munasarmaxamedcabdi | Неотсортированное

Telegram-канал munasarmaxamedcabdi - Munasar Maxamed

604024

Munasar Mohamed Abdi is a Somali exile journalist who is currently living in Sweden. 📞 +252613666667

Подписаться на канал

Munasar Maxamed

Quus:- kiis dil ah oo Muqdisho ka dhacey oo gilgiley dalalka carabta & Soomaalidii oo hal second xittaa u damqan la' wiilka nafta la dhaafiyay |

https://www.facebook.com/share/v/1GqFftiyUS/?mibextid=wwXIfr

Sii gudbi.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Waa Askari lagu diley Siliga Ameerikanka . Isaga & mid kale oo military ah ayaa is xabadeeyay kaas oo isna la dhaawacay.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

https://www.facebook.com/share/p/1BbvSGMspe/?mibextid=wwXIfr

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Asc wll munasar waxaa si deg deg ah loogu baahan yahay dhiiga A+
Gaar ahaan isbitaal kaafi laami yaraha zoobe ka soo horjeedka isbitaal aadan cade 618155158

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Fara fudeedka ayaa la isku dhaafey bal dhameyso illaa dhammadka siduu uga gaarsiinayo |

https://www.facebook.com/share/v/15p2mYX7rY/?mibextid=wwXIfr


Sii gudbi si loo qabto.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

20K oo dollar ayaad qaadaneysa haddii aad meel ku sheekto ragan . Waa taa shiidka uga bixi lahayd .

https://www.facebook.com/share/v/161xuADYW9/?mibextid=wwXIfr

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Rag ka indho adag kana dhiiran Ciise Harti ma arkin | Jilbaha ayay dhulka ugu aasteen cashirna waa ay u dhigeen colkii ku soo mirtey | Caddeeymaha ka daran.

https://www.facebook.com/share/v/1ABXyDQR1D/?mibextid=wwXIfr

Sii gudbi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Miisanka & shil hadda ah

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Jimco wanaagsan saaxibayaal. Alle ha naga aqbalo acmaasha , dalkana nabad hanooga dhigo.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Hala caawiyo maamadan. Wixii caawin ah ugu dir 0684531595 ama 0618372951

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Share hadaa sii dhahdo wax kaama dhibeeyso lakin Maxamed iyo qoskii oo xaaladan ku sugan ayey caawineysaa

Waa Garsoore Maxamed Geedi, walaashiis iyo Xaaskiisa oo dhamaantood ku gubtay dab gurigooda ka kacay gurigooda oo Gaalkacyo kuyaal, Waxey yaalaan isbitaalka Digfeer

Sawirada waa mid naxdin leh. Please aan u duceeyno oo caawino walaalkaas iyo qoyskiisa oo xaalad daran kusugan

Meelaha laga caawin karo

Hormuud: 615148966
Salaam Bank: 40455223

Читать полностью…

Munasar Maxamed

War bal yaabkan arka ! Bermade canshuur keen haku dhaho , Maahirna ilama xisaabtami kartid ayuu taagan yahay ? Maxaa kuu xal ah canshuur bixiye?

https://www.facebook.com/share/v/18dgDiZSbP/?mibextid=wwXIfr

Sii gudbi.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Kooxda AS ayaa la wareegtay Degmada Ceel-Baraf.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Gaarigan ayaa qarax looga shakiyay Isgoyska Bakaraha .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Dhawaaqii ciyaal xamar oo gaarey Hargeysa & Somaliland oo joojisey bandhigii Haboon, mushaarkiina ka jartey abwaankii Itoobiyanka ammaaney| Sidee u aragtaa?

https://www.facebook.com/share/v/1JUbYPayzP/?mibextid=wwXIfr

Sii gudbi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

suuqi weyna ee degmada dherkeley oo xeran sababta uu u xuran yahyna ah lacag wali ah oo lagu so rogay kana timid degmada wadjir mamullka degmada dharakeley ayaa indhaha ka dawanayo lacagah bada ay qadayan askarta loga taliyo degmada wadajir ceeb weyn ayeyna ku tahay degmada dharkely

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Degdeg:- Nimankii AS ahaa hawada ayaa caawa laga rusheeyay gaar ahaan G/Shabellaha Hoose siiba magaalooyinka kala ah . Hawaay , Sablaale, Xaramka & Arbacoow.

Duqeymahan ayaa si gaar ah loola eegtay saraakiil aad sarsareysa oo kooxdaas katirsan kuwaas oo qaarkood abaabulayay howlgalo ku wajahan Magaalada Muqdisho .

Illaa & 60 sarkaal ayay gaareysaa saraakiisha nafta la dhaafiyay caawa . Sidee u aragtaa ?

Читать полностью…

Munasar Maxamed

https://youtu.be/Nf1b4ZKxTBs?si=7pABIxLQfu_PsFdA

Читать полностью…

Munasar Maxamed

AS oo degdeg uga jawaabtey fariintii kululeyd ee aan u dirney si yaab lehna u deysay ninkii ay Baydhabo ka qafaasheen | Caddeeymo.

https://www.facebook.com/share/v/15ST9RJEb5/?mibextid=wwXIfr

Sii gudbi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

ASC waxa loo bahan yahay dhiig Noocisa yahay AB+ hospital Kalkaal

Fadlan la soo xiriir 0618698362
0615620883

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Wiilkan oo dhunsan ayaa lagu haya Ceelasha Biyaha.

Hooyadiisa wuxuu ku sheega faadumo walaalkiisa daa'uud waxaa laga helikaraa 615059110

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Waxaan u hambalyaynayaa walaalahay Gashaaanle Abdirisaaq Amiiin & dumaashiday caisha Abdiqani

Читать полностью…

Munasar Maxamed

War degdeg ah oo aan idinka gaarsiinayo.

Video inta kala soco .

https://www.facebook.com/share/v/163L4f11C3/?mibextid=wwXIfr

Sii gudbi.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Wiilkan oo lunsan ayaa lagu haya Suuqa Xoolaha Ceel turcaaye. Ciddiisa waxay wici karaan telkan 0615841489

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Suuqyaraha Sayidka D/Howlwadaag waxaa ka dhacay kiis iskugu jira dil & dhaawac .

Askar Nisa ah ayaa nafta dhaafisey Cabdiraxmaan Cabdullaahi Xasan oo ahaa askari katirsan ciidanka xooga dalka halka ay dhaawaceen Cabdishakuur Maxamed Cali oo isna katirsan Ciidamada xooga dalka .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Degdeg:- Tan waa qalbi jab . https://www.facebook.com/share/v/15b8sxQwuc/?mibextid=wwXIfr

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Askari macwiisleey ah oo raganimo badan oo isagoo dhaawac ah sheekeynaya.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Koox cusub oo Muqdisho ka howl bilowdey & saddex kiis oo isku wada mid ah oo ay geysteen | Rag & Dumarba waa qabsan kartaa sidan isjira.

https://www.facebook.com/share/v/18e3bLYZip/?mibextid=wwXIfr

Sii gudbi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

BAAFIN: Nala Raadi Walaalkeen Abdicasiis Salad Hussein

Waxaan Naga maqana walaalkeen Abdicasiis Salad Hussein muddo laga soo bilaabo 15 Feb 2025. Wuxuuna kaso tagay Degmada cabdicasiis, gaar ahaan Xaafada Kaambo.

Cid ala cidii aragtay, fadlan si naxariis leh nagala soo xariir lambarradan:
• 0615908144
• 0615170235
Mahadsanidiin.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

https://youtu.be/KmcetobQel4?si=HOCdXvJ9cj-ZJu2g

Читать полностью…
Подписаться на канал