Munasar Mohamed Abdi is a Somali exile journalist who is currently living in Sweden. 📞 +252613666667
Ninkaan waxa uu yaalaa interlock ga Boondheere waa uu suuxay wuxuna sheega inuu degan yahay Degmada Dayniile xafada Bangala
Читать полностью…Meydka ninkan ayaa la soo dhigey xaafad katirsan Qoryooley . Lama oga cida dishey .
Читать полностью…Dulmi kan ka weyn ma arkin wallaahi | Sidee looga dhaadhicin doonaa 8-da carruur in hooyadood lagu tooktey Muqdisho ?
https://www.facebook.com/share/v/1CZZdv3iRM/?mibextid=wwXIfr
Xaqa u hiili oo sii gudbi.
Degdeg. Arin quus ah oo hadda ka dhacdey Muqdisho .
Xogta inta ka daawo . https://www.facebook.com/share/v/1ADceoPCEq/?mibextid=wwXIfr
Cunaha hoostiisa ayaan baalooto kaaga dhufanaya haddii aad maqli jirtey waatan iyadoo itus & taabsi ah | Dulmi ayaa ka jira Muqdisho wallee .
https://www.facebook.com/share/v/1APAkEW7kn/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Shariif Sheikh Axmed oo si karti leh u qirey halgankii General Sheegoow geeridiisana ka hadley | Sheegow waa la ihaaneystay halka kuwii AS katirsanaa ay xilal hayaan|
https://www.facebook.com/share/v/14h2suCzJU/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Meydka markii ay isbitaalka kala soo baxayeen ehelka Sheegoow. Marxuumka Sheegoow Alle ha u naxariisto .
Читать полностью…Deg deg waxaan ubaahanahay dhiig o+0618336793 ayuu wataa isbitaal madiino ayuu yaalaa hadaanan dhiig loo helin noloshiisa waahalis
Читать полностью…Rasmi:- General Sheegoow ayaa ku dhintey isbitaalka Digfeer . Xogta sugan ee aan helnay ayaan idinla wadaagayaa.
Читать полностью…Meydka nin Soomaali ah oo laga helay goob qashin qub ah oo ku taalla Koofur Afrika . Si arxan daran ayaa loo diley walaalkan.
Читать полностью…Sxb munasoow wil ayaa dhiig A+ubahan
Wiil qaliil gali rabo waaye dag dag ispitaal digfeer
Wac 0617076590 ama 0615048318
Arin iga yaabisey oo Muqdisho ku soo korortey | Bal kawaran haddii Aabaha oo lixdan jir ah uu ku dhaho waxaan rabaa inaan guursado gabar 16-sano jir ah ?
https://www.facebook.com/share/v/1GpyWpsNYF/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Fariin idiin ah dan ! Aaga Treebiyaano waxaa yaalla walxo looga shakiyay qarax sidaa aawgeed dadka aan ogeynoow taxadara inta laga hubinayo.
Sidoo kale gaarsi walaalka aan ogeyn ee jidkaas mari kara .
Isbitaalka weyn ee Afgooye ayaa la dhigey meydka aabahan oo u eg qof mar hore ama indhoor ah ka hor dhintey ama la diley . Ehelkiisa ayaan weli la aqoonsan waxaana idinka aqristayaasha ah la idinka codsanayaa inaad raadisaan qoyskiisa.
Dhanka kale ku soo biir Snapchatkeyga oo hel war kasta oo degdeg ah oo muuqaaleysan. https://snapchat.com/t/yyvc1gTr
#Baafin#Baafin waxa naga dhumay Amiin cabdicasiis jihaad, magaca hooyadiisna Canab Mohamed Adeec. wiilka sawirkiisa hoos ka muuqdo. Da'diisana waa 8 jir , marki noogu danbeyse saakay waxu watay qamiis cadeys ah , waxuuna kaso lumay dagamada dharkenley macmacaanka. fadlan nala raadiya idinko mahadsan cidii aragta ama wax xog ah ka hesho waxey nagala soo xariiri karta numberada hoos ku xusan:
0615572721
0615500861
Degdeg:- Dil ayaa ka dhacey degmada Afgooye . Ciidanka Haramcad ayaa toogtey wiil kamid ah dad bannaanbax ka dhigayay degmadaas kana cabanayay canshuur lagu soo rogey.
Читать полностью…Degdeg: Degmada Kaxda wiil ayaa lagu dhaawacey.
Koox mindi wadatey ayaa falka u geysatay waxayna ku dhufteen 5 toorey. Taliyaha saldhiga Kaxda Farxaan ayaa dayacay amniga degmada waxaana kordhey falalka naxdinta leh .
Walaalayaal fariintan ila gudbiya si wiilka la diley loo helo ciddiisa.
Mootadan taargadeedu aad aragtaan walaalkii wadey waxaa lagu toogtey Tarabuunka. Madaxa ayay uga dhacdey waxaana la dhigey isbitaalka Hodan .
Qoyskiisu ma oga waana muhiim in la helo ehelkiisa, adiga ayaana sabab u noqon kara .
Mobile ka marxuumka waxaa qaatey ciidankii geeyay isbitaalka
Arin qalbi jab ah ‘ mootadiis ayaa lagu qaadey meydkiisa. Snapchat ha booqan haddii aad niyad jilcan tahay. https://snapchat.com/t/VAouLoMm
Читать полностью…Hambalyo... Hambalyo... Hambalyo.
Buuggan, waxaan ku soo bandhigayaa waayo aragnimadayda ka timid sannado badan oo aan ku soo dhex jiray hawlaha samafalka.
Waxaan jeclahay in akhristaha aan u bandhigo sheekooyin iyo dhacdooyin dhab ah oo soo maray, kuwaas oo sawir cad ka bixinaya sida qofka bani’aadamka ahi u noqon karo isha rajo ee dad kale.
Ma dareemi kartaa inaad sabab u noqoto farxadda qof kale? Ma isweydiisay sida ay noloshaada isu beddeli lahayd marka aad garab istaagto walaal soomaaliyeed oo dhibban?
Bal u fiirso qof danyar ah oo rajo beelay, Qofka bani’aadamka ah wuxuu leeyahay awood uu ku
taabto qalbiyada dadka kale, awood aan ku salaysnayn hantida uu haysto, balse ku saabsan naxariistiisa iyo rajada wanaagga uu walaalkiisa kale geliyo.
Goordhow iyo Bandhiga rasmiga ah ee buugga Samafale.
More info: Dkulmie.com
#Samafale #BuugCusub #Daryeel #Rajo #GarabIstaag #Walaaltinimo #QisooyinDhabAh #daahircalikulmiye
War degdeg ah & xaalada oo cakiran .
Inta ka daawo . https://www.facebook.com/share/v/18fi7nsjTr/?mibextid=wwXIfr Ama Snapchat muuqaalka daryanka rasaasta.
https://snapchat.com/t/YQdIjVjr
Meydka General Sheegoow waxaa Isbitaalka Kala soo baxey ehelkiisa oo baangado wata . Waxay ku qeylinayaan caddaalad ayaan rabnaa . Muuqaalka oo aan helnay ayaan soo dhigey Shapchatkenna. Ku biir si aad xog kasta u hesho. https://snapchat.com/t/1h9N6ZXG
Читать полностью…Generaalkii ilaahey uu ka dhaliyay Jareerweyne ee dulmanaha ahaa si silac ah u geeriyoodey | Waa maxay xanuunka ku dhacey ee uu sababsadey? Caddalad daro.
https://www.facebook.com/share/v/1ABt8J1q9K/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Dal madaxdiisu wada isbaariistayaal yihiin maxaa u xal ah ? Bal arag xooga & baada ka socota halkan | Sidaan ayaa loogu awood sheeganaya dadka .
https://www.facebook.com/share/v/12EhKrLcreA/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Dowlada oo bilowdey arin cabsi leh oo dad badan durba saameysay | Maxay yihiin raga lix saac habeennimo dadka guryaha ugu galaya ? |
https://www.facebook.com/share/v/16RL5xS8Qm/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Wiilkan waxaa madaxa ka dulmarey gaari weyn xilli uu marayay Dekeda agteeda. Muqdisho .
Читать полностью…Waa halkee goobta Muqdisho ku taallo ee noqon rabta saldhiga AS? Sideese jidka loogu galey 6 askari & taliyahooda ? Maxaa wax looga qaban la'yahay ?
https://www.facebook.com/share/v/18aYh7Kk1H/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Askar muqdisho howlgal ay ka wadeen ku dhaawacmay oo taliyaha boliiiska uu ku booqdey isbitaalka .
Читать полностью…Afeef! Muuqaal indhaha dadka qaar ay dhibsan karaan balse muhiim ah in la baahiyo ayaan soo wadaa marka inta u adkeysan karin waxaan codsanayaa ineysan furin.
Читать полностью…#BAAFIN #BAAFIN waxaa Nagadhumay Abdirahman Mohamed Cadda wiilka Sawirkiisu Hoos kamuuqdo waxuuna kalumay Dagmada Wadajir Ceelqalow. Fadlan Nala raadiya cidii aragta ama wax xog ah kahesha halasoo xariirto
TEL:
0615104815
0618952805