munasarmaxamedcabdi | Неотсортированное

Telegram-канал munasarmaxamedcabdi - Munasar Maxamed

604024

Munasar Mohamed Abdi is a Somali exile journalist who is currently living in Sweden. 📞 +252613666667

Подписаться на канал

Munasar Maxamed

Degdeg:- Degmada Kaxda ayaa sidan lagu yeelay waxaana helay ciyaal weero.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Halaga dhigooy garaamka waa sidee

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Eid Mubarak saaxibadeyda Telegramka. Alle ayaa mahadsan bishan ramadaan nabad nagu soo gaarsiiyay nooguna dhammeeyay.

Alxamdulilaah . Idinkana guuleysta . Bishii Ramadaan inta lagu jirey waa idinka qalleeye 😂

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Waxaa degmada Wadajir lagu diley Cabdullaahi sheikh Axmed oo ahaa Guddoomiyaha waaxda Xalane ee degmadaas.

Ciidan kuwa gorgor katirsan sida xogtu sheegeyso ayaa nafta dhaafiyay.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Wiilkan bar contoral oo kutaala degmada Moqokori ayaa lagau dilay ee gobolka hiiran waxaana dilay nin lagu sheegay inuu baad karabay

Читать полностью…

Munasar Maxamed

RW Xamse Afur wadareed cunis & Tiktokley loo kala kiciyo ayuu ka badin la'yahay birmadena Jiida dagaalka & ciribtirka ASH ayuu ku jiraa | Kan baa dabrey dalkii|

https://www.facebook.com/share/v/1A2jcLuH4e/?mibextid=wwXIfr

Sii gudbi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

AB oo go'aan ku qaatey iney u noolaadan dalka oo aysan u dhiman & Cali Gaduud oo ay ka baxeen Tunweynta AB ee Warsengli & Agoonyar | Askar la qabsadey |

https://www.facebook.com/share/v/1A6YgLZjxU/?mibextid=wwXIfr


Sii gudbi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Degdeg: Midna waa dhaawac midna waa Nabad qabaa waana labo burcad oo dhaceysay guri ku yaalla Deyniile .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Degdeg:- Wiilkan ayaa lagu dhaawacey Garasbaaley xilli Mobile laga dhici rabey.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Haraaga Hoobiye ku dhacey degmada Afgooye.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Muuqaallo :- Hoobiyayaal ku dhacey xero militeri & dugsi qur'aan ku yaalla D/Afgooye | Tirada dadka wax noqdey | Caddeeymo .

https://www.facebook.com/share/v/14uChR4z8Ho/?mibextid=wwXIfr


Sii gudbi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Gaari weyn ayaa fariin goostey , Howlwadaag .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Waxaa naga maqan gabadhaan magaceeda ladhaho ruman ayuub yuusuf cidii Aragta hanagala soo xariirto taleefan number 613036333 ama 616651238

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Magaca Gabadha Salama Aweys Maxamed Cubeyd 7 jir waxay kasoo luntay Tabeelaha Sheikh Ibrahiim mar ay soo doonatay Malmalaato ay dukaan ka doontay maanta Galabtii saagalka saac
Aabaha Lamabrka laga helo Tell 0615892639 , Tell 0617171015

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Wiilkan ayaa lagu dhaafiyay nafta gudaha Suuqa Bakaaraha maanta . Dadka arkayay ayaa inoo xaqiijiyay in askariga falkan geystay uu si ka fiirsi la’aan uu xabad ugu dhuftey.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Dadkii maanto axad soomnaa hala tuso bal

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Goobta qaraxa Gobalka gedo,degmada balad xawo
Qaraxa aga argada ee jira yaaw

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Degdeg:- Berito waa Eid . Hambalyo Soomaaliyeey.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

War kii igu yaabka badnaa ! Ninkan waa ASh wuxuu nafta dhaafiyay nin militeri ah balse maxaa ku dhacay isna .

Halkan hoose ka daawo . 👇

https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=pfbid0nR2ahHdJVhxd1PF6LP4mpYxVJncCaLkcEBtZnJCdNwApSaPZUG5JEcHMnEaioUzal&id=100044273962170&mibextid=wwXIfr

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Shacabka Deynile oo Militeri isku badaley naftana dhaafiyay nin dadka dhacayay labo kalena qabtey | Dadkan ma kaftamaan |

https://www.facebook.com/share/v/1ART9kV4fm/?mibextid=wwXIfr

Sii gudbi.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Deg deg waxaa loo baahan yahay dhiig noociisy yahay O-

Waxaa dhiiga O- u baahan gabdh qalin lagu sameeyay oo ku jirta isbitaalka HORYAAL HOSPITAL

Fadlan hadadi dhiigaagu yahay O- deg deg ola xarir tel numberkan oo sadaqeyso dhiigaana wax la sadaqeysto dhiiga ayaa ugu qaalisan
615813772



Mahadsanidiin

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Maxaa kala qabsadey rag burcad ah oo jidka u galayay dadka Taajudka ka yimid & askar amniga sugeysay ? Maxayse yihiin raga kale ee ay sheegen in magaalka ay...

https://www.facebook.com/share/v/1MXfuJ7szF/?mibextid=wwXIfr

Sii gudbi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

https://vm.tiktok.com/ZNdR9BdbA

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Waa muuqaalo kale oo hadda laga soo duubey Bakaaraha .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Labo dhacdo oo qalbi taabad ah :- Jidka dhexdiis ayaa toos loogu dhacaya ee dadoow iska jira ragan si loo qabtana sii gudbiya | Gabdho lee gadayaan kwrn?

https://www.facebook.com/share/v/1VuLgMpXaz/?mibextid=wwXIfr

Sii gudbi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Degdeg:- Hoobiyayaal ayaa ku dhacey meelo kamid ah degmada Afgooye .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Walal waxa naga maqan gabdh an o saka dugsi aday lakis la wayay halmar wax ay kaso luntay Dayi nile cid og na maleh waxan si cod si ah idin kaga codsna inad hdi ad argto nagala so xirirto
Lambarkan
0618414222

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Askar burburisey miis ay nolol ka raadsanaysay hooyo Soomaaliyeed oo hor fadhisa saldhiga D/ Waaberi .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Muuqaalka Diyaaradii shaley ku dhacdey Muqdisho & dadkii ku dhintey oo la helay | Wallee waxyar meshan kama dhicin war illeen bahashu waa halis |

https://www.facebook.com/share/v/1AC9HgK4Ar/?mibextid=wwXIfr

Sii gudbi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Maxaa ka jira in Coldoon uu aadey Jilib ? Xog kasta oo aad u baahan tahay inaad ka ogaato arintan.

https://www.facebook.com/share/v/1CBxCJ1KFh/?mibextid=wwXIfr


Sii gudbi.

Читать полностью…
Подписаться на канал