📚soddon sano oo bur-bur ah dabadeed, dhibaatada iyo dib u-dhaca dhallinyarada Soomaaliyeed haysata waa kuwo si wanaagsan u soo muuqanaya. Hadii laysku-deyo in si xaqiiqa ah loo tilmaamo meesha ay boogtu taal, waxaa la helayaa in ay tahay khalalka ku yimid hab-fekerka qofka Soomaaliga ah. Hab-fekerka walba waxaa u asal ah saddex waxyaabood.
━━━━━| 𝐅𝐚𝐚𝐡 𝐅𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧 |━━━━━
𝗕𝘂𝘂𝗴𝗮: ➠ islaamka iyo cilmaaniyadda
𝗤𝗼𝗿𝗮: ➠ Dr. Sadiq Enow
━━━━| Dhiiragaliye |━━━━
ɴᴀɢᴜ ᴛᴀᴀɢᴇᴇʀ ᴅʜɪɪʀɪɢɪʟɪɴ ᴀy ɴᴏᴏ ᴛᴀʜᴀy
❤️ 𝗟𝗼𝘃𝗲
👍 𝗟𝗶𝗸𝗲
💬 𝗖𝗼𝗺𝗺𝗲𝗻𝘁𝘀
-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-
📥 Download
#TUSMADA_GUUD
-----------------------------
1-📚 Jaceylka
2-📚 Dhiirigalinta
3-📚 Luuqadaha
4-📚 Sheekooyinka
5-📚 Suugaanta
6-📚 ugu dambeeyey
7-📚 Diin Afsomali
8-📚 Diin Afcarabi
==================
Buugii Waan soo helnay lakin kan waxaa qortay gabadh Cadaana.Akhris Wacan anagu waxaan isku dayeynaa inaan buugta somaliga idin so helno Fadlan Buugaag Macquula na weydiiya Mahadsndiin
.
Buugii ugu Qosolka Badnaa ee @Somalibooks Laga Codsato.
#Codsi
#Taariikh
Buugani Prank Miyaa Mise waa buug jira sxb waa iga qosliyee? Waxa la igu yidhi gabadha qortay Waa Teamkeen Somalibooks?
Читать полностью…📚Ninkii Baabila ugu hantida badnaa
◆━━⚄ Ad-
⚄━━◆
❇️❇️ Sponsored ❇️❇️
🔐Join ➠ KOBCI-MASKAXDA
==================
Chanalka buugaagta ka soo qaadano@Almazbooks1
⤵️⤵️
Channel:
===================⚠️F.G Buugaan looma isticmaali karo Ujeedo Ganacsi iyo Wax la mid ah. Читать полностью…
📚Ninkii Baabila ugu hantida badnaa
W/Q:
➠Dr. Jaamac Sahal
𝗡𝗼𝗼𝗰𝗮:
➠ PDF
𝗖𝗮𝗯𝗶𝗿:
➠ 22.3MB
𝗕𝗼𝗴𝗴𝗮:
➠156
◆━━⚄ @somalibooks⚄━━◆
share dhaha
📲🆔 Whatsapp
📲🆔 Facebook
❤️ 𝗟𝗼𝘃𝗲
👍 𝗟𝗶𝗸𝗲
💬 𝗖𝗼𝗺𝗺𝗲𝗻𝘁𝘀 ━━━━━━━━━━━━━━
Chanalka buugaagta ka soo qaadano waakan
⤵️⤵️
Channel: @Almazbooks1
===================
❇️❇️ Sponsored ❇️❇️
🔐Join ➠ KOBCI-MASKAXDA
Buugga ninkii Baabila ugu hantida badnaa waxa u weyn ee qofku ka heli karo ayaa ah xeerarka lagu sameeyo hantida ee qofku ku noqon karo hantiile maal badan haysta oo dhaqaalahiisu ku fillan yahay. Todoba daawo ayaa ku guddo jira oo qofku ku samayn karo hanti ee bal aan yara dul istaagno si aynu uga wadda faa’iidaysano idamka alle.
──────⊱◈◈◈⊰────── Daawada 1aad
“Toban shillin oo kaste, sagaal ka isticmaal”. Kaas oo macnaheedu yahay midka soo hadhay kayd ahaan u dhigo ilaa inta uu noqonaayo wax aad maalgelin ku samayn karto oo hadhow lacag kale kuu dhalla. ──────⊱◈◈◈⊰──────
Daawada 2aad.
Qoonde u samee kharashaadkaaga, waana in aad awoodid bixinta lagama maarmaan-nadaada, bixin kartid waxyaabaha naftaadu rabto, yoolka kaydkaagana aad gaadhi kartid adiga oo aanay kaa bixin dhaqaale ka badan tobankiiba sagaal meel.
──────⊱◈◈◈⊰────── Daawada 3aad
Shilin walba shaqo geli si uu u tarmo oo isu dhalo sida dhirta oo kale adiguna aad uga heshid dhaqaale iyo qulqul hantiyeed oo jeebkaaga joogto ugu soo shubmaaya. ──────⊱◈◈◈⊰──────
Daawada 4aad
Kaydkaaga ka ilaali in uu lumo adiga oo ku maalgalinaaya meesha leh nabadgelyada, kala soo noqon kartid haddii aad u baahatid iyo meesha markasta leh korir kaa soo galaaya kaydkaas hantida ah. La tasho dadka garaadka suuban leh, ka talo qaado dadka waayo-aragnimada u leh hantida iyo kobcinteeda. ──────⊱◈◈◈⊰──────
Daawada 5aad
Haddii qofku tobankiiba sagaal meelood dhaqaalaha soo galaaya uu u qorsheeyey in uu noloshiisa ku bixiyo, haddii qayb ka mid ah sagaalkaas uu awoodo in uu faa’iido ka sameeyo welina inta kale ku filnaan karto, waxa hubaal ah in qofkaas hantidiisu dhakhso u kobcayso oo u kordhi doonto.
──────⊱◈◈◈⊰────── Daawada 6aad
Qofka fahma qaanuunka dhaqaalaha lagu sameeyo oo haddana uu arko in dhaqaalahiisu samaynaayo koboc aad u fiican, waa in uu ka fekeraa maalmahiisa danbe ee nolosha. Waa inuu sameeyaa maalgalin ama qayb keyd ah oo uu ugu talo galay duqnimadiisu marka ay timaaddo oo uu san isaguna awood uu ku shaqeeyo lahayn. ──────⊱◈◈◈⊰──────
Daawada 7aad
Daawada todobaad ee ugu danbaysaa ayaa ah in aad kobcisid awoodahaaga. Inaad aqoon korodhsi samaysid si aad murti iyo xirfad wanaag u heshid oo aad naftaada xushmad iyo horumar u gaadhsiisid. Taasi waxay keeni in aad naftaada ku kalsoonaatid oo aad gaartid yoolasha aad leedahay. ──────⊱◈◈◈⊰────── 🔐Join ➠/channel/maktabadasharciga ──────⊱◈◈◈⊰────── 🧷📌dhawaan pdf kiisa filo📚
Slaan Sxbyaal Waxaan idin Weydiiyey?
Madaxda
Qoladan U ah Umada Somaliyeed Wax
Qasza ka hadlay Ma jiraan Tallow iga dabageeya ?
📚Buuga:Kun iyo kow Xikmadood
Kalmada guud.
Buuggan aad gacanta ku hayso ee kunka iyo kowga xikmadood ah, waxaa loogu tala galay inay gacan qabsi ka dhigtaan dadka jecel inay hadalkooda xawaash uga dhigaan Murti iyo Xikmado, doodooduna ay u xushaan xikmadba xikmadda ay kaga habboon tahay xilligaa iyo xaalkaa.
....Akhris wacan
------------------------------------------------
Magaca:
Kun iyo kow XikmadoodW/Q:
➠Cabdulqaadir Nuur Xuseen (Maax)𝗡𝗼𝗼𝗰𝗮:
➠ 12.9MB𝗕𝗼𝗴𝗴𝗮:
➠100◆━━⚄ @Dhiiragaliye ⚄━━◆
┍━━━━━━━━━━━»•» 🌺 «•«━┑
😀📚The friends of Allah and
friends of shaytanPdf
┕━»•» 🌺 «•«━━━━━━━━━━━┙
Sideen u fahamnaa qur'aanka
◆━━━━━━⚄ ⚄━━━━━━◆
𝗡𝗼𝗼𝗰𝗮: ➠ PDF
𝗖𝗮𝗯𝗶𝗿: ➠ 22.3Mb
𝗕𝗼𝗴𝗴𝗮: ➠ 415
◆━━━━━━⚄ ⚄━━━━━━◆
❤️ 𝗟𝗼𝘃𝗲
◆━━⚄ 😁😁😁😁 ⚄━━◆🔅
👍 𝗟𝗶𝗸𝗲
💬 𝗖𝗼𝗺𝗺𝗲𝗻𝘁𝘀
Haday halkani ahayd Buugta Somaliyeed Waxaan kale ku hayaa Maktabada Culimada somaliyeed, Ka noolaada meele kale qofkii hayaa oo culimadeena ah suufiyo ama salafiyo ha ila soo wadaago.
💿📚 Maktabada Culimada Soomaaliyeed |
▪️Tusmada Culimada:
/channel/Turaasculimo/32349
▪️Tusmada Funuunta:
/channel/Turaasculimo/38604
▪️Muxaadiraatka Muhiimka ah:
/channel/Muxaadiromuhiima
📚Wabar - (Nikolaay Mikiyaafiilli).
Buugan ayaa asxbtu naga codsadeen in badan Nasiib wnaag hadaan idin soo helnay hoosta kala dega, sxbyaal idinkuna share dhaha oo Ku Share 📲🆔 Whatsapp ama 📲🆔 Facebook
🆔links: /channel/somalibooks
◆━━⚄ @Somalibooks
W'/Q: ➠ Nikolaay Mikiyaafiill◆━━⚄ @Dhiiragaliye
Turjume:➠ Jacfar Suldaan Yuusuf
𝗡𝗼𝗼𝗰𝗮: ➠ PDF
𝗖𝗮𝗯𝗶𝗿: ➠ 22.8MB
𝗕𝗼𝗴𝗴𝗮: ➠ 160
Waa mid kamid ah kitaabada ugu muhiimsan ee laga qoray Jaceylka, qofka aqristaha ahna waxa uu ka dhex helaayaa jaceylka iyo waxyaabaha la xiriiro, iyada oo qoraagga kitaabka uu jaceylka u kala qeybiyay ilaa dhowr nuuc oo kala duwan, qoraagga kitaabkaan oo ah Imaam Ibnu Qayim Alle ha u naxariisto'e waxa uu ku dadaalay in uu kulmiyo ra'yiga shareecada ay ka qabto jaceylka iyo waxyaabaha ay dadka ka aaminsanyihiin, isaga oo intaas kuugu daraayo wacdi aad u qiimo badan kuna tusinaayo sida aad isaga ilaalin laheyd waddooyinka halista badan ee jaceylka saafiga ah garab socdo.
──────⊱◈◈◈⊰──────
🔴كتاب روضة المحبين ونزهة المشتاقين ..pdf✅
──────⊱◈◈◈⊰──────
Join us: Dhiiragaliye
📕Maahmaahyo sadex ley ah.ᴘᴅғ"
🇭 🇴 🇷 🇩 🇭 🇦 🇨
Buug lagu soo uruuriyay dhamaan maahmaahyada saddexleyda ah oo ay kujiraan boqlaal maahmaahyo ah.
==========
SIZE: 13MB.
PAGES: 92.
FORMATE: PDF.
📥 DowloadPDF/Free:👇📥
🥲Sidee Ninkaaga Gym La,aan Loo Garaaco prank pdf 🥲
⚠️ Kan waxaa qortay Naag Cadaana lakin kii somaliga ahaa ma hayno
TUSMADA_GUUD
1-📚 Jaceylka
2-📚 Dhiirigalinta
3-📚 Luuqadaha
4-📚 Sheekooyinka
5-📚 Suugaanta
6-📚 ugu dambeeyey
7-📚 Diin Afsomali
8-📚 Diin Afcarabi
==================
📚-AFSOMALI KU QORAN-📚
📚Ninkii Baabila ugu hantida badnaa
◆━━⚄ Ad-
⚄━━◆
❇️❇️ Sponsored ❇️❇️
🔐Join ➠ KOBCI-MASKAXDA
🔐Join ➠ Wararka Islamka
🔐Join ➠ Hidaayatu Rabi
🔐Join ➠ Dhiiragaliye
◆━━⚄ Ad-⚄━━◆
Taabo ˢʰᵃʳᵉ
━━━━━━━━━━━━━━
Chanalka buugaagta ka soo qaadano waakan
⤵️⤵️
Channel: @Almazbooks1
===================
❇️❇️ Sponsored ❇️❇️
🔐Join ➠ KOBCI-MASKAXDA
Telegram Ma iska Joogtay Adiga oo waqti badan kaga lumayay Hadana Ma waysanayd Meel aad ka heshid Channals Telegram oo Faa'iido u leh Noloshaada Haday Jawabtada Tahay Labadaas Qaybood Oo Telegram channals ayaan ku haynaa Ee ka Faa'ideyso
Читать полностью…Bandhiga buuga Burburinta doodaha ilxaadka ee uu qoray sh. Mustafe x. Ismail haaruun
Iyo burco oo caawa lagu soo bandhigi doono
REER BURCO KA FAAIIDAYSI WACAN.
Gabadhnan Ayaa Jawaabteeda Sax malkula tahy? ⬇️⬇️
=======Comments========Inay hadli waayaan ama hadal liita ku hadlaan maaha wax lala yaabo, lkn inuu qofka Soomaaliga ah is weydiiyo may ka hadlaan? ayaa muujinaysa inan wacyi ahaan hoosayno wali, caalamka Islaamka maamullada ka taliya gabigood waa wakiillo metela nidaamka caalamiga ah ee uu hoggaamiyo mareykanka oo ah kan yuhuudda meesha ku haya, wakiilladaas midkoodna ma sameyn karo wax uusan mareykanku raalli ka ahayn haddii kale masiirkiisu wuxu noqonayaa in meesha la dhaafiyo laguna beddelo mid u carbisan u hoggaansanka awaamirta la siiyo iyo reebtoonka waxa laga reebo!
@Hafsah_Mohamed
📚Buuga:Kun iyo kow Xikmadood
⚠️F.G-
⛔️Buugaan looma isticmaali karo Ujeedo Ganacsi iyo Wax la mid ah❗️
🟢
◆━━⚄ @Dhiiragaliye ⚄━━◆
🔐Join ➠ @Arimaha_Islamka
🔐Join ➠ @Hidaayatu_Rabi
━━━━━━━━━━━━━━
Chanalka buugaagta ka soo qaadano join dheh.
⤵️⤵️
🟢Channel: Almaz Books
===================
™🟢 @somalibooks
📚 Qoraallada buuggani waa qayladhaan iyo dhiillo uu shacabka Soomaaliyeed kula soo dhex dhacayo. Qoraaga waxaa dhibtay oo uu u dulqaadan waayay sida aynu asaaggeen uga hadhnay. Wuxuu ka xanaaqaa aragtida siyaasi ku hadlaya ereyo wacdi diineed ah. Waxa uu ka gubtaa diin lagu xusay dastuurka dalka.
━━━━━| 𝐅𝐚𝐚𝐡 𝐅𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧 |━━━━━
𝗕𝘂𝘂𝗴𝗮: ➠ Buuqa iyo Baylinta
𝗤𝗼𝗿𝗮: ➠Muxamed Yusuf
𝗡𝗼𝗼𝗰𝗮: ➠ PDF
𝗖𝗮𝗯𝗶𝗿: ➠ 0.6 MB
𝗕𝗼𝗴𝗴𝗮: ➠ 200
━━| Dhiiragaliye |━━
ɴᴀɢᴜ ᴛᴀᴀɢᴇᴇʀ ᴅʜɪɪʀɪɢɪʟɪɴ ᴀy ɴᴏᴏ ᴛᴀʜᴀy
❤️ 𝗟𝗼𝘃𝗲
👍 𝗟𝗶𝗸𝗲
💬 𝗖𝗼𝗺𝗺𝗲𝗻𝘁𝘀
-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-
📥 kala dag👉 Download
┍━━━━━━━━━━━»•» 🌺 «•«━┑
⬇️〽️The friends of Allah and
friends of shaytanPdf
┕━»•» 🌺 «•«━━━━━━━━━━━┙
Sideen u fahamnaa qur'aanka
◆━━━━━━⚄ ⚄━━━━━━◆
𝗡𝗼𝗼𝗰𝗮: ➠ PDF
𝗖𝗮𝗯𝗶𝗿: ➠ 22.3Mb
𝗕𝗼𝗴𝗴𝗮: ➠ 415
◆━━━━━━━⚄ ⚄━━━━━━◆
❤️ 𝗟𝗼𝘃𝗲
◆━━⚄ 😁😁😁😁 ⚄━━◆⚙️
👍 𝗟𝗶𝗸𝗲
💬 𝗖𝗼𝗺𝗺𝗲𝗻𝘁𝘀
Fadlan share garee
/channel/KobciAqoontaada3
Maktabada ugu qiimaha iyo Qaayaha badan ee telegram sxbyaal Ila soo eega.
/channel/maktabadasharciga
📚WABAR 🩸
◆━━⚄ Ad-
⚄━━◆
🔐Join ➠ Wararka Islamka
🔐Join ➠ Hidaaya Rabi
🔐Join ➠ Dhiiragaliye
◆━━⚄ Ad-
⚄━━◆
⚠️F.G-
⛔️Buugaan looma isticmaali karo Ujeedo Ganacsi iyo Wax la mid ah❗️
🟢🟢
@Somalibooks
◆━━⚄ Ad-
⚄━━◆
Share
Whatsapp
Facebook
Qoraagga kitaabkaan waxa uu qoray u qoray kitaabo gaaraayo ilaa 746 oo kitaab.
Magaciisa waa Abuu Cabdallah Shamsudiin Muxammad binu Abii Bakar waxa uu noolaa intii u dhaxeysay sanadadii (691 Hijriyada ilaa 751 Hijriyada), waxa uuna caan ku yahay magaca "Ibnu Qayyim al-Jawziyyah"
Waa aqoonyahan dhanka fiqiga iyo cilmiga xadiiska Nabiga scw iyo Tafsiirka Qur'aanka, waa caalim Muslim ah oo dadaal badan, waana mid ka mid ah imaamyadii ugu caansanaa mad-habka Xanbalka bilawga qarnigii siddeedaad ee Hijriyada.
──────⊱◈◈◈⊰──────
🔴كتاب روضة المحبين ونزهة المشتاقين ..pdf✅
──────⊱◈◈◈⊰──────
Join us: Dhiiragaliye
"Wallaahi Alle ayaan uga xishoonnayaa in aan qoslo iyadoo Baytul Maqdis ay gumeysi ku jirto"
- Salaaxudiin Al Ayuubi
**
Buugga Geesiyaal Taariikhda Galay
Page 136
👉 Download