Munasar Mohamed Abdi is a Somali exile journalist who is currently living in Sweden. 📞 +252613666667
Asc sxb munasar waxan kacud sanayaa gabar walshey ayaa cung lagu qalay waxan loobahan yahay dhiga nuciso yahay AB+ isbitalako waxa ukuyalaa tarabunka waa horyal 617500822
Читать полностью…Muuqaalo kale diyaarada ku gashey qatarta gudaha garoonka Muqdisho .
Читать полностью…Asc wll munasar waxaan ubaahanahay dhiig nocisa yahay A+ hospital degfeer qeybta ICU ayuu ku jira bukaanka
Numberka =0618146483
Mahadsanid
Qoys gurigooda iyagoo jooga lagu weerarey & dhaawacyo daran oo loo geystay . Kiiska ayaa hadda yaalla saldhiga degmada Hodan.
Читать полностью…Degdeg:- Degmada Kaxda ayaa sidan lagu yeelay waxaana helay ciyaal weero.
Читать полностью…Eid Mubarak saaxibadeyda Telegramka. Alle ayaa mahadsan bishan ramadaan nabad nagu soo gaarsiiyay nooguna dhammeeyay.
Alxamdulilaah . Idinkana guuleysta . Bishii Ramadaan inta lagu jirey waa idinka qalleeye 😂
Waxaa degmada Wadajir lagu diley Cabdullaahi sheikh Axmed oo ahaa Guddoomiyaha waaxda Xalane ee degmadaas.
Ciidan kuwa gorgor katirsan sida xogtu sheegeyso ayaa nafta dhaafiyay.
Wiilkan bar contoral oo kutaala degmada Moqokori ayaa lagau dilay ee gobolka hiiran waxaana dilay nin lagu sheegay inuu baad karabay
Читать полностью…RW Xamse Afur wadareed cunis & Tiktokley loo kala kiciyo ayuu ka badin la'yahay birmadena Jiida dagaalka & ciribtirka ASH ayuu ku jiraa | Kan baa dabrey dalkii|
https://www.facebook.com/share/v/1A2jcLuH4e/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
AB oo go'aan ku qaatey iney u noolaadan dalka oo aysan u dhiman & Cali Gaduud oo ay ka baxeen Tunweynta AB ee Warsengli & Agoonyar | Askar la qabsadey |
https://www.facebook.com/share/v/1A6YgLZjxU/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Degdeg: Midna waa dhaawac midna waa Nabad qabaa waana labo burcad oo dhaceysay guri ku yaalla Deyniile .
Читать полностью…Degdeg:- Wiilkan ayaa lagu dhaawacey Garasbaaley xilli Mobile laga dhici rabey.
Читать полностью…Muuqaallo :- Hoobiyayaal ku dhacey xero militeri & dugsi qur'aan ku yaalla D/Afgooye | Tirada dadka wax noqdey | Caddeeymo .
https://www.facebook.com/share/v/14uChR4z8Ho/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Manasaro wax deg deg logu bahan yahay dhig O- mama ku jirta capital hospital oo ku yala banadir number laga helaayo 0610427494
Читать полностью…Diyaarad UN leeyahay oo lugta hore u bixi weysay ayaa gafuurka ku socotey gudaha Aiprort ka Muqdisho .
Читать полностью…Rahmo waa 23 jir ku jirta xalad emergency ah qaliin dag dag oo C/S waxay jiifta isbitaalka shaafi dhiigeeda waa O negative, fadlan ku caawi si dag dag loogu bahanyhy
+252 61 4165977
Goobta qaraxa Gobalka gedo,degmada balad xawo
Qaraxa aga argada ee jira yaaw
Degdeg:- Berito waa Eid . Hambalyo Soomaaliyeey.
Читать полностью…War kii igu yaabka badnaa ! Ninkan waa ASh wuxuu nafta dhaafiyay nin militeri ah balse maxaa ku dhacay isna .
Halkan hoose ka daawo . 👇
https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=pfbid0nR2ahHdJVhxd1PF6LP4mpYxVJncCaLkcEBtZnJCdNwApSaPZUG5JEcHMnEaioUzal&id=100044273962170&mibextid=wwXIfr
Shacabka Deynile oo Militeri isku badaley naftana dhaafiyay nin dadka dhacayay labo kalena qabtey | Dadkan ma kaftamaan |
https://www.facebook.com/share/v/1ART9kV4fm/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi.
Deg deg waxaa loo baahan yahay dhiig noociisy yahay O-
Waxaa dhiiga O- u baahan gabdh qalin lagu sameeyay oo ku jirta isbitaalka HORYAAL HOSPITAL
Fadlan hadadi dhiigaagu yahay O- deg deg ola xarir tel numberkan oo sadaqeyso dhiigaana wax la sadaqeysto dhiiga ayaa ugu qaalisan
615813772
Mahadsanidiin
Maxaa kala qabsadey rag burcad ah oo jidka u galayay dadka Taajudka ka yimid & askar amniga sugeysay ? Maxayse yihiin raga kale ee ay sheegen in magaalka ay...
https://www.facebook.com/share/v/1MXfuJ7szF/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Waa muuqaalo kale oo hadda laga soo duubey Bakaaraha .
Читать полностью…Labo dhacdo oo qalbi taabad ah :- Jidka dhexdiis ayaa toos loogu dhacaya ee dadoow iska jira ragan si loo qabtana sii gudbiya | Gabdho lee gadayaan kwrn?
https://www.facebook.com/share/v/1VuLgMpXaz/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Degdeg:- Hoobiyayaal ayaa ku dhacey meelo kamid ah degmada Afgooye .
Читать полностью…