Munasar Mohamed Abdi is a Somali exile journalist who is currently living in Sweden. 📞 +252613666667
Meeshan ilmaha caanahooda ayaa igu dhaafaya . 50K bay xujo ka dhigeen 😂 maxaa igu heysataan halagu boobo idinkana shaahina waa diyaare kkk https://snapchat.com/t/xdxMoeh2
Читать полностью…Dhacdo kale oo naxdin leh oo aan hubo iney quusta ugu weyn tahay ayaa isoo gaartey ma joogtaa?
Читать полностью…Degdeg:- Haddii Aadan ogeyn in naftaadu Muqdisho ka lahayn wax qiimo ah , ka soo arag caddeeynta dhex taalla Snapkeyga . https://snapchat.com/t/jk8bAs5G
AMA Facebookeyga .
https://www.facebook.com/share/v/1F4qAhJaku/?mibextid=wwXIfr
Wlhi sidaan sahlan bay dadkeenni ku dhamamadeen saxna ma aha .
Degdeg:- Sidaan yaaney kugu dhicin walaal bismillaah .
https://www.facebook.com/share/v/1FXRBFiuum/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi.
AB & HG oo beri ku tartamaya Muqdisho cidda leh | Unukaa leh & Annagaa leh berito ayay kala caddaaneysa kan leh | Abaabul xoogan oo caawa ka socda Hodan & Kaaran.
https://www.facebook.com/share/v/1BrhorFPqL/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Xog muhiim ah ayuu kornelku ka qorey Arintan . Digniin & baaq Isla socda.
https://x.com/abdalladaaahir/status/1915537843025215730?s=12
Degdeg: Rasaas ayaa aad uga dhacdey aaga Raadeelka we magaalada Muqdisho .
Читать полностью…Mooto ayaa ku dhaawacdey Aaga Albiri waana ay ka carartey
Читать полностью…Gabadhan yar ayaa lagu soo tuurey Isgoyska Xoosh agtiisa meel ah oo jiq ah .
Labadii Iska dhaley ayay aaqiro war u taalla soo ma aha ? Ugu dambeyn waa ay saqiirtey caloosha ayaa bararsanayd, laga yaabe iney maalin ka bdn meesha taaley oo aan la arag
Muuqaal kale . Waa Goobta uu qaraxa ka dhacey . Si fiican u eeg meydka ayaa weli goobta yaalla .
Читать полностью…Degdeg:- Qarax ayaa daqiiqad ka hor ka dhacey dagmada Deyniile gaar ahaan agagaarka Masaajidka Muumino Ceel-buur.
Jidka waxaa yaalla meydka njn & dhaawaca haweenay kuwaas oo aan weli loo gurman . Cadeymaha raac lifaaqa hoose.
Degdeg:- Snapka ka soo arag muuqaalka dad toos loogu dhex dhacayo caasimada . Gabadha toogashe ka badbaadey 🫣 https://snapchat.com/t/rq91FwN4
Читать полностью…Qormaley ama Baabasir maku wareeriyey? xalka waa Zeytu shifaa Herbal oil, iskaga daawey adigo oo aan lagu xurbin ama qaliin galin, 10cisho haduu Alle idmo..
Zeytu shifaa herbal oil damanadeed waa 9 years aan aruri neenay natijoyinkeed, 2000 macamiil kabadan dib ayee uu gaten, asxaabtodada war geliyeen,,zeytu shifaa herbal oil waxaa kaloo uu isticmaali kartaa nabraha,Xasaasiyada,finanka,gaska/labjeexa iyo kuwo kale oo badan...Waxaa kalo kuu ken'nay XARIIR HAIR OIL PREMIUM 7bari natiijo wanagsan iskaga arkeesa..
2bada saliid waxaan idin kaga keen'nay Marekanka(USA)CONTACT US 610940658 AMA +12537786404..meel walbo aad jogto idinkugu kenenaa...
Bal arka awood sheegashadan ! Qoriga ayuu ugu awood sheeganayaa sax miyaa sidan ? Plus musiibo ka dhacdey Deyniile |
https://www.facebook.com/share/v/16XrYQ7cnp/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi.
Degdeg:- Ciidamo howlgal ka wada xiligan Deyniile ayaaa rasaaas ay ku fureeen Shacab Mooto Bajaaj saaaarnaaa ku dilay laba qof Haweeneyna waa dhaaawac daran, Falkan waxaa geystay Boolis iyo Boolis Mikatari qeybta Galbeed ka tirsan
Читать полностью…Degdeg. Sidaan ayaad ku idlaaneysaan Reer Muqdisho .
https://www.facebook.com/share/v/1Buho88wVF/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Bal arka Soomaaliyay dulmiga intaas la eg . Sidaas ayay naf dhan ku go’eysa mana ka muuqdo welwel dhan Kwrn hee ?
Full video snapka IA https://snapchat.com/t/LzL05bTi
Degdeg halooga gaaro wiilkan. Wuxuu galey shil mooto , goobta uu yaalo waa Baar Ubax .
Читать полностью…Degdeg: Walaahi dhacdo quus ah oo weyn ayaa isoo gaartey . Inta Waan soo dhigaya balse waxaan ka hor arki kartaa Snapkeyga . https://snapchat.com/t/wMlLePze
Читать полностью…Nin godka ugu galaya AS ayay u badan tahay soo noqoshadiisa waxaana xafiiska banneenaya nin aan ogeyn inuu yahay taliye sirdoon .
Shaley marka laga qaadayay Mahad taliska Nisa magaalada Muqdisho Hoobiye lagama soo dhex rideynin balse hadda Xasan ayaa ilbiriqsi ku fakadey in la qaarijiyo iskaba daa hoobye kadib markii kolonyadiisa qarax lagula eegtay villada agagaarkeeda.
Sxb abti ayaa caawa iga xanunsan dhiig dag dag aan u baahanhy( A-) umada soomaliyeed ee muxsiniinta ii weydii cidii igu caawineyso Farhan adawe 0615189593
Читать полностью…Hooyo ayaa si dagdag ah dhiig ugu baahan. Nooca dhiiga waa AB+ waxa aay jiiftaa isbitaalka Madina, fadlan la xariir number kaanaan: 0616578194. Waxa la sadaqeeysto dhiigaa ugu fcn.
Mahadsanid.
Caawiya walaalkaas u baahan dhiiga A- 0618733887. Isbitaalka Somali Sudanese.
Читать полностью…Degdeg:- Qarax ayaa daqiiqad ka hor ka dhacey dagmada Deyniile gaar ahaan agagaarka Masaajidka Muumino Ceel-buur.
Jidka waxaa yaalla meydka njn & dhaawaca haweenay kuwaas oo aan weli loo gurman . Cadeymaha raac lifaaqa hoose.
Weriye Yaxye Colaad ayaa ku soo biirey Telegram. Hala soo dhoweeyo saaxibayaal. /channel/YaxyeXaajiColaad
Читать полностью…Aad baa u harteen wax kastana idin dhaafi kara haddii aadan ku xirnayn Snapkeyga . Aan iska kaftame hala ii shido maqaayada 😂 https://snapchat.com/t/CdU9UWvL
Читать полностью…Muuqaal quus ah :- Bal arag sida naftoodu ay u gashey qatarta ! Sidaan oo kale haddii ay ku qabsan lahayd maxaad sameyn lahayd?
https://www.facebook.com/share/v/1GcHJjsaHP/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Wiilkan yar ayaa shil naxdin leh ku dhaawacmey kaa soo ka dhacey degmada Kaaraan . Wuxuu yaalla Kalkaal 4-ta Derjiin.
Hooyadiis waxa uu ku sheegay Siraad , Aabahiisna Axmed Ciise . Numbarada waa uu aqoon waayay waana uu miir daboolmey.
Kiis Halis ah & rag horor ah oo soo baxey ayaa isoo gaarey . Hoos link yaalla ka daawo .
https://www.facebook.com/share/v/1AJ5zx2pcr/?mibextid=wwXIfr