☝️waa wiilkii Buuga Inala wadaagay Chanalkiisa ku yaaca sxbyaal isha allah /channel/guulaystayaal
Читать полностью…Alle ka cabsigu waa gabood aan gal dalool lahayn haba yaraatee, maxaa yeeley Alle ayaa ah maamulaha iyo mulkiilaha adduunka iyo aakhiraba. Marka aynu ka hadlayno Alle ka cabsiga waxa aynu daliil u soo qaadan karna aayado badan oo ku suntan quraanka kariimka ah oo si cad u amaanaya kaalinta wacan ee Alle ka cabsigu leeyahay; aayadahaa waxa ka mid ah: “Dadkii Alle rumeeyoow illahay ka cabsada oo waxa aad tidhaandaan hadal toosan*wuxuu illaahay idiin hagaajin doonaa camaladiina gafafkiinana (danbiyadiinana) wuu idinka tirtiri doonaa cidda alle iyo rasuulka aqbasha kaasi waa liibaanay liibaan weyn”
Waa Buug Cusub oo la Magac Baxay Talooyin Iyo Tilmaamo Islayska Nolosha si aan idinku soo gudbino Love-ta ku Booba
Asc Sxbyaal Salaan kadib waxaan si free ah ugu soo galin doonaa dhalinta Qorayaasha Buugaagtooda ama kii kugu horeeyey ha noqdo Waa Dhigaynaa .
Markaa hadii aad buug qortay oo aad doonayso ka samayso lacag iyo hadii aad doonayso inaad Free ku bixisaba Ciwaankan ku soo hagaaji
@cabasho_bot ama comments ku soo qor waan ku soo jawaabnaynaa isha allah.
Sidoo kale Buugaagta Hore Halkan ama Halkan
Sidaa iyo hawraarsan
#⃣ Dhaxalka Culimada Soomaaliyeed |
▪︎Tusmada Culimada:
/channel/Turaasculimo/32349
▪︎Tusmada Funuunta:
/channel/Turaasculimo/38604
📚'Collapse' - How Societies Choose To Fail Or Succeed.
W/Q: Jared Diamond
Sidee bulshooyinku u doortaan inay guulaystaan ama guuldarraystaan? Buugan markii u horaysay waxa la daabacay 2005. Buuggan wuxuu u qoran yahay qaab cilmi baadhis isaga oo soo bandhigaya qaabka ay bulshadu u doorato waddada fashilka ama waddada guusha. Buuggan waxa qoray Jared Diamond. Buuggan wuxuu ka warramayaa bulshooyinkii hore ee burburay, sababaha keenay burburkooda. Waxa kale oo buugu ka waramayaa bulshooyinkan casriga ah isaga oo ka warramaya wadamo hormaray sababaha keenay hormarkooda iyo sidoo kale waddamada dib dhacay sababaha keenay dib u dhacooda iyo waliba sida ay u hormari karaan. Qoraagu wuxuu ka waramaa sida hoggaanka bulshadu uga qaybqaadan karo burburka bulshada ama hormarka bulshada, sida dalalka deriska la ah bulshada ay uga qaybqaadan karaan burburkooda. @somalibooks
░█►═ 𝚃𝚎𝚕𝚎𝚐𝚛𝚊𝚖-❗️(𝟸𝟶𝟸𝟺) 𝚂𝚘𝚖𝚊𝚕𝚒 • ⭐️ 𝙲𝚘𝚖𝚖𝚞𝚗𝚒𝚝𝚢 ═◄█░
⭕️❇️⭕️🛑❇️🛑
👤♛ 𝚂𝙸 𝙰𝙰𝙳 𝚄 𝙷𝙴𝚂𝙷𝙾 𝙺𝙰𝙽𝙰𝙰𝙻𝙰𝙳𝙰 𝚄𝙶𝚄 𝙼𝚄𝙳𝙰𝙽 𝙴𝙴 𝙰𝙰𝙳𝙺𝙰 𝙻𝙾𝙾 𝚇𝙸𝙸𝚂𝙴𝙴𝚈𝙾 𝙼𝙰𝙳𝙰𝚂𝙷𝙰𝙽 𝚃𝙴𝙻𝙴𝙶𝚁𝙰𝙼-𝙺𝙰,𝙵𝙰𝙳𝙻𝙰𝙽 𝚃𝙰𝙰𝙱𝙾 𝙸𝙶𝚄 𝙳𝙰𝚁𝙰 𝙰𝙼𝙰 𝙺𝚄 𝙱𝙸𝙸𝚁. ♢🎃
⭕️⭕️⭕️
👇🏿👇🏿👇🏿
❇️KU BIIR❇️
1-√5 +3= #⃣ ❓
#⃣ ▕▔╲▂▂▂╱▔▏#⃣
╭━━╮╭┈╮⠀╭┈╮╭━━╮
╰╰╰┃▏╭╮⠀╭╮▕┃╯╯╯
┈┃⠀┃▏┈┈▅┈┈▕┃⠀┃
┈┃⠀┃▏┈╰┻╯┈▕┃⠀┃
Soomaaliya – Dal Dihan; Dadkiisuna Dawarsadaan!
Warbixintaan oo faahfaahsan halkaan hoose ee websitekeena kasoo aqri
https://soomalibooks.com/soomaaliya-dal-dihan-dadkiisuna-dawarsadaan/
Cilmi Nooc Kasta iyo Sheekh Kasta Duruustiisa halkan ugu kaalay
•••
💿 Dhaxalka Culimada Soomaaliyeed |
▪︎Tusmada Culimada:
/channel/Turaasculimo/32349
▪︎Tusmada Funuunta:
/channel/Turaasculimo/38604
▪︎Muxaadiraatka Muhiimka ah:
/channel/Muxaadiromuhiima
▪︎Maamulka:
@Turaasculimobot
Hogaamiyaha Xamaas ayaa Booqday sheekheena Sheekh Ali Suufi Wiil uu dhalay ka geeryooday Magaalada Dooha Alle hu Naxariisto.
"Hadii Somalia Xoog lahaan Lahay Lama Xasuuqeen Falastiin"
Hadalkaasaa isoo jiitay Asxbtaay Hada Maxaa nahay?
📚Kabasho.....
Faahfaahinta Dhiganaha:
Buugu waxuu kahadlayaa sidii aan oga kaban lahayn dhibatooyinkii ina haareeyay nolosha kuwaas oo badi dhalinyarda u diidady hora u socd iyo inay gaaraan hormar shaqsiyadood dhiganahan waxaan ku koobay dhinacyo badan oo garab ku gu siin kara inaad dhibtii mahdhada kugu noqotay si fudud oga kabto aadna yeelato adkeeysi nololeed.
🩸Magaca: kabasho iyo ...
🩸Qoraa: Naima
🩸Nooca: Pdf
🩸Cabir: 1.3MB
🩸Bogga: 90
✅@SOMALIBOOKS
❌FG
Buugan waxaa inala wadaagtay @Narmi44 Qoraaga Sidaa awgeed si ganacsi looma isticmaali karo mahadsnid.
📚Taariikhda Madow ee Reer Galbeedka
❇️Buugga Taariikhda Madow ee Reer Galbeedka, waa buug kooban oo falanqaynaya dhagarta reer galbeedka iyo munaafiqnimada ay kula dhaqmaan dunida inteeda kale, gaar ahaan dalalka islaamka
━━━━━| 𝐅𝐚𝐚𝐡 𝐅𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧 |━━━━━
𝗕𝘂𝘂𝗴𝗮: ➠Taariikhda Madow ee Reer Galbeedka
𝗤𝗼𝗿𝗮: ➠ Cabdirisaaq Maxamed Xaaji
𝗡𝗼𝗼𝗰𝗮: ➠ PDF
𝗖𝗮𝗯𝗶𝗿: ➠1.2 MB
𝗕𝗼𝗴𝗴𝗮: ➠144
𝗕𝘂𝘂𝗴𝗶𝗶: ➠ #2395
™🟢™🟢™🟢™🟢™🟢™🟢
◆━⚄™ @Somalibooks ⚄━◆
FG🧲buugan si ganacsi looma isticmaali karo waayo waxaa inala w adaagay qoraaga wixii su,aala
@Abdirisak_somali
🌑🌒❇️🌘🌑
Koorsooyin Free ah📕
🆔 jOIN⤵️
Buugaag Somaliyeed📚
🆔 jOIN⤵️
Xigmada Aduunyada🖊
🆔 jOIN⤵️
Umuuraha Jaceylka💔
🆔 jOIN⤵️
Qalbi Dhaawacan ❇️
🆔 jOIN⤵️
Joogtaynta Faa,iidada 📊
🆔 jOIN⤵️
Qalbi Daweeye 💖
🆔 jOIN⤵️
Akhlaaqda Sare 📸
🆔 jOIN⤵️
Nuxurka Amuuraha 😘
🆔 jOIN⤵️
Hagaha dumarka 🧕
🆔 jOIN⤵️
Aqoon kororsi. 📚
🆔 jOIN⤵️
Kobci aqriskaaga 📖
🆔 jOIN⤵️
Hadalada Wanaagsan 🔈
🆔 jOIN⤵️
Quruxda Islaamkeena
🆔 jOIN⤵️
Fikrado gaara 💭
🆔 jOIN⤵️
Xogta Qalinmaal 📝
🆔 jOIN⤵️
Suugaanta Sugan 📷
🆔 jOIN⤵️
Dareen qoyan ❤️🩹
🆔 jOIN⤵️
Aqris kunool 💡
🆔 jOIN⤵️
Hoyga mucaashaqiinta ❤️
🆔 jOIN⤵️
Xaqiiqda qarsoon 🫣
🆔 jOIN⤵️
Kuliyad Maanhage ✍️
🆔 jOIN⤵️
Qalbi Jileec ❤️🩹
🆔 jOIN⤵️
Dhiiragalinta Nolosha 😊
🆔 jOIN⤵️
SOMALI LIBRARY 📚
🆔 jOIN⤵️
Hadiyadii Rabi 📿
🆔 jOIN⤵️
Haqabtire Online🍍
🆔JOIN⤵️
Nolosha iyo Diinta 🕌
🆔JOIN⤵️
Dhiragelinta nafta😊
🆔JOIN⤵️
KULIYADA 📖
@Maanhage❗️
🌓-------------✅---------🌗
⭐️ Powered By : @Somalibooks
🌑🌒❇️🌘🌑
Koorsooyin Free ah📕
🆔 jOIN⤵️
Buugaag Somaliyeed📚
🆔 jOIN⤵️
Xigmada Aduunyada🖊
🆔 jOIN⤵️
Umuuraha Jaceylka💔
🆔 jOIN⤵️
Qalbi Dhaawacan ❇️
🆔 jOIN⤵️
Joogtaynta Faa,iidada 📊
🆔 jOIN⤵️
Qalbi Daweeye 💖
🆔 jOIN⤵️
Akhlaaqda Sare 📸
🆔 jOIN⤵️
Nuxurka Amuuraha 😘
🆔 jOIN⤵️
Hagaha dumarka 🧕
🆔 jOIN⤵️
Aqoon kororsi. 📚
🆔 jOIN⤵️
Kobci aqriskaaga 📖
🆔 jOIN⤵️
Hadalada Wanaagsan 🔈
🆔 jOIN⤵️
Quruxda Islaamkeena
🆔 jOIN⤵️
Fikrado gaara 💭
🆔 jOIN⤵️
Xogta Qalinmaal 📝
🆔 jOIN⤵️
Suugaanta Sugan 📷
🆔 jOIN⤵️
Dareen qoyan ❤️🩹
🆔 jOIN⤵️
Aqris kunool 💡
🆔 jOIN⤵️
Hoyga mucaashaqiinta ❤️
🆔 jOIN⤵️
Xaqiiqda qarsoon 🫣
🆔 jOIN⤵️
Kuliyad Maanhage ✍️
🆔 jOIN⤵️
Qalbi Jileec ❤️🩹
🆔 jOIN⤵️
Dhiiragalinta Nolosha 😊
🆔 jOIN⤵️
SOMALI LIBRARY 📚
🆔 jOIN⤵️
Hadiyadii Rabi 📿
🆔 jOIN⤵️
Haqabtire Online🍍
🆔JOIN⤵️
Nolosha iyo Diinta 🕌
🆔JOIN⤵️
Dhiragelinta nafta😊
🆔JOIN⤵️
KULIYADA 📖
@Maanhage❗️
🌓-------------✅---------🌗
⭐️ Powered By : @Somalibooks
🌓-------------✅---------🌗
"📚كيف تختار تخصصك الجامعي"
الكاتب: د.ياسر عبدالكريم بكار.
Buuggan waxa qoray wiil uu dhalay aqoonyahanka weyn ee reer Suuriya Dr. Cabdikariim Bakaar. Buuggani isna waxa uu xal u raadinayaa dhibaato ay sannad kasta la kulmaan kumanaan ka mid ah ardaydeenna dhammaysata dugsiyada sare. Qoraagu waxa uu isweydiinayaa sababta ay ardaydu u xushaan takhasusyo khaldan, sidoo kalena wuxuu soo banddhigayaa qaabka ugu sahlan, uguna saxsan ee ay u xulan karaan takhasusyadooda jaamacadda.
Buuggan waxa AfSoomali u tarjumay Cabdulxakiim Obsiiye, dhowaan ayuuna soo bixi doonaa.
⚠️F.G
⛔️Buugaagtan looma isticmaali karo Ujeedo Ganacsi iyo Wax la mid ah.
@somalibooks
Adobe Premiere Pro Basic To Advanced Course
Waa course Cusub Oo aan idin soo habeynay Waxaadna kasoo ogaan kartaa halkaan linkga hoose halkaas ka iibso Ama Kasoo Dalbo @hagad si courseka aad u heshid Mahadsanid
https://soomalibooks.com/courses/adobe-premiere-pro-basic-to-advanced-course/
📚'Collapse' - How Societies Choose To Fail Or Succeed.
W/Q: Jared Diamond
@somalibooks
Sadexda (Language Model AI) ee ugu horumarsan Hadda Dunida.
Caqliga macmalka ah (AI) Hormarka uu sanadkii u danbeeyay sameeyay waxa ay noqotay arin soo jiidasho leh, dhanna fajaciso ah oo aan marnaba la filanayn.
Balse waxaa la filanayaa sanadaha soo socda in uu si xawli ah usii hormari doono. Waxa hadda naga yaabiyayna ay wax yaryihiin.
Bard, ChatGPT, Copilot. Runtii waa Sadex AI tools aad u horumarsan oo cajiiba, waxyaabo badan oo muhiim ahna fududeeyay.
Mar hadaad isticmaalkooda baratid waxay ay kamid noqonayaan nolol-maalmeedkaaga.
Waa bilaash dhamaantood, wax kasta oo aad waydiisid waxay kusii nayaan jawaab waafi ah oo faah-faahsan, labo kamida waxaad u diri kartaa sawirada ashyaa'da iyaguna waxa uu yahay ayay si faahfaahsan kuugu sheegayaan.
Marka aad isticmaalaysid waxaad u malaynaysaa inaad Qof la hadlaysid sida ay wax walba u saxanyihiin oo ay ugu horayso Luuqada iyo sida ay jumladuhu isugu xiran-yihiin.
Haddii aad English ama Carabi fahmi karto waa Khasbiyan inaad si maalinle ah waxkasta oo aad u baahato uga baarato.
Hadiise aadan labada Luuqadood midna Aqoon, wll talo walaaltinimo inta aad Tiktok, ama Facebook ama muuqaallo gaagaaban, ama siyaasad qashin ah oo meel ay u socoto iyo meel ay ka socoto aan la garanayn ama Qabyaalad aad wakhtigaaga iyo indhahaaga ku khasaarin lahayd. Wakhtigaaga maalgasho oo isku day inaad Internet-ka wax un ka barato, luuqadba ha ahaatee. dad waxaa jira 20 Luuqadood internet-ka ka bartay, halka adigu aad wali Tiktok ama filim hindi Telegram laga daawado aad ku mashquulsan tahay. Aadanna sheegi karin wax aad ka faaiday wixii aad shalay daawatay.
Mobilkaaga ayaad labo program-yadan kamida kusoo dagsan kartaa, lkn Bard wali app looma samayn, waxaadse ka isricmaali kartaa web-kooda rasmiga ah bard.google.com
Anigu waxa aan jeclahay aadna u isticmaalaa Bard, oo aan aaminsanahay inuu labada kale ka hormarsan yahay.
Wakhti badan oo saacado gaaraya ayaa iiga bixi jiray waxyaabo aan ka raadiyo Google, lkn hada AI-gan ayaad wax walba waydiinaysaa.
Isaguna daqiiqad gudaheed ayuu wixii oo faahfaahsan oodna meel kale u doonayn ku soo hor dhigayaa. Waa cajiib runtii.
Ugu danbayn. Waan ogahay dad badan oo soomaali ah way isticmaalaan. Adigu bal nala wadaag intan keebaad isticmaashaa, maxaadse ku dooratay. Iyo talo guud aad naga siin lahayd waa intaas oo aan ka faaiidnaa anaga iyo dad kaloo badan.
Hadiise ay maanta kuugu horayso nala wadaag fikirkaaga AI-ga ku aadan ama waxa aad ka aaminsan tahay.
Wakhtigaaga MaalGasho.
Lagu daabacay:
@somalibooks
@cab_qari
.
#⃣Qofkan Gaadhi lahaa ayuu jabiyey wuxuuna kala baxay buug- hadeerna waad ismaqlaysaa Buugii aad xaday iska keen😉
➡️ [ WAAKAN CIIWAANKIISU ]
🥲😂
35 READING TIPS I'VE LEARNED AFTER READING 350+ BOOKS:
1) The hardest part of reading is sitting down to start.
2) Quit boring books to make room for brilliant ones.
3) Reading one book may not change your life but reading every day will change everything.
4) Read fewer books that have been around for days, read more books that have been around for decades.
5) If you ever say you don't have time to read books, just take a look at your phone's screen time.
6) All reading counts as reading–try print books, ebooks, and audiobooks to find the format that works best for you.
7) It's not about how many books you get through that matters, it's about how many books get through you that counts.
8) Put your phone on silent and leave it in another room before reading and you'll 10x your focus.
9) Read good books, reread great books, rebuy groundbreaking books.
10) You don't become a reader and then start reading books. You start reading books and then become a reader.
11) It's better to quit a book than to quit reading altogether.
12) If a book changed your life, aim to reread it once a year.
13) Return, regift, or recycle books you didn't enjoy.
14) Speedreading is reading twice as fast to remember half as much.
15) The best places to read are airplanes, beaches, and parks.
16) The rite of passage all readers must go through is learning how to pick books for themselves instead of waiting for others to pick books for them (like how parents, teachers, and professors did).
17) Reading book summaries and thinking you understand the book is like watching a movie trailer and thinking you understand the movie.
18) The irony of speedreading is that if you can speedread the book it isn't worth reading. The best books are impossible to speedread because they constantly make you stop and think.
19) The goal of reading is application, not memorization. Stop spending time trying to remember information and instead spend time trying to apply information.
20) If you want to build a reading habit set a goal to read for 2 minutes every day. The goal is so small that it's impossible to come up with a reasonable excuse to not do it.
21) The person who writes the book summary benefits 10x more than the person who reads the summary.
22) If you read a book but don't change your behavior or thinking in any way, either the book sucked or you learned nothing.
23) Just because you bought a book it doesn't mean it came with a binding contract to finish it.
24) Everyone who reads 100+ books a year is either getting paid to read (author, academic, podcaster, content creator) or reading fiction.
25) No man ever reads the same book twice, for it is not the same book and he is not the same man.
26) Books are an investment, not an expense. A $10 book can make you $100,000 or even $100 billion (look up Warren Buffett's comment about "The Intelligent Investor").
27) Your reading environment is more important than your reading motivation. It's easier to read an average book at a library than an amazing book at a rock concert.
28) Carry a book with you everywhere you go. You never know when you'll find yourself with extra time you read.
29) Give a book 3 chances (chapters) to win you over. If you aren't into it by then, it's out and don't feel guilty about quitting it.
30) Easy reading hack: Download an ebook or audiobook to your phone so you always have something to read if you don't have a physical book with you.
31) The highest praise you can give an author is showing them that you wrote, highlighted, and devoured their book. If you show them a pristine book, they'll think you didn't even read it.
32) Spend more time reading short books. Some of the shortest books have the deepest lessons.
33) For timeless problems read timeless books. For modern problems read modern books.
34) Books are the ultimate life hack: For $10 you can download 10 years of wisdom in 10 hours or less.
35) The best time to start reading books was 10 years ago. The second best time to start is today.
Madal u heelan quudinta maskaxda Qofka bani aadmiga ah
"Waa Madal la akhriyo buugaagta la gorfeeyo laga wada hadlo sidoo kalena la soo koobo buugaagta hadii aad meeshan soo gasho isku day in aad faa'iidaysato sidoo kalena wixii aad dadka ku dhaantid u faa'iidee."
Hadii aad Doonayso Madax Akhriska Ku tababarato
⭐️🏪🏪🏪🔴
/channel/Gorfeyn