munasarmaxamedcabdi | Неотсортированное

Telegram-канал munasarmaxamedcabdi - Munasar Maxamed

604024

Munasar Mohamed Abdi is a Somali exile journalist who is currently living in Sweden. 📞 +252613666667

Подписаться на канал

Munasar Maxamed

Munasarow sxp Qof hada la qali rabo ayaa dhiig B+ ubaahan kalkaal hospital 0619893153

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Afurka inta ka dheregtay ayaad daacsaneysaa balse walaalkaa si naxariis la'aan ah ayaa nafta loo dhaafiyay |

https://www.facebook.com/share/v/15JDdbA3Bs/?mibextid=wwXIfr

U hiili ama ka aamus go'aanka adiga leh |

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Yaa rag ahoo ka daba hadli kara Xildhibaan Sareedo ? " Haddii aad maanta iga daba hadasho tii kugu dhacdo bannaanka ku istaaga " Booto miyaa mise dhab?

https://www.facebook.com/share/v/15qk2mp6v2/?mibextid=wwXIfr

Sii gudbi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Maxaad ka ogtahay arinta ka dhici rabtey Dekeda Muqdisho ee sababi kartey khasaarihii Soobe oo kale 2017 ? Sideese loo fahmey labadan nin ?


https://www.facebook.com/share/v/1GmS74bSMk/?mibextid=wwXIfr

Sii gudbi.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Ceelasha Biyaha Deb xoogan ayaa ka Kacey .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Degdeg:- Arin qalbi jab ah oo qof kasta oo sooman uusan aqbli doonin oo hadda ka dhacey Muqdisho | U hiili xaqa & cadaalada oo sii gudbi.

Inta ka daawo . https://www.facebook.com/share/v/1XNdLHxNFh/?mibextid=wwXIfr

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Magaalada waxaa xilligan laga maqlayaa dhaqa jug culus & rasaas . Ma maqashaan ?

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Shil mooto Muqdisho .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Degdeg:- Cali Aadan Muumin oo hadda xabsiga la dhigey & sababta lagu heysto oo yaabkeeda leh . Sidee u aragtaa ?

https://www.facebook.com/share/v/1Bh7N9wirp/?mibextid=wwXIfr


Sii gudbi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Degdeg:- Hala iska jiro gaari booyad ay saaran tahay ayaa la soo dhigey ka soo horjeedka Dekeda Muqdisho .

Haddii Walaal aad dhankaas u socoto iska jir wax kasta ayaa dhici kara ugu yaraana u dig walaalaha kale ee aan ogeyn . Si gaar ah saaxiibadeyda Bajaajleyda ah iska jira Jidkaas .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

KM4 dhismayaal xiran ayaa waxaa gudahooda ka dhex Kacey deb . Halaga gaaro .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Intan joogey tan waa ii dhinneed | Gabar xildhibaanad ah oo ku hanjabtey iney shan ku dileyso kii haba yaraate wax ka sheega Somaliland | Firinbi Vs Gobsan |

https://www.facebook.com/share/v/1A24qEim1H/?mibextid=wwXIfr

Sii gudbi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Halkaas ayaa lagu diley . Waa afaafka hore ee Balcad .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Xildibaan Abduqaadir Jeylani " Wasiirka amniga ayaa i dili rabey, si dirqi ah ayaan uga badbaadey dhagartiisa " | Xildhibaan eed culus jeediyay ma sahlana|

https://www.facebook.com/share/v/1BE5C6yzHZ/?mibextid=wwXIfr

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Ninkii Timacade ahaa ayaan Caawa is aragney . Saaxiibkey waa nin sheeko badan , https://vm.tiktok.com/ZNdJVaVFq/

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Sidaan waa qalad :- Xaalad degdeg ah oo ka soo korortey kiiska Cali Aadan & shacabkii uu u hadli jirey oo aan u hiilinin | Caddalad inuu helo waa qasab.

https://www.facebook.com/share/v/1BKzKh5q53/?mibextid=wwXIfr

Sii gudbi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Tuugadaas baaraneysa gaariga hala soo sheego saaxibayaal

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Degdeg: Wiilkan oo ciddiisa la aqoonsan la’yahay ayaa yaalla Black Sea. Waxa ku dhacey lama garan karo. Aawey boliiskii ama laamihii amniga & kuwa caafimaadka haloo gurmado.

https://www.facebook.com/share/v/1GmS74bSMk/?mibextid=wwXIfr

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Waxaa si deg deg ah loogu baahanyhay dhiig noociisu yahay ( *A-ve* ) fadlan hadi aad dhiig aadku caawin karto hore ugaar isbitaalka kaalkal hospital 4J

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Degdeg :- Dhiig A- ah ayaa loo baahan yahay. Isbitaalka Horyaal agaarka Tarabuunka degdeg u gaar .

Wac . 0615529132

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Ninkaan buur hakabo ayaa looga soo dhufta xabad waxna loo ma qabanin waxaa gabsan sinta waxaa kaa cod sanaynaa in noo warsato mus limiinta kaamo oo looga kabo sintiisa waxbo umahayno ku kabno Ramadan ayaa ku jirnaa muslimiinta nooga dhig qadka ilaahay ayaa ku sii Donna abaalka walaahu fii council cabdi makaanal cabdu fii coowni akhiihi mahad sanid

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Asc munasar wlll hooyo foolaneeyso oo ku jirta isbatal degfer ayaa ubahan dhig A- ah sxpow waxan rabaa Inna iibahaso adigo mhdsn
615444149
Numberkan leyhy

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Degdeg :- Dhiig A- ah ayaa loo baahan yahay. Isbitaalka Horyaal agaarka Tarabuunka degdeg u gaar .

Wac . 0615529132

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Degdeg:- Boor dharka lagu xayeeysiyo oo ku dul habsadey mooto bajaaj uu leeyahay nin dhalinyaro ah . Yaa haddaba masuuliyadan laga rabaa ?

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Waa xaalad quus ah oo kugu dhici karta adigoo u socda Taraawiixda ama Afurka | War moog haddii aad tahay tan oo kale iska ilaali |

https://www.facebook.com/share/v/1AER9iucpa/?mibextid=wwXIfr

Sii gudbi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Waxaa la baafinayaa dhar lagu dhex Hilmaamay baabuurta ka shaqeysa inta u dhaxaysa Suuqa Bakaaraha ilaa Madiina, waxaa laga codsanayaa cidii aragtaa in ay lasoo xiriirto Taleefanka Numberkiisu yahay 0619182752.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Degdeg:- Dagaal culus ayaa hadda ku dhexmaraya AS & Ciidanka Macwiisleeyda degaanka Biiycade.

Dadka rayidka ayaa iskaga baxey degaanka xaaladuna waa isku maran tahay . Wixii soo kordha ayaan idiin soo sheegi doonaa .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Baashoow Hussein mohamed
Naga maqan waxa noga war danbesay saaki barqadi wuxu ka dhumay suuqa xoolaha xafada ceel xarar Wana wayeel oo iloowshe qaba fadlan noo baafi walalo ado mahadsan number 619775391/ 618044443/612432473

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Degdeg:- Afaafka hore halka laga galo D/Balcad waxaa lagu diley saddex askari kuwaas oo Sidoo kale laga qaatey qoryihii ay wateen.

Raga falka geystay ayaa lagu sheegay iney ahaayeen AS , goobtuna ay ka baxsadeen.

Meydadka ayaa weli Goobta yaalla oo aan la qaadin .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Ramadaan wanaagsan dhammaan saaxibada nagu xiran . Maalinta berito ah waa Ramadaan sida ay shaacisey boqortooyada Sacuudiga.

Alle hanaga dhigo kuwii ka faa’iideysta fadliga bishan.

Читать полностью…
Подписаться на канал