Munasar Mohamed Abdi is a Somali exile journalist who is currently living in Sweden. 📞 +252613666667
Waxaa naga maqan gabadhaan magaceeda ladhaho ruman ayuub yuusuf cidii Aragta hanagala soo xariirto taleefan number 613036333 ama 616651238
Читать полностью…Magaca Gabadha Salama Aweys Maxamed Cubeyd 7 jir waxay kasoo luntay Tabeelaha Sheikh Ibrahiim mar ay soo doonatay Malmalaato ay dukaan ka doontay maanta Galabtii saagalka saac
Aabaha Lamabrka laga helo Tell 0615892639 , Tell 0617171015
Wiilkan ayaa lagu dhaafiyay nafta gudaha Suuqa Bakaaraha maanta . Dadka arkayay ayaa inoo xaqiijiyay in askariga falkan geystay uu si ka fiirsi la’aan uu xabad ugu dhuftey.
Читать полностью…Waa sawir laamaha amnigu ka qaadeen nin la sheegay in la qabtey isagoo u gaatamaya askar si uu banbo ugu tuuro .
Dad shacab ah oo arkey ayaa marka hore arkey kadibna iyagoo aan la laba-labeyn qabtey kuna simey gacanta laamaha amniga.
Fiiro gaar ah :- Dowlada ayaa leh mas’uuliyada eeda loo jeediyay ninkan & haddii uu war kale ka soo laabto.
Degdeg:- Ciidanka Gaashaan oo dhulka ka weerar tagey & kuwa UN-ka oo Hawada ka hareereeyay diyaarad ku dhacdey meel lagu tuhmayo ASH iney joogaan |
https://www.facebook.com/share/v/1BoqFCZS8J/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Degdeg:- Diyaarad ka timid Dhoobleey ayaa ku dhacdey degaanka Jaziira . Waxaa saarnaa afar qof oo pilot ka uu ku jiro kuwaas oo dhammaantood aan wax war ah laga haynin.
Читать полностью…Arin qatar ah oo ASH ay ka dhex wadaan Muqdisho adiguna aad beryahan la yaabantahay | Kawaran dowlada ma oga xaaladan bal hala gaarsiiyo |
https://www.facebook.com/share/v/1DKniDGNAU/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Waa nin bajajlo ah oo ay iskudhaceen nin gaari ley ah kadib markii isgosyska bakaaro ay jaam noqotey ninka gaari ley ah ayaa dhagax ku dhuftey ninka bajajla ah wuxuuna iskudayey in uu cararo ninka gaariga watey kadibna weyqabteen ninkii bajajlaha ahaane isbital lalacararey
Читать полностью…Ceel-baraf maalin kasta ma wiilal geesiyaal ah baa xaabo looga dhigayaa? Hadda ayayna ka sii dartey oo AB & XW loo kala qeybiyay halgankii | Sidaan sax ma aha.
https://www.facebook.com/share/v/1DEquahUGT/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Nin labo jeer uu shuute ka fakadey oo Muqdisho ka dhex geystay arin qalbi jab ah markii saddexaad | Soo ma dhici karto kiisa 4-Aad inaad noqoto ?
https://www.facebook.com/share/v/1Bb2kWJB7Z/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Wll Munasr
Maamadaan dhiigeda aa la yhy waana B+
Noo raadi Wll Ninkeedane ma shaqeeyo
Numbarka nagala Soo xariiri karo
615280683 Ama 618704224
Dhiig deg deg ah ayaa loo baahan yahay waxaana u dhimanaya qof dhaawac ah oo kujira Isbitaalka Shaafi ee magaalada muqdisho nuuca dhiiga la rabo waa O+ fadlan hadaad nuuca dhiigaaas tahay caawi.
Kala xiriir:
0615207936
0615089685
Walaal u share garee oo dad kale gaarsii.
Deg deg. Gudoomiyaha sportska degmada afgooye buure ayaa gor dhow lagu dhaawacay degmada afgooye gar ahaan masjidka baarka allaha caafiyo wallkeen buure.
Wuxuu ka yimid masjidka.
Walal waxa naga maqan gabdh an o saka dugsi aday lakis la wayay halmar wax ay kaso luntay Dayi nile cid og na maleh waxan si cod si ah idin kaga codsna inad hdi ad argto nagala so xirirto
Lambarkan
0618414222
Askar burburisey miis ay nolol ka raadsanaysay hooyo Soomaaliyeed oo hor fadhisa saldhiga D/ Waaberi .
Читать полностью…Muuqaalka Diyaaradii shaley ku dhacdey Muqdisho & dadkii ku dhintey oo la helay | Wallee waxyar meshan kama dhicin war illeen bahashu waa halis |
https://www.facebook.com/share/v/1AC9HgK4Ar/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Maxaa ka jira in Coldoon uu aadey Jilib ? Xog kasta oo aad u baahan tahay inaad ka ogaato arintan.
https://www.facebook.com/share/v/1CBxCJ1KFh/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi.
Degdeg:- Nin bambo ku tuuri rabey askar dowladeed oo shacab masjid ka soo baxey ay qabteen. Muqdisho cashir cusub ayaa ka billowdey.
https://www.facebook.com/share/v/1BC1BJTHvb/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi .
Qalbi Jab:- Dhowr qof oo hal meel nafta ku waayay & kuwo kale oo la la'yahay |
https://www.facebook.com/share/v/14yyk6KQA9/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Dhacdo quus ah ayaa isoo gaartay . Mardhow Insha Allah la socda
Читать полностью…Waxaa lagu diley Ex control Afgooye caawa , waxaana lagu sheegay in uu dhac geysanayay Warkaas oo aan anigu ku xaqiijin karin.
Читать полностью…Degdeg:- Caawa saq dhex waxaa laga cabsi qabaa weerar Hoobiye in magaalada ka dhacdo . Sidaas waxaa digniin ku bixisey safaarada ingiriiska xogtaas oo qaab hoose loogu direy shaqaalaha Safaarada .
Bal alle dadka ha ammaansado saaxibayaal .
Degdeg:- Qarax ayaa hadda ka dhacey Qoryooley .
Читать полностью…Ciidanka Nisa & kuwo Boliis ah oo aag kala galey & rasaas billaaban karta . Goobta waa Jid mareexaan hotel Shaam agtiisa .
Haddii aad u dhowday iska ilaali .
Wadada Garasbaaley & Weydoow ayuu ka dhacey . Darawalkii lug & gacan ayuu ka jabey.
Читать полностью…Degdeg :- Maxamed aamiin 4sano jir waaye hadal si fiican uma yaqaan
Haddaba Walaal qofkii arka wiilkan ha waco hooyadiis aad u walwalsan maadama uu ka soo lumey . La xiriir teleefoonadan 0615111707 ama 0615498329
Degdeg:- Ninkan ayaa mindi lagu dhaawacey caawadan & degaanka Km13 duleedka Muqdisho .
Читать полностью…Degdeg:- Gaari qaraab ah oo meel yaabey ayaa lagu dhex xirey walxaha qarxa .
Wuxuu yaalla gaariga halka loo yaqaano Kaawa-Godey.
Laamaha amniga ayaa Gacanta ku dhigey gaar ahaan ciidanka Nisa . Goobta waa meel ay askartu fariisato.