Munasar Mohamed Abdi is a Somali exile journalist who is currently living in Sweden. 📞 +252613666667
Labada lugood ayuu ka go’ay walaalkan wuxuuna kamid ahaa dadkii ku dhaawacmey hoobiyahii maanta lagu duqeeyay magaalada Muqdisho .
Читать полностью…Muuqaal:- Waad la yaabi doontaa waxa lagu arkey gurigii hoobiyayaasha laga soo dhex tuurayay maanta | Waaba rag bariis karsanaya magaalkana qasaya kwrn?
https://www.facebook.com/share/v/19tuAH7pun/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Lix qof oo labo kamid ah ay dumar yihiin ayaa ku dhaawacmey qaraxa ka dhacey mayaaqad ku taalla Cali Goleey D/Kaxda .
Goobta maqaayadan ay ku taallo waxaa ku ag yaalla koolba-waardiyaha ciidanka boliiska Soomaaliyeed kuwaas oo arki waayay waxa hoostooda ka socda .
Dadka waxyeeladu gaartey ayaa loo qaadey isbitaalka .
Reer Muqdisho guryaha iyo maqaayadaha aad qoraxda uga dhuumaneyseen maanta dhan waa kasoo bixi kartaan oo la jecloow Abiy wuu baxay, Xasan oo dhaweeyayna gurigiisa ayuu ku laabtay wadooyinkii xirnaana waa la idiin furay.
Inta jidku xirnaa maxaad qabsatey oo faa’iido ah xittaa hurdadu waa faa’iide?
Bahdilka ka socda Liido si Abiy Axmed loo ciseeyo
Читать полностью…Abiy Axmed oo loo wado xeebta Liido si uu u dabaasho & muuqaal Villada looga dhex duubey isagoo la indha daraandarsan bilcdeeda | Sidee u aragtaa?
https://www.facebook.com/share/v/15zdEcDq8t/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Dil naxdin leh oo ka dhacey Caabudwaaq . Subxannalaah
Читать полностью…Shaleyna dowlada maanta AS | Waa tusaalaha cad ee muujinaya sababta ragan loo ciribtiri la'yahay inay tahay qiyaanoolayaasha nagu dhex jira |
https://www.facebook.com/share/v/17SFLzzWG5/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Axmed saciid axmed oo kasoo lumay degmada boondhere gaar ahaan xafada nasiib buunde waa 12jir aan hadli karin
0619162530
0615717877
0616780507
Degdeg:- Dhawaqa Qarax xoogan ayaa laga maqlay . Ma cadda faahfaahintiisa balse waxaa lagu sheegay miino.
Ma maqasheen?
Dhacdo kasta mid ayaa ka daran. Halkan ayaan dhowaan ku baahinaya inaa Insha Allah xogta oo kaamil ah .
Ku sii biir waa kuu muhiim xog helid aan lacag kaaga baxeynin.
👇
munasarmoh?_t=ZN-8uBWDdvsAZq&_r=1" rel="nofollow">https://www.tiktok.com/@munasarmoh?_t=ZN-8uBWDdvsAZq&_r=1
AMA YouTube ka IA
Quus:- kiis dil ah oo Muqdisho ka dhacey oo gilgiley dalalka carabta & Soomaalidii oo hal second xittaa u damqan la' wiilka nafta la dhaafiyay |
https://www.facebook.com/share/v/1GqFftiyUS/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi.
Waa Askari lagu diley Siliga Ameerikanka . Isaga & mid kale oo military ah ayaa is xabadeeyay kaas oo isna la dhaawacay.
Читать полностью…https://www.facebook.com/share/p/1BbvSGMspe/?mibextid=wwXIfr
Читать полностью…Asc wll munasar waxaa si deg deg ah loogu baahan yahay dhiiga A+
Gaar ahaan isbitaal kaafi laami yaraha zoobe ka soo horjeedka isbitaal aadan cade 618155158
Adiga ayaa yaabi doona 😂 https://vm.tiktok.com/ZNdJuCyQN/
Читать полностью…Deji calanka Ethiopia ayaa ka dhacdey . Ma ciyowba 😂
Читать полностью…Degdeg:- Qarax xoogan ayaa ka dhacey D/Kaxda . Goob maqaayad ah ayay ka kacdey.
Читать полностью…Toos liido :- Abiy Axmed dartiis oo dadkii dabaalanayay loo ihaaneystay | Taageerayaal & mucaaradka Abiy oo isku dhex feerey xeebta & xaalada oo...
https://www.facebook.com/share/v/12FNwQWijiM/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Degdeg:- Wiil Liido ku dabalaanayay oo maashka xabad looga dhuftey kadib markii ay xeebta gaareen ciidan soo dhoweynaya Abiy Axmed si uu ugu baashaalo badda.
Wiilka ayaa halkaas ku dhintey .
Abiy oo indhaha taagtaagaya bal ila arka . https://vm.tiktok.com/ZNdJmC2Jo/
Читать полностью…Muuqaalo qarsoodi lagu duubey:- Dadkii hoobiyayaasha ay ku dhaceen oo aan helnay ilaa & lix guri | AS oo dhex carartey Balcad & Muqdisho oo abiy lagu soo dhoweynayo|
https://www.facebook.com/share/v/1GzWAb9MhX/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Degdeg:- Rasaas & dhawaq xoogan oo ka horeeyay ayaa laga maqlay Ceelasha Biyaha .
Dadka ayaa ku sheegaya rasaasta iney u muuqato Dagaal
Sawiro & Muuqaalka dad weli ku dhex xanniban caro kaawo ku soo duntey.
Xaalada waa mid weli socota
Degdeg:- Ninkan ayaa halmar sanka & afka Dhiig ka keenay sida dadku sheegayaan kadib markii uu biyo cabay .
Waxaa hadda lagula cararay mooto . Dadkiisa lama yaqaano waana degmada Wadajir .
suuqi weyna ee degmada dherkeley oo xeran sababta uu u xuran yahyna ah lacag wali ah oo lagu so rogay kana timid degmada wadjir mamullka degmada dharakeley ayaa indhaha ka dawanayo lacagah bada ay qadayan askarta loga taliyo degmada wadajir ceeb weyn ayeyna ku tahay degmada dharkely
Читать полностью…Degdeg:- Nimankii AS ahaa hawada ayaa caawa laga rusheeyay gaar ahaan G/Shabellaha Hoose siiba magaalooyinka kala ah . Hawaay , Sablaale, Xaramka & Arbacoow.
Duqeymahan ayaa si gaar ah loola eegtay saraakiil aad sarsareysa oo kooxdaas katirsan kuwaas oo qaarkood abaabulayay howlgalo ku wajahan Magaalada Muqdisho .
Illaa & 60 sarkaal ayay gaareysaa saraakiisha nafta la dhaafiyay caawa . Sidee u aragtaa ?
https://youtu.be/Nf1b4ZKxTBs?si=7pABIxLQfu_PsFdA
Читать полностью…AS oo degdeg uga jawaabtey fariintii kululeyd ee aan u dirney si yaab lehna u deysay ninkii ay Baydhabo ka qafaasheen | Caddeeymo.
https://www.facebook.com/share/v/15ST9RJEb5/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi