝚃𝙴𝙻𝙴𝙶𝚁𝙰𝙼-𝙺𝙰,𝙵𝙰𝙳𝙻𝙰𝙽 𝚃𝙰𝙰𝙱𝙾 𝙸𝙶𝚄 𝙳𝙰𝚁𝙰 𝙰𝙼𝙰 𝙺𝚄 𝙱𝙸𝙸𝚁. ♢🎃

                          ⭕️⭕️⭕️  
                          👇🏿👇🏿👇🏿
                       ❇️KU BIIR❇️

Читать полностью…

Somali Books 📚

💎💎#⃣🌒🌒

/channel/QabilWaLacnad/18087

Читать полностью…

Somali Books 📚

➡️ 2²+(2/2+2)-4 =🤔
wixii dugsi dhexe dhigtay oo klaiya bal iinta kale iska fadhiya sxbyaal xeerkuna waa Padmass xasuusta

Читать полностью…

Somali Books 📚

📚MUCJISADA WAABERIGA
============
@somalibooks
============

❤️ 𝗟𝗼𝘃𝗲
👍 𝗟𝗶𝗸𝗲
💬 𝗖𝗼𝗺𝗺𝗲𝗻𝘁𝘀

Читать полностью…

Somali Books 📚

😂☺️Tuuggii iyo Sheekha...
Si kasta oo aad u saxan tahay, qofka kalana u khaldan yahay, si walba oo aad u hanuunsan tahay oo gadh dheer mid gaaban u leedahay, qofka kalana u lunsan yahay, dhaqanka

suubban baa wax kasta ka horreeya.

Tuug ayaa habeen u soo dhacay guriga Maalik binu Dinaar, nasiib xumo kama helin waxa uu qaato, laakiin Maalik ayaa u dhawaaqay oo ku yidhi:

"kama aad helin shay adduunyada wax kuu tara ee ma u baahan tahay wax aakhiradaada anfaca?" Tuuggii ayaa yidhi: Haa. Maalik ayaa ku yidhi: "soo weysayso oo tuko laba rakcadood."
Tuuggii sidii ayuu sameeyay, waxyar ayuu sii fadhiyay, kadibna masjidka ayuu tegay. Maalik oo la waydiiyay ninkani waa kuma ayaa yidhi:
"si uu noo xado ayuu u yimid, balse annagaa xadnay."

‎ وادعُ إِلَى رَبِّكَ بِالْحِكْمَةِ وَالْمَوْعِظَةِ الْحَسَنَةِ >النحل: 140‎
Jidka Rabbigaa, ugu baaq dadka hab iyo hannaan ay ku dheehan yihiin xikmad iyo waano wanaagsani" !
~Abdi Rahman HaLdor

/channel/somaliarabic

Читать полностью…

Somali Books 📚

Magaca buugga:Guure.
Qoraaga:xasan qorane.
Nooca:sooyaal.
Bogagga:215 bog.
Upload : @somalibooks

Faahfaahin.
Qoraagu wuxuu dhiganahan
qorayay muddo 2sano ah,wuxuuna ka hadlayaa halgankii soomaalida waagii gumaystaha,wuxuu kaloo ka hadlayaa oo uu lafa gurayaa dagaalkii 1977'kii.

Buuggan wuxuu ka hadlayaa oo soo koobayaa dhacdo walba oo dhulka soomaaliyeed ka dhacday 1968 ilaa 2000.

Buuggan wuxuu xusuus qor u yahay qofwalba oo soomaali ah.

Читать полностью…

Somali Books 📚

📚Shanta Luuqadood Ee Jeceylka

@somalibooks

Читать полностью…

Somali Books 📚

ASC Sxcbyaal adeeega whatsapp cahanalka in somalia loo furay iyo inkale iga dambe geeeyo intaad soo tijaabisaan,ma aqaano shirkada reer galbeed iyo sida whatsppka iyo fb waxay Somalida godobka ugu galayaan inkastoo taariikhda ku haysano...sidan cadaalada maha. soo eega bal https://whatsapp.com/channel/0029Va7tbIT96H4VWpWqvv06

Читать полностью…

Somali Books 📚

/channel/Dhiiragaliye

Читать полностью…

Somali Books 📚

📚 Cilmi-Baadhis,..Pdf

🦋 ➠Adeegyo: @Farsamada
🦋 ➠Channel: @somalibooks
❤️Buug Codso: @Buugaag_bot

Читать полностью…

Somali Books 📚

Xadka Riddada maxaa ka Run ah "

Qore :Cabdisiciid cabdi ismaaciil


Bahda .
..⬇️
/channel/somalibooks

Читать полностью…

Somali Books 📚

https://soomalibooks.com/
ka wsrama??

Читать полностью…

Somali Books 📚

📚Buuga: Jidkii Loo Soo Maray Falsafada...

Waxaa laga soo qoray Buugagga Afka Ruushka ku qoran ee la yiraahdo
(Najalni Kurs Pilosofii)- Bilowga Duruusta Palsafadda, iyo (Osnofi -Pilosofiskikh
Snanii-)-Asaaska Aqoonta Palsafadda, ee labaduba Mesko ka soe baxeen 1966, waxana qoray Culumo Soviet ah

Falasafadu waa qayb khaasa oo ku saabsan garashada dunida habka afkaarta ee guud ahaan  ku saabsan mashaakilka jiristiyo garaadka

──────⊱◈◈◈⊰──────
❇️❇️@somalibooks                                                           
──────⊱◈◈◈⊰──────


🧷  QAABKA ➠ PDF .
📖  BOGGA ➠ 38 BG .
🎯  CABIRKA ➠ 3MB.
✍️  W/T➠  Jaalle Maxamuud Cabdi Dhunkaal



Halkan Kala Dag👇👇

Download Pdf ✅🙏

Читать полностью…

Somali Books 📚

🔄📚Saaxiib Guusha - {Buug Cusub}

Kalmada Dhiganahan: Buugaag badan ayaa jirta oo nuucaan ah kuwaas oo luuqadaha khalaad ku qoran oolagu turjumay luuqadena hooyo sida saxiibo kasbo, waad guuleysan kartaa , joojiwalwalka ee bilaw nolosha iyo kuwo kale oo badan, buugaan lamagac baxaysaxiibka guuleystaha asalkiisa ayaa lagu qoray luuqaddena hooyo sidaa awgeydmuhiimad gooni ah ayuu leeyahay.....Akhris Wacan


Ciwaanka: Sxb Guusha
Qore: Mahad salad mohamud (myariisow).
Size: 1Mp
Pages: 61 Pages
Formate: Pdf


============
@somalibooks
============
❤️ 𝗟𝗼𝘃𝗲
👍 𝗟𝗶𝗸𝗲
💬 𝗖𝗼𝗺𝗺𝗲𝗻𝘁𝘀

📥❣️Download/Free:👇❣️

Читать полностью…

Somali Books 📚

🔎#⃣ Dhegaysi#⃣ 🏪
📖 𝗠𝗮𝗴𝗮𝗰: 48 Sharci ee Awooda
🖋 𝗤𝗼𝗿𝗮: Robert Greene
🎤 𝗖𝗼𝗱𝗸𝗮: Khayru Diin
⚙️ 𝗖𝗮𝗯𝗶𝗿: 105.9MB
⏱ 𝗪𝗮𝗾𝘁𝗶: 01:17:06
🆔 𝗕𝘂𝘂𝗴𝗶𝗶: #69

DAGSO BUUGA

⬇️#⃣#⃣#⃣
Halkan ka dhegeyso
⭐️ Powered By : @somalibooks

Читать полностью…

Somali Books 📚

#⃣#⃣#⃣ ⬇️ Ogaada ⚙️ Bot Cusub Chanalka ku soo darnay kaas oo ka remove-gareyanaya Chanalka dadka InActive ah,Sababtoo ah dad badan ma taabtaan Reactionka Love like iyo Dislike.
Reactoin taabo wixii post ah la soo dhigo Mahadsndiin
wixii Su,aala iyo Buuga
@cabasho_bot

Читать полностью…

Somali Books 📚

🔠🔠🔠🔠🔠🔠🔠🔠🔠
🔤🔤🔤🔤🔤0️⃣0️⃣🔤

😶TUSMO_GUUD#⃣Top 40🗂
11⃣-📚Buugaagta Dhiiri Galinta
/channel/TUSMOBOOK/15
2-2⃣📚Buugaagta Jaceylka
/channel/TUSMOBOOK/16
3-3⃣📚Buugaagta Luuqada
/channel/TUSMOBOOK/431
4-4⃣📚Buugaagta Sheekooyinka
/channel/TUSMOBOOK/437
5-5⃣📚Buugaagta Suugaanta
/channel/TUSMOBOOK/445
6-6⃣📚Buugaagta Diiniga ah
/channel/TUSMOBOOK/446
7-7⃣📚Buugaagta AfCarabiga ah
/channel/TUSMOBOOK/447
8-8⃣📚Buugaagta Ganacsiga
/channel/TUSMOBOOK/448
9-9⃣📚Buugaagta Caafimaadka
/channel/TUSMOBOOK/460
10-1⃣0⃣📚Buugtii top 20
/channel/TUSMOBOOK/470
11-1⃣1⃣📚Buugtii Sanadkan
/channel/TUSMOBOOK
How To Download? ➡️ Click Here
#Q1

🔄
🔤🔤🔤🔤🔤🔤🔤🔤
🔠🔠🔠🔠🔠🔠🔠🔠🔠
🔄🔄🔄

💎💎💎💎💎💎💎💎💎💎

📚Shirqool💎
/channel/somalibooks/7585
📚Sugaanta Dhalaanka💎
/channel/somalibooks/7588
📚Xeer Dhaqameed💎
/channel/somalibooks/7636
📚Takoor Iyo Tacadi 💎
/channel/somalibooks/7618
📚Dhamaanada Dhalinyarada💎
/channel/somalibooks/7607
📚Xilkas💎
/channel/somalibooks/7614
📚Astaamaha Qofka Hanka💎..
/channel/somalibooks/7593
📚Hayaankaygii Rumaynta 💎
/channel/somalibooks/7492
📚 Dulqaadka iyo Mahadnaqa💎
/channel/somalibooks/7484
📚 Casriye💎
/channel/somalibooks/7474
📚 NUUN💎
/channel/somalibooks/7030
📚 Habeen kama tagin ..💎
/channel/somalibooks/7472
📚 Baadigoobka guusha 💎
/channel/somalibooks/7465
📚 Socdaalkii Masonic💎
/channel/somalibooks/7463
📚 Bilan💎
/channel/somalibooks/7461
📚 Waayaha Daaneerada💎
/channel/somalibooks/7456
📚 Faca Koraya 💎
/channel/somalibooks/7447
📚 Tafsiirka quraanka 3-da💎
/channel/somalibooks/7443
📚 Jiraalkay 1💎
/channel/somalibooks/7426
📚 Jiraalkay 2💎
/channel/somalibooks/7440
📚 Joogteynta Caadooyinka,,💎
/channel/somalibooks/7438
📚 Amakaag Nololeed💎
/channel/somalibooks/4092
📚 48 sharci ee awooda💎
/channel/somalibooks/7432
📚 Iftiinka qalinka💎
/channel/somalibooks/7415
📚 Alkamistaha💎
/channel/somalibooks/7428
📚 Shil jacayl💎
/channel/somalibooks/7414
📚 Dhambaalada quraanka💎
/channel/somalibooks/6871
📚 Saaxiibo kasbo💎
/channel/somalibooks/7409
📚 Isbar java 💎
/channel/somalibooks/7401
📚 ♦️Ku Raaxayso Noloshaada💎
/channel/somalibooks/3947
📚 Afdhaab 💎
/channel/somalibooks/7580

👇🏿👇🏿👇🏿👇🏿👇🏿👇🏿👇🏿👇🏿👇🏿👇🏿

How To Download? ➡️ Click Here

Читать полностью…

Somali Books 📚

Maxaad iska Gaaabinaysaa adiguba Buugaagta Ragu qareen Waad Akhrisaa Buugaagu Maha Maar dadka wax Ku Darsoo Halkan ku soo dir wixii Buug aad Hayso

luuq Luuq Marow Laasin Laamigas imaanaaa

aa

‼️👀💎💎💎
@cabasho_bot

Читать полностью…

Somali Books 📚

🔄📚Buuga the Mircle morning (Hal Elrod)

Isagoo af soomaali ah Ayaan idin Wadaa Asxbaay?


Buugan waxaa Si Free ah Inoola Wadaagay qoraaga Buuga Hadaba Soo dhawaada saaxiipayaal buugani waxa uu ka hadlaya qaabkii aad hore uga kici lahayd hurdada aroortii oo waxa aad ka baran doonta caadooyin hadaad samaysid aad kuu anfacaya qoraaga buugani waa Hal Elrod/turjumuhu waa C/casiis Ismaaciil xasan (caateeye) hadaad u baahantahay lInaad Qoraaaga La Xidhiidho
Waakan Whatsppkiisu

Qore: (Hal Elrod)
W/T: c/casiis Ismaaciil xasan
Size: 1Mp
Pages: 223 Pages
Formate: Pdf

============
@somalibooks
============

❤️ 𝗟𝗼𝘃𝗲
👍 𝗟𝗶𝗸𝗲
💬 𝗖𝗼𝗺𝗺𝗲𝗻𝘁𝘀

📥❣️Download/Free:👇❣️

Читать полностью…

Somali Books 📚

Ma xiisaynaysaa / Danaynaysaa fursadaha kala duwan ee Waxbarasho(scholarship), Shirarka caalamiga ah, Tababaradda gaa-gaaban, Helida koorsooyin free ah, shaqoyinka qaar, Internshipyada, Fellowshipyada iyo siguud wixii aan u aragno fursad IWM. Kanaalka Telegramka “𝗙𝗨𝗥𝗦𝗔𝗗𝗔𝗛𝗔 𝗗𝗛𝗔𝗟𝗜𝗡𝗬𝗔𝗥𝗔𝗗𝗔” Nagusoobiir oo kamid noqo saaxiibada kanaalka fursadaha dhalinyarada: /channel/Fursadaha_Dhalinyarada

Читать полностью…

Somali Books 📚

🈯️❇️✳️❇️🈯️

◀️Somali Community▶️

🌀Diinteena Islaamka 🔹

▫️ Nolosheena 🌟 
▫️ quruxda islamka 🎁
▫️ dhaqan wanaag 💭
▫️ Hidayadi rabi 📝
▫️ Hogaan Dumar ♨️

🌀  xikmado 🔹

♦️ xikmadosom 🔖
♦️ nuxurside 📖
♦️ Albaani  🌿
♦️ xaqiiqda saxda 🌾
♦️ kalimat karim 🪴

🌀 Free Courses 🔹

🔻 udemy courses 🆓
🔻 somali Courses 🎓
🔻 Kobci aqoonnta 🪜
🔻 Haqabtire 📂

🌀 dhiirigalin 🔹

◾️ dhiiragaliye 🔖
◾️ Qalbi dhaye ❤️‍🩹
◾️ Som Motivation 🗣
◾️ Qalbi jileec 🌱

🌀Oraahyo 🔹

🔺 suugaanyahan ♟
🔺 faido channel 🍀
🔺 fikraheena ➰
🔺 Runta sheeg ⚡️
🔺 kaydka qormada ✍️

🌀 jacaylka 🔹

🔹 jacaylside 🌸
🔹 hassan caashaq 🌷
🔹 dareenside 💌
🔹 Qalbiyadeena 💞

🌀Bugaag 🔹

🔸 Somalibooks 📚
🔸 Kobciye books 📕
🔸 Somalilibrary 📙

🟢-—---------❎---------🟢
▪️ Powered By :  @Somalibooks
🔴-------------❎---------🔴

Читать полностью…

Somali Books 📚

🌫BUUGA 5 LOVE LANGUAGE -AFSOMALI



Kalmada Buuga:

Buuggaan the five love language waxaa qoray Dr Gary Chapman oo ah qoraa maraykan ah, wuxuu leeyahay taxanayaal badan oo uu caan ku yahay lana xariir jacaylka iyo xiriirka aadanaha,


Buugaan wuxuu ka koobanyahay 14 cutub oo aan si kooban isku dultaagi doono marka laga reebo kan ugu dambeeya oo uu kaliya ku sheegay kalmadiisa gabangabada ah taas oo laxriirta cidda uu ugu talagalay buuggiisa, wuxuuna sigaar ah ugu boorinayaa buuggaan in ay aqrinayaan lamaanayaasha madaama uu ku dhisanyahay tijaabooyin ay sameeyeen dad nolosha ku midoobay wax lataaban karana ka bashay jacylkoodii iyo farxadoodii kadib markii ay dhaqangaliyeen talooyinka ku dhigan kitaabkaan.


Qore: Issa Abdilahi Farah
Size: 1Mp
Pages: 21
Formate: Pdf
============
@somalibooks
============
📥❣️Download/Free:👇❣️

Читать полностью…

Somali Books 📚

“𝗙𝗨𝗥𝗦𝗔𝗗𝗔𝗛𝗔 𝗗𝗛𝗔𝗟𝗜𝗡𝗬𝗔𝗥𝗔𝗗𝗔” Nagusoobiir oo kamid noqo saaxiibada kanaalka fursadaha dhalinyarada: /channel/Fursadaha_Dhalinyarada

Читать полностью…

Somali Books 📚

Ma xiisaynaysaa / Danaynaysaa fursadaha kala duwan ee Waxbarasho(scholarship), Shirarka caalamiga ah, Tababaradda gaa-gaaban, Helida koorsooyin free ah, shaqoyinka qaar, Internshipyada, Fellowshipyada iyo siguud wixii aan u aragno fursad IWM. Kanaalka Telegramka “𝗙𝗨𝗥𝗦𝗔𝗗𝗔𝗛𝗔 𝗗𝗛𝗔𝗟𝗜𝗡𝗬𝗔𝗥𝗔𝗗𝗔” Nagusoobiir oo kamid noqo saaxiibada kanaalka fursadaha dhalinyarada: /channel/Fursadaha_Dhalinyarada

Читать полностью…

Somali Books 📚

📚CILMI=BAADHISTA AF-S.Pdf .
============
📝 *"Hawraarta Dhiganahan waxaa ka mid ah ....Sidoo kale innaguna waxa aynu nahay ummad ka mid ah, quruumaha adduuyada ku dul nool, waloow aynu nahay ummad xoolo dhaqato ah, oo dhawaan ka soo dhex baxay noloshii daaqsatada, inkasta oo aynu maamulan jiray hab-nololeedkeenna, haddana maynaan lahayn, sooyaal boqortooyo, maammul iyo mid nololeed oo qoran ama qoraal ka hadhay, ilbaxnimo qoto fog oo aynu ka faa’iidaysanno iyo dhiganeyaal aynu leennahay oo loo noqdo, marka aynu sixitaan iyo horumarin ku samaynayno afka iyo dhaqankeenna.
@somalibooks
============
Size :1MB.
Pages :60.
Format :PDF
============
📥❣️Download/Free:👇❣️

Читать полностью…
Подписаться на канал