Munasar Mohamed Abdi is a Somali exile journalist who is currently living in Sweden. 📞 +252613666667
Degdeg:- Jidka warahadaha waxaa yaalla gaari qarax looga shakiyay . Iska jira Soomaaliyeey.
Читать полностью…Gabadha yar warqadaas ayay wadatey walaalayaal marka si degdeg ah u gaarsiiya qoyskeeda.
Читать полностью…Degdeg:- Shil hadda ka dhacey degaanka Gubta .
Читать полностью…RW Xamse muxuu u maddaalinaya SSC ? Halgankoodii ma intan keliya ayay uga qanceen SSC ? Ogaada war dowlo waa kan waraaq ku yaalla .
https://www.facebook.com/share/v/12Agifa5pBn/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Asc Walal waxa sidag Dag Ugu bahanahay Dhiig O+ Ah
Quf ICU Digfeer Kujiro lanabarka kagala xarirayo
0615575730
Waa ninkii ugu xariifsanaa abid balse hadda kadib laguma gaadi doono | Adigaa yaabi doone bal ila arag .
https://www.facebook.com/share/v/15cT69ZQM5/?mibextid=wwXIfr
muuqaalkan siina gudbi |
Gaarigaan waxaa la soo dhigay xfd ka mid ah xafadaha D:boondheere gaar ahaa waxaada siinaay luuqa enter loga oo loo yaqaano hoobiya tuurka cid dhigtyna lama garanayo dadka deeganka markaan waydiinayna waxy noosheegeen in uu nindhalin Yara ah waday kadipna uu meesha Kaga dhaqaaqay
Читать полностью…Maxamuud Abdiraxmaan Siyaad Doole ayaa lagu diley saacad ka hor Johannesburg , South Africa.
Nin south afrikaan ah ayaa dilka fuliyay waxaana xittaa uu ku hubsanayaa inuu dhintey . Dalka South Afrika waxaa si joogto loogu dilaa dhalinyaro Soomaaliyeed .
MW Xasan oo bahdiley RW Xamze , Rajo beelna ku ridey shacabka & maamulka SSC ee rabey aqoonsiga | Maxay ahayd fariinta madaxweynaha ? Codka oo turjuman.
https://www.facebook.com/share/v/18cDpVv91p/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Deeqoow Shariif Mukhtaar waa la la’yahay qofkii arko Fadlan ha waco telkan 0615585656
Читать полностью…Dhacdo quus ah :- Aabe nafta dhaafiyay wiil yar oo uu dhaley kadibna jawaan inta ku ridey qolka jiifka ku dhex aasey & sababta uu sidaas u sameeyay oo yaabkeeda leh.
https://www.facebook.com/share/v/1ECPwRMQLR/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Afgooye maanta kiis aad loo qarinayay oo dil ah ayaa ka dhacey . Ninkan oo askari ahaa fasaxna ku joogey halkaas ayaa nafta waxaa dhaafiyay rag kale oo askar ah kuwaas oo rabey iney qoriga ka qaadaan.
Читать полностью…Gabar la haayo oo ciddeeda la la’yahay.
Hooyo Xabiibo Maxamed Cabduqadir Carabow
Aabe Cali Aadan Xasan Maxamed
Age 12
Waxay kasoo dhuntay oo la joogtay Foorilow
Hooyadeeda waxay Joogtaa Badbaado
Tell laga heli karo
0617997712
Tell 0619865949
Degdeg:- Ninkii Shaley ku dhaawacmey rasaastii lagu furey dadkii wadey General Sheegoow ayaa caawa u dhintey dhaawacii soo gaarey. Isbitaalka Madiina ayuu ku dhintey u soo duceeya.
Читать полностью…Ha isku shukaansan Gabar la furey oo ninkeedii hore uu gaaf-wareegayo guriga haddii kale sidaan ayaa kugu dhici karta | Kiis yaab leh oo geeri sababey oo dhacey|
https://www.facebook.com/share/v/16SMQFS91t/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Alxamdulilaah gabadhan qoyskeeda Waan helnay . Mahadsanidiin team Telegram .
Читать полностью…Gabadhan oo mooto ay jiirtey ayaa la dhigey isbitaalka Jaziira . Ciddeeda lama garanayo Fadlan hala gaarsiiyo.
Gabadhu wax ogaal ah malaha sida ay inoo sheegeen howlwadeennada isbitaalka oo aad ula dadaalaya caafimaadkeeda.
Innaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun alle ha u naxariisto sareeye Maxamed Yuusuf Cumar oo geeriyoodey.
Dhamaan Reerkiisa iyo Boliiska Soomaaliyeed Samir iyo Iimaan alle haka siiyo.
Baafin Baafin......../
Waxaa ilaa shalay Naga maqan Gabadhaa yar oo magacedu yahay Anfac .
Waxaa inoogu War dambesay Shalay subax . Waxayna ka soo Ambatay Xaafada Albaraka Ee Magalada Muqdisho
Waxan si Naxaris leh kaga codsaneynaa inad nala Raadiso gabadhaa yar oo Noo Sii Share gareysid
Waxaa Si Naxaris leh Nagala soo Xariiri kartaa Number Hooyo Ayaan 0617544981
Ama WhatsApp keyga +18583270798
THANK YOU
War degdeg . Look 👀 https://snapchat.com/t/bKIyJHl9
Читать полностью…Ninkii shaley ceyn jirey Farmaajo & Khaire si uu u qanciyo Xasan Sheikh oo maanta raba inuu Isla Farmaajo & Khaire ku qanciyo inuu qabanayo doorasho qof & cod ah .
Soomaaliya waa mashruuc marka la leeyahay waa kan , balse ninkan wuxuu labo far dheeryahay guddoomiyihii gurigu uu ku dumey ee Kaxda .
Munasar walal gabar ayaa waxay unaf bixi rabtaa dhiig O-AH MARKA WALAL BIJKA NUDHIG SBITAAL DEG FEER AYEY JUGTAA GABADHA . Wac 0615616159
Читать полностью…Xamse wuxuu Muqdisho ku saalabanaya isagoo weli dhabarka ku sita magacii “Marxuumka “ kadib hadalkii madfaca ka cuslaa ee MW Xasan Sheikh .
Soomaalidu waxay dhahdaa “Cuskagnoow oo meel cayuugnoow waa cill adduunyo ,kol aad weel xashaa wax uun qabo” halkii mar oo uu xaniyo iska baareyna waa kaa dibirada la kulmey.
Guddiga wareersan ee leh doorasho qof & cod ah ayaan qabaneynaa ayaa waddooyinka ku dhejistey boorar waaweyn oo dadka ay ku amrayaan iney isdiiwan geliyaan lacagna ay ku bixiyaan isdiiwaangelinta.
Soomaaliya waa mashruuc sida madaxdii hore qaar inoo sheegeen waxaase ugu daran ninka ah Guddoomiyaha G/Doorashooyinka oo isagoo Netflix daawanaya raba inuu dad dhan kasta ka dhiban u sheego doorasho ayaan qabanayaa kaaga sii darane lacag isdiiwaan-gelin ka raba .
Isdiiwaan gelin lacag maku bixineysa adigoo og in doorasho qof & cod dhaceynin oo teendhada la aadayo?
Dadkan aad aragtaan kulligood waa meyd . Waxaa la kacdey miino xilli ay ku safrayeen tuulo katirsan G/Shabellaha Dhexe.
Читать полностью…Dhacdo naxdin leh oo weliba tan waa tii ugu darnayd ayaa isoo gaartay . Aabe ilmahiisa jawaan ku xirey Kdbna qolka Jiifka ku aasey . Faahfaahinta Snapchat ka . https://snapchat.com/t/bZhAq9vy
AMA Waxyar sugo halkan aan soo dhigayaaye
War caawa waa la iga yaabsadey ! Muqdisho oo arin aniga iska daaye caalamka ka yaabsatey | Waallee waa la tagey orodse ma ahan.
https://www.facebook.com/share/v/1F6yrzBAqL/?mibextid=wwXIfr
Snapchatkeyga ka soo arag alaabta oo full ah . https://snapchat.com/t/l72TXMcU
Sii gudbi
Degdeg:- Waxaa gacanta lagu soo dhigey ninkan oo ku eedeysan in xalay uu nafta dhaafiyay nin kale . Falkaas oo ka dhacey degmada Wadajir waxaan idinla wadaagey isla xaley markii uu dhacey .
Ku soo biir Snapchatkeyga . https://snapchat.com/t/QE1MzXQy
Nin isagiiba hoobiye & amni dari darteed qolka ugu xiran oo dadka u sheegaya in la qabto Doorasho qof & cod ah | Weligeey ma arag kan oo kale | Doorasho boojo ah|
https://www.facebook.com/share/v/18qq1XYorT/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Ha isku shukaansan Gabar la furey oo ninkeedii hore uu gaaf-wareegayo guriga haddii kale sidaan ayaa kugu dhici karta | Kiis yaab leh oo geeri sababey oo dhacey| Snapchatka ka fiiri sawirada adigaa yaabi doone , kuna biir waa muhiime . https://snapchat.com/t/phCqGIm3
Читать полностью…