munasarmaxamedcabdi | Неотсортированное

Telegram-канал munasarmaxamedcabdi - Munasar Maxamed

604024

Munasar Mohamed Abdi is a Somali exile journalist who is currently living in Sweden. 📞 +252613666667

Подписаться на канал

Munasar Maxamed

Waa maxey arinta halista badan ee dadka Muqdisho ku dhex fideysa balse ee aysan ogeyn inta ogna ay kaa qarineyso ?

https://www.facebook.com/share/v/1HtNratQsZ/?mibextid=wwXIfr

Sii gudbi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Mohamed cabdiraxman ahmed waxaw kaso lumay dagmada boondheer 8 jir mana hadli karo ilamaha special need ka ah waaye 0615514922 ama 0615549295

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Muuqaalo kale oo Deynuunaay ka yimid ayaan hadda kuu soo dhigayaa Snapchatka. Wallee jab ayaa gaarey Kooxda. https://snapchat.com/t/1DG268ds

Mahadsanidiin .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Sawiro kale & Ciidanka xooga dalka ee Deynuunaay oo cagta mariyay AS kii soo duuley.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Waa kan Muuqaal Deynuunaay ka yimid . Bal arka sida loo galey Kooxda AS ?

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Jabkii ugu xooganaa oo AS lagu gaarsiiyay Koofur Galbeed | Shacab sawiro iskaga dulqaadaya AS-ka nafta la dhaafiyay | Itus & Itaabsiidan ila arka bal .

https://www.facebook.com/share/v/1934tgn1du/?mibextid=wwXIfr

Sii gudbi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

War degdeg ah :- Col-Cabdalla Daahi oo warkii ugu weynaa soo saarey jawaab degdeg ahna siiyay Feysal Cali Waraabe |

https://www.facebook.com/share/v/1EJAc33LLm/?mibextid=wwXIfr

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Reer Khaatumo . https://www.facebook.com/share/v/19rBiFQkwR/

Читать полностью…

Munasar Maxamed

AS oo Aadan Yabaal weli heysata | Shuute & Odawaa xaalkooda rasmiga ah & MW Xasan Sheikh oo isagoo qoslaya sheegay in halmar CXD jab gaara ay caadi tahay|

https://www.facebook.com/share/v/19xezM3W2c/?mibextid=wwXIfr

Sii gudbi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Aadan Yabaal-tii igu sawirta laga deyn waayay oo gacanta u gashey AS & Xaalada oo aad u cakiran | Maxaadan ogeyn oo la qarinayaa?

https://www.facebook.com/share/v/1Bs8ocKe2c/?mibextid=wwXIfr

Sii gudbi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Degdeg:- Isbitaalada kalkaal ayaa ku guuleystey abaal marinta isbitaalada ugu wanaagsan 2024 ee East African Somali Awards, taaso ka dhacdey magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Dr suleyman ayaa u gudoomay Abaal marintaan oo isbitaalada ku muteysteen dadaalkii 10 kii sano ee bulshada ka haqabtiray baahi badan oo wadanka dibadiisa in Looga maarmey .

Isbitaalada Waxaa u noqday isbitaaalkii ugu horeeyay Ee ku guuleestay filinta Qaliimada furan Ee caruurta iyo dadka waaween ee wadanaha

#kalkaalhospital
#Besthospitals2025

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Wasiirka caddalada oo Muqdisho lagu dhibaateeyay | Maxaa ka jira inuu watey Pass diblomaasi ah ? Waa maxey tacadiga kaamiraduhu qabteen ee loo geystay?

https://www.facebook.com/share/v/1ESM1V7YXz/?mibextid=wwXIfr

Sii gudbi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Waxa nogu war danbesay maqribki xly waxuna kalumay yaqshid suq bacad janaral daauud waxu jira 7 jir waxuna watay bumo iyo garan maxamad cabdi raxmaan ladhaha


0617506027 0618911872

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Saacid qaabka soo dhoweyntiisa maanta ma awood badnayn dhabtii. Agoonnimo saaxiibeed ayaa ka muuqatey. Dabcan dad waa joogeen laakiin jilbo culusta kama muuqan.

Ma saameyn yari jirta ayaa sababtey mise dadka garbaha uu ku sito ayaysan isqaadaneynin siyaasiyiinta mucaaradka ay wada yihiin?

Xisbigiisa nagaad haddii rajo laga leeyahay ha iska eryo dadka shaley Farmaajo ka dhigey eedeysane & mid aan la jeclayn.

Gooni baan u soconayaa oo ku xer noqon maayo xisbiyada mucaaradka culculus ee hadda go’aamiya siyaasada ka dhanka ah Xasan Sheikh iyadana waa jab kale o& mid hoga-tusaaleynaysa in Saacid uu xaga saaxibada ka yahay agoon.

Makula tahay in uu madaxweyne noqon karo ?

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Maxaa ka dhacey halkan oo lagaa qariyay? | Xaalad kasta oo Shangaani maanta ka dhacdey oo caddeeymo wadata waatan |

https://www.facebook.com/share/v/1Nu9ixzcXs/?mibextid=wwXIfr

Sii gudbi.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Meeshan quus keliya lama soo dhigo . Jawiga nabadana waa la soo dhigaa 😂 https://vm.tiktok.com/ZNdFvXwsV/

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Labo dhacdo oo quus ah | Wax aan hore Soomaalida uga dhex dhici jirin oo dhacey wallee tan lagama aamusi karo .

https://www.facebook.com/share/v/16KxQGbYr6/?mibextid=wwXIfr

Sii gudbi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Degdeg:- Gaari xawaare ku socdey oo nafta dhaafiyay hal geela .

Shilkan ayaa ka dhacey Daarusalaam .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Horjoogihii hogaaminayay AS-kii weerarey deynuunaay waxa uu ahaa nin Ajnabi ah oo weliba caddaan ah .

Muuqaalkiisa oo dhulka lagu jiidayo ayaa isoo gaarey sida aad ka arki karto Telegramka .

Dhanka kale shacabka Baydhabo ayaa weli ku mashquulsan iney sawiro ku galaan AS kii nafta la dhaafiyay.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Muuqaalada Deynuunaay ayaa igana isoo gaarey . Orod ka gaar Snap . https://snapchat.com/t/wdeu58pc

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Jabkii gaarey AS muuqaaladooda oo jidka daadsan sawirana lagu dulgalayo ka soo arag Snapchatkeyga kuna biir . Waan kugu celiyay ku biir xog kasta hel kadib . https://snapchat.com/t/LSnL0uBU

Читать полностью…

Munasar Maxamed

/channel/engfafale1/910

Читать полностью…

Munasar Maxamed

MW Xasan Sheikh ma aheyn sidaan inuu u hadlo | Ciidankii Aadan yabaaal difaaca ugu jirey oo arin kale ka soo korortey & Yaasooman oo lala wareegay | .

https://www.facebook.com/share/v/1BnxdpGc2R/?mibextid=wwXIfr

Sii gudbi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Xasan Sheikh “ Labo sano ayaan AS ka adkaaneynay halmar haddii ay adkaadaan waa Iska caadi kama dhigna inaan fashilaney “

MW ayaa hadalkan ka sheegay madal Muqdisho ah oo uu ka hadlayay xilli uu si aan qiiro ka muuqan uga hadlayay dagaalka . Sidee u aragtaa ?

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Degdeg:- Nin ayaa iska tuurey dabaq ku yaalla aaga Jiira-Garoob Fagax waana dhintey sida xogtu sheegeyso.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Ninkan ayaa yaalla jidka Taleex wax ku dhaceyna lama oga.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Lacag wax aan ahayn baa xasdeysan team Telegram . Halagu soo biiro Snapchatkeyga maxaa qaldan. https://snapchat.com/t/6lp1qqMU

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Wll Munasar adiga oo mahadsan
Wiil kaas yar ayaa Naga lumay saakay ee fadlan Noo gaarsii bulshada
Magaciisu waa. C/xakiin Xasan Cismaan
Ka lumay Xaafada Caymiska ee Degmada yaaqshiid
Fadlan Cidii hesha halasoo xiriiraan
Tell ka 0615508246. 0611119907, 0616699100

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Fadlan ciddii aragta ha wacaan qoyskiisa. Waa wiil la la’yahay . 0615002411

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Dhiig O+ ayaan u baahanahay, "Wiil yar ayaa naga xanuusan Hadii aad ka yartahay 30 sano fadlan xiriir 0615190284" ama booqo Kalkaal Hospital darjiinka.

Читать полностью…
Подписаться на канал