Munasar Mohamed Abdi is a Somali exile journalist who is currently living in Sweden. 📞 +252613666667
https://youtu.be/8xaggygG8FI?si=aHKYljWD6KmAOHoa
Читать полностью…Nimco Cali " Markii aan ka diidey inaan u raaco qolka jiifka ayuu fadhiga siduu doono iiga sameestey, dhexdana ii dhigey ilaaladiisa oo wax walba iiga same...
https://www.facebook.com/share/v/14sZG7jZYE/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Bes waaye dalkan ma so dhowa | Dulmiga intan la eg miyaa indhaha laga qabsan karaa waxaaba igu daran kumanaanka qof ee indha ka fiirsanaya?
https://www.facebook.com/share/v/15kmvPfLRW/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Waan ka xumahay in sidaan loo galo dhalinyaradan | Iska jira xaalada meeshan ayay mareysaa |
https://www.facebook.com/share/v/15Y3x5GbmA/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Waxaa la baafinayaa Maxamed Cabdi Nuune oo ay qoyskiisa la'yihiin muddo 3 maalin ah, wuxuu kasoo lumay degmada Afgooye, gaar ahaan xaafadda If iyo aakhiro, agagaarka Baar-Ismaaciil, waa 13 jir.
Ciddii xogtiisa hesha waxaa laga codsanayaa in ay kusoo hagaajiyaan lambarkaan 0615566103.
Mahadsanidiin.
Baafin Baafin Baafin
waxa lq bafinaya
Sumayo Abdifitah Diiriye Sald
Hoyadeed Suways Hassan Olow
Degmada Yashiid Xafada Koka kola
Isku joog madow aha
Dadeda 7.5 Sano
fadlan qofkii arka waxaa si naxaris leh loga codsanaya inuu kusoo hagajiyo
Talefanka Aabehed 0617066661
War degdeg ah & arin hadda ka dhacdey D/ Deyniile | Waxyeelada jirta & sida ay wax u dhaceen kaga bogo muuqaalkan daqiiqada aan ka badnayn.
https://www.facebook.com/share/v/1FRu285vDP/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Si xun ayuu ii galey qofkan waxna iima reeban waxaana halkan u taaganahay inaan idiin caddeeyo inaan berri ka ahay arintan .
https://www.facebook.com/share/v/15biU6xG42/?mibextid=wwXIfr
https://youtu.be/u-5BN2T4LQM?si=uH63VlUhhKG_BwIE
Читать полностью…Muuqaal qalbi xanuun ah :- Bal ila arka sida ninkan uu u galayo gabadhan | Waxay cod dheer ku leedahay i daa ha i dhaafin nafta ilaa uu ....
https://www.facebook.com/share/v/15hBVoupTY/?mibextid=wwXIfr
Muuqaalka Keligiis isagoo ah ka daawo full YouTube ka . https://youtu.be/xk4tqtq5S3M?si=MpKj_pgvzkTbnckc
Sii gudbi si loo qabto
Asc munasar walal Driving License ayaa haayaa ku caawi walalkeen
615272444 Ama 615300337
Dhacdadii ugu xanuunka badnayd ee Muqdisho hadda ka dhacdey | Maalinba mid ayaa qaabkan quusta ah loo dhaafinaya nafta idinka raaliya ka tihiin sax ?
https://www.facebook.com/share/v/1DnuwKGMQo/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Gabadhii uu ceejida ku dili rabey ninkii ay is shukaansanayeen halka sano oo toos noola hadashey & arin yaab leh oo ay sheektey | Ma sax baa in 5K ay ka cuntey?
https://youtu.be/gAp1vi82GOo?si=YxBpqPbumiVJKl3q
Xabado & jug ayaa hadda laga maqlayaa caasimada dalka Muqdisho . Xog sugan lagama haayo waxa ay la xiriirto arintan .
Читать полностью…Asc waxaaa ubanahay dhiig AB+ ah waxaaa loogu bahanyahay si dagdag ah Qof wayeeela oo xanuunsan kala xariiir 0615757778 0615104011
Читать полностью…War:- Weerar 10 qof ay ku dhinteen ayaa ka dhacey dalka Sweden gaar ahaan iskuul dhexdiis kaas oo ku yaalla magaalada Örebro .
Читать полностью…Gabadhan ayaa ku dhacdey welina taala checkpoint-ga degmada Cabdicaziiz . Ehelkeeda hala gaarsiiyo .
Читать полностью…Dhacdadii ugu xanuunka badnayd :- Ninkan wuxuu nafta dhaafiyay ayeeydiis weliba sabab yaab leh darteed markii la wareystey wuxuu sheegayna waaba aaqirusaman |
https://www.facebook.com/share/v/18HiSLHK5J/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Arin kaa yaabin doonta oo Muqdisho ka jirta | Nin caddaan Talyaani ah oo dhici raba guri qiimihiisu dhan yahay $600.000 oo Muqdisho ku yaalla | Caddeeymo|
https://www.facebook.com/share/v/14wGFxuyhs/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Baadii ugu xumeyd oo ka dhex socota Garoonka Muqdisho & qof kasta oo dhoofaya oo si qasab ah looga qaadanayo $45 si loo siiyo Yellow buug|
https://www.facebook.com/share/v/1BqGXfP6fm/?mibextid=wwXIfr
Ma dhergayaashan yaa ummada ka qabta? Sii gudbi
Arintan ogaanshaheeda waa u muhiim qofka hadda jiifa & kan subixii daawan doonaba | Maxaa ka dhex dhacey kaamkan muxuuse sheegan kan la qabtey?
https://www.facebook.com/share/v/1BEts9K54s/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Degdeg:- Dhawaqa Qarax xoogan ayaa hadda laga maqley Muqdisho . Faahfaahinta rasmiga ah weli ma inoo suuragelin.
Ma maqasheen?
Haddii ay kugu badatey madaxeyga isii waad jabtaye degdeg u gaar isbitaalka Rijaal oo xaniyaha iskaga daawee si lacag la'aan ah . Hadda la xiriir whatsappkooda https://wa.me/252612153175
Читать полностью…Muuqaalka qeybtiisa labaad halkan ayaan soo dhigey . Weligey ma arkin tuug qofkii uu dhacey dib ugu soo noqonaya https://vm.tiktok.com/ZNeoYU5WG/
Читать полностью…Asc bro. Dhiig +A ah isbitaalka Madina muxtaaj looga yahay. 0618188295 kala xariira dheh.
Mahadsanid
Gabadhii uu ceejida ku dili rabey ninkii ay is shukaansanayeen halka sano oo toos noola hadashey & arin yaab leh oo ay sheektey | Ma sax baa in 5K ay ka cuntey?
Facebookna waa ka daawan kartaan. https://www.facebook.com/share/v/1817Dp24Ca/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Waxaa naga Kukay Yaxye maxamed Abdullahi Oo ka xanuunsan dhimirka. Waxaa la waayay mark ii saacada aheeyd Maqribki 6:30.
Wuxuu kasoo dhumay Degmada daara Salaam.
Dhamaan walaahaha Somaliyeed waxaan ka Codsanaynaaa in lugu soo hagaajiyo number kaas hoos ku xusan.
Abdulkadir Ciise 0615666459
Faysal cali Hasaan 0615525006
Waxaa la baafinayaa hooyo Sahro maxamed sheeq Waxa nogu wardambeysay galabta 3:00 waxay kasoo luntay degmada yaqshiid gaar ahaan siliga .
Fadlan hadii aad aragtay naga soo wac 0617988120
0618672868