Munasar Mohamed Abdi is a Somali exile journalist who is currently living in Sweden. 📞 +252613666667
Askar boliis ah oo jidka ku garaacaya Aabe waayeel ah | Xoog sheegasho sax ma aha .
Sorry 😢 Snapchat lee ka daawan kartaa . https://snapchat.com/t/ThwXVf9O
MW Xasan Sheikh & dowladiisa oo la inkaarey tii ugu darnayd & shacab dhulkooda xoog looga barakicanayo oo qaarkood la dhaawacey | Caddeeymo |
https://www.facebook.com/share/v/14Bunbq8FN/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Degdeg:- Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo halis galey kadib xildhibaano tiro badan oo ku shamuumey gursigiisa | Buuqa oo cirka galey.
Читать полностью…Mushtaq c.naasir igu caawiya laabta dugsi loo diray waana laawayey ilaa hada dagmada kaaraan gaar ahaan xaafada arjantiin lambarka lagu hagaayo aamino c.saney 0615663581
Aadan 0615375599
Wallo hadi aad igu cawin karto igu cawi magacedana waxa layiraah catika abdi shakuur 0615900050 phone number aniga ayaa wato
Читать полностью…Muuqaalka yaalla Snapka bal soo arag. Dharcadkan Isaga ayaa gacan qaadka ku billaabey aabahan, Isla isagii ayaa hub naf ka raadiyay. Waa xaalka Muqdisho ., halkana waa Seeybiyaano. https://snapchat.com/t/sFv2v3I1
Читать полностью…Degdeg:- Rasaas culus ayaa ka dhaceysa Muqdisho gaar ahaan degmada Wadajir sida ay inoo xaqiiniyeen saaxiibadeenna.
Читать полностью…Full video hadda ka Daawo Snapchat ka . Waa lagaga cararey . https://snapchat.com/t/w4M9NWQa
Читать полностью…Degdeg :- Tookiyo Yaaqshiid ayuu Debkan ka Lacey
Читать полностью…Waa wiil yar oo an aqon magaciis mana shegi magaca walidin tiisa iyo halkii uu kaso lumay waxana lagu haya taliska saldhiga boliiska xamar weyne fadlan cidi taqan halkas ugu hagaaga ama wac lambarkan 0612049246
Читать полностью…Degdeg:- Sawirada dadkii ugu badnaa oo dhaawacyo daran uu ka soo gaarey hoobiyayaasha Muqdisho ayaan helnay. Booqo kuna biir . https://snapchat.com/t/oVihmww9
Dadkan oo u badan dumar ayaa waxaa gaarey waxyeelo culus .
Waxyeelada ay geysteen & dayaca shacabka Muqdisho heysta ayay laamaha amniga isku deyeen iney qariyaan.
Hoobiyayaasha ayaa laga soo tuurey Deyniile iyada oo goobta sida gaarka ah looga soo ganey ay isku heystaan degmooyinka Garasbaaley & Deyniile.
Walaal dhiig AB+ qof xanuunsan oo Dumar ah ayaa ubaahan
Fadlan Sadaqayso Hadaad tahay AB+
Isbitaal Benadir
Fadlan kala xariir:- +252615352395
Degdeg: Wiilkan oo toorey lagu dhuftye ayaa dhexyaalla jidka gaar ahaan Jubba Hypermarket . Majirto laan amni oo ka war heysa .
Читать полностью…Ma la imaan doonaa wax ka duwan ragii uga horeeyay W/ Gaashaandhiga ? Maka adkaan doonaa AS ?
Читать полностью…MW hore ee dalka Sheikh Shariif Sheikh Axmed ayaa noqdey siyaasiga koobaad ee ku soo biirey aalada Telegram . /channel/sharifshahmed
Читать полностью…Degdeg:- Dhulka haanta dheer ciidan ayaa isku hor fadhiya . Waa ciidan kuwa dowlada ah & kuwa dadka degaanka kadib markii dadka degan halkaas oo hore looga qaatey lacag si loogu sharciyeeyo dhulkooda ay hadda dowladu ku soo jeesatay.
Dadka oo diidan arinkaas & ciidan degaanka ah ayaa difaac xirtey halka ciidan kale oo Militeri ahna ay goobta joogaan (Telegramka ) ka arki kartaa.
Caqli ma aha , garna ma aha dad aad lacag ka qaadatey inaad markale ku soo noqotid.
Snapchatka ka soo arag hadda Degdeg:- Xildhibaano toos iskula dhacaya feer & faralaab. https://snapchat.com/t/KkJxBIdT
Читать полностью…Meeshan Muqdisho ah maalin kasta arin yaab leh baa ka dhaceysa | Maxaa kala qabsadey nin Ak wata oo dadka dhacaya & nin mindi wata oo raba inuu ceynsado mobilkiisa |
https://www.facebook.com/share/v/15PiFuMp3j/?mibextid=wwXIfr
Sii gubdi
Gabadhan jidka ayay ku dhacdey ciddeedana lama garanayo
Читать полностью…Dharcadkan Isaga ayaa gacan qaadka ku billaabey aabahan, Isla isagii ayaa hub naf ka raadiyay. Waa xaalka Muqdisho .
halkana waa Seeybiyaano.
Dhiig A-
Ayaan u baahanahay qof xaalad ded deg ah ku jirta fadlan igu caawiya Tel 616669179
War badan ma hayee bal ishaada ku arag meeshan waxa ka dhacaya | Muqdisho meel qaab kasta aad ku weyn karto naftaada .
https://www.facebook.com/share/v/1HkPGJcpJt/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
16K ayaa ka hartey 50K https://snapchat.com/t/BXH7qm0w
Читать полностью…Muuqaalada la qariyay ee hoobiyaashii maanta & 9 qof oo qaar nafta ay waayeen | Hooyo 60-jir ah oo dadka ka yaabisey & hal goob oo Muqdisho ku taalla saldhigna u ah AS |
https://www.facebook.com/share/v/16FvEt7m6y/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Sxb Waxaa ila raadisaa dhiuga nuuciisa Yahay AB+
Waxaa u baahan maamo Qaliin Galeyso isbitaal Ayaan Oo Toofiiq ku Yaal
Lanbarka laga xariirayo
0615585817
Wiilkan ayaa maanta lagu diley Deyniile . Sababta dilkiisa ayaa labo qaab loo dhigey . Mida koobaad in lagu qaldoomey & tan labaad oo lagu sheegay inuu dad ka dhacay mobile . Intuba laamaha amniga weli ma aysan xaqiinin cidna looma qaban.
Читать полностью…Baabuurkaan ayaa shil ku galey ceelasha biyaha kaas oo uu waday nin looga shakiyay inuu cabsanyahay .
Читать полностью…Asc sxb Munasar , waxa inaga maqan wiilkan yar lagu magacaabo Abdisalan Mohamed Omar cida waxa ugu war dambeysay salaada duhur uu masaajid xafada u aadey, waxana lagu la'ayahay meel uu cirib dhigay deegaanka ceelasha biyaha area ibnu khuzeyma, cid alle cidii war ka hesha waxan ka codsaneynaa in ay nagalasoo xiriiraan nambarkan: 0611155036.
Mahadsanidiin.