Munasar Mohamed Abdi is a Somali exile journalist who is currently living in Sweden. 📞 +252613666667
Sxb Munasar waxaan u baahanahay dhiig B+ Isbitaal banaadir maamo ku jirta ayaa lo rabaa
612668565 numberkaan lagala xiriiraa
Ma waxaa is leedihiin maanta qofna laguma dilin Muqdisho ? Dulmi weyn ayaa dhacay
Читать полностью…Dulmigii ugu xumaa oo Muqdisho ka socda | Dadka Soomaaliyeed waa sida Maroodiga oo xoogooda waa laga qariyay |
https://www.facebook.com/share/v/168NsMXGsE/?mibextid=wwXIfr
Xaqa u hiili oo sii gudbi.
Waxaa lumay oo la baafinayaa Yahye zakariye Ismail Nur waxaa la waayay Maanta 11:00 waxa uu ku lumay xaafadda jabuuti Deg. Kaaraan waxaad kusoo hagaajisaan
0618882255, 0618121333, 0615589338, 0615961655
Asc walal munasar waxaa naga maqan Hooyo oo xanunsan fadlan nala raadi walal, waxaa la socoto gabar yar oo ay Ayeeyo utahay
0618364488
https://www.facebook.com/share/v/15zzYkS8Cd/
Читать полностью…Team Telegramka sidaa idinla joogey ayaan manaxe noqdey . Caawa Tiktok ayaan qalaacuudsanaya intan dhurwaa dadeed noqon 😂 https://vm.tiktok.com/ZNd1VePos/
Читать полностью…Maanta halkan ayaan ku maqanahay la socda . https://vm.tiktok.com/ZNd1Pc5dC/
Читать полностью…Walaal munasar waxaa naga maqan gabadhaas yar dadeeda waa 8 jir magaceeda waa haajiro mowliid maxamuud maxaad ayaa ladhahaa degmadda shibis misjidka yaashey gadaashiisa fadlan nagu caawi tell no. Waa 0619874637
Читать полностью…Halagu biiro page kan .
https://www.facebook.com/share/v/1BHxttq4mM/
Bal kawarama qof inta la dhaafiyay nafta kadibna isagii dhan garabka lagu qaatey ? Muqdisho ayay hadda ka dhacdey .
Читать полностью…Dhacdo Halis ah ayaan soo wadaa . Ma joogtaan ?
Читать полностью…Guutaalle oo galka kala baxey seefta | Hooygii Musuqmaasuqa oo kabtoodii la gashtey wallee waa soo daahay Guutaalle |
https://www.facebook.com/share/v/1A79iNc5Ts/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Dhacdo :- Maxaa kala qabsadey Aabe xoog uga furey gabar uu dhaley nin AS ah oo qabey & saddex nin oo afka soo xirtey oo guriga ku soo weerartey isaga & xaaskiisa?
https://www.facebook.com/share/v/1Bn4X1ijvT/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Ninka leh aqoonsigan waxa uu wici karaa telkan 617752053
Читать полностью…Hel 100$ oo sax cida Caawa guuleysan karta Real & Liverpool? Aqri sharuudaha, codeyntuna waxay ka dhacee Tiktok.
Shuruudaha waa in aad si sax ah u sheekto haddii natiijadaas ay sax noqoto waa balan inaad hesho. Labo in aad halkan ku xiran tahay sidoo kalena aad sii gudbisey muuqaalka.
Sida loo kala hor sheegeysay ayaana go’aanka ku kala saareynaa. Haddii labo qof isku waqti & saadilin noqdaan 50/50 ayay kala helayaan.
https://vm.tiktok.com/ZNd1s4oXB/
Puntland oo cashir u dhigtey Siyaasiyiin dano siyaasadeed wadatey soona dhoweysay Sarkaalka qatarta badan ee reer galbeedku ay wax ka maqlaan|
https://www.facebook.com/share/v/1AVyMVvYjy/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Musuqmaasuq & bahdil ka socda Xarunta Nira . Bal arag sida dadkaas loo ihaaneysanayo. Insha Allah muuqaalo & dadka oo ka hadlaya waxa meeshan ka socda ayaan soo gudbin doonaa Mardhow .
Читать полностью…Maxaa kala qabsadey dadka Ceelasha biyaha & manaxayaashii ugu darnayd ee dhibka ku heysey ? Aad ayaan ula yaabey geesinimada reer Ceelasha |
https://www.facebook.com/share/v/1Cfp3DvwR4/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Villa Soomaaliya oo Xaraasheysa magacii & sharafkii Soomaaliya |
https://www.facebook.com/share/v/1BN743HGvt/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Ninkan dhalinyarada ah oo
Meyd inuu yahay loo maleynayo maadama dhaqaaq lahayn ayaa la soo dhigey Suuqa Xoolaha gaar ahaan Ceel Xaraar , Salaxa oto dheere , Degmada hilwaa.
Waxaa la codsanayaa in si degdeg ah loogu gurmado ninkan.
Wenaga maqan thy suheemo Ibrahim ciise la dhaha 8jir wye wexe kaso dhunthy dagmda karaan xfta jamurio masjidka turkiga 0615878710ama0613913197
Читать полностью…Maamulka Kaamka Hibaaq waa kan keliya ee sida daacada ah ugu adeega shacabka barakacayaasha ah ee kaalmeynta u baahan .
Guddoomiyaha kaamkan ayaa lagu xasuusta waxqabad muuqda xilli kasta .
Gudaha safaarada Turkiga ayaa nafta lagu dhex dhaafiyay askari katirsan ilaalada safaarada kadib markii ay murmeen isla askari kale oo ilaalada kamid ah .
Muranka ayaa salka ku hayay lacag deyn ah balse cadadka lahaanshaha la isku fahmi waayay taas oo keentay in kii deynta lagu lahaa uu maashka qaado saaxiibkiis shaqo wadaaga ay ahaayeen.
Hadda buuq ayaa jira meydkiina waxaa la amrey in aan la aasin illaa & inta laga soo qabanayo dilaaga falka geystay.
Waa in aan kaa gaarsiiyo arinkan yaabkiisa wata ee Muqdisho ka dhacey xilligan .
https://www.facebook.com/share/v/15y4ra77TL/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Degdeg:- qof shacab ah ayaa lagu diley D/Kaxda .
Читать полностью…Degdeg:- Ciidanka Boliiska degmada mahadday ayaa ku raad joogo dad maleeyisho ah oo dil u geeste askari ka tirsan ciidanka Boliiska degmada mahadday iyo laba qof oo caruur
Читать полностью…Kismaayo & sida dadka looga jajabinaayo goobahooda ganacsi. Kibirku ma aha wax fiican sidaan si ka wnaaagsan dadka haloola dhaqmo.
Читать полностью…Salmaan Mohamed Hassan oo ahelkiisa ka maqan, Xaafadahaan Soona K ayaa dad ugu wardambaysay.
Lambaradaan ayaa lagu hagaajin karaa qofkii war u hela 0612888606 ama 0615055352