munasarmaxamedcabdi | Неотсортированное

Telegram-канал munasarmaxamedcabdi - Munasar Maxamed

604024

Munasar Mohamed Abdi is a Somali exile journalist who is currently living in Sweden. 📞 +252613666667

Подписаться на канал

Munasar Maxamed

Degdeg:- Guri ku yaalla Seeybiyaano ayaa holcaya. Halaga gaaro.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

War qortan waa iga qeylisiisey. Qoftan hadalkeeda waa ka yaabey anigu ee Maxay idinla tahay ? 😂

Inta ka daawo bal . https://snapchat.com/t/94YAiQpZ

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Isagoo laamiga goynaya ayay mooto ku jirtey daljirka Daahsoon .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Xog culus ayaa soo dhacdey kiiska Taliyaha la qaarijiyay.

Halkan ayaan soo dhigeynaa Insha Allah follow gareyso https://snapchat.com/t/vXbcuqR6

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Qaabka nafta loo dhaafiyay Taliye Nuur Fareey oo cabsi leh & clib-ka kaamiradu duubtey oo qabatey nin isku ekeeysiiyay ciidan kadibna baas ku furey taliyaha|

https://www.facebook.com/share/v/1BEgXmgSbF/?mibextid=wwXIfr

Sii gudbi .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Sawirada hoobiyayaasha & Muuqaalka Waxyar Kdb halkan ka arag . Haddii aadan sugi kairna ka soo eeg Snapchatka oo aan soo geliney. https://snapchat.com/t/zxsVqrKc

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Aaga xeebta Liido ayuu yaala.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Kiis qalbi jab ah ayaa ka dhex dhacey saldhiga degmada Baraawe . Halkaas waxaa nafta lagu dhaafiyay wiilkan oo qoyskiisa ay u xireen wax la xiriira dhaqan celin balse waxaa la helay meydkiisa. Ku soo biir Snapchat oo xog kasta oo degdeg ah hel. https://snapchat.com/t/K3AzQjGH

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Degdeg:- Dhacdo naxdin leh .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Degdeg:- Waa wiil Somaliyed oo shil gaari ku dhintey Magalada busia ee dhacda inta u dhaxeysa Uganda & Kenya . Cid taqano majirto .

Ku biir Snapchat oo xogtan oo full ah & kuwo kale hel iyagoo Muuqaal ah . https://snapchat.com/t/0tLurtqT

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Degdeg:- Baladweyne ayaa lagu diley wiilkan xilli mobile kiisa laga dhacayay. Ku biir hadda Snapchatkeyga oo hel xog kasta oo degdeg ah . https://snapchat.com/t/bgFscz3l

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Arin Muqdisho ka dhacdey oo gaartey illaa caalamka & dadka ku nool caasimada oo warba u heyn waxa ka dhex dhacaya caasimadooda |

https://www.facebook.com/share/v/15rwApys4r/?mibextid=wwXIfr

Sii gudbi.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Munasarow waxaa muctaad loo yahay dhiig A- Baba ku jiro ispital Kalkaal-Afarta Darjiino.

Numberka laga helayo 617608574- 617204265

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Fadlan nagu Caawi Walal Dhig B+ Hospital maxamed dhere
Sinka dher alxayad
0612104064

Читать полностью…

Munasar Maxamed

waxaan bafinaynaah xamdi farxaan oo 4 jir ah oo kasoo luntay suqa xolaha garahaan agagaarka masjidka labo makaranoonle cidii aragta waxaan kacod sanay naah sinaxariisleh in ay nugu soo hagajiyaan tel 0616032265 iyo 0615329295

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Kaamiradaha garoonka Aadan Cadde oo qabtey hoobiyayaal ku soo dhacaya Airport-ka & rag toos u soo ganaya oo iyagii isduubey | Hal arin oo qalbi jab ah haddii aan ....

https://www.facebook.com/share/v/1DPx9k51KQ/?mibextid=wwXIfr

Sii gudbi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Waxaan arkey xaalad aan la yaabey . Kooxda nabadiidka ee AS ayaa Magaalka dhexdiis iyagoo Hoobiye ka tuuraya . Waa wax laga quusto dhab ahaantii in kaamirooyinka qaban ragan .

Muuqaalkaas waxaan soo geliyay Snapchatka . Ka arag kuna soo biir . https://snapchat.com/t/h8rxtveR

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Shil gaarey gacan ka hadal .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Nin Muqdisho ku cusub oo isagoo shacab ah dowladnimada u gafey , shacabna ku dhex dhibaateeyay caasimada | Aawey Macalin Mahdi miyuu jiifaa?

https://www.facebook.com/share/v/1NPdtiMrGC/?mibextid=wwXIfr

Sii gudbi si loo qabto.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Muqdisho :- Muuqaalka Hoobiyayaal ku soo dhacey jid dadku marayeen & waxyeelo ka dhalatey | Tirada dadka dhaawacmey & xaaladu sida ay noqotey.

https://www.facebook.com/share/v/1EEGi5UhJ9/?mibextid=wwXIfr

Sii gudbi.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Degdeg:- 3 dhawaq oo culus ayaa laga maqley Muqdisho . Dadka qaar ayaa ku sheegaya iney ula muuqato hoobiyayaal.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Beelaha Macalin Dhiblaawe, Absuge & Cali Gaaf oo kiis halis ah isku heysta & Maslax oo awooda Birmade adeegsanaya oo diidan garta in la gooyo| Maxaa socda?

https://www.facebook.com/share/v/1HqJkL7PTg/?mibextid=wwXIfr

Sii gudbi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Hadda booqo Snapchat ka kuna biir . Waxaan soo dhigey kiis quus ah oo hadda dhacey . https://snapchat.com/t/tfuwBpC3

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Degdeg:- Rag xoolo ku xadayay degmada Wadajir oo Nolosha lagu qabtey . Snapchatkenna ku soo biir. https://snapchat.com/t/Pj8y2hq8

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Laadir dadka dhici jirey oo Nolosha lagu qabtey. Booqo kuna biir Snapchat-Kenna . https://snapchat.com/t/Zzhxcq5o

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Degdeg:- Waxaa lagu diley degmada Dharkenlay . Howsheeni xaq u dirirka ayaa maanta dib u billaabatey muuqaalada waxaan u wareejinaya snapchatka halkaas ka soo arag caddeeymaha.

https://snapchat.com/t/unBe0VuY

Ku soo biir hadda si aysan waxba ku dhaafin .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Falka halkan ka dhacaya adiga uun indhahaaga kaga bogo iskana jir waa kugu dhici kartaaye | Si loo soo qabto sii gudbi.

https://www.facebook.com/share/v/1CCK2ttGda/?mibextid=wwXIfr

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Ilmahan oo anbad ah ayaa lagu haya degmada Kaxda . Qofkii aqoonsada ha waco. Ramlo Abdi Qadir
Abdinasir Abdi Qadir
612121216

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Tarmuus qarax looga shakiyay ayaa yaalla wadada 21-October ee Muqdisho . Jidka ayaa la xirey ee iska jira intiinna aan ogeyn.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Asc Walal Munasar waxaan rabay Dhigga A-ah oo saala saaaran ayaan u rabnay oo dhali rabta sxb mahadsanid namberka 0618693356 hospital Yardemile ayaan joognaaa

Читать полностью…
Подписаться на канал