Munasar Mohamed Abdi is a Somali exile journalist who is currently living in Sweden. 📞 +252613666667
Degdeg:- Arin qalbi jab ah oo qof kasta oo sooman uusan aqbli doonin oo hadda ka dhacey Muqdisho | U hiili xaqa & cadaalada oo sii gudbi.
Inta ka daawo . https://www.facebook.com/share/v/1XNdLHxNFh/?mibextid=wwXIfr
Magaalada waxaa xilligan laga maqlayaa dhaqa jug culus & rasaas . Ma maqashaan ?
Читать полностью…Degdeg:- Cali Aadan Muumin oo hadda xabsiga la dhigey & sababta lagu heysto oo yaabkeeda leh . Sidee u aragtaa ?
https://www.facebook.com/share/v/1Bh7N9wirp/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Degdeg:- Hala iska jiro gaari booyad ay saaran tahay ayaa la soo dhigey ka soo horjeedka Dekeda Muqdisho .
Haddii Walaal aad dhankaas u socoto iska jir wax kasta ayaa dhici kara ugu yaraana u dig walaalaha kale ee aan ogeyn . Si gaar ah saaxiibadeyda Bajaajleyda ah iska jira Jidkaas .
KM4 dhismayaal xiran ayaa waxaa gudahooda ka dhex Kacey deb . Halaga gaaro .
Читать полностью…Intan joogey tan waa ii dhinneed | Gabar xildhibaanad ah oo ku hanjabtey iney shan ku dileyso kii haba yaraate wax ka sheega Somaliland | Firinbi Vs Gobsan |
https://www.facebook.com/share/v/1A24qEim1H/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Halkaas ayaa lagu diley . Waa afaafka hore ee Balcad .
Читать полностью…Xildibaan Abduqaadir Jeylani " Wasiirka amniga ayaa i dili rabey, si dirqi ah ayaan uga badbaadey dhagartiisa " | Xildhibaan eed culus jeediyay ma sahlana|
https://www.facebook.com/share/v/1BE5C6yzHZ/?mibextid=wwXIfr
Ninkii Timacade ahaa ayaan Caawa is aragney . Saaxiibkey waa nin sheeko badan , https://vm.tiktok.com/ZNdJVaVFq/
Читать полностью…Fursad aan horay loo arag ayaan idiin wadaa Laga bilaabo 1 bisha Ramadan ilaa 20 Bisha Ramadaan waa lacag la'aan Computer xaniinyaha isbitaalka rijaal
https://wa.me/252612153175
Degdeg: Waxee talaa soonakey gabadhan . Ciddeeda gaarsiiya.
Читать полностью…https://youtu.be/5gOio4kzgag?si=8w9kIU1pUbXJ6Omt
Читать полностью…La jecloow Abiy Axmed waa uu baxey laakiin waalidiinta dhaley wiilkii xeebta liido lagu dhaafiyay nafta murug ayaa caawa u taalla. Tan & markii la diley hadda dhow ayaa qoyskiisa la helay.
Markiiba caddaalad ayay dalbadeen iney u helaan kiiska wiilkooda balse waxaa loo sheegay in aanba la garaneynin cida xabada ku dhufatey ayna furtaan gal cabasho ah . Dhanka kale ninka aad telegramka ka arki karto labada lugood ayaa go’ay markii hoobiyahii maanta uu guriga ugu galey.
Cid uma maqna , dowladiisiina Abiy oo dalxiis ku yimid dalkeenna ayaa uga qiima badnaatey.
Degdeg :- Dhiig A- ah ayaa loo baahan yahay. Isbitaalka Horyaal agaarka Tarabuunka degdeg u gaar .
Wac . 0615529132
Ninkaan buur hakabo ayaa looga soo dhufta xabad waxna loo ma qabanin waxaa gabsan sinta waxaa kaa cod sanaynaa in noo warsato mus limiinta kaamo oo looga kabo sintiisa waxbo umahayno ku kabno Ramadan ayaa ku jirnaa muslimiinta nooga dhig qadka ilaahay ayaa ku sii Donna abaalka walaahu fii council cabdi makaanal cabdu fii coowni akhiihi mahad sanid
Читать полностью…Asc munasar wlll hooyo foolaneeyso oo ku jirta isbatal degfer ayaa ubahan dhig A- ah sxpow waxan rabaa Inna iibahaso adigo mhdsn
615444149
Numberkan leyhy
Degdeg :- Dhiig A- ah ayaa loo baahan yahay. Isbitaalka Horyaal agaarka Tarabuunka degdeg u gaar .
Wac . 0615529132
Degdeg:- Boor dharka lagu xayeeysiyo oo ku dul habsadey mooto bajaaj uu leeyahay nin dhalinyaro ah . Yaa haddaba masuuliyadan laga rabaa ?
Читать полностью…Waa xaalad quus ah oo kugu dhici karta adigoo u socda Taraawiixda ama Afurka | War moog haddii aad tahay tan oo kale iska ilaali |
https://www.facebook.com/share/v/1AER9iucpa/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Waxaa la baafinayaa dhar lagu dhex Hilmaamay baabuurta ka shaqeysa inta u dhaxaysa Suuqa Bakaaraha ilaa Madiina, waxaa laga codsanayaa cidii aragtaa in ay lasoo xiriirto Taleefanka Numberkiisu yahay 0619182752.
Читать полностью…Degdeg:- Dagaal culus ayaa hadda ku dhexmaraya AS & Ciidanka Macwiisleeyda degaanka Biiycade.
Dadka rayidka ayaa iskaga baxey degaanka xaaladuna waa isku maran tahay . Wixii soo kordha ayaan idiin soo sheegi doonaa .
Baashoow Hussein mohamed
Naga maqan waxa noga war danbesay saaki barqadi wuxu ka dhumay suuqa xoolaha xafada ceel xarar Wana wayeel oo iloowshe qaba fadlan noo baafi walalo ado mahadsan number 619775391/ 618044443/612432473
Degdeg:- Afaafka hore halka laga galo D/Balcad waxaa lagu diley saddex askari kuwaas oo Sidoo kale laga qaatey qoryihii ay wateen.
Raga falka geystay ayaa lagu sheegay iney ahaayeen AS , goobtuna ay ka baxsadeen.
Meydadka ayaa weli Goobta yaalla oo aan la qaadin .
Ramadaan wanaagsan dhammaan saaxibada nagu xiran . Maalinta berito ah waa Ramadaan sida ay shaacisey boqortooyada Sacuudiga.
Alle hanaga dhigo kuwii ka faa’iideysta fadliga bishan.
Muuqaal yaab leh:- Maxaa kala qabsadey wiil rabey inuu nafta dhaafinayo hooyadiis & adeerkiis la dhashey aabahiis | Bahasha xabad ayay gaartey.
https://www.facebook.com/share/v/18DXY8Ljwf/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Asc walaalkey munasar waxaa naga maqan gawadhan waxay ka Soo dhuntey Degmada wadajir gaar aan xaafada jiiro maskiin
Magaceeda waa kariima Maxamed Cabdi
0615501397/0619607837
Degdeg:- Waxaa geeriyooday prof Mohamed Yuusuf oo wadankaan ka ahaa dhaqtar dad badan wax baray nafaf badana badbaadiyay.
Saddexdii maalin ee u dambeysay ayuu ku xanuunsanayay Muqdisho ,caawana wuxuu ku meyd baryayaa isbitaalka Madiina .
Wuxuu ahaa saaxiibka warbaahinta . Waxaan si shaqsi ah u xasuustaa sida uu inoogu fududeyn jirey howleena warbaahin marka isbitaalka aan uga baahano. Aan u wada duceyno.
Cabdiqani Jeylaani Mursan 25-ka bishan ayuu guursadey si uu nolol u yagleesho balse taasi ma illaawsiinin u shaqeynta Qaranka . Wuxuu maanta oo dhan eryanayay ragii hoobiyayaasha ku garaacay Muqdisho .
Shaqo wacan .