somalibooks | Неотсортированное

Telegram-канал somalibooks - Somali Books 📚

139561

asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh. Youtube: https://shorturl.at/auGJZ Diclamer: Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh @Cabasho_Bot @Tusmobook

Подписаться на канал

Somali Books 📚

📚Buuga: Jidkii Loo Soo Maray Falsafada...

Waxaa laga soo qoray Buugagga Afka Ruushka ku qoran ee la yiraahdo
(Najalni Kurs Pilosofii)- Bilowga Duruusta Palsafadda, iyo (Osnofi -Pilosofiskikh
Snanii-)-Asaaska Aqoonta Palsafadda, ee labaduba Mesko ka soe baxeen 1966, waxana qoray Culumo Soviet ah

Falasafadu waa qayb khaasa oo ku saabsan garashada dunida habka afkaarta ee guud ahaan  ku saabsan mashaakilka jiristiyo garaadka

──────⊱◈◈◈⊰──────
❇️@Cilmiraadis❇️
❇️@somalibooks❇️
──────⊱◈◈◈⊰──────


🧷 QAABKA ➠ PDF .
📖 BOGGA ➠ 38 BG .
🎯 CABIRKA ➠ 3MB.
✍️ TARJUMAA ➠ Jaalle Maxamuud Cabdi Dhunkaal



Halkan Kala Dag👇👇

Download Pdf ✅🙏

Читать полностью…

Somali Books 📚

📚Dhambaalada Dhalinyarada
──────⊱◈◈◈⊰──────

Buug Cusub Qoraagu La Wadaagay Markii ugu Horeysay Somalibooks ku Muuji Love Badn.
──────⊱◈◈◈⊰────── //
Waxa uu soo fadhiistay agtayda: waa habeen dayaxu iftiimayo, waxa gubaya dareenka uu ku hayo arrinka inankiisa oo labaatan jir ah. Waxa uu igu yidhi “maxaan sameeyaa waa aan ku wareeray arrinkiisa? Waxa aan ugu warceliyay ..... ..Akhris wacan
\\
------------------------------------------------
𝚃𝚞𝚛𝚓𝚞𝚖𝚎: ➠Maxamed Cumar {Ashraf}      
𝙼𝚊𝚐𝚊𝚌𝚊: ➠ Dhambaalada Dhalinyrada
𝚆/𝚀: ➠Dr. Raaqib As-Sarajaani
𝗡𝗼𝗼𝗰𝗮: ➠ 𝙿𝙳𝙵
𝗖𝗮𝗯𝗶𝗿: ➠ 0.5MB
𝗕𝗼𝗴𝗴𝗮:➠33
──────⊱◈◈◈⊰──────

™🟢™🟢™🟢™🟢™🟢™🟢
◆━⚄™
@Somalibooks ⚄━◆
◆━⚄™
@Almazbooks1⚄━◆
━━━━━━━━━━━━━━

Читать полностью…

Somali Books 📚

🌿 QALBIYADA DHAAWACAN .PDF
🌟━━━━━━━━💡 ━━━━━━━━🌟

Qalbiyada dhaawacan waa buug bulshada gaar ahaan dhallinyarada saamaynaya, waa buug soo jiidasho leh, qofkasta oo jacayl soo maray ama wax ka garanaya uu ku qancayo.


💡JOIN US ➠: @KobciAqoontaada2
💡JOIN US ➠: @somalibooks
🌟 ⁂⁂⁂⁂⁂⁂⁂💡⁂⁂⁂⁂⁂⁂⁂🌟.

〽️@KobciAqoontaada2〽️
----------------------------
🧷 QAABKA ➠ PDF .
📖 BOGGA ➠ 112BG .
🎯 CABIRKA ➠ 548KB .
✍ QORAA ➠Xasan nuur Cali(kaabe)

Читать полностью…

Somali Books 📚

📚Buuga: Sida_Loogu_Ogaado_Qofka....

Buugan waxaad ku ogaan doonta  dhamaan farsamooyinka aad
ku ogaan lahayd inuu qof I jecel yahay iyo in kale Saacad gudaheed. Kadib markaad akhrido buugana,
hubaal waxaad awood u yeelan doontaa inaad ogaaato inuu qof ku jecel yahay iyo in kale,awooda aad u yeelanayso inaad baadho calaamadaha soo jiidashada ee qof muujiyaana waxay noqon doontaa mid aad u heer saraysa oo cajiib ah.


──────⊱◈◈◈⊰──────
❇️@Cilmiraadis❇️
❇️@somalibooks❇️
──────⊱◈◈◈⊰──────


🧷 QAABKA ➠ PDF .
📖 BOGGA ➠ 56 BG .
🎯 CABIRKA ➠ 397 KB.
✍️ QORAA ➠ C/risaaq Faarax Cawad



Halkan Kala Dag👇👇

Download Pdf ✅🙏

Читать полностью…

Somali Books 📚

"وَلَا تَحْسَبَنَّ ٱللَّهَ غَٰفِلًا عَمَّا يَعْمَلُ ٱلظَّٰلِمُونَ ۚ إِنَّمَا يُؤَخِّرُهُمْ لِيَوْمٍۢ تَشْخَصُ فِيهِ ٱلْأَبْصَٰر"
Alle waa caadil umadiisa dhibka ku dhacaayana waa arkaa yaa rabbi u naxariiso falastiin.

Wararka islaamka.

Читать полностью…

Somali Books 📚

Asxbta wiilkaas dhiirigaliya wll oo Join u dhaha

Mahadsndiin
/channel/+iprmFCx48YFhNjc0

Читать полностью…

Somali Books 📚

Asc Asxaabta Somali Books Aynu ka wada faa'idaysano dhamaanteen gabadhan dhalinyarta ah oo wax inooga taataabanaysa buuga atomis habits oo uu qoray james clear daawasho wacan

Читать полностью…

Somali Books 📚

Asc, Xilli iyo Xaal wanaagsan.

Marka aad dhallin yar tahay waxa aad ku jirtaa xilliga ugu fiican noloshaada, si kasta oo ay duruufo kuugu xeeran yihiin waxa aad awoodddaa in aad iska wareejiso haddii aad dedaal, dhiirranaan iyo ka go'naansho la timaado.

Waxbaro, hawl qabo, naftaada ku dadaal, cidna ha dulmin, wanaag ciddii aad tari karto tar, qofna ha ku mashquulin, hadduu kula qaldanaado si hoose ula hadal, waani, talo ku biiri, hadduu kaa diido ka leexo xitaa hadduu kula dhashay.

Waqtiga ugu badan naftaada ku bixi, ka faa'idayso noloshan casriga oo ay wax walba fududaadeen, iska daa maalaayacniga iyo doodaha aan waxba kugu soo kordhinayn. Dhis shakhsiyad adag oo ku suntan run, adkaysi, ballan iyo cadaallad.

Gudbintii: Idiris Cabdi
@sheekotime

Читать полностью…

Somali Books 📚

📚Buuga: Suugaanta dhallaanka
Qoraa: Aamina Xaaji Aadan
Cabirka: 11.2 MB
Pages:95

──────⊱◈◈◈⊰──────
❇️@Cilmiraadis❇️
❇️@somalibooks❇️
──────⊱◈◈◈⊰──────

Читать полностью…

Somali Books 📚

📚Buuga: Shirqool
Qoraaga:💎 Jalaal Al-caalim.

Turjumaha: Cabdimaalik Sh. Muuse Coldoon📌
Pageska:77 Bog
Cabirka:50.0MB

──────⊱◈◈◈⊰──────
❇️+ku Darso [Pro+}❇️
──────⊱◈◈◈⊰──────

Читать полностью…

Somali Books 📚

📚 buuga sidee dhaqaalaha loo kobciyaa. pdf.

🔐 Join us @caafimaad

Читать полностью…

Somali Books 📚

AF-DHAAB.pdf


🔐Join ➠ KOBCI-MASKAXDA

❇️❇️ ❇️❇️
◆━━⚄ Ad-⚄━━◆
⤵️⤵️
@Somalibooks
@Almazbooks1
===================
⚠️F.G 🚫
Buugaan looma isticmaali karo Ujeedo Ganacsi iyo Wax la mid ah.

Читать полностью…

Somali Books 📚

📚Buuga:📚Dhaanraac ◆━━⚄ Ad-⚄━━◆



❇️❇️ Sponsored ❇️❇️

◆━━⚄ Ad-⚄━━◆
⤵️⤵️
Channel:
@Somalibooks
` @Almazbooks1
===================
⚠️F.G 🚫
Buugaan looma isticmaali karo Ujeedo Ganacsi iyo Wax la mid ah.

Читать полностью…

Somali Books 📚

AF--DHAAB dhiganahan jidka ayuu kusoo jiraa

📤📤📤📤📤📤📤📤📤📤
Buuga--Af-dhaab
Qora--cismaan cabdinuur xaashi
Nooca-pdf
Boga--275
Cabirka -84.8m
Loading 〽️🟣🟣〽️〽️🟣〽️
❤️
👍
💬

Читать полностью…

Somali Books 📚

📚 Buuga aqoon iyo af garad

🔐 Join us @Caawiye5

Читать полностью…

Somali Books 📚

📚Buuga: Jidkii Loo Soo Maray Falsafada...

Waxaa laga soo qoray Buugagga Afka Ruushka ku qoran ee la yiraahdo
(Najalni Kurs Pilosofii)- Bilowga Duruusta Palsafadda, iyo (Osnofi -Pilosofiskikh
Snanii-)-Asaaska Aqoonta Palsafadda, ee labaduba Mesko ka soe baxeen 1966, waxana qoray Culumo Soviet ah

Falasafadu waa qayb khaasa oo ku saabsan garashada dunida habka afkaarta ee guud ahaan  ku saabsan mashaakilka jiristiyo garaadka

──────⊱◈◈◈⊰──────
❇️@Cilmiraadis❇️
❇️
@somalibooks❇️
──────⊱◈◈◈⊰──────


🧷 QAABKA ➠ PDF .
📖 BOGGA ➠ 38 BG .
🎯 CABIRKA ➠ 3MB.
✍️ TARJUMAA ➠ Jaalle Maxamuud Cabdi Dhunkaal



Halkan Kala Dag👇👇

✅Download Pdf ✅🙏

Читать полностью…

Somali Books 📚

Maria oo ah gabadh uu dhalay Pep Guardiola oo ah tababaraha kooxda Manchester City ayaa soo bandhigtay Instagram-ka muuqaal aad u wanaagsan oo uu kaga hadlayo cadaalad darad Falastiiiin lagu hayey sanado badan, Xaga ugu dambesya ayey ku qortay muuqaalka (Falastiin waa xor) ❤️🇵 🇸

Читать полностью…

Somali Books 📚

Baafin, Macalin Carabi ayaan Jeclaan lahayn inaan halno kaasoo Arday 6k ku dhow somaliyya Si Volunteer Xilliguu Doono... Winto to win Ddd U shaqee.

Fasalku Waa Halkan
Hadaad luuqada isku fiican thiin carabiga fadlan la xidhiidh
Hadalka mar soo wada qor wll.
@tiiriye

Читать полностью…

Somali Books 📚

مَتَي نَصْرُ اللهِ؟ ✊🏼🇵🇸❤️‍🩹

#free
#falastin
#Gaza_Under_Attack

Читать полностью…

Somali Books 📚

halaga gaadhsiiyo 10k waa sxbkeen oo aad inoola shaqeeya arimaha Buugta xaga diinta u dagaalama waakaas chanalkiisa qacanta alle ha idin barakeeyo.

/channel/xaqiiqadanolosha

Читать полностью…

Somali Books 📚

🌿 ASTAAMAHA QOFKA HANKA SARE LEH .PDF
🌟━━━━━━ 💡 ━━━━━━ 🌟

💡JOIN US ➠: @KobciAqoontaada2
💡JOIN US ➠: @somalibooks
🌟 ━━━━━━ 💡━━━━━━ 🌟.

〽️KobciAqoontaada〽️
----------------------------
🧷 QAABKA ➠ PDF .
📖 BOGGA ➠ 136 BG .
🎯 CABIRKA ➠ 2MB .
✍ QORAA ➠ cabdifataax maxamuud ducaale(cajab)

Читать полностью…

Somali Books 📚

Halkan waxaan kusoo gudbigaa barnaamijyo wax ku ool ah


Nuxur iigu imow ❤️
/channel/nuxurchaneel

Читать полностью…

Somali Books 📚

📚Suugaanta dhallaanka ──────⊱◈◈◈⊰──────


◆━━⚄ Ad-⚄━━◆
⤵️⤵️

❇️@Cilmiraadis❇️
❇️@somalibooks❇️
===================

⚠️F.G 🚫
Buugaan looma isticmaali karo Ujeedo Ganacsi iyo Wax la mid ah.

Читать полностью…

Somali Books 📚

📚Shirqool ──────⊱◈◈◈⊰──────


◆━━⚄ Ad-⚄━━◆
⤵️⤵️
❇️+ku Darso [Pro+}❇️

===================

⚠️F.G 🚫
Buugaan looma isticmaali karo Ujeedo Ganacsi iyo Wax la mid ah.

Читать полностью…

Somali Books 📚

/channel/Almazbooks1

Читать полностью…

Somali Books 📚

Waakuwaas saacado kadib waa iibinayeen Buugaas halkanay ku jiran Buugii markay la degaan $1 Siinayaan marka soo waaniya sxbyal wa intaasoo idin maqlaane buugtan hadii free ku heshay ha ganacsan

Читать полностью…

Somali Books 📚

📚AF--DHAAB dhiganahan jidka ayuu kusoo jiraa

📤📤📤📤📤📤📤📤📤📤
Buuga--Af-dhaab
Qora--cismaan cabdinuur xaashi
Nooca-pdf
Boga--275
Cabirka -84.8m
Loading ......⏳
❤️
👍
💬

Читать полностью…

Somali Books 📚

📚Buuga:📚Dhaanraac
──────⊱◈◈◈⊰──────

Buugan uu qorey geel jiraaha carbeed ee Ibraahim Sakraan isla marka uu Turjumey geel jiraha soomaaliyeed ee Muxammad Yuusuf Waa buugi ugu horeeyay ee aan arko ee erayga la yidha "Dhexdhexaadnimo Diineed" i fahansiiyay Ha islaamku waa diinta dhexdhexaadka ka dhigta noolaha dadka la yidhaah.™🟢 ..Akhris wacan
------------------------------------------------
𝚃𝚞𝚛𝚓𝚞𝚖𝚎: ➠𝙼𝚞𝚡𝚊𝚖𝚖𝚊𝚍 𝚈𝚞𝚞𝚜𝚞𝚏
𝙼𝚊𝚐𝚊𝚌𝚊: ➠ 𝙳𝚑𝚊𝚊𝚗 𝚁𝚊𝚊𝚌
𝚆/𝚀: ➠𝙸𝚋𝚛𝚊𝚑𝚒𝚖 𝚂𝚊𝚔𝚛𝚊𝚊𝚗
𝗡𝗼𝗼𝗰𝗮: ➠ 𝙿𝙳𝙵
𝗖𝗮𝗯𝗶𝗿: ➠ 𝟾𝟾.𝟺𝙼𝙱
𝗕𝗼𝗴𝗴𝗮:➠𝟸𝟺𝟺

◆━⚄™ @Somalibooks ⚄━◆
━━━━━━━━━━━━━━
Buugaag Badan oo Caqiibo leh Fadlan Join dheh wllo @Almazbooks1

Читать полностью…

Somali Books 📚

🅱️UUGAAGTA GANACSIGA
📊📈📉📚📒📖📔🗂📰📊


👉📥 BUUGAAG G A N A C S I 📌📥


1)⚡🖨 Sirihii la daahqaaday 2020 📊PDF
/channel/somalibooks/7120

2)⚡🖨 📕 Waa Maxay Ganacsi  📊PDF
/channel/somalibooks/6572

3)⚡🖨 Waakan Buugii Dhis Seeska Ganacsigaaga 📊
/channel/somalibooks/6565

4)⚡🖨 Buuga furaha ganacsiga 📊PDF
/channel/somalibooks/5070

5)⚡🖨 Sidee loo fikrad ganacsi  📊PDF
/channel/somalibooks/2080

6)⚡🖨 📚100 mashruuc iyo Mashruuc 📊PDF
/channel/somalibooks/7528

7)⚡🖨📚"Business writing..-Pdf" 📊PDF
/channel/somalibooks/4144

8)⚡🖨 Furaha Forex Trading 📊PDF
/channel/somalibooks/5264

9)⚡🖨 AASAASIGA FOREX 📊PDF
/channel/somalibooks/4716

10)⚡🖨 invest divest guide to making money 📊PDF
/channel/somalibooks/1651

11)⚡🖨 Kiss Firex how to trade ichimoke system 📊PDF
/channel/somalibooks/1654

12)⚡🖨 worried about the market 📊PDF
/channel/somalibooks/1652

13)⚡🖨 Worried about the market 📊PDF
/channel/somalibooks/1656

14)⚡🖨 Why we want you to be Rich 📊PDF
/channel/somalibooks/1688

15)⚡🖨 Conspiracy of the Rich 📊PDF
/channel/somalibooks/1672

16)⚡🖨 Black hat money making 📊PDF
/channel/somalibooks/1545

17)⚡🖨 Greatest money making 📊PDF
/channel/somalibooks/1541                
               
18)⚡🖨 Forex Somali-2 📊PDF
/channel/somalibooks/3649
19) ⚡🖨 Rich Dad Poor Dad 📊
/channel/somalibooks/5960


◆━━⚄ @Albaanichannel252 ⚄━━◆
Channel:

===================

❇️❇️ Sponsored ❇️❇️
🔐Join ➠ TEAM WAANO
🔐Join ➠ SOOMAALIBOOKS

.......................⚡⚡⚡⚡⚡................

Читать полностью…

Somali Books 📚

📕 buuga dhaqaalaha Islaamka
➠: @Caawiye5
➠:@TilmameCafimad

Читать полностью…
Подписаться на канал