📚'Dhibbanaha Aan Dhalan'
W/Q: Faarax Maxamed Jaamac 'Cawl'
'Dhibbanaha aan dhalan' waa sheeko xaqiiqda dhabta ah ka muujineysa darxumada, iyo marxaladaha colaadeed ee ku dulhabsaday dadyowga Geeska Afrika ku wada nool qaar ka mid ah, midba meeley ka hesheyba, isla markaasna sawir ka bixineysa Qaxootiga tabaaleysan ee geeska, iyo dabinyada seynsaaban,ee siyaasadeed ee dul heehaabaaya waagii beryaba.
Si gaaban, sheekadani mar waa rafaad iyo tabaalaha laxaadka leh ee geeska ka dhacay cahdigan iyo sas kuu reebay, mar waa dacdarro beni’aadan iyo dhacdo raad raaceed kooban, mar waa dhaqan iyo suugaan, marna waa jacayl iyo kalgacal dhexmaraaya labo is jecel, oo ah Dalal iyo Bilan, iyagoo tabaalahaasi ku xaydaaban yihiin.
@somalibooks
Lakin Chanalka share haaye maxaa idinka Khadan si ay Kuwa iibiyaa biugaaagta Suuqa ugu Xidhno
/channel/somalibooks
Sidoo kale Hadii aad hayso Calaacal ama Cabasho ama ama Buug Afsomali ah @cabasho_bot
📚Himiladaada Hano.pdf
"Buuggani wuxu hiil u yahay da'yarta soo kacayssa, iyo in badan oo bulshada Soomaalyeed ka mid ah ee aaminay mabda'a ah hurda-ku-dhereg: wuxuna iftiin u yahay inta rabta horumar, iyo isbeddel nololee. Nuxurka buuggani xambaarsan yahay, iyo af Soomaaliga quruxda badan ee qoraagu ku xiddeyey ayaa buuggan ka dhigaya mid leh qiima sare."
♻️𝗞𝗼𝗯𝗰𝗶𝗔𝗾𝗼𝗼𝗻𝘁𝗮𝗮𝗱𝗮 𝗖𝗵𝗮𝗻𝗻𝗲𝗹
❇️KobciAqoontaa❇️
❇️KobciAqoontaa❇️
〰〰〰〰〰〰〰〰〰〰〰™️
📤 QAABKA➖ PDF
📖 BOGGA➖ 138BG
🕕 CABIRKA➖38.3MB
✍ QORAA➖mohamed ismail mohamed (siibed)
📚Xanuun-Qoto Dheer
Hordhaca Buuga
Dhiganahan aan ogu magac daray xanuun qoto
dheer iyo nolol adag (deep pain and hard life) waa
sheeko xaqiiqa oo aan ka qoraya qof dhalinyara
iyo sidoo kale xalado aan ku dhex arkay bulshada
sababta aan u qoray ciwaan kaan ayaa ah in aan u
arkay inay jiran malaayiin qof oo dareemay xanuuno qoto dheer inta ay nolayeen sidoo kaleku nooladay nolol aan sahlanayn hadana wayay qof ay u sheegtaan waxaa jira dadyow badan oo ku nool dunidaan aan ku noolnahay hadana soo maray xalado kala duduwan oo adag...
Buuga hada daawaha laga soo qaatay Qoraaga ayaa inala wadaagay.
Xamaas oo maanta fasaxday 24 qof oo kala ah 13 yahuuda iyo 10 u dhashay Thainland Halka mid so hadhay ahaa 1 Filibiin, Dhanaca Gumaysataha Isra,il ayaa dhinaceeda sii deysay 39 Maxbuus oo u badan Caruur iyo Haween oo ku jiray jeelasha isra,il. kadib heshiiskii 4 Maalmood kaliya ahaa.
Читать полностью…📕Taariikhdi cumar binu khadab rc.ᴘᴅғ"
🇭 🇴 🇷 🇩 🇭 🇦 🇨
Nebiga scw ka dib, taariikhda Islaamka ma soo marin qof
ka saamayn badnaa Cumar ibnul Khaddaab rc, waana ay
adag tahay in la helo cid u dhiganta, shakhsiyad ahaan iyo
waxqabad ahaanba.
Buuggani waxa uu guudmarayaa taariikh nololeedkii
Cumar ibnul Khaddaab rc, qaybtiisan koowaadna waxa ay
diiradda saaraysaa sannadihii hore ee noloshiisa: heerkii uu
bulshada kaga jirey iyo saamayntii uu ku lahaa, habkii uu
uga falceliyey diintu markii ay soo degtay, islaamiddiisi iyo
isbeddelkii ay dhalisay, kaalintii uu ka qaatay xoojinta iyo
faafinta diinta, iyo booskii uu kaga jirey bulshadii cusbayd
ee Muslimiinta.
Waxa uu buuggani tilmaami doonaa qayb ka mid ah
shakhsiyaddii Cumar rc, iyo habdhaqankiisi. Waxaa kale oo
innoo muuqan doonta habkii uu Nebigu scw u qaabeeyey
shakhsiyaddii Cumar rc.
==========
SIZE: 1MB.
PAGES: 226.
FORMATE: PDF.
📥 DowloadPDF/Free:👇📥
──────⊱◈◈◈⊰──────
#Taariikh
#History
──────⊱◈◈◈⊰─────
🩸Asc Update Su,aasha Isbuucan la sugayay
Wixii Cabasho ah ee Buugaagta sxbyaal ama Qorayaasha ah ee Xuquuqa Buugaagta Halkan wll naga gaadhsiiyo si ay noogusoo gudbiyaan:
@Cabasho_Bot
📚OGAYSIIS-BUUGAAGTA SANADKA OO LAGU SO SAMEEYEY QIIME DHIMISTII UGU WEYNEYD ABIT.
Buugta isbar macalin la'aan deal cusub oo ah buug markaad iibsato mid free ah hel halkii buug qimahiisu waa 7$ inta bisha ka hadhay ayuusoconayaa ka faa idayso
.
1. Isbar Ai macalin la'aan
2. Isbar computer macalin la'aan
3. Isbar programming macalin la'aan
4. Isbar hacking macalin la'aan
Waxaad ka dalbataa Halkan
╭┈──────────────
╰┈💁♂️➤@YahyeAbdirahman
Xamaas oo soo bandhigtay Muuqaal ay ka muuqdaan iyagoo si aad ah u ugaarsanaya Kaarayaasha Israa'iil.
Kasoo daawo 👉. /channel/cab_qari 👈
📚'Kaalinta Indheergaradka'
W/Q: Adward said.
W/T: Cabdicasiis Guudcadde.
Buuggan waxa qorey qoraa asalkiisu yahay Falasdiini, balse noloshiisa inteeda badan ku soo qaatay dunida reer Galbeedka, Edward Said waxa uu in mudo ah u dagaallamayey qadiyadda reer Falasdiin iyo waliba bulshooyinka ay saamaysay hagardaamadii gumeystuhu. Buuggu waxa uu ka dhashay khudbado taxane ah oo uu sagaashameeyadii ka sii daayey barnaamijka BBC ee khudbadaha Reith, balse markii dambe loo beddelay buug. Buugga waxa afka Soomaaliga u tarjumay Cabdicasiis Guudcadde.
Buuggu waxa uu ku dulwareegayaa kaalinta uu in dheergaradku ku leeyahay bulshada, waxa uu qoraagu innoo bidhaaminayaa tilmaamaha uu leeyahay qofka indheergaradka ahi, waxa uu qeexitaanno kala jaad ah innagula wadaagayaa qeexitaanka dhabta ah ee uu yeelan karo indheergaradku, waxa uu ka warramayaa metelaadda indheergaradka, seetaynta ummadaha iyo dhaqamada, dayrinta la gula kaco indheergaradka, awoodaha ku gadaaman indheergaradka iyo kuwo kale oo la mid ah.
📚' The Psychology Of Money'
W/Q: Morgan Housel.
Buugga Morgan Housel, "The Psychology of Money"waa aragti qotodheer oo ku saabsan xiriirka kakan ee ka dhexeeya shakhsiyaadka iyo dhaqaalahooda. Buuggu waa qormooyin sahaminaya sida ay dadku uga fikiraan lacagta, sida ay lacagta u shaqayso, iyo sida uu qofku u horumarin karo dhaqaalahiisa. waa buug ka hadlaya dhinaca dareenka qofka ee lacagta, waxa uu soo bandhigaya sida dareenkeenu inoogu horseedi karo go'aanno xun xun, kuwaas oo sabool inaga dhigi kara.
...
@somalibooks
💪 Chanell is Open Share iyo Download hala Baashaalo Ka dherga Buugta lakin ha Iiibinan Kan Gaajada ah PDF Daba ordayana waa U tuuraynaa hadii Soo hadlo ma annagaa Ka Soo galinay internet 🛜
Читать полностью…📚Himiladaada Hano.pdf
──────⊱◈◈◈⊰──────
♻️𝗞𝗼𝗯𝗰𝗶𝗔𝗾𝗼𝗼𝗻𝘁𝗮𝗮𝗱𝗮 𝗖𝗵𝗮𝗻𝗻𝗲𝗹
❇️KobciAqoontaa❇️
❇️KobciAqoontaa❇️
┍━━»•» 🌺 «•«━━━━━━━┑
⚠️F.G 🚫
Buugaan looma isticmaali karo Ujeedo Ganacsi iyo Wax la mid ah.
┕━━━»•» 🌺 «•«━━━━━━━┙
Faahfaahinta buuga
〰〰〰〰〰〰〰〰〰™️
📤 QAABKA➖ PDF
📖 BOGGA➖ 138BG
🕕 CABIRKA➖38.3MB
✍ QORAA➖mohamed ismail mohamed (siibed)
Miladii Nabi Ibraahim, Maxaad ka taqaanaa Miladii Nabi Ibraahim Caleyhi Salaam ee la faray Nabi Muxamed scw inuu raaco anagana kaga daysano?
Galab wanaagsan
@Albaanichannel252
Dhiiragelin mida u wanaagsan
waa in qofka Aakhiradiisa
lagu booriyo.🌸💯
/channel/Hidaayatu_Rabi
📚 Booggani waxa uu ku barayaa hababka jaantusyadda ee suuqa forex sameeyo. naqshaddaha waa caawiyaal kuu sahlaya inaad faham balaaran ka hesho suuqani iyo guul dhaqaale aad kaga samayso naqshaddaha waa kuwa kala duwan iyo kuwa isku jaanna waxa uu buuggani yer ee dhiganaha, kaa caawin doonnaa inaad si fudud aad ku fahanto guud ahaan nashqadaha suuqu sameeyo
━━━━━| 𝐅𝐚𝐚𝐡 𝐅𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧 |━━━━━
𝗕𝘂𝘂𝗴𝗮: ➠ Naqshadaha Suuqa ee forex (Chart Patterns)
𝗤𝗼𝗿𝗮: ➠ Yaxye Maxamed Cabdi
𝗡𝗼𝗼𝗰𝗮: ➠ PDF
𝗖𝗮𝗯𝗶𝗿: ➠ 1.1 MB
𝗕𝗼𝗴𝗴𝗮: ➠ 21
𝗕𝘂𝘂𝗴𝗶𝗶: ➠ #B283
━━━━| @somalilibrary |━━━━
━━━━| @somalibooks | ━━━━
ɴᴀɢᴜ ᴛᴀᴀɢᴇᴇʀ ᴅʜɪɪʀɪɢɪʟɪɴ ᴀy ɴᴏᴏ ᴛᴀʜᴀy
❤️ 𝗟𝗼𝘃𝗲
👍 𝗟𝗶𝗸𝗲
💬 𝗖𝗼𝗺𝗺𝗲𝗻𝘁𝘀
-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-
📥 1 sac kadib hoos ka dagso: 👇