📚Arimaha Ka Taagan Somalia...
──────⊱◈◈◈⊰──────
❇️@Soomalitech❇️
❇️@somalibooks❇️
──────⊱◈◈◈⊰──────
Buug kaa oohisiin Doonaa sida dalkani u waayay dad isla markaana waxaad ogaan doontaa wax badan oo kaa qorsoon hadaad Cuqdad qabtay xataa waa iska bixi doontaa isha allah
HALKAAN KA DEGSO
📥 Download 📥
◈◈⊰
⚠️F.G / Buugaan looma isticmaali karo Ujeedo Ganacsi iyo Wax la mid ah.⚠️
───⊱◈◈◈⊰─── @Albaanichannel252
@somalibooks
📚DABAR IYO HOGGAAN
Buugaan waxaan ugu talo galay qof walboo jecel in uu heer ka
gaaro noloshiisa noqdana dhiiri galiyaha naftiisa iyo tan dadka
ku xeeranba, maxaa yeelay maahan mid dhamaata baahida aynu uqabno inaynu helno marwalba dhiiranaan, waxay nu nahay kuwo daalaya, fashilmaya, arini ku adkaanayso, kufaya hadana kacaya, dhiiri galintu waxay ina ka anfacaysaa inaynu noqon kuwo isdhiiba ee aynu noqono kuwo xaalad walba xal uraadiya, arin walbana ku dhiirada. Dhiranaantu waa mida marwalba ina xasuusinaysa in arinkani yahay qayb kamida nolosha iyo wax dhaca,,Akhris Wacan
Qacanta alle ha idin barakeeyee, Waxaynu wada ogsoonahay in cidda aad jeceshahay aad sidoo kale jeceshahay wax kaste oo ku saabsan ama in uun xidhiidh la leh, xidhiidhkaas ha dhowaado ama ha fogaado.. xataa tafaashiisiisa yaryar ee aad cidda kale dhaadaynin!?
Saxaabigii weynaa ee Ibnu Mascuud oo qaacidadan maanku haya wuxu yidhi " Qofka Qur'aanka jeceli waa Qof Ilaahay -swt- jecel "
..Maxa yeelay Qur'aanku waa hadalkiisi -swt-🩷
✳️✳️✳️
jOIN DHAHA QACANTA ALLE HA IDIN BARAKEEYEE AAMIIN..
/channel/qura_an114
/channel/qura_an114
"Hadimo jacayl"
Waa sheeko ka warramaysa dhibka dadka qurbaha ka yimaada(ee lacagleyda ahi) ku hayaan dhalinta isjecel ee dalka joogta iyo sida ay waalidku ugu nugul yihiin dadka dibadda ka yimaada. AKHRIS WCN
👍❤️
░█►═ 𝚃𝚎𝚕𝚎𝚐𝚛𝚊𝚖-❗️(𝟸𝟶𝟸𝟺) 𝚂𝚘𝚖𝚊𝚕𝚒 • ⭐️ 𝙲𝚘𝚖𝚖𝚞𝚗𝚒𝚝𝚢 ═◄█░
⭕️❇️⭕️🛑❇️🛑
👤♛ 𝚂𝙸 𝙰𝙰𝙳 𝚄 𝙷𝙴𝚂𝙷𝙾 𝙺𝙰𝙽𝙰𝙰𝙻𝙰𝙳𝙰 𝚄𝙶𝚄 𝙼𝚄𝙳𝙰𝙽 𝙴𝙴 𝙰𝙰𝙳𝙺𝙰 𝙻𝙾𝙾 𝚇𝙸𝙸𝚂𝙴𝙴𝚈𝙾 𝙼𝙰𝙳𝙰𝚂𝙷𝙰𝙽 𝚃𝙴𝙻𝙴𝙶𝚁𝙰𝙼-𝙺𝙰,𝙵𝙰𝙳𝙻𝙰𝙽 𝚃𝙰𝙰𝙱𝙾 𝙸𝙶𝚄 𝙳𝙰𝚁𝙰 𝙰𝙼𝙰 𝙺𝚄 𝙱𝙸𝙸𝚁. ♢🎃
⭕️⭕️⭕️
👇🏿👇🏿👇🏿
❇️KU BIIR❇️
📚Qorshee Noloshaada📎 ──────⊱◈◈◈⊰────── ⚠️F.G Buugaan looma isticmaali karo Ujeedo Ganacsi iyo Wax la mid ah.❗️
──────⊱◈◈◈⊰──────
Hoyga xikmadaha iyo qaraaxada
1-@Cilmiraadis
2-@Cilmiraadis
──────⊱◈◈◈⊰──────
📚Akhris aayatiin leh📎 ──────⊱◈◈◈⊰────── ⚠️F.G Buugaan looma isticmaali karo Ujeedo Ganacsi iyo Wax la mid ah.❗️
──────⊱◈◈◈⊰──────
Fasalada Luuqada Somali Enlgish
1-Somali_English {Bilow}
2-Somali_English {Dhexdhexaad}
──────⊱◈◈◈⊰──────
Follow the Somalibooks 📚 channel on WhatsApp: https://whatsapp.com/channel/0029Va7tbIT96H4VWpWqvv06
Читать полностью…📚 buuga: How to get Rich
✅ sidee ku noqon kartaa maalqabeen
✅ 277 page
✅qoraaga buuga: Felix Dennis
✅ luuqada: English
Hadii aad xiisaynayso ❤️ saar
📚BUUGA: Xalka Arimaha Somaliya
Kitaabkan yar waxaan ku ururiyay jawaabo waqtiya kala duwan aan ka jawaabay su'aala la i weydiiyay, waxaanan is iri baahidi loo qabay weli waa ay taagan tahay, waxaana dhici karta in Alle ku anfaco addoommadiisa qaarkood, oo ay saxaan dariiqa ay ku socdaan.
──────⊱◈◈◈⊰──────
❇️@Soomalitech❇️
❇️@somalibooks❇️
──────⊱◈◈◈⊰──────
⚠️ F.G
Buugaan looma isticmaali karo Ujeedo Ganacsi iyo Wax la mid ah.
🧷 QAABKA ➠ PDF .
📖 BOGGA ➠ 61 BG .
🎯 CABIRKA ➠ 1.4MB
✍️ Qoraa ➠ Sh.Dr.Cuthmaan M.Maxamuud
📚BUUGA: Indhasarcaad Riwaayad
Sheekada Riwaayaddu waxa weeye sidii Soomaalida loo
duudsiyay ee loo seejiyay xaqoodi, ayada o0 gumaystuhu iyo
wixii la halmaala ay tab iyo xeelad iyo xoog ku qabsadeen dad
ka iyo dalka Soomaaliyeed, iyaga oo aan laga tala gelin ee mar
walba cuskanaayey dano gaar ahaaneed oo uu gumeysigii hore
iyo gumeysiga cusubi ka leeyihiin aawadood, maqaar saar, lug
gooyooyin iyo laandayro badan oo kala sidkay, kalana sakalay
Ummadda Soomaaliyeed ayaa hadba lagu shirqoolaayay.
──────⊱◈◈◈⊰──────
❇️@Soomalitech❇️
❇️@somalibooks❇️
──────⊱◈◈◈⊰──────
⚠️ F.G
Buugaan looma isticmaali karo Ujeedo Ganacsi iyo Wax la mid ah.🛑
🧷 QAABKA ➠ PDF .
📖 BOGGA ➠ 68 BG .
🎯 CABIRKA ➠ 8.9MB
✍️ Qoraa ➠ Cali Sugulle
👇📚⤵️
✅Download Pdf ✅🙏
📚Dabar iyo Hogaan📎 ────⊱◈◈◈⊰ ⚠️F.G Buugaan looma isticmaali karo Ujeedo Ganacsi iyo Wax la mid ah.⚠️ ──────⊱◈◈◈⊰────── @Almazbooks1
@somalibooks
💁♂️Xoogaa Yar ayaan Yar Xidhnay la degista hawlo socday awgeed Chanalku hada Waa Furan yahay la Deg wax walba
Читать полностью…ASC-Gabadhas khyr bay dhigtaaye u Join gareeya wllyaal barakooba idimka alle.. /channel/qura_an114
Читать полностью…⚠️Muhiim Sirta Telegram⚠️⚠️ Meelahan Iska Xidh: Hadii kale waxay Ku Keeni Doontaa in wax walba ay iska degaan adigoo aan ogeyn.
✳️✳️✳️✳️✳️✳️✳️✳️✳️✳️✳️
Mida kale Ma Jaclaan lahayd Video Noocan oo qoraalada ah inaad samayso adigoo isticmaalay AI video editing Mudo ka yar 3 Maalmood Koorso ayaan soo wadnaa.
Sii Fadhiiso Fasalkan
@ISBAR_AI
✳️✳️✳️✳️✳️✳️✳️✳️✳️
📚Xeerka Ciqaabta {PENAL CODE}
Buugan waa ka lagu Ciqaabo dadka dambiyada guud iyo gaar ahaanba gal dalkeena iyo dalalbadan oo dunida ah ayaa lagu xukumaa xeer Ciqaabeedkan waxaana laga soo qaatay intiisa badan Diinteena iyo gaalada markaa kolay ka faa,iidaysta hadaad barataan arimaha sharciga.
📚Maxaa Naloo Cadaabayaa?
Kalmada Dhiganahan:Buuggan waxaa loogu tala galay in uu wax ka taro ol-olayaasha loo tafa xaytay ee loogu jiro sidii dib loogu soo noolay lahaa qarankii Soomaaliyeed ee dhintay, kaas oo tobanaan sano mootan ayna weli qabrigiisii ku hardamayaan dhurwaayo hilibkiisii feen feenanaya, kuwaas oo raqda ay dul joogaan ku mintidsan oo nafta dul dhigaya...Akhris wcn
───⊱◈◈◈⊰───
Fasalada Luuqada Somali Enlgish
1-Somali_English {Dhexdhexaad}
2- Somali_English {Hoose-Dhexe}
───⊱◈◈◈⊰───
Buug dhagaysi ah:
'Bakhtiyaanasiib'
W/Q: Shirley Jackson.
W/T: Cabdirisaaq Cumar Dhoore.
sheekada bakhtiyaanasiib (the lottery) oo ay qortay sharley jackson waa mid kamida buuugaagta doodda badani ka dhalatay ka dib soo saaristoooda, illaa laga joojiyey bulshada la wadaagidiisa iyo faafintiisaba. Duluucda sheekadu waxay ay diiradda saaraysa dood ku saabsan ku dhaganaanta dhaqammada duugoobay ee bulshada, iyo waxa dhici kara marka dhaqammadaas sidooda loo dabbaqo iyadoo aan la horumarin.
sheekada waxa la faafiyey 1948.
Sheekadu waxa ay akhristayaasha usoo bandhigaysaa ka doodidda arrimo muhiim ah, oo ay ka mid yihiin: khatarta ay leedahy u hoggaansanaanta indha-la’aanta ah ee dhaqammada, sida habboon ee dib u eegis loogu samayn Karo dhaqamadii hore ee duugoobay ama looga tagi karo gabi ahaan, caqliyadda ku dhisan 'dameeri dhaan raacday’ ee qofka ka dhigta mid addoon u ah waxa ay dadka badankoodu sameeyaan, iyo saameynta hab dhaqanka qoyska uu ku leeyahy jiilka xiga iyo mustaqbalka.
💁♂️Mujaaaahdiinta Isku Xareeya Chanaladooda ha baqaninee Join wada dhaha
/channel/qassambrigades
📚Buuga: Qorshee Noloshaada
──────⊱◈◈◈⊰──────
Hoyga Technologyada
Qoraaga: Cali Xuseen Aadan(Cali Salaad)
Pageska:126 Bog
Cabirka: 8.1MB ──────⊱◈◈◈⊰──────
1-@Soomalitech
2-@Soomalitech──────⊱◈◈◈⊰──────
📚Buuga: Akhris Aayatiin leh
──────⊱◈◈◈⊰──────
Fasalada Luuqada Somali Enlgish
Qoraaga: Dr. Cabdikariim Bakaar Turjumaha: Dr. Sacad M. Aadam
Pageska:114 Bog
Cabirka: 24.3MB ──────⊱◈◈◈⊰──────
1-Somali_English {Bilow}
2-Somali_English {Dhexdhexaad}──────⊱◈◈◈⊰──────
"DIBADWAREEG "
Qore:Nageeye Cali khaliif
Buugaan waa Xasuus Qor oo uu Qoraagu ,kusoo koobay gabayadiisa .
Waxaadna ka heli gabayo ka kooban 56 gabay iyo130 maanso .
Inta aan akhrinayey Meeris aan aad uga helay ayaa ahaa
Qoraagu Siyaasiyiinta ayuu kasoo Hadli ugu dambeyn wuxuu kusoo gabagabeyey Weedh ah ;
"Waa dhurwaa i cunayoon mid kalre;uga Dhawaadaaye ,
Ninka dhaantada u qaadayoow ,dhoohanaad tahay "
Mar Dhow Filo.....
...⬇️
˜”*°•.˜”*°• ❗️📚 Buugta Bishan ..⤵️ Soo Koobis
© Somalibooks Pro Inc
- All Rights Reserved-
- All Rights Reserved-
Kuwiii Hore
#Buugaagta1001