munasarmaxamedcabdi | Неотсортированное

Telegram-канал munasarmaxamedcabdi - Munasar Maxamed

604024

Munasar Mohamed Abdi is a Somali exile journalist who is currently living in Sweden. 📞 +252613666667

Подписаться на канал

Munasar Maxamed

Asc abowe cunug yara naga dhume Akram c/ftaax macow Suuqa cana isbitaalka xooga 615407703 615137166

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Degdeg:- Stadium Muqdisho qof ayaa lagu dhuftey xabad .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Arin musiibo ah oo ka dhacey Hirshabelle |Intaan wareysanayay hooyadan ma jirto waqti iiga murug badnayd | Sii gudbintaada muuqalkan ayaa sababi kara caddaalad

https://www.facebook.com/share/v/17fNKZDeZU/?mibextid=wwXIfr

Sii gudbi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Wllalyaal odeygaas ayaa la'san nahay. Shaley galab buu guriga ka baxay ilaa maanta nah waa la la'yahay. Waxaa inoogu war dambeeysay asagoo shaar madoow iyo surweel madoow qabo. Hada kahor buu stroke ku dhacay marka carab kiisa wuu culus yahay oo mala fahmi karo. Cidi aragto fadlan ha ku soo hagaajiso +252 615800013 ama +252619872069

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Arin nagu cusub :- Meydka gabar cillaan u marsan yahay aadna u labisan oo laga dhex helay baraak dhex talla xero ku taalla Muqdisho & dadka oo yaaban| Cadeemo.

https://www.facebook.com/share/v/18QMSKEvpH/?mibextid=wwXIfr

Sii gudbi si aan u helno ehelkeeda .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Afaafka hore ee halka uu showgu ka dhici rabay & xaalada hada sida ay tahay .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Maamadan qoyskeeda ayaa la la’yahay waxayna taalla Isbitaalka Madiino. Fadlan qoyskeeda ama qofkii aqoonsada ha aado isbitaalka Madiina .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Wilkan Shan maalin iyo Shan habeen
Nolol iyo Geeri laguma haayo Fadlan nala Baafi Magaciisa neh Waa kunciil
Hdaa aragto Soo Wac Hoyadiisa Raaxo Jimcaale Tell:0616575193

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Arin quus ah ayaa hadda ka dhacdey Muqdisho idinkuse Haboon & sheeko baraleey ayaad ku mashquulsan tihiin |

https://www.facebook.com/share/v/15jqeJCUt6/?mibextid=wwXIfr

Sii gudbi .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Munsar Abdimahad salad mumin layiraah waa 8jir ilaa 9jir waxa uuna kasoo lumay degmada daynile xaafada warshadaha&xero shiino inta udhaxayso fadlan qofkii arko hakusoo hagaajiyo numbaradaan +252615156542 ama +252612066000 ama 0615254882

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Anigo ah Cali rooble Axmed waxaa haayaaa Decomenti boos laga soqaday Black siii
Lambarka laala so xariirikaro 0615749944

Читать полностью…

Munasar Maxamed

https://youtu.be/c0eFljt52fQ?si=U--ErFFLt2zocS7v

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Hospital ka digfer
Dhiig B+ +252 61 3511277

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Maxaa jidka ku dhexmarey askarigii Shuute maxkamadiisa ka soo hor muuqdey & Shacab halkan marayay ? Weli rajaa jirta ogaada haddii saanba dhacdey !

https://www.facebook.com/share/v/1EmCdh8hWj/?mibextid=wwXIfr


Sii gudbi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

In kabadan 50 Naftii-halige oo ka tirsan Kooxaha Argagixisada ah ee Daacish ayay Ciidamada Dawladda Puntland ku laayeen hawlgalka maanta ee buuraha Calmiskaad.

Ka soo arag Telegramka ka weriye Maxamed Yusuf Bakayle arag sawirada: /channel/mbakayle

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Munasar ninkaan 1:30🕜 noso boday camiradan basa qawatay darbiyo kuso socday kdb guriya kuso dhacay dagmada wa dharkeynley eerida saldhiga galbeeed wye kso horjeedka school baarbe wye guriya mootada laga dhacay

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Magaalada Garoowe ayaa lagu diley ninkan oo dilkiisa loo adeegsadey mindi. Dadka qaar ayaa inoo sheegay in uu ahaa Bajaajle .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Isbitaalka Kalkaal Hospital oo Dhaqtar Heer Caalami ah keentay Muqdisho. Warkaan wuxuu farxad u yahay dhamaan Ciyaartooyda iyo dadka lafaha ka xanuunsan.

🚨 Fiiro Gaar ah: Isdiiwaangelinta waxa ay ka socotaa Xarunta Isbitaalka Kalkaal ee Banaadir. La Kulan Dr. Chetan Nagaraj oo ku takhasusay daweynta lafaha iyo qaliimada casriga ah.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Munasar walal waxa naga maqan gabadhaan magceeda wa falastiin maxamed cilmi waxey naga luntay jimcihii mudo 4 malin naga maqantahtahy waxey kaso luntay xaafada seybiyaano
Cidii aragta waxa si naxriis leh loga codsanaya nabarkan iney nagso xariiran 615571014
617542765

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Degdeg:- Liido waxaa lagu diley qof shacab ah .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Macalin Mahdi oo baajiyay Showgii Haboon & Mataan | Ciidan hadda albaabka u laabey halkii uu bandhigu ka socdey .

https://www.facebook.com/share/v/18MA4pcgvj/?mibextid=wwXIfr

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Mamaadan gaari ayaa ku jiirey degmada Kaxda .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Haboon arinkeeda waa qasan yahay . Ninkii Macalin Mahdi ahaa ayaa ku dheggan . Gabadha hees ayay soo qaadey. Bal wixii soo kordhey inta ka daawo .

https://vm.tiktok.com/ZNd1NH4HK/

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Asc Munasar hooyo cunug lagu qalaayo ayaa waxa ay u baahantahay dhiiga A+ 0617855925/0615574868

Читать полностью…

Munasar Maxamed

https://youtu.be/lmZnYov7xHA?si=ICodJ5FVSLdT0R2F

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Gabadhii qaadey heesta laga wada caroodey oo arinkeedii uu taagan yahay meel xun | Boliiska & Nabadsugida oo qorshe halis ah diyaariyay haddii aysan...

https://www.facebook.com/share/v/1FM59jUpAB/?mibextid=wwXIfr

Sii gudbi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Wall Munasar waxaan Emergency u nahay Dhiiga B+ xitaa keydka isbitaalka waa laga waayay waxaan u rabnay in aan u bedeln
Lambarka waa 618155158
Goobtu waa isbitaal sos sxb
Waa xilli saq dhexe waanaga codsi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Waa nin AS ah oo ay ku qaraxdey banbo uu tuurayay rabeyna inuu dad ku dhibaateeyo. Goobtu waa Jannaale. Bal Dhageyso wuxuu leeyahay .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Wiilkaan ayaaa iga maqan waa 8sano jir magaca: suheyb cabdullahi shekh Cali muqdisho hanta dher buu Ka soo fakadey qofkii arkaa waxaan Ka codsanayaa inuu lambaradan iigu soo xiriiriyo.

613804689
619201771
615399034

Mahadsanidiin

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Degdeg:- Tabeelaha Sheikh Ibrahim

Читать полностью…
Подписаться на канал