Munasar Mohamed Abdi is a Somali exile journalist who is currently living in Sweden. 📞 +252613666667
Walaal dhiig AB+ qof xanuunsan oo Dumar ah ayaa ubaahan
Fadlan Sadaqayso Hadaad tahay AB+
Isbitaal Benadir
Fadlan kala xariir:- +252615352395
Degdeg: Wiilkan oo toorey lagu dhuftye ayaa dhexyaalla jidka gaar ahaan Jubba Hypermarket . Majirto laan amni oo ka war heysa .
Читать полностью…Ma la imaan doonaa wax ka duwan ragii uga horeeyay W/ Gaashaandhiga ? Maka adkaan doonaa AS ?
Читать полностью…MW hore ee dalka Sheikh Shariif Sheikh Axmed ayaa noqdey siyaasiga koobaad ee ku soo biirey aalada Telegram . /channel/sharifshahmed
Читать полностью…Meeshan ilmaha caanahooda ayaa igu dhaafaya . 50K bay xujo ka dhigeen 😂 maxaa igu heysataan halagu boobo idinkana shaahina waa diyaare kkk https://snapchat.com/t/xdxMoeh2
Читать полностью…Dhacdo kale oo naxdin leh oo aan hubo iney quusta ugu weyn tahay ayaa isoo gaartey ma joogtaa?
Читать полностью…Degdeg:- Haddii Aadan ogeyn in naftaadu Muqdisho ka lahayn wax qiimo ah , ka soo arag caddeeynta dhex taalla Snapkeyga . https://snapchat.com/t/jk8bAs5G
AMA Facebookeyga .
https://www.facebook.com/share/v/1F4qAhJaku/?mibextid=wwXIfr
Wlhi sidaan sahlan bay dadkeenni ku dhamamadeen saxna ma aha .
Degdeg:- Sidaan yaaney kugu dhicin walaal bismillaah .
https://www.facebook.com/share/v/1FXRBFiuum/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi.
AB & HG oo beri ku tartamaya Muqdisho cidda leh | Unukaa leh & Annagaa leh berito ayay kala caddaaneysa kan leh | Abaabul xoogan oo caawa ka socda Hodan & Kaaran.
https://www.facebook.com/share/v/1BrhorFPqL/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Xog muhiim ah ayuu kornelku ka qorey Arintan . Digniin & baaq Isla socda.
https://x.com/abdalladaaahir/status/1915537843025215730?s=12
Degdeg: Rasaas ayaa aad uga dhacdey aaga Raadeelka we magaalada Muqdisho .
Читать полностью…Mooto ayaa ku dhaawacdey Aaga Albiri waana ay ka carartey
Читать полностью…Gabadhan yar ayaa lagu soo tuurey Isgoyska Xoosh agtiisa meel ah oo jiq ah .
Labadii Iska dhaley ayay aaqiro war u taalla soo ma aha ? Ugu dambeyn waa ay saqiirtey caloosha ayaa bararsanayd, laga yaabe iney maalin ka bdn meesha taaley oo aan la arag
Muuqaal kale . Waa Goobta uu qaraxa ka dhacey . Si fiican u eeg meydka ayaa weli goobta yaalla .
Читать полностью…Degdeg:- Qarax ayaa daqiiqad ka hor ka dhacey dagmada Deyniile gaar ahaan agagaarka Masaajidka Muumino Ceel-buur.
Jidka waxaa yaalla meydka njn & dhaawaca haweenay kuwaas oo aan weli loo gurman . Cadeymaha raac lifaaqa hoose.
Sxb Waxaa ila raadisaa dhiuga nuuciisa Yahay AB+
Waxaa u baahan maamo Qaliin Galeyso isbitaal Ayaan Oo Toofiiq ku Yaal
Lanbarka laga xariirayo
0615585817
Wiilkan ayaa maanta lagu diley Deyniile . Sababta dilkiisa ayaa labo qaab loo dhigey . Mida koobaad in lagu qaldoomey & tan labaad oo lagu sheegay inuu dad ka dhacay mobile . Intuba laamaha amniga weli ma aysan xaqiinin cidna looma qaban.
Читать полностью…Baabuurkaan ayaa shil ku galey ceelasha biyaha kaas oo uu waday nin looga shakiyay inuu cabsanyahay .
Читать полностью…Asc sxb Munasar , waxa inaga maqan wiilkan yar lagu magacaabo Abdisalan Mohamed Omar cida waxa ugu war dambeysay salaada duhur uu masaajid xafada u aadey, waxana lagu la'ayahay meel uu cirib dhigay deegaanka ceelasha biyaha area ibnu khuzeyma, cid alle cidii war ka hesha waxan ka codsaneynaa in ay nagalasoo xiriiraan nambarkan: 0611155036.
Mahadsanidiin.
Degdeg. Sidaan ayaad ku idlaaneysaan Reer Muqdisho .
https://www.facebook.com/share/v/1Buho88wVF/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Bal arka Soomaaliyay dulmiga intaas la eg . Sidaas ayay naf dhan ku go’eysa mana ka muuqdo welwel dhan Kwrn hee ?
Full video snapka IA https://snapchat.com/t/LzL05bTi
Degdeg halooga gaaro wiilkan. Wuxuu galey shil mooto , goobta uu yaalo waa Baar Ubax .
Читать полностью…Degdeg: Walaahi dhacdo quus ah oo weyn ayaa isoo gaartey . Inta Waan soo dhigaya balse waxaan ka hor arki kartaa Snapkeyga . https://snapchat.com/t/wMlLePze
Читать полностью…Nin godka ugu galaya AS ayay u badan tahay soo noqoshadiisa waxaana xafiiska banneenaya nin aan ogeyn inuu yahay taliye sirdoon .
Shaley marka laga qaadayay Mahad taliska Nisa magaalada Muqdisho Hoobiye lagama soo dhex rideynin balse hadda Xasan ayaa ilbiriqsi ku fakadey in la qaarijiyo iskaba daa hoobye kadib markii kolonyadiisa qarax lagula eegtay villada agagaarkeeda.
Sxb abti ayaa caawa iga xanunsan dhiig dag dag aan u baahanhy( A-) umada soomaliyeed ee muxsiniinta ii weydii cidii igu caawineyso Farhan adawe 0615189593
Читать полностью…Hooyo ayaa si dagdag ah dhiig ugu baahan. Nooca dhiiga waa AB+ waxa aay jiiftaa isbitaalka Madina, fadlan la xariir number kaanaan: 0616578194. Waxa la sadaqeeysto dhiigaa ugu fcn.
Mahadsanid.
Caawiya walaalkaas u baahan dhiiga A- 0618733887. Isbitaalka Somali Sudanese.
Читать полностью…Degdeg:- Qarax ayaa daqiiqad ka hor ka dhacey dagmada Deyniile gaar ahaan agagaarka Masaajidka Muumino Ceel-buur.
Jidka waxaa yaalla meydka njn & dhaawaca haweenay kuwaas oo aan weli loo gurman . Cadeymaha raac lifaaqa hoose.
Weriye Yaxye Colaad ayaa ku soo biirey Telegram. Hala soo dhoweeyo saaxibayaal. /channel/YaxyeXaajiColaad
Читать полностью…