Munasar Mohamed Abdi is a Somali exile journalist who is currently living in Sweden. 📞 +252613666667
Imraan ayuub Mohamed iyo
Almaas ayuub Mohamed kasoolumay Xafada redeelka degmada deyniile maanta 2:00 Pm nalaraadi wll
Numbar Hooyo aniso 616979946 iyo
Sucaado cabaas 615502800
munasarmoh?_t=ZN-8vzAjA5SSXu&_r=1" rel="nofollow">https://www.tiktok.com/@munasarmoh?_t=ZN-8vzAjA5SSXu&_r=1
Читать полностью…Degdeg: Labo dhegax deb xoogan oo la demin la’yahay ayaa ka kacey .
Читать полностью…Askar boliis ah oo jidka ku garaacaya Aabe waayeel ah | Xoog sheegasho sax ma aha .
Sorry 😢 Snapchat lee ka daawan kartaa . https://snapchat.com/t/ThwXVf9O
MW Xasan Sheikh & dowladiisa oo la inkaarey tii ugu darnayd & shacab dhulkooda xoog looga barakicanayo oo qaarkood la dhaawacey | Caddeeymo |
https://www.facebook.com/share/v/14Bunbq8FN/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Degdeg:- Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo halis galey kadib xildhibaano tiro badan oo ku shamuumey gursigiisa | Buuqa oo cirka galey.
Читать полностью…Mushtaq c.naasir igu caawiya laabta dugsi loo diray waana laawayey ilaa hada dagmada kaaraan gaar ahaan xaafada arjantiin lambarka lagu hagaayo aamino c.saney 0615663581
Aadan 0615375599
Wallo hadi aad igu cawin karto igu cawi magacedana waxa layiraah catika abdi shakuur 0615900050 phone number aniga ayaa wato
Читать полностью…Muuqaalka yaalla Snapka bal soo arag. Dharcadkan Isaga ayaa gacan qaadka ku billaabey aabahan, Isla isagii ayaa hub naf ka raadiyay. Waa xaalka Muqdisho ., halkana waa Seeybiyaano. https://snapchat.com/t/sFv2v3I1
Читать полностью…Degdeg:- Rasaas culus ayaa ka dhaceysa Muqdisho gaar ahaan degmada Wadajir sida ay inoo xaqiiniyeen saaxiibadeenna.
Читать полностью…Full video hadda ka Daawo Snapchat ka . Waa lagaga cararey . https://snapchat.com/t/w4M9NWQa
Читать полностью…Degdeg :- Tookiyo Yaaqshiid ayuu Debkan ka Lacey
Читать полностью…Waa wiil yar oo an aqon magaciis mana shegi magaca walidin tiisa iyo halkii uu kaso lumay waxana lagu haya taliska saldhiga boliiska xamar weyne fadlan cidi taqan halkas ugu hagaaga ama wac lambarkan 0612049246
Читать полностью…Degdeg:- Sawirada dadkii ugu badnaa oo dhaawacyo daran uu ka soo gaarey hoobiyayaasha Muqdisho ayaan helnay. Booqo kuna biir . https://snapchat.com/t/oVihmww9
Dadkan oo u badan dumar ayaa waxaa gaarey waxyeelo culus .
Waxyeelada ay geysteen & dayaca shacabka Muqdisho heysta ayay laamaha amniga isku deyeen iney qariyaan.
Hoobiyayaasha ayaa laga soo tuurey Deyniile iyada oo goobta sida gaarka ah looga soo ganey ay isku heystaan degmooyinka Garasbaaley & Deyniile.
Degdeg:- Sarta ayaan daran ayaa waxaa hadda isku xabadeeyay askar kuwa dowlada ah . Mid ayaa dhaawac lagu qaadey .
Sartan waxay ku taala Kaxda
Dhacdo halis & quusba isku darsatey oo nafta lagu dhaafiyay Abdullaahi | Qofka Muqdisho joogoow tan oo kale baa kugu dhici karta ee u hiili walaalkan.
https://www.facebook.com/share/v/1Fq8MtSHq5/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Baqaar ay ku jireen cream ayuu debku qabsadey
Читать полностью…Dulmigan arka ! Askar Nisa katirsan ayaa qabatey wiil mooto Bajaaj wata oo maraya wadada Nationlink Bakaaro. Waxay ka xireen indhaha waxaana uu iska fadhiyaa illaa hadda jidka.
Читать полностью…Degdeg:- Dhulka haanta dheer ciidan ayaa isku hor fadhiya . Waa ciidan kuwa dowlada ah & kuwa dadka degaanka kadib markii dadka degan halkaas oo hore looga qaatey lacag si loogu sharciyeeyo dhulkooda ay hadda dowladu ku soo jeesatay.
Dadka oo diidan arinkaas & ciidan degaanka ah ayaa difaac xirtey halka ciidan kale oo Militeri ahna ay goobta joogaan (Telegramka ) ka arki kartaa.
Caqli ma aha , garna ma aha dad aad lacag ka qaadatey inaad markale ku soo noqotid.
Snapchatka ka soo arag hadda Degdeg:- Xildhibaano toos iskula dhacaya feer & faralaab. https://snapchat.com/t/KkJxBIdT
Читать полностью…Meeshan Muqdisho ah maalin kasta arin yaab leh baa ka dhaceysa | Maxaa kala qabsadey nin Ak wata oo dadka dhacaya & nin mindi wata oo raba inuu ceynsado mobilkiisa |
https://www.facebook.com/share/v/15PiFuMp3j/?mibextid=wwXIfr
Sii gubdi
Gabadhan jidka ayay ku dhacdey ciddeedana lama garanayo
Читать полностью…Dharcadkan Isaga ayaa gacan qaadka ku billaabey aabahan, Isla isagii ayaa hub naf ka raadiyay. Waa xaalka Muqdisho .
halkana waa Seeybiyaano.
Dhiig A-
Ayaan u baahanahay qof xaalad ded deg ah ku jirta fadlan igu caawiya Tel 616669179
War badan ma hayee bal ishaada ku arag meeshan waxa ka dhacaya | Muqdisho meel qaab kasta aad ku weyn karto naftaada .
https://www.facebook.com/share/v/1HkPGJcpJt/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
16K ayaa ka hartey 50K https://snapchat.com/t/BXH7qm0w
Читать полностью…Muuqaalada la qariyay ee hoobiyaashii maanta & 9 qof oo qaar nafta ay waayeen | Hooyo 60-jir ah oo dadka ka yaabisey & hal goob oo Muqdisho ku taalla saldhigna u ah AS |
https://www.facebook.com/share/v/16FvEt7m6y/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi