Munasar Mohamed Abdi is a Somali exile journalist who is currently living in Sweden. 📞 +252613666667
Aaska General Sheegoow oo si weyn uga qabsoomey magaalada Jowhar .
Читать полностью…Look well ! Siduu u qaadanayo Mobile . Xariif weyn waaye .
Читать полностью…Degdeg:- Labo dhacdo oo midba tan kale ka daran tahay . Ka daalaco Snapchat daqiiqado Kdb kuna soo biir. https://snapchat.com/t/gjaO0fZo
Читать полностью…Codsi degdeg haloo caawiyo .
Waxaa si dagdag ah dhiig noociisu yahay B - ugu baahan bukaan isbitaalka Madina jiifo. Fadlan kala xariir number kaan.
0615809600.
Mahadsanid.
Degdeg:- Saddex Guri ayaa ku gubatey Garasbaaley, Macaan. Gurmad ayaa loo baahan yahay weliba degdeg ah.
Читать полностью…War degdeg ah . https://www.facebook.com/share/v/18wfSjjToS/?mibextid=wwXIfr
Muuqaalka Snapchat ayaan dhignay raga sii baxsanaya. https://snapchat.com/t/DENgeBbF
Ciidamada dowlada oo hoos ugu dhigey baalootooyin meydka Genaral Sheegow & dadkii la socdey . Kala carar ayaa ka dhacey meesha .
Читать полностью…Degdeg:- Dhawaq xoog bdn ayaa laga maqley Muqdisho . Dhowr meel ayaa lagu tilmaamay sida Kaxda, Tabeelaha Sheikh Ibraahim & dhanka Weydoow . Waa saq dhexe lama hubo wuxuu yahay.
Читать полностью…Dabaq Soomaali leedahay oo si xun loo dhisey oo dhulka lala simey . Goobtu waa Kenya.
Читать полностью…Deg deg shil ayaa ka dhacay agagaarka siinka dheer mooto feykon iyo gaari hoomey
Читать полностью…Ninkaan waxa uu yaalaa interlock ga Boondheere waa uu suuxay wuxuna sheega inuu degan yahay Degmada Dayniile xafada Bangala
Читать полностью…Meydka ninkan ayaa la soo dhigey xaafad katirsan Qoryooley . Lama oga cida dishey .
Читать полностью…Dulmi kan ka weyn ma arkin wallaahi | Sidee looga dhaadhicin doonaa 8-da carruur in hooyadood lagu tooktey Muqdisho ?
https://www.facebook.com/share/v/1CZZdv3iRM/?mibextid=wwXIfr
Xaqa u hiili oo sii gudbi.
Degdeg. Arin quus ah oo hadda ka dhacdey Muqdisho .
Xogta inta ka daawo . https://www.facebook.com/share/v/1ADceoPCEq/?mibextid=wwXIfr
Muqdisho maanta & Shale. https://www.facebook.com/Diiwaanmedianews/videos/daawo/654591867372422/
Читать полностью…labo dhacdo oo yaab leh :- Maxay sameeyeen afarta nin ee iga dambeysa muxuuse yahay ninka qamarjiga ah ee walaalkiis xabsiga ka soo badbaadsan & waxa ku dhacey? & Nin hadda lagu diley degmada Wadajir . Full Muuqaal Snapchat ka daawo hadda . https://snapchat.com/t/eb5GcVwY
AMA Facebook .
https://www.facebook.com/share/v/1ASMFdNGoN/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Babiskaaga hore u sii qaado ama Baasaboorkaaga isku babi haddii aad u socoto garoonka Muqdisho | Shirkad Ajnabi ah oo bahdileysa sharafka Soomaaliya| Ciil badnaa.
https://www.facebook.com/share/v/19LeQ1gmJc/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Labadan Gabadhan waa la la’yahay qoyskiisa ayaana raadinaya ee haddii aad aragtaan waca. 0615831270 ama 06155197191 0615139165 oo laga helo Gabadha yar halka gabadha jalbaabka xiran xiriirka qoyskeeda laga uu sawir ku dhinac qoran yahay.
Читать полностью…Asc walaal, waxaa si dagdag ah dhiig noociisu yahay B - ugu baahan bukaan isbitaalka Madina jiifo. Fadlan kala xariir number kaan.
0615809600.
Mahadsanid.
Maxaa dhacey dhacdo degdeg ah ayaan hadana soo dhacdey mala socotaan miyaa . Keliya hadda booqo Snapchat si marka hadda soo dhigo u aragtid . https://snapchat.com/t/BUxFhlnm
Читать полностью…Degdeg:- Gabar mareysay Howlwadaag ayaa sanka looga dhuftey xabad . Askari katirsan ciidanka Nisa ayaa falka heysta .
Читать полностью…Meydka Sheegoow oo jidka la wareejinayo si caddalad uu u helo & ciidanka oo rasaas huwiyay| Kiiskii Axmed Daaci & Sheegow waa isku mid balse mid waa Jareer.
https://www.facebook.com/share/v/1ASwrwX4cM/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Codsi ! Haddii aad ku aragto Muqdisho passpor Sweden laga leeyahay waxa uu ka dhumey gabar la dhaho Maimuna Mohamed la dhaho . Fadlan walaalayaal la xiriira telkan. +25262883020 Abdifitah
Читать полностью…Tuugo mana xayal ah ayaa dilay degmada karaan dhanka masjidka turkiga.
Mobile niicle ah dartiis ayaa sidaan loo yeelay . Dadka ku nool degmada Kaaraan ayaa wajahaya xaalad halis ah .
Amni daro xun ayaa ka jirta . Ku soo biir snapchatkeyga oo xog kasta hel . https://snapchat.com/t/3zBI3EME
War weyn ayaa soo dhacey . Snapchat ka ayuu ku horeyn doonaa intan la socon hala socdaan haddaba . https://snapchat.com/t/AixFcfwt
Читать полностью…Degdeg:- Dil ayaa ka dhacey degmada Afgooye . Ciidanka Haramcad ayaa toogtey wiil kamid ah dad bannaanbax ka dhigayay degmadaas kana cabanayay canshuur lagu soo rogey.
Читать полностью…Degdeg: Degmada Kaxda wiil ayaa lagu dhaawacey.
Koox mindi wadatey ayaa falka u geysatay waxayna ku dhufteen 5 toorey. Taliyaha saldhiga Kaxda Farxaan ayaa dayacay amniga degmada waxaana kordhey falalka naxdinta leh .
Walaalayaal fariintan ila gudbiya si wiilka la diley loo helo ciddiisa.
Mootadan taargadeedu aad aragtaan walaalkii wadey waxaa lagu toogtey Tarabuunka. Madaxa ayay uga dhacdey waxaana la dhigey isbitaalka Hodan .
Qoyskiisu ma oga waana muhiim in la helo ehelkiisa, adiga ayaana sabab u noqon kara .
Mobile ka marxuumka waxaa qaatey ciidankii geeyay isbitaalka
Arin qalbi jab ah ‘ mootadiis ayaa lagu qaadey meydkiisa. Snapchat ha booqan haddii aad niyad jilcan tahay. https://snapchat.com/t/VAouLoMm
Читать полностью…