munasarmaxamedcabdi | Неотсортированное

Telegram-канал munasarmaxamedcabdi - Munasar Maxamed

604024

Munasar Mohamed Abdi is a Somali exile journalist who is currently living in Sweden. 📞 +252613666667

Подписаться на канал

Munasar Maxamed

Afgooye maanta kiis aad loo qarinayay oo dil ah ayaa ka dhacey . Ninkan oo askari ahaa fasaxna ku joogey halkaas ayaa nafta waxaa dhaafiyay rag kale oo askar ah kuwaas oo rabey iney qoriga ka qaadaan.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Gabar la haayo oo ciddeeda la la’yahay.


Hooyo Xabiibo Maxamed Cabduqadir Carabow
Aabe Cali Aadan Xasan Maxamed
Age 12
Waxay kasoo dhuntay oo la joogtay Foorilow
Hooyadeeda waxay Joogtaa Badbaado
Tell laga heli karo
0617997712
Tell 0619865949

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Degdeg:- Ninkii Shaley ku dhaawacmey rasaastii lagu furey dadkii wadey General Sheegoow ayaa caawa u dhintey dhaawacii soo gaarey. Isbitaalka Madiina ayuu ku dhintey u soo duceeya.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Ha isku shukaansan Gabar la furey oo ninkeedii hore uu gaaf-wareegayo guriga haddii kale sidaan ayaa kugu dhici karta | Kiis yaab leh oo geeri sababey oo dhacey|

https://www.facebook.com/share/v/16SMQFS91t/?mibextid=wwXIfr

Sii gudbi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Aaska General Sheegoow oo si weyn uga qabsoomey magaalada Jowhar .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Look well ! Siduu u qaadanayo Mobile . Xariif weyn waaye .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Degdeg:- Labo dhacdo oo midba tan kale ka daran tahay . Ka daalaco Snapchat daqiiqado Kdb kuna soo biir. https://snapchat.com/t/gjaO0fZo

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Codsi degdeg haloo caawiyo .

Waxaa si dagdag ah dhiig noociisu yahay B - ugu baahan bukaan isbitaalka Madina jiifo. Fadlan kala xariir number kaan.
0615809600.

Mahadsanid.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Degdeg:- Saddex Guri ayaa ku gubatey Garasbaaley, Macaan. Gurmad ayaa loo baahan yahay weliba degdeg ah.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

War degdeg ah . https://www.facebook.com/share/v/18wfSjjToS/?mibextid=wwXIfr

Muuqaalka Snapchat ayaan dhignay raga sii baxsanaya. https://snapchat.com/t/DENgeBbF

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Waa tan gabadha la dhaawacey .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Ciidamada dowlada oo hoos ugu dhigey baalootooyin meydka Genaral Sheegow & dadkii la socdey . Kala carar ayaa ka dhacey meesha .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Degdeg:- Dhawaq xoog bdn ayaa laga maqley Muqdisho . Dhowr meel ayaa lagu tilmaamay sida Kaxda, Tabeelaha Sheikh Ibraahim & dhanka Weydoow . Waa saq dhexe lama hubo wuxuu yahay.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Dabaq Soomaali leedahay oo si xun loo dhisey oo dhulka lala simey . Goobtu waa Kenya.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Deg deg shil ayaa ka dhacay agagaarka siinka dheer mooto feykon iyo gaari hoomey

Читать полностью…

Munasar Maxamed

War caawa waa la iga yaabsadey ! Muqdisho oo arin aniga iska daaye caalamka ka yaabsatey | Waallee waa la tagey orodse ma ahan.

https://www.facebook.com/share/v/1F6yrzBAqL/?mibextid=wwXIfr

Snapchatkeyga ka soo arag alaabta oo full ah . https://snapchat.com/t/l72TXMcU


Sii gudbi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Degdeg:- Waxaa gacanta lagu soo dhigey ninkan oo ku eedeysan in xalay uu nafta dhaafiyay nin kale . Falkaas oo ka dhacey degmada Wadajir waxaan idinla wadaagey isla xaley markii uu dhacey .

Ku soo biir Snapchatkeyga . https://snapchat.com/t/QE1MzXQy

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Nin isagiiba hoobiye & amni dari darteed qolka ugu xiran oo dadka u sheegaya in la qabto Doorasho qof & cod ah | Weligeey ma arag kan oo kale | Doorasho boojo ah|

https://www.facebook.com/share/v/18qq1XYorT/?mibextid=wwXIfr

Sii gudbi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Ha isku shukaansan Gabar la furey oo ninkeedii hore uu gaaf-wareegayo guriga haddii kale sidaan ayaa kugu dhici karta | Kiis yaab leh oo geeri sababey oo dhacey| Snapchatka ka fiiri sawirada adigaa yaabi doone , kuna biir waa muhiime . https://snapchat.com/t/phCqGIm3

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Muqdisho maanta & Shale. https://www.facebook.com/Diiwaanmedianews/videos/daawo/654591867372422/

Читать полностью…

Munasar Maxamed

labo dhacdo oo yaab leh :- Maxay sameeyeen afarta nin ee iga dambeysa muxuuse yahay ninka qamarjiga ah ee walaalkiis xabsiga ka soo badbaadsan & waxa ku dhacey? & Nin hadda lagu diley degmada Wadajir . Full Muuqaal Snapchat ka daawo hadda . https://snapchat.com/t/eb5GcVwY

AMA Facebook .

https://www.facebook.com/share/v/1ASMFdNGoN/?mibextid=wwXIfr

Sii gudbi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Babiskaaga hore u sii qaado ama Baasaboorkaaga isku babi haddii aad u socoto garoonka Muqdisho | Shirkad Ajnabi ah oo bahdileysa sharafka Soomaaliya| Ciil badnaa.


https://www.facebook.com/share/v/19LeQ1gmJc/?mibextid=wwXIfr

Sii gudbi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Labadan Gabadhan waa la la’yahay qoyskiisa ayaana raadinaya ee haddii aad aragtaan waca. 0615831270 ama 06155197191 0615139165 oo laga helo Gabadha yar halka gabadha jalbaabka xiran xiriirka qoyskeeda laga uu sawir ku dhinac qoran yahay.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Asc walaal, waxaa si dagdag ah dhiig noociisu yahay B - ugu baahan bukaan isbitaalka Madina jiifo. Fadlan kala xariir number kaan.
0615809600.

Mahadsanid.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Maxaa dhacey dhacdo degdeg ah ayaan hadana soo dhacdey mala socotaan miyaa . Keliya hadda booqo Snapchat si marka hadda soo dhigo u aragtid . https://snapchat.com/t/BUxFhlnm

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Degdeg:- Gabar mareysay Howlwadaag ayaa sanka looga dhuftey xabad . Askari katirsan ciidanka Nisa ayaa falka heysta .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Meydka Sheegoow oo jidka la wareejinayo si caddalad uu u helo & ciidanka oo rasaas huwiyay| Kiiskii Axmed Daaci & Sheegow waa isku mid balse mid waa Jareer.

https://www.facebook.com/share/v/1ASwrwX4cM/?mibextid=wwXIfr

Sii gudbi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Codsi ! Haddii aad ku aragto Muqdisho passpor Sweden laga leeyahay waxa uu ka dhumey gabar la dhaho Maimuna Mohamed la dhaho . Fadlan walaalayaal la xiriira telkan. +25262883020 Abdifitah

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Tuugo mana xayal ah ayaa dilay degmada karaan dhanka masjidka turkiga.

Mobile niicle ah dartiis ayaa sidaan loo yeelay . Dadka ku nool degmada Kaaraan ayaa wajahaya xaalad halis ah .

Amni daro xun ayaa ka jirta . Ku soo biir snapchatkeyga oo xog kasta hel . https://snapchat.com/t/3zBI3EME

Читать полностью…

Munasar Maxamed

War weyn ayaa soo dhacey . Snapchat ka ayuu ku horeyn doonaa intan la socon hala socdaan haddaba . https://snapchat.com/t/AixFcfwt

Читать полностью…
Подписаться на канал