munasarmaxamedcabdi | Неотсортированное

Telegram-канал munasarmaxamedcabdi - Munasar Maxamed

604024

Munasar Mohamed Abdi is a Somali exile journalist who is currently living in Sweden. 📞 +252613666667

Подписаться на канал

Munasar Maxamed

Munasr walal Wilkanaa nagamaqan woxokasodumay kulejka esbitalka madiino dhawarkisa.

Ciddii aragta ha soo wacdo telkan. 0615001411

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Raaxo Cali Yuusuf 16 jir
Aniso Feysal Maxamed 16 jir
Xalay cishihii la waayay

0615268779 Hooyo Ismahaan
0615019815 Hooyo Xamdi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Wuxuu ahaa askari qaran oo bolice ah waxaa qori ka dishay sarkaal lagu magacaabo qanyare marxuumka ayaa weli helin cadaalad 4 beri ayuu talaajo isbitaal digfeer yaala sarkaalk la yaqaano dilay kaas oo magaaladiisa iska laafyoonayo

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Degdeg:- Qof nafta lagu dhaafiyay Muqdisho oo intii loo gurman lahaa laga qaatey dhud jaad ah oo uu watey.

Isbitaalka Zamzam ayuu meydka horyla intuu dhaawaca ahaana ma aysan qaadin ama u gurman welina indhaha ayay ka eeganayaan.

https://www.facebook.com/share/v/1F5YEKLETD/?mibextid=wwXIfr

Ku biir Snapchatkeyga. https://snapchat.com/t/zXxn7cYK

U hiili oo sii gudbi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Degdeg:- Jidka warahadaha waxaa yaalla gaari qarax looga shakiyay . Iska jira Soomaaliyeey.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Gabadha yar warqadaas ayay wadatey walaalayaal marka si degdeg ah u gaarsiiya qoyskeeda.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Degdeg:- Shil hadda ka dhacey degaanka Gubta .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

RW Xamse muxuu u maddaalinaya SSC ? Halgankoodii ma intan keliya ayay uga qanceen SSC ? Ogaada war dowlo waa kan waraaq ku yaalla .

https://www.facebook.com/share/v/12Agifa5pBn/?mibextid=wwXIfr

Sii gudbi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Asc Walal waxa sidag Dag Ugu bahanahay Dhiig O+ Ah
Quf ICU Digfeer Kujiro lanabarka kagala xarirayo

0615575730

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Waa ninkii ugu xariifsanaa abid balse hadda kadib laguma gaadi doono | Adigaa yaabi doone bal ila arag .

https://www.facebook.com/share/v/15cT69ZQM5/?mibextid=wwXIfr

muuqaalkan siina gudbi |

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Gaarigaan waxaa la soo dhigay xfd ka mid ah xafadaha D:boondheere gaar ahaa waxaada siinaay luuqa enter loga oo loo yaqaano hoobiya tuurka cid dhigtyna lama garanayo dadka deeganka markaan waydiinayna waxy noosheegeen in uu nindhalin Yara ah waday kadipna uu meesha Kaga dhaqaaqay

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Maxamuud Abdiraxmaan Siyaad Doole ayaa lagu diley saacad ka hor Johannesburg , South Africa.

Nin south afrikaan ah ayaa dilka fuliyay waxaana xittaa uu ku hubsanayaa inuu dhintey . Dalka South Afrika waxaa si joogto loogu dilaa dhalinyaro Soomaaliyeed .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

MW Xasan oo bahdiley RW Xamze , Rajo beelna ku ridey shacabka & maamulka SSC ee rabey aqoonsiga | Maxay ahayd fariinta madaxweynaha ? Codka oo turjuman.

https://www.facebook.com/share/v/18cDpVv91p/?mibextid=wwXIfr


Sii gudbi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Deeqoow Shariif Mukhtaar waa la la’yahay qofkii arko Fadlan ha waco telkan 0615585656

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Dhacdo quus ah :- Aabe nafta dhaafiyay wiil yar oo uu dhaley kadibna jawaan inta ku ridey qolka jiifka ku dhex aasey & sababta uu sidaas u sameeyay oo yaabkeeda leh.

https://www.facebook.com/share/v/1ECPwRMQLR/?mibextid=wwXIfr

Sii gudbi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Haye ! Maalmahan waxaa yaraadey sheegista diyaarad ayaa meel hebel ka bus kicisey , qunbulud holac ah ayaa hawada looga sii daayay AS & IWM ah .

Sababta wax kale ma aha ee waa kaar la xoqdo oo hadba marka la rabo in wiilal Soomaaliyeed la dhaafiyo adduunyadan ayaa la abuura jawiga nuucaas ah .

Inta ay shib tahay waa inta wiil Soomaaliyeed naftiisu aysan ku go'in wax aan daacad laga aheyn , hooyo Soomaaliyeedna u weynin wiil ay ku soo tiir & tacab beeshey.

Hadda mashruuca wuxuu u wareegay in $50K oo dollar lagu bixiyo koox niikisa & kuwo heeso Playback ku qaada KM4 iyagoo leh shacabka ayaan guubaabineynaa .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Degdeg:- Isgoyska Siinaay gaari & ragii watey ayaa laga shakiyay . Baaris culus ayaa ku socota waxaana loo wacey Kooxda Miino Baarista qaabilsan.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Soomaaliya waa meesha keliya oo adigoo dhaawac xun ah aad ka weyn karto gargaar xittaa isbitaalka hortiis .

Zamzam Hospital oo ah kan ugu weyn Ceelasha Biyaha ayuu ku hor meeday nin dhalinyaro ah oo dhaawac ah oo dulmi loo diley.

Irida isbitaalka & Ambalaasta oo bannaanka taagan uma aysan fidin gargaar degdeg ah balse indhaha ayay ka eegteen illaa nafta ay ka baxdey.

Ma cabsi ayaa u geysay mise lacagta cid meel ugu sheegta ayaan jirin ?

Muuqaalka qalbigaaga rogi kara kuna tusi kara quusta & gurmad la’aanta Isbitaalada ka arag qeybta hoose.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Degdeg:- Meydka nin dhalinyaro ah ayaa yaalla Ceelasha Biyaha agagaarka Zamzam.

Dadka ayaa ku hor gacansanaya halka gaariga Ambulance uu meesha iska taagan yahay iyadoo meydku Weli jidka yaallo. Caddeymaha Snapchat ka arag . https://snapchat.com/t/5Y6E7O4P

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Alxamdulilaah gabadhan qoyskeeda Waan helnay . Mahadsanidiin team Telegram .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Gabadhan oo mooto ay jiirtey ayaa la dhigey isbitaalka Jaziira . Ciddeeda lama garanayo Fadlan hala gaarsiiyo.

Gabadhu wax ogaal ah malaha sida ay inoo sheegeen howlwadeennada isbitaalka oo aad ula dadaalaya caafimaadkeeda.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Innaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun alle ha u naxariisto sareeye Maxamed Yuusuf Cumar oo geeriyoodey.

Dhamaan Reerkiisa iyo Boliiska Soomaaliyeed Samir iyo Iimaan alle haka siiyo.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Baafin Baafin......../

Waxaa ilaa shalay Naga maqan Gabadhaa yar oo magacedu yahay Anfac .

Waxaa inoogu War dambesay Shalay subax . Waxayna ka soo Ambatay Xaafada Albaraka Ee Magalada Muqdisho

Waxan si Naxaris leh kaga codsaneynaa inad nala Raadiso gabadhaa yar oo Noo Sii Share gareysid

Waxaa Si Naxaris leh Nagala soo Xariiri kartaa Number Hooyo Ayaan 0617544981

Ama WhatsApp keyga +18583270798

THANK YOU

Читать полностью…

Munasar Maxamed

War degdeg . Look 👀 https://snapchat.com/t/bKIyJHl9

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Ninkii shaley ceyn jirey Farmaajo & Khaire si uu u qanciyo Xasan Sheikh oo maanta raba inuu Isla Farmaajo & Khaire ku qanciyo inuu qabanayo doorasho qof & cod ah .

Soomaaliya waa mashruuc marka la leeyahay waa kan , balse ninkan wuxuu labo far dheeryahay guddoomiyihii gurigu uu ku dumey ee Kaxda .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Munasar walal gabar ayaa waxay unaf bixi rabtaa dhiig O-AH MARKA WALAL BIJKA NUDHIG SBITAAL DEG FEER AYEY JUGTAA GABADHA . Wac 0615616159

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Xamse wuxuu Muqdisho ku saalabanaya isagoo weli dhabarka ku sita magacii “Marxuumka “ kadib hadalkii madfaca ka cuslaa ee MW Xasan Sheikh .

Soomaalidu waxay dhahdaa “Cuskagnoow oo meel cayuugnoow waa cill adduunyo ,kol aad weel xashaa wax uun qabo” halkii mar oo uu xaniyo iska baareyna waa kaa dibirada la kulmey.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Guddiga wareersan ee leh doorasho qof & cod ah ayaan qabaneynaa ayaa waddooyinka ku dhejistey boorar waaweyn oo dadka ay ku amrayaan iney isdiiwan geliyaan lacagna ay ku bixiyaan isdiiwaangelinta.

Soomaaliya waa mashruuc sida madaxdii hore qaar inoo sheegeen waxaase ugu daran ninka ah Guddoomiyaha G/Doorashooyinka oo isagoo Netflix daawanaya raba inuu dad dhan kasta ka dhiban u sheego doorasho ayaan qabanayaa kaaga sii darane lacag isdiiwaan-gelin ka raba .

Isdiiwaan gelin lacag maku bixineysa adigoo og in doorasho qof & cod dhaceynin oo teendhada la aadayo?

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Dadkan aad aragtaan kulligood waa meyd . Waxaa la kacdey miino xilli ay ku safrayeen tuulo katirsan G/Shabellaha Dhexe.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Dhacdo naxdin leh oo weliba tan waa tii ugu darnayd ayaa isoo gaartay . Aabe ilmahiisa jawaan ku xirey Kdbna qolka Jiifka ku aasey . Faahfaahinta Snapchat ka . https://snapchat.com/t/bZhAq9vy

AMA Waxyar sugo halkan aan soo dhigayaaye

Читать полностью…
Подписаться на канал