munasarmaxamedcabdi | Неотсортированное

Telegram-канал munasarmaxamedcabdi - Munasar Maxamed

604024

Munasar Mohamed Abdi is a Somali exile journalist who is currently living in Sweden. 📞 +252613666667

Подписаться на канал

Munasar Maxamed

War hadda soo dhacey . Maamulaha Shirkadda Golis iyo nin kale oo la socdey ahna ganacsade ka ayaa hadda lagu diley degmada Buursaalax .

Kooxda falka geysatay lama qaban weli lamana oga sababta keentey dilkooda.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Birmade oo raba inuu ku kaarto baxo Saraakiishii shaley uu ka eryay shaqada iyagoo howl gudanaya | Maxaa shaley u burisey haddii ay maanta wax bedeli karaan?

https://www.facebook.com/share/v/1KeEebcAin/?mibextid=wwXIfr

Sii gudbi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Madaaficada caawa AS ay Ceelasha ku weerareen wuxuu dhexgaley guri ku yaalla iskuulka Ablaal agtiisa

Labo wiil & haweenay ayay wararku sheegayaan iney ku dhaawacmeen.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Degdeg:- AS oo soo weerartey saldhiga Ceelasha Biyaha & ciidanka Boliiska oo difaac xirtey.

Ka daawo Snapchat & sawirada meydadka AS Ka oo dhulka daadsan. https://www.snapchat.com/add/munasar.mohamed?share_id=8sHhDyzKQByiFYv5P44Gqw&locale=en_US

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Maxaa dhacey . Muuqaalada ka soo hel Snapchat degdegna ugu biir. https://snapchat.com/t/wYPA21po

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Asc wallal munasar ugu horeen xld bacdeen sxb waxaa jirto gabar yar oo 5 jir ah taasi ay dhibaato kasoo gaartay degmada dharkenley gaar ahaan kaawo kodey gawadha magaceed waa xaawo cabdacasiis aadan .waa cunug shansano jirto waxaan kudhacday xabad wiifto ah waxey ufadhisaa feeraha iyo wadnaha dhaxdood waxeyna dhaqaatiirta ay sheegeen in ay Mogadishu wax lowga qawankarin marka wallalaha muslamiinta inaat ii gaarsiiso ayaan kaarabay wallal anigoo aha aabaheeda Cabdacasiis aadan nuur tell 0616434905.
Lambarka hoyadeet .tell.0614455803.
Waana mahadsantahay..

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Adigoo dhalinyaro ahna maqaayada u fadhi qabyaalad waayelkiina ha isku diyaariyaan doorasho qof & cod ah | Maxaa ka dhacey halkan oo aadan ogeyn?

https://www.facebook.com/share/v/1ByHkYLBWN/?mibextid=wwXIfr


Sii gudbi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Xarunta Baarlamaanka oo ay la wareegeen xildhibaanada Beesha Samaroon | Makarafoonkii Aadan Madoobe oo la jebiyay & Caasho Koos oo ciil hadashey.

https://www.facebook.com/share/v/1AByFitqHh/?mibextid=wwXIfr

Sii gudbi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Aad ayaan uga naxey markii ay ooysey oo ay weliba tiri " Meydka ilmahayga guriga ii dhex yalla " Sidee maalin kasta hoobiye looga dhex tuuri kara Xamar?

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Taliye Ismaaciil Tuuryare kaalintiisi waa uu ka soo baxey balse ninka uu salaanta u saarayo baa tiisi gabey.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Maxaa ka jira geerida Ismaaciil Ciise Tuuryare ? Ma sax baa in uu dhintey mise waxaa run ah sida qoyskiisu aaminsan yihiin oo ah inuu noolyahay? Macluumad full.

https://www.facebook.com/share/v/1Fo5dMUYzr/?mibextid=wwXIfr

Sii gudbi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Waa maxey arinta halista badan ee dadka Muqdisho ku dhex fideysa balse ee aysan ogeyn inta ogna ay kaa qarineyso ?

https://www.facebook.com/share/v/1HtNratQsZ/?mibextid=wwXIfr

Sii gudbi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Mohamed cabdiraxman ahmed waxaw kaso lumay dagmada boondheer 8 jir mana hadli karo ilamaha special need ka ah waaye 0615514922 ama 0615549295

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Muuqaalo kale oo Deynuunaay ka yimid ayaan hadda kuu soo dhigayaa Snapchatka. Wallee jab ayaa gaarey Kooxda. https://snapchat.com/t/1DG268ds

Mahadsanidiin .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Sawiro kale & Ciidanka xooga dalka ee Deynuunaay oo cagta mariyay AS kii soo duuley.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Baafin waxaa Labaafinayaa Aniso cilmi oo 3 jir ah kasoo lunte xaafada siliga Ameerikaanka Gaar ahaan Farmasiga kenyaantiga cidii aragto fadlan haku hagaa jiso lanbarkaan ..0615005502

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Degdeg:- Korontada Shirkada Beco ayaa dishey mid kamid shaqaalaheeda kadib xilli uu ku guda jirey farsamada tabeelo ku yaalla Deyniile.

Sawirka ninkan oo saacad ka badan aan helin wax gurmad ah ayaad ka arki kartaa Telegramka . Beco shaqaalaheeda & dadka macaamiisha u ahba ma badbaadiso.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Degdeg:- AS oo soo weerartey saldhiga Ceelasha Biyaha & ciidanka Boliiska oo difaac xirtey.

https://www.facebook.com/share/v/1DmLhzmkXv/?mibextid=wwXIfr

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Degdeg:- Ceelasha Biyaha dhawaqa jug xoogan & rasaas ayaa laga soo sheegaya.

Dadka shacabka ayaa aaad uga naxey dhawaqa dhegtooda gaarey oo ay ku sheegeen mid culus inuu yahay.

Ma idinku jiraa qof Ceelasha jooga ?

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Waa la isku yimid. Hadaa ka biqi jirtey inuu nafta ku dhaafiyo askari ama tuug hadda waaba ganacsatada inaa naftaada uga baqdo | Muqdisho & halis cusub.

https://www.facebook.com/share/v/1By8Fekj8H/?mibextid=wwXIfr

Sii gudbi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Degdeg:- Shil naxdin leh ayaa hadda ka dhacey Ceelasha Biyaha . Illaa hadda ninkaas oo dhaawacan ma helin gurmad . Shacabkana ma qaadi karaan amar la’aanta laamaha amniga .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Degdeg:- Weriye Faarax Geylan ayaa ku soo biirey Telegram . Odeyga haloo shido maqaayada. /channel/gaylanmedia0

Читать полностью…

Munasar Maxamed

https://snapchat.com/t/3l9xHOcB

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Degmada Afgooye ayuu ka dhacey shilkan hadda .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Sawirada hoobiyayaasha ku dhacey degmooyin katirsan gobolka Banaadir .

Waxyeelada guud waa hal dhimasho & labo dhaawac ah . Hadda xaaladu waa degen tahay .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Wareysi:- Qisada Booyka wiilka dhawaan ay xaaskiisa geysay Mareykanka | Maxaa ka jira in qasab looga duubo muuqaalada ? Arimo badan ayuu sheegay wallee.

Ka daawo Facebook . https://www.facebook.com/share/v/1CSYoCSeow/?mibextid=wwXIfr

AMA YOUTUBE ISAGOO FULL AH.

https://youtu.be/UAtZ3G66lzE?si=oVimtd-Qeypp6SXf

Sii gudbi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Meeshan quus keliya lama soo dhigo . Jawiga nabadana waa la soo dhigaa 😂 https://vm.tiktok.com/ZNdFvXwsV/

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Labo dhacdo oo quus ah | Wax aan hore Soomaalida uga dhex dhici jirin oo dhacey wallee tan lagama aamusi karo .

https://www.facebook.com/share/v/16KxQGbYr6/?mibextid=wwXIfr

Sii gudbi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Degdeg:- Gaari xawaare ku socdey oo nafta dhaafiyay hal geela .

Shilkan ayaa ka dhacey Daarusalaam .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Horjoogihii hogaaminayay AS-kii weerarey deynuunaay waxa uu ahaa nin Ajnabi ah oo weliba caddaan ah .

Muuqaalkiisa oo dhulka lagu jiidayo ayaa isoo gaarey sida aad ka arki karto Telegramka .

Dhanka kale shacabka Baydhabo ayaa weli ku mashquulsan iney sawiro ku galaan AS kii nafta la dhaafiyay.

Читать полностью…
Подписаться на канал