🧲Bishaaro Waxaa hada war isoo gaadhay xaqiijiyey in AI-Loo Furay
Somaliya hada Waad isticmaali Kartaa Chatgpt Waa
Mucjiso Shaqo la,aan ka dhigay boqolaal Million oo qof
.
wuxuuna soo baxay sanad ka hor Hada ku biir login dheh ama sign up
Links: https://chat.openai.com/
Joog❗️✋🏻Telegram Ma iska Joogtay Adiga oo waqti badan kaga lumayay Hadana Ma waysanayd Meel aad ka heshid Channals Telegram oo Faa'iido u leh Noloshaada Haday Jawabtada Tahay Labadaas Qaybood Oo Telegram channals ayaan ku haynaa Ee ka Faa'ideyso Taabo Labadan kii aad doonto.👇🏻👇🏻👇🏻
───⊱◈◈◈⊰────
✍️Qormooyin👍
───⊱◈◈◈⊰───
✳️Buugaag👍
────⊱◈◈◈⊰───
📚QISOOYINKA NABIYADA
Faahfaahinta Buuga
──────⊱◈◈◈⊰──────
𝙼𝚊𝚐𝚊𝚌𝚊: ➠ Qisooyinka Nabiyada
𝚆/𝚀: ➠ unknown
𝗡𝗼𝗼𝗰𝗮: ➠ 𝙿𝙳𝙵
𝗖𝗮𝗯𝗶𝗿: ➠ 0.5MB
𝗕𝗼𝗴𝗴𝗮:➠80
──────⊱◈◈◈⊰──────
™🟢™🟢
@SOMALIENGLISH ⚄━◆
@SOMALIENGLISH ⚄━◆
Su'aal kaftana maxay ku kala duwan yihiin bidaarta gasha ragga iyo tan gasha dumarka commentiga ku soo rafta
♡ ㅤ ❍ㅤ ⌲
ˡᶦᵏᵉ ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ ˢʰᵃʳᵉ
Ayman ilka case
@Mullaaxyare
📚Xakameynta Wakhtiga
⤵️⤵️⤵️
@Somalienglish
⚠️F.G Buugaan looma isticmaali karo Ujeedo Ganacsi iyo Wax la mid ah.⚠️
Halkan Koorsooyin Freeee ah ayaan Soo dhignaa Si aan u caawino dhalinyarada somaliyeed /channel/Farsamada❌Koorso kasta Saacado kooban ayay Free tahay Fadlan isku day inaad Markaba Login gareyso oo qaadato Xiisada
⤵️⤵️
/channel/Farsamada
"Garo qiimaha naftaada" ⬇️
───⊱◈◈◈⊰───
Fasalada Luuqada Somali Enlgish
1-Somali_English {Dhexe}
2- Somali_English {Hoose}
───⊱◈◈◈⊰───
Waxa bilowday Laba Koorso oo Free ah Kuwaasoo ay Bilaabeen Maclain Khibrad u leh Luuqada uguna Talagalay wllahooda somaliyeed ee lacagta iyo wakhtigooda lagu ciyaarayo ugu hiiliyaan oo baraan aqoonta iibka ah iyo Sadaqada faqriga u dhaxeeeya Cilmigood alle ha barakeeyo dhamaantood.
✳️Hadii aad ku dhibanayso Barashada Luuqada English
⤵️⤵️
Halkan iska Xaardiri
❇️Sidii kale Hadii aad ku dhibanayo Barashad Luuqada Carabiga
⤵️⤵️
Halkan iska Xaadiri
‼️Asc Buugan waa ka saarnay
Damacii Habaabay waxaa nala soo hadlay qoraaga buuga sidaa u ogaada..Mahadsnid
❇️Faah-faahinta Buuga📚 📚Buuga:📎Damacii Habaabay📌
Qoraaga:💎 Maxamed Mursal Maxamed.📌
Pageska:124 Bog📃
Cabirka:943 KB 🧷📔 ──────⊱◈◈◈⊰────── Wixii cilad, Cabasho, Caawin iyo Codsi ahba igala soo xiriir @Almazbooksowner Kala dag PDF ka ⬇⬇ ❤️ 𝗟𝗼𝘃𝗲 ⬇
👍 𝗟𝗶𝗸𝗲
💬 𝗖𝗼𝗺𝗺𝗲𝗻𝘁𝘀
──────⊱◈◈◈⊰──────
Banaanbax weyn ayaa Caasimada Dhawaan ka dhici doonta taas oo lagu taageerayo Falastiin loogu Duceynayo ka war Haya sxbyaal Yaa ka wax ka og tallow?
Читать полностью…✳️ Carabiga Iyo Naxwaha: -Free
Halkan Waa Fasalkii Carabiga iyo Naxwaha Casharkii 4aad Socda.Buugaagt iyo Casharada hoose ka eeg Links Mid kale Casharada Maalin walba waala update gareeya si aanad ugu Dawakhin halkan soo boqo ama Pin Fasalka eeg.
Joog❗️✋🏻Telegram Ma iska Joogtay Adiga oo waqti badan kaga lumayay Hadana Ma waysanayd Meel aad ka heshid Channals Telegram oo Faa'iido u leh Noloshaada Haday Jawabtada Tahay Labadaas Qaybood Oo Telegram channals ayaan ku haynaa Ee ka Faa'ideyso Taabo Labadan kii aad doonto.👇🏻👇🏻👇🏻
───⊱◈◈◈⊰────
✍️Qormooyin👍
───⊱◈◈◈⊰───
✳️Buugaag👍
────⊱◈◈◈⊰───
📚QISOOYINKA NABIYADA
samaawaadka iyo arlada iyo intii ku dhexnool, Allihii uumay kownka nolosha iyo geerida.
Nabadgalyo iyo naxriis nabigeenna dushiisa ha ahaato. Eebbe idankii waxa aan buug-yarahan kusoo koobay qisooyinka qaar kamid ah ambiyadii iyo rusushii loo soo diray insaanka si ay ugu iftiimiyaan nolosha. Waxa aan isku dayay in aan qisooyinkan u soo gudbiyo qaab fudud oo kooban. Ahmiyad weyn ayay noo leedahay in aynu wax ka baranno qisooyinka nabiyada innaga oo raacayna dariiqii ay mareen ee ah dariiqa toosan. Allaah Subxaanah watacaalaa oo inoo sheegaya ahmiyadda qisooyinka waxa uu yiri:
\\❌Buugan qoraaga Magaciisa Qofkii garnaya Hanala Wadaago waan weynaye
Читать полностью…
kaftan-Sxbyaal hadaynu hada Sii qodono Tunnalada dhulka hoostiisa ah ka warama ilaa 500km si Itoobiya Markay ina soo gasho aan dhulka hoostiisa ugu soo baxno mise Mise hub ayaan meel ku ognahay .{Xeebaha Somaliya}..
lakin yaaba in siinaya? Carabtu ma inag siinaysaa tallow? carabta ayaa sheegayaa diricyada waawyn xidhata Petro-DolarYaa Fahmay tallow...11
Comments Weeka
📚Buuga: 'Cawaddaran'
W/Q: Naasir Cali.
'Sheekadan waxaaan ugu talagalay in aan ku hogatusaaleeyo kuna baraarujiyo marxalado dhawr ah oo dul hoganaya shaqsiga Soomaaliga ah. Gaar ahaan da' yarta ku guda jirta wakhtigii shukaansiga. Run aan lala gabban loona badheedhin ayay si falsafadaysan idiin taqabalsiinaysaa. Xidhiidho bilowgooda lagu naaleeday, dhammaadkoodiina wadnabbaab iyo geeri laga taransaday ayaad muddo akhrinteeda ku raaxaysan" -Qoraaga.
Hoosta kala deg
, 📚"Lacag baa waxtarta"
Buuggan wuxuu ka hadlayaa bangiyada(adeegyada bangiyada) Miisaaniyadda(dakhligaaga sida loo maareeyo)Daymaha iyo amaahaha. Xatooyada macluumaadka, sida looga hortago iyo sida looga daba'tago.
📚Magaca buugga: Garo qiimahaaga.
📍Qoraaga: Bashir ciil-tire.
📍File:PDF,2MB
📍Bogagga: 103 bog.
📍buuggii 176'aad.
Faahfaahin
Dhiganahaan "garo qiimaha naftaada" wuxuu ka koobanyahay 14 cutub, cutub walbana wuxuu ka hadlayaa waxa ugaarkaa wuxuuna dhiilo iyo kor-ukac ugu jiraa hormarinta nafta iyo qiimaynta qofnimadaada wuxuuna suuro-galinayaa inuu noloshaada uhorseedo guul iyo hormar.__
───⊱◈◈◈⊰───
Fasalada Luuqada Somali Enlgish
1-Somali_English {Dhex}
2- Somali_English {Hoose}
───⊱◈◈◈⊰───
⏰@somalibooks
Waxa ka Baro Diinta Yuhuudiyada Sida aad u wax ugu ogaato oo aad isagu xidho Xiligan Waxa dhacaya Isha allah
Читать полностью…Qof Insaanka su,aal iska weydiinayaa ah sidee qof ama dad Damiir lehi Shacab Tiradaas le,eg U xasuuqi karaan iyo 4 kun caruur ah Lakin hadaad luuqada taqaano Wiilkana ku dul geyn lahaa isha llah diinta Piple Hore waxa aayad ku qoran Daawo Video
Читать полностью…📚Damacii Habaabay📎 ──────⊱◈◈◈⊰────── ⚠️F.G Buugaan looma isticmaali karo Ujeedo Ganacsi iyo Wax la mid ah.⚠️ ®️New Version🔮 ❤️ 𝗟𝗼𝘃𝗲
👍 𝗟𝗶𝗸𝗲
💬 𝗖𝗼𝗺𝗺𝗲𝗻𝘁𝘀 ──────⊱◈◈◈⊰────── @Almazbooks1 @Almazbooksowner
asxbtaay Haday Dhab kaa tahay Barashada Carabiga iyo Naxwaha Fasalka gal hada ayaa la bilaabay Waana Free ee Join soo dheh
Fasalka Carabiga