munasarmaxamedcabdi | Неотсортированное

Telegram-канал munasarmaxamedcabdi - Munasar Maxamed

604024

Munasar Mohamed Abdi is a Somali exile journalist who is currently living in Sweden. 📞 +252613666667

Подписаться на канал

Munasar Maxamed

Fursad aan horay loo arag ayaan idiin wadaa Laga bilaabo 1 bisha Ramadan ilaa 20 Bisha Ramadaan waa lacag la'aan Computer xaniinyaha isbitaalka rijaal

https://wa.me/252612153175

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Degdeg: Waxee talaa soonakey gabadhan . Ciddeeda gaarsiiya.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

https://youtu.be/5gOio4kzgag?si=8w9kIU1pUbXJ6Omt

Читать полностью…

Munasar Maxamed

La jecloow Abiy Axmed waa uu baxey laakiin waalidiinta dhaley wiilkii xeebta liido lagu dhaafiyay nafta murug ayaa caawa u taalla. Tan & markii la diley hadda dhow ayaa qoyskiisa la helay.

Markiiba caddaalad ayay dalbadeen iney u helaan kiiska wiilkooda balse waxaa loo sheegay in aanba la garaneynin cida xabada ku dhufatey ayna furtaan gal cabasho ah . Dhanka kale ninka aad telegramka ka arki karto labada lugood ayaa go’ay markii hoobiyahii maanta uu guriga ugu galey.

Cid uma maqna , dowladiisiina Abiy oo dalxiis ku yimid dalkeenna ayaa uga qiima badnaatey.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Labada lugood ayuu ka go’ay walaalkan wuxuuna kamid ahaa dadkii ku dhaawacmey hoobiyahii maanta lagu duqeeyay magaalada Muqdisho .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Muuqaal:- Waad la yaabi doontaa waxa lagu arkey gurigii hoobiyayaasha laga soo dhex tuurayay maanta | Waaba rag bariis karsanaya magaalkana qasaya kwrn?

https://www.facebook.com/share/v/19tuAH7pun/?mibextid=wwXIfr

Sii gudbi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Lix qof oo labo kamid ah ay dumar yihiin ayaa ku dhaawacmey qaraxa ka dhacey mayaaqad ku taalla Cali Goleey D/Kaxda .

Goobta maqaayadan ay ku taallo waxaa ku ag yaalla koolba-waardiyaha ciidanka boliiska Soomaaliyeed kuwaas oo arki waayay waxa hoostooda ka socda .

Dadka waxyeeladu gaartey ayaa loo qaadey isbitaalka .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Reer Muqdisho guryaha iyo maqaayadaha aad qoraxda uga dhuumaneyseen maanta dhan waa kasoo bixi kartaan oo la jecloow Abiy wuu baxay, Xasan oo dhaweeyayna gurigiisa ayuu ku laabtay wadooyinkii xirnaana waa la idiin furay.

Inta jidku xirnaa maxaad qabsatey oo faa’iido ah xittaa hurdadu waa faa’iide?

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Bahdilka ka socda Liido si Abiy Axmed loo ciseeyo

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Abiy Axmed oo loo wado xeebta Liido si uu u dabaasho & muuqaal Villada looga dhex duubey isagoo la indha daraandarsan bilcdeeda | Sidee u aragtaa?

https://www.facebook.com/share/v/15zdEcDq8t/?mibextid=wwXIfr

Sii gudbi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Dil naxdin leh oo ka dhacey Caabudwaaq . Subxannalaah

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Shaleyna dowlada maanta AS | Waa tusaalaha cad ee muujinaya sababta ragan loo ciribtiri la'yahay inay tahay qiyaanoolayaasha nagu dhex jira |

https://www.facebook.com/share/v/17SFLzzWG5/?mibextid=wwXIfr

Sii gudbi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Axmed saciid axmed oo kasoo lumay degmada boondhere gaar ahaan xafada nasiib buunde waa 12jir aan hadli karin
0619162530
0615717877
0616780507

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Degdeg:- Dhawaqa Qarax xoogan ayaa laga maqlay . Ma cadda faahfaahintiisa balse waxaa lagu sheegay miino.

Ma maqasheen?

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Dhacdo kasta mid ayaa ka daran. Halkan ayaan dhowaan ku baahinaya inaa Insha Allah xogta oo kaamil ah .

Ku sii biir waa kuu muhiim xog helid aan lacag kaaga baxeynin.
👇

munasarmoh?_t=ZN-8uBWDdvsAZq&_r=1" rel="nofollow">https://www.tiktok.com/@munasarmoh?_t=ZN-8uBWDdvsAZq&_r=1

AMA YouTube ka IA

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Muuqaal yaab leh:- Maxaa kala qabsadey wiil rabey inuu nafta dhaafinayo hooyadiis & adeerkiis la dhashey aabahiis | Bahasha xabad ayay gaartey.

https://www.facebook.com/share/v/18DXY8Ljwf/?mibextid=wwXIfr

Sii gudbi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Asc walaalkey munasar waxaa naga maqan gawadhan waxay ka Soo dhuntey Degmada wadajir gaar aan xaafada jiiro maskiin
Magaceeda waa kariima Maxamed Cabdi
0615501397/0619607837

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Degdeg:- Waxaa geeriyooday prof Mohamed Yuusuf oo wadankaan ka ahaa dhaqtar dad badan wax baray nafaf badana badbaadiyay.

Saddexdii maalin ee u dambeysay ayuu ku xanuunsanayay Muqdisho ,caawana wuxuu ku meyd baryayaa isbitaalka Madiina .

Wuxuu ahaa saaxiibka warbaahinta . Waxaan si shaqsi ah u xasuustaa sida uu inoogu fududeyn jirey howleena warbaahin marka isbitaalka aan uga baahano. Aan u wada duceyno.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Cabdiqani Jeylaani Mursan 25-ka bishan ayuu guursadey si uu nolol u yagleesho balse taasi ma illaawsiinin u shaqeynta Qaranka . Wuxuu maanta oo dhan eryanayay ragii hoobiyayaasha ku garaacay Muqdisho .

Shaqo wacan .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Adiga ayaa yaabi doona 😂 https://vm.tiktok.com/ZNdJuCyQN/

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Deji calanka Ethiopia ayaa ka dhacdey . Ma ciyowba 😂

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Degdeg:- Qarax xoogan ayaa ka dhacey D/Kaxda . Goob maqaayad ah ayay ka kacdey.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Toos liido :- Abiy Axmed dartiis oo dadkii dabaalanayay loo ihaaneystay | Taageerayaal & mucaaradka Abiy oo isku dhex feerey xeebta & xaalada oo...

https://www.facebook.com/share/v/12FNwQWijiM/?mibextid=wwXIfr

Sii gudbi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Degdeg:- Wiil Liido ku dabalaanayay oo maashka xabad looga dhuftey kadib markii ay xeebta gaareen ciidan soo dhoweynaya Abiy Axmed si uu ugu baashaalo badda.

Wiilka ayaa halkaas ku dhintey .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Abiy oo indhaha taagtaagaya bal ila arka . https://vm.tiktok.com/ZNdJmC2Jo/

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Muuqaalo qarsoodi lagu duubey:- Dadkii hoobiyayaasha ay ku dhaceen oo aan helnay ilaa & lix guri | AS oo dhex carartey Balcad & Muqdisho oo abiy lagu soo dhoweynayo|

https://www.facebook.com/share/v/1GzWAb9MhX/?mibextid=wwXIfr

Sii gudbi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Degdeg:- Rasaas & dhawaq xoogan oo ka horeeyay ayaa laga maqlay Ceelasha Biyaha .

Dadka ayaa ku sheegaya rasaasta iney u muuqato Dagaal

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Sawiro & Muuqaalka dad weli ku dhex xanniban caro kaawo ku soo duntey.

Xaalada waa mid weli socota

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Degdeg:- Ninkan ayaa halmar sanka & afka Dhiig ka keenay sida dadku sheegayaan kadib markii uu biyo cabay .

Waxaa hadda lagula cararay mooto . Dadkiisa lama yaqaano waana degmada Wadajir .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Hadda waaye & Dekeda Muqdisho horteeda .

Читать полностью…
Подписаться на канал