Sxbyaal U Join Gareeya ii dhiirigaliya Buugaag ayaad ka faa.iidaysaaye
/channel/HISTORY_BOOKS_PDF
In loo Furay Somalida in kale Tijaabi wll
https://whatsapp.com/channel/0029Va7tbIT96H4VWpWqvv06
📚 BUUGA -BEERTA XIKMADAHA
UJEEDADA DHIGANAHAN:
Buugaan sababta aan u qoray waxa ey eheed in aan arkay buugaag badan oo laga qoray mowduuca ah xikmadaha balse waxa aan ka waaye buugaagtaan mid xikmada si wacan u faah faahinayo, markaas ayaan bilaabay in aan dib ugu laabto buugaagteyda aan xikmadaha ku qoran jiray, balse waxa aan helay in ey iigu qoran yihiin buugaagta ku dhawaad 500 oo xikmadood, markaas ayaan bilaabay in aan inta xulka ah soo qaato, oo aan waliba si xirfadeysan oo isku dhafanaan cilmiyadeesan ka muuqato u qoro, waanasida aan maanta u qoray, oo xikmad walbo aan soo qaato waxa aan ku dhisayay kitaabkaquraanka iyo sunaha nabiga (scw) iyoqisooyin dhacay iyo tusaalooyin wax lagu
fahmi karo.
"Kolba inta dadaalkaagu yahay ayey noqotaa sarreyntaadu, Ninka Sareyn doonaa habeennuu soo jeedaa, ninka sareyn doonna isaga oo aan dadaalin, waqtiga waxa uu ku lumiyay wax aan suurtagal aheyn"
⭕️Buugaag Baraaruji awoodahaaga⭕️
◆━━⚄ buugg Cusub ⚄━━◆
◆━━⚄ Joing @Dhiiragaliye ⚄━━◆
📚"Lacag baa waxtarta" ⬇️
"Lacag baa waxtarta"
Buuggan wuxuu ka hadlayaa bangiyada(adeegyada bangiyada) Miisaaniyadda(dakhligaaga sida loo maareeyo)Daymaha iyo amaahaha. Xatooyada macluumaadka, sida looga hortago iyo sida looga daba'tago.
@somalibooks
🔴🔰 Somali Books 📕+Free Education
Mor than 1000 Somali books
Type: Channel
Category: Books
Rating: ⭐️ 4.62 (77)
Language(s): Somali
Owner: Faratoon
Menu URL: /channel/tlgrmcbot?start=somalibooks
Rating URL: /channel/tlgrmcbot?start=somalibooks-review
Ma tahay qof xirfad leh kaasoo si wanaagsan usoo gudbin kara? Hadii jawaabtaadu tahay haa, Somalibooks Waxay qaadanaysaa macalimiin inagala shaqeeya mashruuc cusub oo kusaabsan waxbarashada.
Xirfadlayasha aynu raadineyno waxay isugu jiraan:
1. Computer programing
2. English language
3. Af-soomaali
4. Accounting and finance
5. Business courses
6. Project management
7. Digital marketing
8. Data analytics.
9. computer networking and devops
10. Islamic courses
11. Graphic Design
12. Video Editing
Halkan iska soo diiwaangeli:
https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLScB52zQMO6o7rXHW53iehN7D3ylFIHav7mT0_bXZwDQx6Uf0A/viewform?usp=sf_link
'The Courage To Be Disliked'
W/Q: Ichiro Kishimi & Fumitake Koga.
Buuggan waxa wada qoray Ichiro Kishimi & Fumitake Koga. Wuxuu ku saabsan yahay Falsad iyo Cilminafsiga. Buugu wuxuu isku dayayaa in u fikrad guud naga siiyo fikradaha CilmiNafsiyahan Alfred Adler, oo ah dhakhtar dhimir Australian ah iyo aasaasaha iskuulka individual psychololgy. Wuxuuna u socdaa qaabwadashakeysi oo ka dhaxeeya nin dhalinyaro ah iyo feylasuuf. Wuxuuna ka koobanyahay 5 qeyb oo udhiganta 5 habeen oo wiilka iyo feylasuuf ku ay kulmeen. Habeen kasta waxa ay isla gorfeynayeen qeyb. Feylasuufku wuxuu qabaa aduunku inuu yahay meel fudud oo si fudud loogu noolaan karo, si fudud iskugu badali karo, farxadna taal. Wiilkuna fikradan ma qabo. Wuxuuna qabaa inuu yahay meel adag, caqabad badan bilaa farxad ah . Filasuufku wuxuu rabaa inuu fikradiisa ku qanciya wiilka. Wuxuuna la wadaaagaya hadba qodobo kuwaasoo maangal ah.
@somalibooks '
are wabkanaa dhisay Barigii lakin wali hawshiisa ma dhama iska soo eega https://soomaalibook.com/
Читать полностью…💜📝 faaiidoyin badan oo laga helo cabsida ilaahay subxaanahu watacaalaa* 🥹🤎.
1. dadka ilaahay ka cabsada waxa loogu bushaareeyey khayr oo dhan (الَّذِينَ آمَنُواْ وَكَانُواْ يَتَّقُونَ لَهُمُ الْبُشْرَى)
2. dadka ilaahay ka baqa wuu kaalmaynayaa waanacaawinayaa ( إِنَّ اللّهَ مَعَ الَّذِينَ اتَّقَواْ وَّالَّذِينَ هُم مُّحْسِنُونَ)
3. dadka ilaahay ka baqa wuxuu ku arsaaqayaa inaycilmiga fahmaan oo ku toosaan ilaahayna waa toosinayaa swt (يِا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُواْ إَن تَتَّقُواْ اللّهَ يَجْعَل لَّكُمْ فُرْقَاناً ).
4. dadka ilahay ka baqa wuxuu ka tirtiraa xumaantii ay sameeyeen (وَمَن يَتَّقِ اللَّهَ يُكَفِّرْ عَنْهُ سَيِّئَاتِهِ وَيُعْظِمْ لَهُ أَجْرًا )
5. dadka ilaahay ka baqa wuxuu u sahlaa arimahooda (وَمَن يَتَّقِ اللَّهَ يَجْعَل لَّهُ مِنْ أَمْرِهِ يُسْرًا)
6. cidii ilaahay ka baqdaa way liibaanaysaa aakhiro iyo aduunba (وَاتَّقُواْ اللّهَ لَعَلَّكُمْ تُفْلِحُونَ )
7. cidii ilaahay ka baqda wuxuu ka faydayaa dhibaatada iyo kurbada (وَمَن يَتَّقِ اللَّهَ يَجْعَل لَّهُ مَخْرَجًا )
8. cidii ilaahay ka baqda wuxuu ka arsaaqayaa meel aanu ka filayn (وَيَرْزُقْهُ مِنْ حَيْثُ لا يَحْتَسِبُ )
9. cidii ilaahay ka baqda wuxuu ka badbaadinayaa cadaabka iyo ciqaabka (ثُمَّ نُنَجِّي الَّذِينَ اتَّقَوا )
10 cidii ilaahay ka cabsata wuxuu helayaa sharaf iyofadli (إِنَّ أَكْرَمَكُمْ عِندَ اللَّهِ أَتْقَاكُمْ ).
11 cidii ilaahay ka cabsata wuxuu ku kaalmaynayaa sarayn dadka kale ay ka sareeyaan (وَالَّذِينَ اتَّقَواْ فَوْقَهُمْ يَوْمَ الْقِيَامَةِ)
12 cidii ilaahay ka cabsata ilaahay ayaa jeclaanaya waana ta ugu wayn (إِنَّ اللّهَ يُحِبُّ الْمُتَّقِينَ)
13 cidii ilaahay ka cabsata wuxuu u saafiyeynayaa quluubtiisa wuxuuna ka koryeelayaa qalbi qalalka iyo xumaanta (فَإِنَّهَا مِن تَقْوَى الْقُلُوبِ)
14 cid aan ilaahay ka cabsan waxba kama aqbalo (إِنَّمَا يَتَقَبَّلُ اللّهُ مِنَ الْمُتَّقِينَ )
15 cidii ilaahay ka cabsataa maalinta qiyaame dhibkeeda aamin ayay ka yahiin (إِنَّ الْمُتَّقِينَ فِي مَقَامٍ أَمِينٍ)
16 cida ilaaha ka cabsataa waxay helayaan liibaantaiyo nicmada rabi (إِنَّ الْمُتَّقِينَ فِي جَنَّاتٍ وَعُيُونٍ)
*Allow nafahasii
Aaami aaamin🤲✍️
⭕️Buugaag Baraaruji awoodahaaga⭕️
◆━━⚄ Buugg Cusub ⚄━━◆
◆━━⚄ Joing @Dhiiragaliye ⚄━━◆
📚🏅FAHAMKA NAFTEENU WAA..PDF
🧏♂️ KALMADA BUUGA..
Way badan yihiin waxa la qoro, sayladaha adduunkana waxaa la keenaa buug kala duwan qadar iyo qiimaba, haseyeeshee waxaa aad uyar waxa ka xasila wadarta sidaa ubadan ee gala kaydka wax ku oolka ah ee hal abuurrada wax qora. Waxan akhriyay buugaag badan oo afsoomaali lagu qoray, mana arag wax la mid ah buuggan miiska ii saaran ee (fahamka nafteenu waa furaha nolosheenna)
—---------------------—
______ Join @Dhiiragaliye _____
📚''Grit'- the power of passion and perseverance.
W/Q: Angela Duckworth.
Luuqada: English
@somalibooks
Buugga Grit; the power of passion and perseverance, waxaa qortay Angela Duckworth. Waa buug ku saabsan awoodda ay leedahay passion ka mise wax xiiseynta badan iyo awoodda dulqaadka iyo adkeysiga. Buugga
waxa uu ka koobanyahay 3 geybood. Qeybta 1aad waxa ay ku saabsantahay waxa Grit( The combination of passion and perseverance) la dhaho, iyo sababta Grit ay muhiimka u tahay. Qeybta 2aad waxa ay ku saabsantahay sida aad Gritkaaga u hormarin karto adigoo gudaha naftaada kasoo bilaabaya tilaabooyinka hormarineed. Qeybta 3aad waxa ay ku saabsan tahay sida aad u hormarin karto Gritkaaga adigoo eegaya waxyaabaha naftaada dibada ka ah.
#COD Falanqaynta Buugga:
' The Psychology Of Money'
W/Q: Morgan Housel.
Buugga Morgan Housel, "The Psychology of Money"waa aragti qotodheer oo ku saabsan xiriirka kakan ee ka dhexeeya shakhsiyaadka iyo dhaqaalahooda. Buuggu waa qormooyin sahaminaya sida ay dadku uga fikiraan lacagta, sida ay lacagta u shaqayso, iyo sida uu qofku u horumarin karaan dhaqaalahiisa. waa buug ka hadlaya dhinaca dareenka qofka ee lacagta, waxa uu soo bandhigaya sida dareenkeenu inoogu horseedi karo go'aanno xun xun, kuwaas oo sabool inaga dhigi kara.
⬇️⬇️
@SomalibooksAudio |🎙
Halkan hoose Ka Dhegayso
╭┈────🎙🎙────
╰┈💽|@SomalibooksAudio |
📚barasha cilmiga ultrasound.pdf
──────⊱◈◈◈⊰──────
♻️𝗞𝗼𝗯𝗰𝗶𝗔𝗾𝗼𝗼𝗻𝘁𝗮𝗮𝗱𝗮
❇️KobciAqoontaa❇️
❇️KobciAqoontaa❇️
┍━━»•» 🌺 «•«━━━━━━━━┑
Fadlan ku soo biir
┕━━━»•» 🌺 «•«━━━━━━━┙
Faahfaahinta buuga
〰〰〰〰〰〰〰〰〰™️
📤 QAABKA➖ PDF
📖 BOGGA➖ 143BG
🕕 CABIRKA➖4.1MB
✍ QORAA➖ Cabdirisaaq
Axmed Maxamuud
Adeegan Cusub ee Vioce chat bilaa Saqadha eeg xaga sare midigta somalia waa Loo Furay Adeegaaas waad Haysaan ayaa Filayaa hadii kale Update soo WhatsAppka.
dhinaca kale Adeega Chanalka Kenya iyo Itooba waa Loo Furay ma aqaano Somalia waxay Ula meereysanayaan lakin waa inoo furayaan links Hoose WhatsApp Chanalka ama Tijaabi.
HALKANA Chanalka SOMALIBOOKS https://whatsapp.com/channel/0029Va7tbIT96H4VWpWqvv06
Follow this link to join my WhatsApp community:
https://chat.whatsapp.com/J2cYMw8WGqt4T6PBPEBkzI
#Codsi Waa Buugii Dhambaalada Qur,aanka oo Carabi Ah Waaye Saaxiibayaal
@somalibooks legend of the somalian Books
📚XAKAMEYNTA WAQTIGA
W/Q BRAIN TRACY
W/T NUURDEEQ
Buuggaan waxaad KU baran doontaa hababka ugu wanaagsan ugunadsunbeeyay ee maaraynta waqtiga.
Buuggaan waxaan ka soo aamahanay maktabadda guusha ee nool waa qoraaga t3RIAN TRACY oo in ka badan 30
sano daraasayn, bans iyo barasho ku samaynayay xirfadda maarayntawaqtiga.
Buuggaan waxaan b u qaada doonaa 21 hab oo aad adeegsan karto waqtiga taas oo dammaanad qaadaysa hadii aad dabaqdo inamay daqiiqad waqtigaaga ka mid alj, micno darro ku baxa)it
Waan ogahay ina,ad ., Jeceshahay waqtigaaga waayo waa noloshaada waana saibabta aan kuugu soo gudbinayo farriintaan waxaanan filayaa inaad mandi doonto hadii aad noloshaada ku dhaqdo hababka iyo hannaanka maaraynta waqtiga ee aan ku daabacay baalasha buuggaan ka dib marl ii aan dhadhansaday oo la dhacay.