Munasar Mohamed Abdi is a Somali exile journalist who is currently living in Sweden. 📞 +252613666667
Asc walal munasar waxaa naga maqan Hooyo oo xanunsan fadlan nala raadi walal, waxaa la socoto gabar yar oo ay Ayeeyo utahay
0618364488
https://www.facebook.com/share/v/15zzYkS8Cd/
Читать полностью…Team Telegramka sidaa idinla joogey ayaan manaxe noqdey . Caawa Tiktok ayaan qalaacuudsanaya intan dhurwaa dadeed noqon 😂 https://vm.tiktok.com/ZNd1VePos/
Читать полностью…Maanta halkan ayaan ku maqanahay la socda . https://vm.tiktok.com/ZNd1Pc5dC/
Читать полностью…Walaal munasar waxaa naga maqan gabadhaas yar dadeeda waa 8 jir magaceeda waa haajiro mowliid maxamuud maxaad ayaa ladhahaa degmadda shibis misjidka yaashey gadaashiisa fadlan nagu caawi tell no. Waa 0619874637
Читать полностью…Halagu biiro page kan .
https://www.facebook.com/share/v/1BHxttq4mM/
Bal kawarama qof inta la dhaafiyay nafta kadibna isagii dhan garabka lagu qaatey ? Muqdisho ayay hadda ka dhacdey .
Читать полностью…Dhacdo Halis ah ayaan soo wadaa . Ma joogtaan ?
Читать полностью…Guutaalle oo galka kala baxey seefta | Hooygii Musuqmaasuqa oo kabtoodii la gashtey wallee waa soo daahay Guutaalle |
https://www.facebook.com/share/v/1A79iNc5Ts/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Dhacdo :- Maxaa kala qabsadey Aabe xoog uga furey gabar uu dhaley nin AS ah oo qabey & saddex nin oo afka soo xirtey oo guriga ku soo weerartey isaga & xaaskiisa?
https://www.facebook.com/share/v/1Bn4X1ijvT/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Ninka leh aqoonsigan waxa uu wici karaa telkan 617752053
Читать полностью…Asc abowe cunug yara naga dhume Akram c/ftaax macow Suuqa cana isbitaalka xooga 615407703 615137166
Читать полностью…Degdeg:- Stadium Muqdisho qof ayaa lagu dhuftey xabad .
Читать полностью…Arin musiibo ah oo ka dhacey Hirshabelle |Intaan wareysanayay hooyadan ma jirto waqti iiga murug badnayd | Sii gudbintaada muuqalkan ayaa sababi kara caddaalad
https://www.facebook.com/share/v/17fNKZDeZU/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Wllalyaal odeygaas ayaa la'san nahay. Shaley galab buu guriga ka baxay ilaa maanta nah waa la la'yahay. Waxaa inoogu war dambeeysay asagoo shaar madoow iyo surweel madoow qabo. Hada kahor buu stroke ku dhacay marka carab kiisa wuu culus yahay oo mala fahmi karo. Cidi aragto fadlan ha ku soo hagaajiso +252 615800013 ama +252619872069
Читать полностью…Villa Soomaaliya oo Xaraasheysa magacii & sharafkii Soomaaliya |
https://www.facebook.com/share/v/1BN743HGvt/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Ninkan dhalinyarada ah oo
Meyd inuu yahay loo maleynayo maadama dhaqaaq lahayn ayaa la soo dhigey Suuqa Xoolaha gaar ahaan Ceel Xaraar , Salaxa oto dheere , Degmada hilwaa.
Waxaa la codsanayaa in si degdeg ah loogu gurmado ninkan.
Wenaga maqan thy suheemo Ibrahim ciise la dhaha 8jir wye wexe kaso dhunthy dagmda karaan xfta jamurio masjidka turkiga 0615878710ama0613913197
Читать полностью…Maamulka Kaamka Hibaaq waa kan keliya ee sida daacada ah ugu adeega shacabka barakacayaasha ah ee kaalmeynta u baahan .
Guddoomiyaha kaamkan ayaa lagu xasuusta waxqabad muuqda xilli kasta .
Gudaha safaarada Turkiga ayaa nafta lagu dhex dhaafiyay askari katirsan ilaalada safaarada kadib markii ay murmeen isla askari kale oo ilaalada kamid ah .
Muranka ayaa salka ku hayay lacag deyn ah balse cadadka lahaanshaha la isku fahmi waayay taas oo keentay in kii deynta lagu lahaa uu maashka qaado saaxiibkiis shaqo wadaaga ay ahaayeen.
Hadda buuq ayaa jira meydkiina waxaa la amrey in aan la aasin illaa & inta laga soo qabanayo dilaaga falka geystay.
Waa in aan kaa gaarsiiyo arinkan yaabkiisa wata ee Muqdisho ka dhacey xilligan .
https://www.facebook.com/share/v/15y4ra77TL/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Degdeg:- qof shacab ah ayaa lagu diley D/Kaxda .
Читать полностью…Degdeg:- Ciidanka Boliiska degmada mahadday ayaa ku raad joogo dad maleeyisho ah oo dil u geeste askari ka tirsan ciidanka Boliiska degmada mahadday iyo laba qof oo caruur
Читать полностью…Kismaayo & sida dadka looga jajabinaayo goobahooda ganacsi. Kibirku ma aha wax fiican sidaan si ka wnaaagsan dadka haloola dhaqmo.
Читать полностью…Salmaan Mohamed Hassan oo ahelkiisa ka maqan, Xaafadahaan Soona K ayaa dad ugu wardambaysay.
Lambaradaan ayaa lagu hagaajin karaa qofkii war u hela 0612888606 ama 0615055352
Munasar ninkaan 1:30🕜 noso boday camiradan basa qawatay darbiyo kuso socday kdb guriya kuso dhacay dagmada wa dharkeynley eerida saldhiga galbeeed wye kso horjeedka school baarbe wye guriya mootada laga dhacay
Читать полностью…Magaalada Garoowe ayaa lagu diley ninkan oo dilkiisa loo adeegsadey mindi. Dadka qaar ayaa inoo sheegay in uu ahaa Bajaajle .
Читать полностью…Isbitaalka Kalkaal Hospital oo Dhaqtar Heer Caalami ah keentay Muqdisho. Warkaan wuxuu farxad u yahay dhamaan Ciyaartooyda iyo dadka lafaha ka xanuunsan.
🚨 Fiiro Gaar ah: Isdiiwaangelinta waxa ay ka socotaa Xarunta Isbitaalka Kalkaal ee Banaadir. La Kulan Dr. Chetan Nagaraj oo ku takhasusay daweynta lafaha iyo qaliimada casriga ah.
Munasar walal waxa naga maqan gabadhaan magceeda wa falastiin maxamed cilmi waxey naga luntay jimcihii mudo 4 malin naga maqantahtahy waxey kaso luntay xaafada seybiyaano
Cidii aragta waxa si naxriis leh loga codsanaya nabarkan iney nagso xariiran 615571014
617542765